-
Content Count
17,670 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
325
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Warkaan aad loogu naxaayo dariskeena ayuu ka dhacay a few days ago. Right next to our apartment ku geeriyoodeen carruurtaan, Eebba ha u raxmadee. Carruur ku geeriyootay xaafada Islii Ee magaalada Nayroobi kadib dab ka kacay hoygii ay degnaayeen iyo hoyadii oo koomo ku jirto Labo caruur ah ayaa geeriyootay kadib markii uu deb ka kacay hoygii ay degnaayeen oo ku yaale Wadada 9ka ee Xaafada Islii Magalaad Nairobi. Caruuta dhimatay oo aha labo gabdhood oo aad u yar yaraa ayaa dadoodu lagu sheegay 4 jir iyio 2 jir sida ay inoo xaqiijiyeed dadka deriska la ah qoyska ay musiibadaani naxdinta leh ay ku dhacday. Wararka waxeey intaasi ku darayaan in Caruurtaasi ay geeriyoodeen ka dib markii Shumaca kor saarnna talafishin uu dhalaalay isla markaana qiiqii ka dhashay uu neefta ku dhajiyay dadina ay geeriyoodeen . Dhanka kale waxaa la sheegayaa in hooyadii dhashay caruutan ay iminka koomo ku jirto ka dib markiin iyaduna ay neefta ku xirantay. Dhacdadan naxdinta leh ayaa ah tii sedexaad oo ka dahacda Xaafad Islii ee magaalad Nairobi dalka kaenya sanadii aynu so dhaafnay ayaa labo dhacdo oo la mid ah dahacdadaani naxdinta leh ay ka dheceen isla Xaafada Islii ee Magaalad Nairobi. Xigasho ______________ What warka kor ku qoran doesn't mention is that hooyada carruurta dhashay maqaayad ayee ka shaqeysaa oo maqribkii gishaa. Intee ka tagin kahor ayee shumaca u shiday, ciyaalkana kor kaga xirtay qolkooda, sidaasna shaqadeeda ku aaday. Aabihii aaway haddaa isweydiineysid, according to wararka jidka laga maqlaaye, wuu joogaa, laakiin guriga ma joogin habeenkaas, probably jaad iyo waxaas ku maqnaa filaa. Rabi ha u sahlo reerka.
-
Rawla, waran, abaayadiis. Qeyr dheh. Waa laguu soo qaadaa, laba baatina waa laguugu soo daraa. Soomaali, gadaal maa kasoo naxday?
-
Dhacdadaan wargeyska ka aqriye maanta. Pain of manhood left in the hands of an angry lover An assault victim is struggling to come to terms with the horrifying loss of his penis last week. Mr Ronald ole Kitare, 27, told the Nation he never imagined that a woman he had come to adore could savagely attack him. The man now recuperating at Coast General Hospital in Mombasa has vowed never to trust any woman in his life after his fiancée’s vicious attack. Mr Kitare, who works as a security guard in Diani, separated with his wife early this year as a result of infidelity, bringing to an end, their four-year relationship. He then fell in love with another woman, and was planning to marry her, only to be hit by the blow of losing his manhood last week. He claimed his girlfriend arrived home looking drunk, a state he had never seen her in before, sparking a quarrel between them. “I tried to inquire why she was drunk, but instead of answering me, she confronted me,” Mr Kitare said from his hospital bed. He added: “My fiancée, who I had planned to marry in the next few months, arrived home at about 8pm and we differed for a few minutes, but later we reconciled,” he said. Mr Kitare said the woman claimed his estranged wife abused her over the phone for being other people’s “man snatcher”, an issue she did not take kindly. “Due to that, she threatened to do something to ensure I will not have any other woman in my life. But after some discussion, we resolved our differences and came to terms,” said Mr Kitare. “I thought all was well since we even made love that night, but because it was a hot night, I decided to sleep on a mat while my fiancée spent the night in the bed. “I never thought she still had grudge against me, but at about 12am, she sneaked and chopped off my penis using a kitchen knife; she threw the organ away,” he claimed. But on Monday, Faith Kamulu, 20, denied the charges of chopping off Mr Kitare’s penis before a Kwale court. Bleeding profusely Mr Kitare said on Tuesday that he became unconscious that night, but after a while, he regained consciousness and found the woman stunned at what she had done. “I was bleeding profusely and I was rescued by my neighbours who heard me yelling for help.” Mr Kitare said that neighbours arrested the woman and handed her over to police officers from Diani, when they arrived at his house. He said police took him to Msambweni Hospital, where he was treated and later referred to Coast General Hospital. The woman is still in police cells waiting for Mr Kitare to record a statement with the police. The victim told the Nation he would never forgive the woman who has made him impotent. Though Mr Kitare has resigned to having no more children, doctors at the hospital said cosmetic surgery could be conducted to restore his manhood. Xigasho
-
Ethnic Lander of the Year 2011 awarded to Xaji Xunjuf
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Somalina's topic in General
Shakespeare inuu dhalayna wuu ilooway ee hala xasuusiyo. -
Condolences/Condemnation - Tacsi/Cambaareeyn
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to money's topic in General
Waxyaabahaaga kalena qarso hee. Boggaan waa bog tacsiyadeed. Haddaa tacsi iyo duco wadin ama heynin irida hore waaka noqon kartaa. -
Waa sameyn kartaa saas haddaa jecleysatay.
