TALIB

Nomads
  • Content Count

    4
  • Joined

  • Last visited

  1. TALIB

    Stay Sharp!

    ASSALMU-ALEYKUM RAHMAH WHAT A WONDERFUL IDEA!!!
  2. ASSALMU ALEYKUM EID MUBARAK, Hibo_Nura sis midka aad aragtay ee miskinka ah ilahay ha u kaalmeyee kaliya miyaa wiilasha somalida oo dhan umeleysay in ay u egyihiin?. qofkii caato ah cuno nafqo leh uu ubaahanyahy waa kugu raacsanahay midaas. lakiin nimanka somalida catanimada haloo daayo coz kii cayilo calool unbaa ka soo dhacayso, marka caatonimo vs calool yaa daran?. HIBO_NUURO sis habeyso midkaas madooga badan hadii aad adiga dhaantid {just kidding}. ugu danbeytii aniga raali aan ku ahay in sheekada sidaan laka dhigo------> 1-gabar qurxoon+ wiil foolxun waxey dhalayan ilmo qurxoon. 2- wiilqurxoon + gabar foolxun. so, adiga midkaas aa kugu soo aaday ku qabo, anigana mida ugufoolxun aan ku qabanaaya. seeking knowledge is the best way to spend your time.
  3. TALIB

    SHEEKO-XARIIR

    HI WASSUP YA'LL (ASSLAMU CALEYMUK )SXBYAAL BAHDA SHEEKO XARIIR MESHEENI AAN KA SII WADNO . THX KAMAILO SIS.. ** bari baa waxa jiray maroodi geel faro badal ayuu lahaa, geela waxa ka mid ahaa hal la dhihi jiray (CARWO). maroodiga geelisa asaga ayaa raaci jiray . malain maalmaha ka mid ah ayuu geelisa soo xareysaty markii ay qoraxda dhacday . hal-carwo oo geela ha mid ahayd uguna caano badneyd halha. ayaa xerada ka booday oo isku dayday iney maroodiga ka baxsato hasayeshee maroodigii ayaa isna eryaday, waxu eryadaba hal-carwo waxay ka kordhacday libaxaa ayadoo leh:- {LIBAXOOW HAL-CARWO MA I DHAQTAA MA I MASHAA MAROODI CAG WEYN OON LA CELIN KARIN MA IGA CELISAA?} libaxaii:-MAYA..MAYA. wey ka gudubtay hadane waxy argtay dhurwaa , dhuwraayoow HAL-CARWO MA I DHAQATAA MA I MASHAA MRODI CAGWEYN OON LA CELIN KARIN MA IGA CELISAA? DHURWAGII ISNA .. MAYA..MAYA. hashi hadane dawaco ayey aragtay iyadoo amroodigu eryanayo. dawacooy HAL-CARWO MA I DHAQATAA MA I MASHAA MAROODI CAG WEYN OON LA CELIN KARIN MA IGA CELISAA dawacadii:- maya maya.. hal-carwo waxey sii carataba oo marba dugaag iyo bahal magan-galyo weydisato oo mid ksatana yirahdo maya, waxy ugu danbeyntii argtay dabagaale . DABAGALOOW HAL-CARWO MA I DHAQATAA MA I MASHAA MAROODI CAG WEYN OON LA CELIN KARIN MA IGA CELISAA?? dabagalihii oo dudumadisa dul- taagan baa yiri haa aniga ayaa kaa celinayaa . dabagalihii hashii ayuu xeroo u sameyey oo xeradi irideda ka istagay si uu maroodiga uga celiyo maroodigii oo ordayo ayaa dulyimid isagoo yasaya dabagalah ayuu damcay inu hashii xerada ugu galo mise gabagalihii ayaa sanka ka galay oo calosha u fadhistay .marodigii oo xanunsaday ayaa yiri:- dabagaloow iga soo bax dabagalihi:- xageen ka soo baxaa. maroodigii afka. dabagalhiihi:-maya afkaga candhufta lahaa!!!!!. wuxu amrodigii marbo meel sheego iga so bax dabagalihina wuxu ugu jawaabaya may ila uu mindhicirada gooyey oo amrodigii uu halkaa ku dhintay. markuu dilay ayuu dabagalihii ka soo baxay asagoo leh:-XASANOO XUSEEN DILAY MA'ARAGTEEN NIN-YAR OO NIN-WEYN DILAY MA' ARAGTEEN. DABAGAALLE Aar dilay ma aragteen......... sidaas ayuu hashii u badbadiyey dabagalihii isga ayaana dhaqday oo lahaday hashii. dhamaad. peace ya keep up good work.
  4. TALIB

    SHEEKO-XARIIR

    HI WASSUP YA ALL. WARADA JAMAAL IYO KAALIMO WAA MAHADSANTIHIIN . ABAYAO KAAMILO 4REAL WAA SHEEKO XIISO BADAN WAA MAQLAY LAKAIN SIADAAN FAAHFAAHSAN U MA AQOONIN SHEKADA DHAGDHEER. WAABA SHEEKO MACAAN SIIWADA WARADA BARNAMIJKA SHEKOYINKA SORYY FOR THE LATE REPLAY VACTION AAN KU MAQNAA SXBYAAL HADA HA NOO SII SOCOTO SHEEKDA IYO MAWEELADA KULIGIINA WAA IIDN SALAAMYAA {KAAMILO THX SHEEKO KALE NOO SOO POST GAREEY OK ] BYE YA ALL SISYERS & BRO. HALLA AT YOU LATER