Cowke

Nomads
  • Content Count

    2,416
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Cowke

  1. BOOSAASO : Ciidanka oo xoog ku galay guri ay ku jireen koox la dagaalantay Posted to the Web Jul 21, 14:26 Boosaaso:-Ciidanka Booliska iyo Ciidanka Daraawiishta Puntland oo iskaashanaya ayaa maanta xoog ku galay guri ay ku jireen koox dhalinyaro ah oo Ciidanku iska caabin kala kulmay, waxaana la sheegay in guriga loogu tagay 9 dhalinyaro ah oo hubaysan kuwaas oo xabsiga la dhigay. Ciidanka Puntland, ayaa muddo 3 bari ah hawlgalo ballaaran ka wada magaalada Xeebta ah ee Boosaaso waxaana magaaladaasi laga masaafuriyay in ka badan 600 oo qof oo dhalinyaro ah oo ka soo jeeda Koonfurta dalka, wuxuuna maamulka Puntland ay dhalinyaradan ku eedeeyeen in wadeen qorshayaal lid ku ah ammaanka oo laga soo abaabulay Koonfurta dalka. Talaabadan lagu qabqabanayo dadka ka soo jeeda Koonfurta ayaa dadka siyaabo kala duwan u arkeen, waxayna dadka qaar aaminsan yihiin in xal loo heli doono ammaanka haddii dadkan dib loo cesho, halka dadka qaarkoodna ay u arkaan in ay haboonaan lahayd in dambiilayaasha iyo kuwa aan dambiga lahayn la kala saaro ee Ummadda Koonfureed oo dhan la masaafurin. Saciid Cabdisalaam Saciid Wakiilka-Puntlandpost-Garoowe
  2. BOOSAASO: Ciidamada amaanka Puntland oo bilaabay Baritaanka Guryaha Magaalada Boosaaso Posted to the Web Jul 22, 06:53 Garoowe: (pp)- Saraakiisha sar sare ee Maamulka Puntland ayaa go’aan ku gaaray in magaalada Boosaaso Guri Guri loo baaro , si loo yareeyo mushaakilaadka iyo dhibaatada amaan ee ka jirta magaalada Boosaaso. Ciidamada amniga ayaa culayska saaraya Xaafado gaar ah oo laga soo abaabuli jiray dhibaatada amaan xumo ee ka jira magaalada Boosaaso, waxaana Booliiska magaaladaasi ay Ciidamo badan geliyeen Xaafadaha New Boosaaso iyo Laanta Hawada. Xaafadaha la baarayo ayaa ku yaalla dhanka galbeed ee magaaladda,waxaana ay yihiin labada xaafadood ee lagu kala magacaabo New Bosaaso iyo Laanta Hawada, iyadoo xaafadahaas ay aad u baarayaan Ciidamada Booliska , kuwaas oo Guri Guri ubaaraya Xaafadahaas. Baaritaanka ayaa ku kooban xaafadahaas, waxaana la sheegayaa in dhamaan Xaafadaha magaalada Boosaaso lagu kaamil yeeli doono baaritaanadaas , si ay Puntland uga qaadato sawir guud xaalada magaalada Boosaaso. Booliiska magaalada ayaa guryaha ku garaacaya dadka degan iyagoo waydiinaya warbaxino kala duwan, waxaana xaafadaha qaarkood laga soo sheegayaa inay booliiska aad u soo dhowaynayaan baaritaankooda. Duqa magaalada Boosaaso oo isagana ka hadlay Baaritaanadaas, ayuu ku sheegay inuu yahay mid lagu sugayo amaanka magaalada boosaaso, maadaama ay Magaalada Boosooso ay marar badan ka dhaceen dilal qorshaysan, isagoo aad u soo dhaweeyey howlgaladaas, dadkana ka codsaday inay la shaqeeyaan Laamaha Amaanka. Sikastaba, maamulka Puntland ayaa waqtigan loo maleeyaa inay ka dhamaatay dulqaadkii , waxaana marar badan horay u dhacday in magaalada Boosaaso lagu qaarajiyey shicib iyo saraakiil ka tirsan maaamulka Puntland , arrimahaas oo ay maamulka Puntland ay isaga aamuseen, waxaana hadda loo maleeyaa inay waqtigan dareemeen masuulka ka saaran badbaadinta shacabka Puntland , iyadoo aad loo soo dhaweeyey howlgalada ay ka wadaan deegaanada Puntland. Saciid C/salaan Saciid Wakiilka Puntlandpost, Garoowe, Soomaaliya
