-
Content Count
17,710 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
From Guriceel to Baraawe with war
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Isbaariste warkiisa ha u bixin. Meantime, real Reer Baraawe waa kuwaan from yesterday's clip: -
Somali Movie: ‘The Gravedigger’s Wife’:
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in General
Tiyaatarka Qaranka ayaa lagu soo bandhigay filinkaan toddobaadkii hore: -
Amisom soldiers sentenced to dil toogasho
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
I think askarta inay dowladda dhexe gacanteeda ku jiraan. -
Amisom soldiers sentenced to dil toogasho
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Will this be carried out? Waala arki doonaa. Wasiirka caddaalada: Waa arin ugub ah oo aan horey u dhicin in dil lagu xukumo askar AMISOM ah oo dad Soomaaliyeed dil u geystay Wasiirka caddaalada Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur, ayaa sheegay in markii ugu horraysay dowladda Soomaaliya ay ku guulaystay in askar katirsan howlgalka AMISOM oo dad shacab ah gudaha dalka lagu xukumo dil toogasho. Wasiirka caddaalada oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay xukunka lagu riday askarta AMISOM inuu ka turjumayo dadaalka dowladda Soomaaliya ay ku bixisay sidii ay caddaalad ku heli lahaayeen muwadiniinteeda dhibanayaasha ah. Wasiirka wuxuu sheegay in ay dowladda ka go’an tahay in askartaas oo labo kamid ah lagu riday xukun dil ah waajibaadkooda la marsiindoono isla markaana ay shaacin doonaan goobta lagu tooganayo. "Waa kiis ugub ah, madaxweyne Farmaajo iyo raysal wasaare Rooble waxay ku dadaaleen in shacabkaas ay caddaalad helaan. Dilka goobta uu ka dhacayo waa lalasoo wadaagi doonaa shacabka" ayuu yiri wasiir Cabdulqaadir. Wuxuu sheegay in qoysaska dadkooda laga laayay ay dowladdu u suurto galisay in ay goob joog ka ahaadaan xukunka, si ay kalsooni u dareemaan, wuxuuna wasiirku in dowladda kasii shaqeynayso magdhow in ay helaan. Maxkamadda AMISOM ayaa shalay xukun dil ah ku riday labo askari oo katirsan AMISOM, halka saddex kale lagu riday 30 sano oo xabsi ah, kadib markii lagu helay in ay masuul ka ahaayeen dadkii lagu laayay Golweyn. Xigasho
-
From Guriceel to Baraawe with war
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Mooryåån isbaariste baad ku nool ayaa inaa u sharaxdid rabtaa governance, peacefulness, reconciliation and cooperation. They think this little jago loo magacaabay comes because of the gun. Awalba jagadaan looma diidaneen, however they wanted more as the old warlord - Indhacadde's cousin, Dhuxuloow - who used to rule Baraawe in the 2000s. Sidaas camal ayee rabeen. Sheekadaan camal ayee degmada Marko ka rabeen sanado ka hor, waana u shaqeyn weysay. -
From Guriceel to Baraawe with war
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Barawaanigii magaaladaan qadiimiga dhisay wax dooranaayo, xaqoodana helay, guddoomiye ku xigeenka helay. -
From Guriceel to Baraawe with war
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Reer Koonfur Galbeed xaasidiin walaalahooda kale Soomaaliyeed wax u quureynin ma'aha. Wax wey siiyaan walaalkooda baahan, waligoodna ahaayeen oo Reer Geegii Mariidi waa soo dhaweeyaan. Xoog iyo bootada bilaashka lama ogola laakiin. -
From Guriceel to Baraawe with war
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Guddoomiyaha degmada aad isku dhajineysidna waa kan. Qorigii iyo isbaaradii wax waa tari weysay miyaa? -
From Guriceel to Baraawe with war
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Yariisoow deg deg badane, Afmaayga si fiican ugu baro wasiirkaaga. -
OROMO LEADERS PREDICTS VICTORY VERY SOON
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Khadafi's topic in Politics
I for one do not want a strong, extremist Oromo leaders to gain power. No way. Just see what they did and are doing by expanding into Soomaali Galbeed in the last three decades. They believe they 'own' Diradhabo and many deegaans in Liibaan region of Soomaali Galbeed. It will also affect Soomaali-Boorana borders in NFD. They might arm more Booranta meesha degan. -
I don't know about you guys, but I want Abiy Axmed Cali to remain as a Xabashi leader. He is the most Soomaali-friendly Xabashi leader in history, if we are honest about it. Of course, we don't trust him and should not, but anyone who will replace him will be far worse for Soomaaliya and Soomaalis. It is him who practically bahlaha ka jafay maamul goboleedyada ismooday dalal, doing this without being asked much. Occupied Soomaali Galbeed has a Soomaaliya flag, has Soomaaliyeey toosoo as a national anthem. No Tigrey or Xabashi leader would tolerate this. Abiy Axmed is good for us Soomaalis who want a strong, united Soomaaliya, a weakened one is even better.
