Nasir
-
Content Count
108 -
Joined
-
Last visited
Posts posted by Nasir
-
-
-
Nice stuff, I hope the weather changes and things get better for muqdisho and its suffering people amiinnnnn
-
God Bless
-
Buurmadow is a traitor for jepordizing somaliland national security and he won't be let out of jail for sometime unless the honorables members of the two houses and the fair and blanced goverment of somaliland decides to release this low pathetic called of a man. all somalilanders support the action taking by their goverment regarding buurmadow
-
Well if dis SOMALI WEYN doesnt happen an none of dese peace talkz go down well... Do u reckon Puntland should follow da same steps as der fellow bruvaz in Waqooyi Galbed n fight for independancy??Correct me if I am wrong but isn't this you as a puntlander asking for independace..?
ps be civil and stop calling people names
-
hahaha waad iga qosliseen ragiinan ka maraysanaya paltalk, waryaadhaheen waa ina kii dee com on is wada magacaaba
-
lol@baashi
no sxb I am not the author I wish
I was cruising around the internet and found this poem I found it really funny
ps i'll try to get his name
-
Meel aan barkimo qaadin, oo boqol ku haasowdo
Oo sida hudheel baaxad wayn, la iskusoo booqdo
Oo baashiraad iyo sallaan, lagula boobaayo
Nin bartaana kaba baaqsankarin, baloow adigaale
Hadba hadalka baabkii furma, eey bogasho kuu hayso
Inaad gacanta kor u baacisaa, laga bilaabaaye
Safka lagama boodee waxaad, kor u baqooshaaba
Halkaad beegsanaysiyo markaad, baarka sare gaadho
Waa loo badheedhaa halkii, kula balaadhnayde
Dumarkaaabay qaar baaanisaha, barro nadhaafeene
Barashada sinaantiyo xornimo, paaloow adigaale
Hadaad qolo bayaankeeda, iyo baaqa garan waydo
Biyo diidku uu furanyahee, adiga oon buuqin
Baabuurna adigoon kaxayn, bacadna dheemaalin
Qol kalaabad uga siibaxdaa, paloow adigaale
Bilis xaawalay iyo rag, waa kalama baydhaane
Cidlo lagama beermeen, hadii layska baal maro’e
Carmal baashaheedii wacnaa, boogi kala gaadhay
Oo beenta way necebtahee, barasho waayeele
Iyo qaar sidii geenyo ba’an, weli yar buubaala
Iyo qaar haduun baaluqoo, sheeko baranaaya
Gidigood rag waw baahanyee, paloow adigaale
Ragga qaar caruur badatay, iyo beel u talinaaya
Oo baddaha waawayn in badan, lacag ka baadhaayay
Iyo qaar haduun soo baxoo, barka fidhanaaya
Bartan aay ku wadda doodayaan, paloow adigaale
Qaar baadigoobkii cilmiga, wada bidaaraystay
Oo maadadii ay barteen, Bon ka dhaga haatan
Iyo qaar ba’daba aan aqoon, alufna aan boowsan
Meel aan laka buug sarayn, paloow adigaale
Bidhaantiisa ruux aanad arag, baydna kula joogin
Ood dunida baasheda kale, uga balwaynaayso
Boholyoowna kugu reebikaara, paalow adigaale
Bigta kamarada iyo luuqa, waa la isku baadhaaye
Nin waliba siduu doorbidaa, wow banaantahaye
Arimaha badh waan qarinayaa, paaloow adigaale
-
Nasir - Is it not way past your bed time, sonny?Or is not there a homework you should be doing?Or are the US family bearing practices so lenient, none of the above are required? Multiple choice, you know?You really made me laugh sxb
You know what they say
Tuug laqabtay talo maalaha
markaad wayday wax kale oo aad ku hadashid ayaad hurdo iyo rer u dhaadhacday
war nin ka iska celi ama ka dhaqaaq mesha
anyways
maca salama and no hard feelings and if you want to defend allpuntland.com so let it be it mate
freedome of speech is one thing we somalilanders
adore
-
This is from Radio LasCanod – one of the most reliable source of news one could lean towards on that front...oh please dadka reer lascanod radio lascanod traitors ayeyba u haystaan, oo cabdilahi yussuf wuxuu ku amro moyee waxkale masoo daayaan.