-
Condolences/Condemnation - Tacsi/Cambaareeyn
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to money's topic in General
Can you stick with Soomaaliya iyo arrimahooda. Israa'iil iyo waxaas meeshaan ma taalo. And waala ogyahay who started ismiidaaminta and when. Soomaali ismiidaamin laguma aqaanin, especially dhaqan uma lahayn in ciyaal yar yar lasoo siro waalidkoodana isku qarxiya la dhaho. Dhaqan kalena uma lahayn ardey qalinjabineyso oo dalkooda iyo dadkoodaba wax u tari lahaa mustaqbalka in la isku qarxiyo. It is a serious perversion of shareecada iyo xeerarka diinteena suuban. Xataa uma quurtid marxuumkaan inaa dhahdid Eebba ha u raxmado shaqsi ahaantiisa. Marxuum C/shakuur Eebba weynee ha u raxmado, janadiisana haka waraabiyo -- aamiin, aamiin. -
Sheikh indhocade supports the kampala accord.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Tuug tuug kale rabo. Qabqablinimadii iyo waxaas inay usoo noqdaan uu rabaa. The only time I would support Barbaarta were if kan Indhamadoowahaan iyo wixii la mid ah qaarjiyaan oo ciribtiraan. That would be the day. Most qabqabliyaal, including Max'ed Dheere and Muuse Suudi, root for Shariif Xasan iyo qash qashaadiisa. Waxa uu u balanqaaday ma'ogiyee. -
This page on Facebook. We will have the Soomaali flag as our profile picture on Kowda Luulyo, Eebba ha idmee. It already has ten thousand people and counting already.
-
I was searching Hargeysa Yareey and the very second link that came on Google was this thread. The significant other is from Hargeysa Yareey, so I searched now. I was reading those tuulooyin magacyadooda to her and she was laughing hard. Magacyo badan ayee ka taqaanaa tuulooyinkaan. Thanks to whoever posted this thread ages ago.
-
Sinki, Adaa mudan marka koowaad. About telefoonaadaas aad i weydiisay, I think that was a bit popular some years ago, not now. I hadn't seen or heard any one person who uses a North American or European line now. One reason this option is no longer popular is that the communication rates became cheaper and cheaper. It is a lot of cheaper now. Calling North America from Nayroobi, for example, costs three Kenyan shillings now on Safaricom. That is around three to four (US) cents per minute, I think. Compared to how expensive it was a few years ago, this is a lot cheaper. You can even get more cheaper if you go to kiosks with net cafes operated by Soomaalida in Islii.
-
Today's pictorial blog: Bannaanbixii shaley ka dhacay Islii lagu taageeraaye Farmaajo Bannaanbaxyaasha at Gaarisa Looj. Qofkii yaqaano ayaa jaqaano Gaarisa Looj.
-
Protest in ISLII (Pics) in support for FARMAAJO
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Qorax's topic in Politics
Waxaa ku kor qoran sawirka: Geesi dalkiisa guusha u horseeda - Nooloow walaal Max'ed C/llaahi Farmaajo Hoteelkee Islii badankood ka deganyihiin kuwa xildhibaanada sheegto. Kuwa dariishadahaas ka muuqdo probably were xildhibaano. -
Protest in ISLII (Pics) in support for FARMAAJO
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Qorax's topic in Politics
LoL at Soomaali. Waa joogay meesha laakiin kama muuqdi. I took tons of pictures and videos, will share some sawiro now. The banaanbax was unprecedented, waligeed Islii kama dhicin wax la mid ah, Kenyaatiga yaabanaaba. And I am proud being part of this banaanbax. Well done to Reer Islii. Soomaalida mid ayee ahaayeen yesterday. That is Barakaad hotel, where xildhibaanada kuwa sheegto do frequent when in Nayroobi. -
When we thought Soomaaliya finally was on its way a feasible and recoverable dowlad la xishmeeyo oo dadkeeda wax u qabaneyso, then this happens. When we hoped and prayed we finally have had a decent, capable people leading Soomaaliya with aqoontooda iyo waxgaradnimadooda, once again our dreams and hopes for our country is squashed. Squashed by despicable, corrupt men. Spoiling for all. Spoiling Soomaalida ku dhibaateysan gees ka gees dunida, in order to fatten calooshooda aan dhargeynin. We have had Farmaajo, a decent, fitting leader if one Soomaaliya ever needed. He and along with his admistration had given us a high hope, a hope we thought we were finally on our way of achieving that elusive nabad iyo horumar. Not to labada Shariif, the corrupt Shariifs, oo ku heshiiye the biggest xaqdaro ever was. Should they ku heshiiyeen inay Farmaajo iyo dowladiisa ka tuuraan, they will lose any little support they have had to begin with. Jaahiliintaan loo talinaayo yaa u taliyo taloow. Shariif, Shariif ayeeba la baxeen dad awliyo ismooday camal. Wax ka aqoon iyo ayaandarana waligeed masoo marin on the top leadership of Soomaaliya if ay ku heshiiyaan waxa la isla daba maraayo in Kambaala these days. Jaahil, waxmagarata isbiirsatay.
