Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,670
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Vans;704515 wrote: Which one has a grammatical error: 1. Af Soomaaliga hodan ban KA ahay or... 2. Af Soomaaliga hodan ban KU ahay I understand ka is from and ku is to but which one makes more sense? Had a debate with a friend about this. Feedback please. Reasons would be appreciated as well . Gracias. Horta saa qortay in loo sii kala bixiyo fiican. Waa run, saa qortay waaye, ka waxaa afka qalaad ee Ingiriiska lagu micneen karaa from, ku iyadana waxaa loo micneysan karaa to. Taas maadaama aan meel iska dhignay, aan u gudubno the sentences. Tan koowaad oo ah: "Af Soomaaliga hodan baan KA ahay." Literally, in English, it would mean "I am rich than (from) Soomaali language." That is one definition, and it would grammatically be wrong. The other sentence: "Af Soomaaliga hodan baan KU ahay." This sentence seems more appropriate grammatically. Sabab? Sababta waxee tahay horta aan literal ahaan u micneyno, taas oo ah: "I am rich in (to) Soomaali language." Sida 'ka' camal iskama saareyso the sentence. Ku waxee keeneysaa inaa kamid ahaatid, in literal sense. "Ka ahay" implies yacni inaa ka baxsantahay Afsoomaaliga aadba ka hadleysid, whereas 'ku ahay' implies inaa ku jirtid ama ka hadleysid isla Afsoomaaliga aad ku hadleysid. I hope inaa i fahantay meelahaa ka hadlaayo.
  2. $35 qaali kula ah, kan $120 joogo ah ka waran hee. Suuqa neef kasoo gadeynay Jimcadii. Gorgortonka la gorgortamaayo sidii waayadii hore soo xasuustay, gacanta la isku qaadaayo, kor loo qaadaayo haddana gacanta lasoo deynaayo. Muruqgal.com Gorgorton xoola dhaqatada Soomaalida looma gali karo.
  3. Awright, folks. Kala leersada, fadlan. Banaanka u baxa, xoogahoo leer soo qaata.
  4. Today's pictorial blog: Suuqa Xoolaha I went to Islii's closest suuqa xoolaha on Friday. It is, of course, operated and owned by Soomaalis, gaar ahaan Soomaali Sujuu. Only ariga lagu gadaa. I guess qofkii hilib geel rabo magaalada banaankeeda ka doonanaa. The aris in this market cost between 3,000 ($35) to 10,000 ($120). It is more expensive on Ciid days.
  5. Jehel iyo jaceylbaa Jahanaba ka kululoo Ruux jaliil ku beeraa Nolol kale jicirtoo Ifka joogi maayee Jaheeda nuurka leh Baa i jiidanayee Juuq uma aan iraahdeen Haddaan jari karaayee Joogahaan maqan baa ahee Maqanahaan joogaan ahee ___________ Aah, hees waa tanaa inta kale been.
  6. Kii la arko Kaasabalbalaare sheeganooyaayee intee ka ahayd Kaasabalbalaare noo sheegba.
  7. That beautiful astaan reminds me mid taas la mid ah oo gurigeena surnaan jirtay. Right in the middle of the hallway. I was young and didn't realize how wonderful it was, but now remembering, aad iyo aad ugu farxaa the memories I have of it, how a great guri wadaniyeed kusoo korayna u ogaadaa.
  8. Astaanta ummadda Soomaaliyeed iyo dalka Soomaaliyaba still stands, no? Hate it, love it or whatever, that astaan is here to stay as long as we live. Same way these leopards are protecting our flag.
  9. Today's blog: Dhiiqo iyo Islii. It was raining heavily from each afternoon to dawn the past several days save today. And raining, unfortunately, brings a lot of dhiiqo. Muddy dhiiqo. Disgusting, unhygienic dhiiqo. Haddaa sawirada dhiiqada aragtiin waaba naxeysiin some of you that are not familiar with Islii. Though it is not rainy season yet -- it starts next month -- it is pouring badly. Also pouring rain brings a lot of blackouts. Islii's korontadeeda fiilooyinka wado iska qarxaayaba mar mar if a little rain ku dago. How dangerous, too.