Haddaba waxaa jirtay maalintii Salaasada ee aynu ka soo gudubnay in ay isku sigteen laba ciidan in ay isku dhacaan , ka dib markii afar tigniko ah oo uu watay Fu aad Aadan Cade iyo Taliyaha Malayshiyada Riyaale ee Gobolka Soolso the attack that ALLpuntland.com is reporting is coming from those for tigniko LMAO
SomalilandNews (SNN) - Ciidamada Qaranka Somaliland, ee ku sugnaa Jiidda hore ee degmada Yagoori ee gobolka SoolNow that is a reall news, and ciidama qaranku way ka badanyiin afar tagniko iyo puntland ciidamadeeda oo dhan, moving toward las canod is not considered attacking puntland but freing somalilander hostiges invaded by terrorist onlf and warlords puntland, attacking puntland we consider it attacking bosaso and garowe.
anything that allpuntland.com reports is a joke and is not considered as reall news so the so called radio las canod
maca salama
-
I always knew allpuntland.com had nothing to offer but a fabricated news.
-
HWN-Hargeysa:Naadiga Kubada Cagta ee Ciidanka Qaranka Somaliland ee lagu magacaabo Gaashaan iyo Naadiga Ciidanka Qaranka Dalka Itoobiya ee Gobolka Hararge ayaa galabta ciyaar aad u xiiso badan ku dhexmartay garoonka kubada Cagta ee
magaalada Hargeysa.
Ciyaartaas oo ahayd mid aad u kulul oo ay labada naadiba ku soo bandhigeen
xirfad wanaagsan oo ciyaaryanahimo ayaa la isugu jawaabayay weerar iyo
weerar celis,waxaanay ahayd ciyaartii ugu horaysay ee ay magaalada Hargeysa
labadan naadi ku wada ciyaaraan,ciyaartan waxaa ka soo qayb galay madax iyo
masuuliyiin kala duwan oo u badnaa Saakiisha Hogaanada Ciidanka qaranka iyo
Taliska Guud.
Naadiga Ciidanka qaranka ee Gaashaan ayaa sagaashankii daqiiqo ee ay
ciyaartu socotay kaga badiyay Naadiag ay ciyaarta saaxiibnimo wada ciyaareen
ee Ciidanka qaranka Itoobiya hal gool,waxaanay ahayd ciyaar ay ku dheehan
tahay xamaasad iyadoo dadka ciyaartaas daawanayay ay la dhaceen qaabka ay u
soo bandhigeen ciyaartaas labada Naadiba.
Naadiga Kubada cagta ee Ciidanka qaranka Itoobiya ayaa shalay booqasho rasmi
ah ugu yimid naadigan kale ee Gaashaan,iyadoo ciyaartan iyo booqashadani ay
ku began tahay munaasibada Maalinta la asaasay Ciidanka Qaranka Somaliland
ee .
Gabagabadi Ciyaartan ayaa Kabtanada labada kooxood ay sheegeen inay sii wadi
doonaan ciyaaraha saaxiibnimo ee ka dhaxeeya labada Naadi iyadoo Naadiga
Gaashaan oo bishii hore badhtankeedii ugu tagay Naadiga Ciidanka Qaranka ee
Gobolka Hararge ee Dalka Itoobiya ciyaar tan la mid ah.
-
Look at this guy sxb are you ok mise waad soo yara ka batay
How can you say such nasty things about the most respected newpapers in somaliland you worth peice of sorry but i am not going to go to your level sxb you have shown your true colors as ignorant who really doesn't know the diffrence between reall news and made up ones like the one they type at allpuntland.com .. soon on that allpuntland.com you will see a article that a puntland has went a mission to mars and claimed it lol haha , anyways sxb nacnacda meesha kala bax iyo iga qabtaay
-
*********DELETED***********
Please edit the qabiil names before you post your article.