-
Ma Wiiladii la yaqaanaa mise waa gabadheeda oo soo kortay?
-
Today's blog: Makiinadaha Cajiinka Seeing makiinadaha cajiinka in Islii was a bit surprise for me. Not that surprised, it was expected, but still. Same old makiinado cajiinka aan ku arki jiray Suuqa Bakaaraha ayaa yaalo, same old women hor fadhiyo, same strong, young men shiidaayo cajiinka. Inaa Suuqa Bakaaraha pre-war dhex joogo ismoodayba. I will take their pictures soon.
-
Valenteenah, oh, sister, they do make a lot of money. For example, our building consists in six stories with 36 units. And each unit pays 500 shillings. That is 17,500 shillings. That is around $215. This just in our building alone. Some units in our building do pay each room that has a TV, say two to three TVs in a unit and that is 1,500 shillings. The reason is that reerkahaas, mostly iskaabulo wiilal iyo gabdho ah, qol qol u kala deganyihiin, though same flat unit isla deganyihiin. And there are a lot of buildings in each block. The guy aan ka qaadano cable rules three to four streets/blocks. I can imagine he easily getting around $3,000 a month minimum, if not more. This is Afrika, waa lacag badan qofkii intaas ku sameeyo inta a month. Baashi, widaaygiis, ma nooleed. Looooooooong time, indeed. Ileen waa joogtay. Isliina waa u bogtay, I see. And I can guess the restaurant you met Sophist at is the Soomaali owned cafe/restaurant located in the prime area of downtown. Soomaali-Canadian Reer Ottawa ah leh. Mahjabaad with full niqab and hijab gear on doing stuff that lady ga ga might frown upon. Ar Baashi aad ugu yaabiyeen. By the way, saaxiibkaa, the classmate from Xasan Qariidi, my brother, ayaa Nayroobi joogo now. Daraad ayuu ka yimid UK. Pauper, waa runtaa, garoobyada yar yar gabdho ah aad iyo aad ugu badanyihiin. Intaa arkay waa ka yaabayba. Aad u badanyihiin, badankoodana hal heystaan ama waxba ma dhalin. Laakiin garoobyada aan arkay Soomaaliya ka wada imaadeen, oo reerahooda soo diray inay nafsadooda badbaadsadaan.
-
Soomaali Fruit headquarter in Xamar Soomaalita Garoonka Aaden Cadde
-
Today's blog: Cable system When it is said Islii is truly 'a city within a city,' it is darn right. Even down its own isbitaalo, bankiyo and cable system. Islii got its own cable system. It costs around $6 to $8 per month, but with a twist. Since Islii got its own xaafado called 'sections,' then the cable guys have their own blocks. Qofka leh cable wuxuu leeyahay some blocks, lama isku saqajaamo. They have their own monopoly. Sadexdii ama afartii jid yar yarba qofaa u qaabilsan the cable. Should you happen to live, say, in 10th Street and want to have a cable, hal qof bas la xiriireysaa, asagaa kuu soo gilinaayo. Kuwa kale xaafadaha kale kuuma imaan karaan. About the cable, the owner of the satellite dish has access to all international channels, but he chooses about 30-35 channels. Wuu kuu kala bad badali karaa even. Markuu banooni live socdaan, wuu soo wada deynaa, up to six channels. Haddee ka baxaana he changes the channels to movies and other stuff. Kuwa banooniga iyo filimaanta bas isku bad badalaa. Kuwa kale waa permanent, mana taabto, like both Aljasiiras. And then there are Soomaali channels. There are seven of them -- One from Xamar called Telefashinka Qaranka, laba from Hargeysa la kala yiraahda Horn Cable iyo mid kale, laba from London la kala yiraahda Universal iyo Soomaali Channel. And then there are the two Islii-based minor channels: Mid heeso Soomaaliyeed muuqaal iyo maqal ah bas soo wada saaraa, midka kalena filimaanta Hindida oo Afsoomaali lagu turjumay.