-
From Guriceel to Baraawe with war
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Reer Arlaadi - Afmaay speakers - markaan oo kale waxee dhahaan, 'Aragaana,' though it is already happening. This seems like sheekadii degmada Marko. Isjiidkii, ku qabso ku qadi meysidee dheeraa ka dib maxaa ka dambeeyey? -
"All roads lead to Finfinne." Jaal Marroo
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
I noticed a distinct la iska fahmi karo on Western media: When Tigrayga are losing badly, certain Western media hyper-drives about 'famine' and 'sanctions' against Tigray region. But when they have a little upper hand, they are 'closer' to Adisababa and are on the verge of taking of Xabashiland. Maalin caddeey sheekadaan noo jilooyaan. -
Tiktok ee sheekada mareysaa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Taliye Cabdi Xasan Xijaar oo go’aan culus kasoo saaray muuqaallada TikTok Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa si dag uga hadlay muuqaalada anshax xumada ah ee lagu baahiyo baraha bulshada, gaar ahaan Tiktok-ga iyo burcada dhaca ka geysata degmooyinka magaalada Muqdisho, kadib kulan uu maanta la yeeshay taliyeyaasha Booliska Gobolka Banaadir. Taliye Xijaar ayaa ugu horeyn sheegay in mudooyinkii dembe ay aad u soo badatay burcadda dhaca ka geysata magaalada Muqdisho, kuwaas oo dadka shacabka ah ka furta taleefoonada iyo agabkooda gaarka ah, isagoo balan qaaday in tallaabo deg deg ah ay qaadi doonaan hey’adaha ammaanka. Sidoo kale Taliyaha ayaa ka hadlay muuqaalada anshaxa wax u dhibaya ee lagu baahiyo baraha bulshada, gaar ahaan aaladda Tiktok-ga oo carabka uu ku dhuftay, isagoo ku amray saraakiisha ciidanka booliska inay wax ka qabtaan dadka muuqaalada anshax xumada ah kusoo bandhiga aalada Tiktok. Kulankii maanta ay isugu yimaadeen saraakiisha ciidamada booliska ayaa waxaa shir guddoomiyay Taliyaha Ciidanka Booliska Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, waxuuna sheegay markii uu ka warbixinaayey in kulanka diirada lagu saaray sidii loo sii adkeyn lahaa amniga caasimadda Muqdisho. Taliyaha ayaa sheegay in muqooyinkii dambe ay muujiyeen dadaal xoog leh, taas oo suurta gelisay in waxbadan ay iska bedelaan ammaanka magaalada Muqdisho, isagoo balan qaaday inay sii adkeyn doonaan ammaanka, xiligaan kala guurka ah ee dalku ku jiro. Xigasho -
Tiktok hanoo dambeeyee kuwii afkooda duubnaa bil walba wax qarxiyo warkooda nooga warama idinkoo raali ah.
