Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,724
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. Originally posted by Meiji: ^^ God forbid for Mogadishu society to develop into a backward and contradictory clan entity like Somaliland or Puntland. The day Mogadishu society moves in that direction is the day I lose all hope in ever seeing a strong and united Somalia. And there are no Qabiil entities in Mogadisho? Dude....Nobody cares about what Mogadisho develops into as long as peace and stability is secured by whoever, and they sit down with the rest of country.
  2. ^Jaltaahe Yaar, tu sunow? I feel better already. I had room that was obsessed with sci-fi channel. I couldn't sit through any shows that dealt with the above jobs.Thanks God we have two TV boxes in the house.
  3. Sheikh Xasan Daahir Aweys oo ka soo horjeestay xil ka qaadistii Dr Cumar Iimaan,eedeeyna u jeediyay Sheekh Indhacadde. Sheikh Xasan Daahir Aweys ayaa si weyn uga soo horjeestay xil ka qaadistii shalay xubno ka tirsan Xisbul Islaam ay ku saameeyeen gudoomiyaha Ururkaasi,isagoona eedeeyn u jeediyay Sheekh Yuusuf Indhacadde. Sheekh Xasan Daahir Aweys oo xalay u waramayay Shabelle ayaa sheegay in xubnihii shalay sheegay in ay xilka ka qaadeen gudoomiyiha Ururka Xisbul Islaam Dr. Cumar Iimaan abuu Bakar aysan xil ka qaadis sameyn karin islamarkaana aaney Awood u laheeyn. Xasan Daahir ayaa tilmaamay in arintaasi ay tahay mid lagu deg degay oo aan suura gal aheeyn,isagoona tilmaamay in uu ka cabsi qabo in koox sedaxaad ay ka soo dhex baxdo arintaasi. Gudoomiyaha isbahaysiga dib u xoraynta ee fadhigoodu yahay Casmara Sheikh Xasan Daahir Aweys ayaa waxaa uu dhaliil u jeediyay sheikh Yuusuf Indhacadde oo uu ku eedeeyay in wax waliba oo uu qeyb ka yahay uu meel cidlo ah ugu tago iyadoo aan la gaarin hadafkii loo aas aasay. Sidoo kale sheekh Xasan Daahir oo la weydiiyay in xil ka qaadista Dr.Cumar Iimaan loo cuskaday go’aankii culumada oo uu ka soo horjeestay ayuu sheegay in Sheekh Yuusuf Indhacadde aysan qasab ku aheeyn in uu raaco warka culumada taa badalkeedana loo baahanyahay in uu ka danbeeyo madaxdiisa. Hadalkaan ka soo yeeray Sheikh Xasan Daahir Aweys oo ah gudoomiyaha isbahaysiga Casmara ayaa waxaa uu imaanayaa xili maalinnimadii shalay kulan ka dhacay warshaddii Baastada xubno ka mid ah Ururka Xisbul Islaam ay sheegeen in ay xilka kaga qaadeen gudoomiyihii Ururkaasi islamarkaana ay doorteen gudoomiye cusub.
  4. ^Under what name, and where are you getting these updates from? P.S. I bet Sheh is looking forward to Alle-Ubaahne. PSS...Wadaada maad iska deysid inadeer
  5. ^Hi Cl Jee, Freezing on this side of the pond..Does anyone here hate their job? I need new career!
  6. Shiikh Xasan Daahir Aweys oo sheegay in Xil-ka-qaadistii lagu sameeyay Guddoomiyihii Xisbul Islaam ay sharci darro ahayd Talaado, March 24, 2009(HOL): Shiikh Xasan Daahir Aweys, Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Asmara ayaa wuxuu jawaab ka bixiyay Xil-ka-qaadis ay xubno ka tirsan Xisbul Islaam ay ku sameeyeen Guddoomiyaha Xisbigaas Dr. Cumar Iimaan Abuu Bakar. Shiikh Xasan oo isagoo Asmara ku sugan u waramayay Idaacadda Shabeelle ee Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu sheegay in ragga xil-ka-qaadista ku sameeyay Dr. Cumar Iimaan aysan sharci u lahayn xil-ka-qaadista Guddoomiyaha, wuxuuna caddeeyay in ay xil-ka-qaadistaas sharci darro ahayd. “Haddii aysan hoggaanka Xisbiga rabin, waxaa la gudbooneyd in ay Xisbiga isaga baxaan ee ma ahayn in ay yiraahdaan waxaan xilkii ka qaadnay Dr. Cumar Iimaan Abuu Bakar”ayuu yiri Shiikh Xasan Daahir Aweys. Shiikh Xasan Daahir oo sii hadlayay waxaa uu eedeyn u jeediyay Shiikh Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-Cadde oo ka mid ahaa Xubnihii Xisbul Islaam ee shalay Xil-ka-qaadista ku sameeyay Dr. Cumar Iimaan, wuxuuna sheegay in Shiikh Yuusuf Indha-Cadde uu mar kasta wax abaabulo haddana uu uga baxo ciddii uu Isbaheysiga la noqday, “Al-Shabaab oo kale kaalin fiican ayuu ku lahaa, waana ka tegay, meeshan aan hadda joogno dadka jooga isaga ayaa nagu xiray, hadana waa ka baxay”ayuu yiri Shiikh Xasan Daahir Aweys. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