Admin
Somalia Online
[ January 28, 2004, 02:29 PM: Message edited by: Admin ]
-
Yasmine you really don't know much do you
There were people who who uprised and and fought against the regime, Then the whole nation turned against those people and mascared them by killing children women and elders and by renting airplanes from south africa and bombing down their houses, and by cuting down all the trees from the root so there won't be any plant food. Those people were chained up together and burried in massive graves. more than 50 thousand of those people died and million people were chased away from their cities. so plss don't say there were no uprising against the regime, because those people fought back and took out the regime that is why the regime no longer exists :eek:
peace out yall :rolleyes:
-
Ina Yusuuf is a another virsion of somali warlord at its best waxba hanoo xayasiinina sxb we know whats up anyways puntland and ina yusuf are both joke to us somalilanders
good bye
-
Boqor cismaan buurmadow meel wayn ayuu ka dhacay, oo go'aankii somaliland dawladu labada marlamaanka iyo sadexda xisbi ay gadheen ayuu waxbayahay ka dhigay. Marlwabuu hadlana eeda wuxuu sarayey dawlada somaliland oo habayaratee wax khalada samayn. sidan wada ognay dawlada somaliland wakhtigii ay ciidankeeda gaysay sool wakhti badan ayaa ka danbeeyey walina wax weerar ah na may qaadin oo waxay doonaysay in si nabada wax ku xaliso, taasina hada way sura galiwayday, oo odayaashii ka soo jeeday besha sool ayey ku gacan dhirbaxeen ciidama puntland, markaas arintani waa fara laga qaad wax uu ka qaban karo buurmadow na majirto wax uu qaso moyee. Dawlada somalilandna ma aha kuwa xidhay ee go'aankaas gaadhay ee beeshu ka soo jeedo ayaa dawlada ka codsatay, shalayna shir jaraa'id ayey ka bixiyeen hargeisa oo kaga cabanayeen buurmadow.. markaas ha la joojiyo ciida laysku qasayo oo runta halala wada socdo walalayaal , ninkani dhib moyee wax nabada muu wadin, waxaa lagayabaa inuu cabdilahi yusuf secretary ba ama spokesman u ahaa lol
peace
god bring peace to somalia and somaliland
-
The likes of bari nomand and smith and western should be banned from this forum -
This is also just to deminish somaliland from its path, ones they heard the name somaliland they run around nervous and came up with the name puntland, now you also want independent wow man this is really something anyways do what you like one day bridge intaan ka boodno ayaan eegi bal inad ka boodaan
-
*****DELETED*******
Nasir, next time you insult others and use vulgarity, you will be banned from Somalia Online. This is your last warning.
Please respect others.
Admin
Somalia Online
[ January 23, 2004, 02:13 PM: Message edited by: Admin ]
-
This is a joke sxb no matter what you say somaliland is here to stay , so wakhtiga ha iska lumin oo ma ogtahay ha ku waalan waan ognay waan lasoconaa wana ku tageersanay
somaliland diidow
nafta waa
viva sl
-
Look at this big fat *****
sxb if you make me sick everytime i read your writings, you make no sense what so ever. I advice not to write lies, because as muslims its haram. If you really want to win this so called war, just give up las canod and take your scumbags back to bosaso and where ever you brought them from. also sxb wax isku fal oo jooji beentan cad ee qarsoodiga lahayn, mise waxaad usheqaysa allpuntland.com oo been moyee wax kale lugu daabicin
-
***Please stop the tribal insults on our website.*****
Thank You
Admin
[ January 22, 2004, 02:37 PM: Message edited by: Admin ]
-
Somalia Online is run by terrorist
New Pictures of Somaliland
in Politics
Posted