  10. Aaliya, cimrigaaga inaa saan ku dhameysatid ka cabsanaa, intaa rich iyo hot brother ku heysid adduunka kugu dhamaado ka cabsanaa. By the way, adiga what do you offer to a 'rich and hot' guy? Ma'ogid miyaa each year aad weynaatid qiimahaaga inay hoos u dhac ku imaaneyso. It is all business after all.
  11. Haye, Ciyaal Xamarka cusub inta iska diiwaangeliya.
  12. Aaliya, soorta qofkii rabo wuu share gareyn karaa but it is better gooni loo cuno. Ar Aaliya iyo Soomaalina, qeyr idiin dhaafay waa sii baxay. Good, breezing evening as it is down here. Yes, waa Toshiba. Toorbino heysataa yaah, mise indhahaaga sidii kuweyga camal noqdeen noticing every detail. LoL.
  13. Hal qaado kulahaa, indho waa weynaa, oo wax arag dhawaa.
  14. Soomaalina, Actually, hooyo buuxisay waxaas, and noo, ma wada cunin, Lord help me haddaa wada cuni lahaa calooshaba i fadhiisan lahayd. Ansalaatada basasheeda xataa ma cuni, gabadha sameyso jecel basasha, anigana meesha lee u reebaa mar walba. I don't want to complain waa gabar isbishaalee. Aaliya, Aaliya badanaa waala isla cunaa but this time ninba kaligiisa cunay since it is soor.
  15. By the way, gabdho aan aqaano inta joogo oo qaraabo kore ah ayaa walaalahooda from another bah degan Buuhoodle. Laakiin iyaga ABC kama yaqaanaan Buuhoodle iyo meel u dhowba, Baardheere ku dhasheen, Nayroobina ku koreen inkastoo isirnimo meeshaas kasoo jeedaan.
  16. Ahahaha, you still remember that poking, aha? And indho weynidaa, yea, it is dhag dhag song. This song Islii qabsatee, anagana waa ku qadeynaa. And maya, it is not my room, but living room. Fadhi carbeedka gaaban soo ma aragtid. P. S. -- Buuhoodle soor ma laga cunaa?
  17. Soomaalina, meeshaan wey ka socon lahayd qofkii ka furto a real pizza joint. Waxa inta lagu gado waa ku lalaboonee. And noo, I don't think there is a library. Meelaha buugaagta lagu gado ayaaba iska yar, library ha sheeginba. _______________ Today's pictorial blog: Soorta la cunaayo -- haddee subag tahay... Soor aad cuntiin goormee idinku dambeysay hee. Aniga taas sawiran oo maanta ah igu dambeysee. Xaax, macaanaa with bisbaaskaas iyo mooska iyo ansalaatada.
  18. Nayroobida kale waa Yurub. Aad u dhaantaa Islii. Ar xaaji, waa sii soconaa, qeyr kuu dhaafay. Baraf iyo adiga waa idin sii salaamay.
  19. No, I don't. Even if a car was given to me. Driving in Islii waa madax madax xanuun dhalay. Almost all new (mint condition) imported cars waa automatic, and most of what Soomaalis drive nowadays waa automatic. They are imported from Jabbaan.
  20. Dadka hakaa shaqeystaanee dhaaf. Rabina ha u sahlo masaakiinta.
  21. Aaliya, adiga iyo heesaha Youtube wali ma kala daalin miyaa?
  22. Hal hal?!?! Ma riyoonee, hal iska dhaafee nus Soomaali kuma arkeysid. Xataa haddee rabaan tabar ee ku jiidaan uma haayaan. Qof baasto qaleel iyo bariis kuu cunaayo xuu jiidi karaa, asagaaba issocodsiin karin. Wax meeshaan la jiidaayo arag hee. Source: Google.
  23. Asagoo raran waliba wax ka daadanaayo ayee jiidaan. From everything sariiro iyo armaajooyin to kiishash tobaneeyo ah ayee ku wada qaadaan. Waa yaabeysaa. Dadkaan murqaa ku raran, unlike you know xiito xiitiyaalka kibirka badan ee Soomaalida.
  24. Saak, waligaa Nayroobi ma arkin miyaa? Qax xataa kuma soo marin? Straight from Dhagaxbuur miyaa? Meeshaan waa magaalo hormartay, dameer iyo xoolo kaleba looma ogola magaalada gudaheed. And dad shaqeysanaayo jiido. Waxee jiidayaan haddaa aragtid mar mar dameerka xataa ma xamili karo.