  7. 24 Mar 24, 2009 - 10:17:38 AM Hogaamiyaha ARS-Asmara Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa si kulul u weeraray Yuusuf Max'ed Siyaad [indhacade] oo xubin ka ah Xisbul Islam, isagoo ku tilmaamay nin isbadbadal badan. Sh. Aweys, wuxuu sheegay in Indhcade uu ku biiriyay ururka ay ka tirsan yihiin ee Xisbul Islam, uuna iminka doonayo inuu xisbiga oo dhan baabi'iyo, wuxuuna waxba kama jiraan ku sheegay xil ka qaadistii dhacday Muqdisho. "Waxaa u haboonayd inay iska yiraahdaan waxaan ku dhawaaqnay urur kale, mase jirto cid ka qaadi karta xilka Sheekh Cumar Iimaan, waayo isaga ayaa loo doortay inuu hogaamiyo Ururka" ayuu yiri Sh. Xasan Daahir. "Runtii Indhacade waa nin kaalin wanaagsan qaatay xiligii Maxkamadaha ee dagaalka lagula jiray hogaamiye kooxeedyada, balse waxaa caado u noqontay inuu burburiyo koox walba oo uu ka tirsan yahay, "Horta Indhacade ma kala yaqaan awaamiirta Islaamka sida uu hadaba ku dhaqaaqay" ayuu hadalkiisa ****-dhigay Sh. Xasan Daahir oo ku sugan dalka Eritrea. Xubno uu ku jiro Yuusuf Indhacade ayaa shalay kaga dhawaaqay Muqdisho inay xilkii ka qaadeen Dr. Cumar Iimaan oo ah hogaamiyaha Xisbul Islam, kadib markii ay ku eedeeyeen inuu xagaldaacinayo ahdaaftii loo dhisay Jabhada. Mar la weydiiyay Sh. Xasan Daahir sida uu u arko eedaha loo soo jeediyay Dr. Cumar Iiman oo ay ka mid yihiin inuu ku takrifalay awooda ururka uuna abuuray dagaalo aan loo dhameyn iyo inuu diiday go'aankii culumada ayuu ku jawaabay: , waxaanse u sheegayaa in isaga aysan amar ku lahayn culumada ee uu ku raaci karo ama uu ku khilaafi karo awaamiirta diiniga ah, waase inuu ogaado in Aniga [sh. Xasan Daahir] iyo Sheekh Cumar Iimaan aan amar ku leenahay" ayuu mar kale yiri Sh. Xasan Daahir Aweys. Hogaamiyaha ARS-Asmara, ayaa ku eedeeyay Indhacade inuu iska tuuray Al-shabaab oo uu kusoo barbaariyay gobolkiisa, Maxkamadaha Islaamka iyo Xisbul Islam, isagoo ku tilmaamay mas'uul u taagan burburinta ururkii la dhiso. Sheekh Aweys oo la weydiiyay inuu ka warhayo dhexdhexaadin laga dhexwado isaga iyo Sheekh Shariif ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo dhexdhexaadin walba oo lagu doonayo in lagu dhameeyo khilaafyada jira. "Khilaafka jira ma ahan mid si shaqsi ah noogu dhexeeya aniga iyo Sh. Shariif, balse waa mid mabda'i ah oo loogu daneynayo ummada, hadii aan u aragno wanaag iyo dan umadeed waan soo dhaweynaynaa" ayuu yiri Sh. Xasan Daahir. Dhawaanahan waxaa socday dadaalo ay wadaan Culumada Islaamka iyo dalalka Carabta qaarkood kuwaasoo lagu dhameynayo khilaafaadyada u dhexeeya garabyada Isbahaysiga ARS ee ay kala hogaamiyaan Sh. Aweys & Sh. Shariif. RADIO GAROWE
  8. ^It's the company dear, not so much about the game.Besides we could have massive there as well. I think I'm gonna take my kid cousin *goes to Facebook to tell him*
  9. Originally posted by Kool_Kat: quote:Originally posted by Che -Guevara: ^Ayeeyo, what's real? What's real is that one shouldn't be thinking about marriage day and night, as the poster said! There's more to life than this ayeeyo...What's also real is that there are a lot worse situations to be asking for your fellow Muslims duco than I can't find a husband ee iisoo duceya inuu alle sabar isiiyo... BTW, adi ma'usoo duceysay? Yes, waa duceeye dear KK , and I don't wanna get into semantics here, but if one rereads Amna's first post, she was only expressing frustrations or venting (I thought women should be good at picking this sort-over generalises ). About the only she asked for was our Duca, not opinions, advice, or critisms. And I would like to think most people know what's best for them!
  10. I get free tickets for Red Sox game. I don't know if I should go since Yankees ain't playing.
  11. Duke ..PIS is on the payroll of the U.S. To make sure that they remain on the payroll, the PIS made habit for arresting any Shiekh without provocation or any actual threat. These people report directly Jabouti, and they don't answer to Garowe. Garowe maqaarley waaye!
  12. I hope people didn't get killed! PIS is natorious for kidnapping people that have nothing to do anything.
  13. Originally posted by Meiji: Che, Mogadishu society is resilient, and its will can not be overlooked. What exactly is wrong at that statement? Who's overlooking it? LooooooooooooL@NGONG E
  14. ^That are resielent, what else? You are being to sound like JB .
  15. ^Loooooooooooooooooo oL...Mr Meiji is suffering from what I call the Villa Somalia syndrome . The famous patient of this syndrome is Duke!
  16. Originally posted by Meiji: Again, Mogadishu society will not tolerate foreign troops on Somali soil , particularly the capital city. Mogadisho does not have any control over Somalia. The sooner everyone understands that, the better it will be for everyone!
  17. "I never call it makeup anymore, I call it painting" Weaves@ "Please tell me what horses have done to you".."It's hemotional"
  18. There's more to life than marriage, but I shall keep you in my prayers
  19. ^ Now you have Duke defending Riyaale
  20. ^Whatever makes sense in your twisted world!
  21. ^You have an obsession with size...Puntland and Somaliland are large states, Puntland is 1/3 of Somalia...blah blah blah blah Please don't tie the good people to those unholy regimes, i'm not talking about the average person