-
From Guriceel to Baraawe with war
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
From Guriceel to Baraawe with war
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
First xubno golaha deegaanka Baraawe la doortay: -
From Guriceel to Baraawe with war
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Reer ku qabso ku qadi meysidee waa lagu yaqaanaa. Iyagaaba xataa isku qabsado waxooda isku ogaleyn. -
From Guriceel to Baraawe with war
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Laftagareen wuxuu ka xunyahay inaanan tolkiisa guddoomiye degmo gobolka Banaadir laga siinin. Aargoosasho ayuu wadaa. That is why wasiiro ugu diiday Reer Iljeex, sidoo kalena ugu diiday xildhibaanno in Koonfur Galbeed. Unlike Shariifka ka horeeyey, he also has British-trained ciidamo ka amar qaato asaga, Baraawe ayuuna geeyey. Laakiin qorshahaan Baraawe guddoomiyaha baarlamaanka KG Cali Saciid Fiqi ayaa la wado oo deegaan ahaan ka soo jeedo Baraawe. -
And another one bites the dust
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Toddobada xadgudub ee lagu eedeeyey Simon Mulongo ee keenay in dalka laga eryo Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka ka ceyrisay ku-xigeenka eregyga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Simon Mulongo, oo kasoo jeeda dalka Uganda. Wasaaradda arrimaha dibadda ayaa qoraal oo ay u dirtay Guddiga Midowga Afrika ku wargelisay in Simon Mulongo laga dhigay ‘persona non grata’ (qof aan dalka laga rabin), waxaana lagu amray inuu uga baxo Soomaaliya muddo 7 maalmood gudahood ah. Qoraalka ayaa intaas ku daray in Mulongo “uu ku lug yeeshay dhaq-dhaqaaqyo aan waafaqsaneyn waajibaadka AMISOM iyo istiraatiijiyadda amniga Soomaaliya.” Haddaba Caasimada Online, oo la xiriirtay ilo-wareedyo ka tirsan wasaaradda arrimaha dibedda ayaa heshay xog ku saabsan sababaha dalka looga eryey Simon Mulongo. Simon Mulongo ayaa lagu eedeeyey xadgudubyo bulsho iyo kuwa siyaasadeed oo dalka uu ka galay, kuwaasi oo soo jiitamayey muddo, sida aan xogta ku helnay, waxaana qodobada ay nala wadageen ilo-wareedyada wasaaradda amniga ay kala yihiin:- 1- Simon waxa uu ahaa shaqsi ku caan baxay inuu ka shaqeeyo waxyaabo dhaawacaya qarannimada Soomaaliya, kana baxsan xuduudda Maandhaytka Hawlgalka Midowga Afrika. Isaga oo xogo khaldan oo ka fog waaqaca mar walba dalkeenna ka gudbin jirey. 2- Waxaa uu baqemaali jirey (Black Mailing) siyaasiyiinta iyo qaar ka mid ah madax Soomaaliyeed, isaga ugu hanjebi jirey ceebayn, qaar ugu cago juglayn jirey inuu dilayo, kuwo kale na uu isku diri jirey isaga oo farriimo khaldan u kala qaadaya. 3- Waxa uu ahaa shaqsi aan Soomaaliya u aqoonsanayn in ay tahay Qaran Madax bannaan oo leh Dowlad la aqoonsan yahay. Waxa uuna si bareer ugu kici jirey falal ka marag kacaya arrimahaas, isaga oo shirarka iyo fagaareyaasha ba ka sheegi jirey in Soomaaliya aysan ka jirin dowlad, balse ay tahay qabaa’illo mid walba mudan yahay in gaarkiisa loola tacaamulo. 4- Waxa uu isaga oo adeegsanaya shaarka Midowga Afrika jaajuusi jirey ciidammada iyo hay’adaha kale ee dowladda, isaga oo xogaha iyo sirta dowladda la wadaagi jirey shaqsiyaad, hay’ado iyo dowlado shisheeye. Waxa uuna ka samayn jirey macaash dhaqaale iyo ujeeddooyin u gaar ahaa isaga. 5- Waxa uu Hay’ad shisheeye oo ay ka mid tahay tan la la dhoho Sahan iyo shaqsiga la yiraahdo Matt Brydan kala shaqeeyey in dalkeenna ay ka gudbiyaan xogo iyo siro khatar geliyey amniga qaranka, madax bannaanida dalka iyo dowladnimada Soomaaliyeed. 6- Waxa uu baad ka qaadi jirey ganacsatada iyo shirkadaha Soomaaliyeed isagoo ugu hanjabi jirey inuu ku eedaynayo inay argagixisada gacansaar la leeyihiin. Waxaa kale oo uu si gaar ah u baadi jirey shirkadaha ka shaqeeya Garoonka Diyaaraha iyo xayndaabka Xalane, waxaana arrintaas u fududayn jirey saraakiil kale oo ajnabi ah oo uu ka mid yahay ninka la dhoho Micah, una dhashay dalka Zimbabwe. 7- Waxa uu xadgudubyo jinsi iyo falal faroxumayn kula kacay hablo Soomaaliyeed oo ka shaqaynayey xafiiskiisa iyo xafiisyada kale ee Hawlgalka Midowga Afrika. Taasoo caddaymahooda ay dowladdu gacanta ku hayso. Dhammaan arrimahaas ayaa keenay in dalka laga eryo Simon Mulongo, sida ay ogaatay Caasimada Online. Mulongo ayaa noqonaya diblomaasigii labaad ee dalkeenna laga baaciyo muddo 2 sano gudohood ah, iyada oo la dul dhigay amarka ah “Dalkan lagaama rabo”, (Persona Non grata), loona qabtay muddo 7 maalmood ah inuu dalka isaga boxo. Xigasho -
From Guriceel to Baraawe with war
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Yariisoow deg deg badane, you think uttering qabiil's name is caay? Such a ciyaal. Anyway, I will wait 'Guul Laftagareen' adigoo leh beri knowing fudeedkaaga after hal laf ceyriin ah laguu tuuro. Or you will blame Deni waxa Baraawe ka dhacay? -
And another one bites the dust
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Somalia expels AMISOM deputy Simon Mulongo, accuses him of ‘hindering Somali security strategy’ Somalia has declared deputy head of AMISOM Simon Mulongo persona non-grata and ordered him to leave the country within seven days. In a letter addressed to the African Union Commission, Somalia said Mulongo, a Ugandan national, was ‘engaging in activities incompatible with AMISOM mandate and Somali security strategy.’ It ordered him to leave the country within seven days. The nature of activities Mulongo is accused of remained unclear, but the letter came barely a day after Foreign Affairs Minister Mohamed Abdirizak hinted at ‘individuals hindering the Somali nation.’ “Somalia will realize the implementation of the STP (Somali Transition Plan), everyone will be held accountable for their action, no one will be allowed to hinder the Somali nation, we have simply come too far,” the minister said in a tweet. Shortly after the release of the letter addressed to the AU, Abdirizak remarked that “the FGS will hold accountable AMISOM personnel, particularly those at the leadership level, who are expected to be beyond reproach in their integrity as they discharge their duty under the UN/AU mandate.” Somalia's federal government recently rejected a proposal to fold the African Union Mission in Somalia into a joint AU-UN force that would take over at the end of AMISOM's mandate this year. The African Peace and Security Council approved the proposal. Somalia' accused the Council of disregarding an assessment from a joint technical team that drew out a concept of operations to take over the security responsibility following an AMISOM drawdown. Mulongo will join United Nations Special Envoy Nicholas Haysom and political analyst Matthew Bryden in the growing list of foreigners expelled by Somalia's federal government in recent years. Xigasho -
From Guriceel to Baraawe with war
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Yariisoow deg deg badane, xaarka ha isku walaaqin ee meel fadhiiso. Do not speak when adults are speaking.