  3. Madaxweynaha Puntlland Dr.Faroole iyo la taliyihiisa dhinac amniga iyo difaac Gen Careys oo saaka gaaray Degmada Xarfo Posted to the Web Jul 23, 09:23 Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr C/raxmaan Faroole oo uu weheliyo la taliyihiisa dhinac amniga iyo difaac Gen.C/laahi Cali Mire Careys ayaa saaka safar ka dis ah waxaa ay ku yimaadeen Degmada Xarfo ee Gobolka Mudug. Madaxweynaha dowlada Puntlland Dr. Cabdiraxmaan Faroole oo ay ka soo horeeyeen ciidamo fara badan oo ka tirsan kuwa Madaxtooyada ayaa saaka subixii hore yimid Degmada Xarfo, Madaxweynaha Puntlland iyo La taliyihiisa dhinac amniga iyo difaac Gen.Careys ayaa safarkooda waxaa lagu micneeyey mid ay kulan kula qaadanayaan mid ka mid ah Isimada ugu waaweyn Puntlland Islaan Bashiir Islaan Cabdulle. Ilaa hadda lama yaqaan sababaha uu madaxweynuhu ugu yimid Islaan Bashiir Islaan Cabdulle balse dadka ayaa waxaa ay ku fasirayaan kulanka madaxwey naha iyo la taliyihiisa dhinac aminga Gen.Careys ay la qaadanayaan Islaan Bashiir mid wadatashi oo ku saabsan arimaha ka soo cusboonaaday Puntlland kuwaas oo aan si cad loo cara baabin. Warar hoose oo soo baxay ayaa sheegay in Islaan Bashiir Islaan Cabdulle uu talooyin u gudbiyey Madaxweynaha iyo la taliyihiisa ku saabsan siddii amaanka loo adkeyn lahaa maamulo tayo lehna looga hirgelin lahaa Gobollada Puntlland. La taliyaha dhinac amniga iyo difaac Madaxweynaha Puntland Gen.Careys oo aan isku daynay in aan xiriir la samayno ayaan noo suuroobin inagoo ka xog waraysan lahayn wax uu ku saabsan yahay safarka Madaxweynaha iyo xaalada amaan ee Gobolka Mudug. M_M_Deeq Halgan.net
  4. Madaxweynaha Puntland Oo La Kulmay Guddiga Amniga Gobolka Mudug July 23, 2010 Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud Faroole iyo wefdi balaaran uu hogaaminaayo ayaa barqadnimadii maanta socdaal ku tegay degmada Xarfo ee gobolka Mudug. Waxaa Madaxweynaha socdaalkiisa ku wehelinaayay xubno ay ka mid ahaayeen La taliyaha dhanka difaaca Gen.Cabdulaahi Cali Careys iyo Wasiir kuxigeenka arrimaha gudaha. Guddoomiyaha degmada Xarfo Cabdulaahi Faarax Bayle oo wareysi gaar ah siiyey Horseed Media ayaa sheegay in Madaxweynaha lagu soo dhoweeyey isla markaana kulan la qaatay guddiga amniga ee gobolka Mudug. Kulanka ayaa ahaa mid looga hadlaayay amniga guud ee Puntland iyo kan gobolka Mudug sidii loo adkayn lahaa,wuxuuna socday mudo saacado ah. Guddoomiyaha ayaa intaa ku daray in kulanka la isku afgartay in la xoojiyo amaanka isla markaana laga hortago wax weliba ka dhan ah amniga. Madaxweynaha iyo wefdigiisa ayaa kulanka ka dib ugu soo laabteen magaaladda Garoowe ee caasimada Puntland oo ay markii hore ka ambabaxeen. Horseed Media
  5. Tartan Quraan Akhris ah oo lagu soo gabagebeeyay Dugsiga Imaamu-Dahabi Qardho(Sawiro) July 23, 2010 Waxaa galabta lagu qabtay dugsiga xifdinta Quraanka Kariim iyo waxbarashada Aasaasiga ah ee Imaamu-Dahabi, xaflad si wayn loo soo agaasimay oo looga gol lahaa sidii abaal marino loo gudoonsiin lahaa arday ku guuleysatay tartan Quraan akhris ah oo soconayay muddo saddex maalmood ah. Xafladan ayaa waxaa ka soo qaybgalay waalidiinta dhalay ubadka wax ka barta dugsiga Imaamu-Dahabi, gudoonka waxbarashada degmada Qardho,hay’adaha khayriga ah iyo masuuliyiin ka socota bahda waxbarashada ee magaalada Qardho, ugu horaynti waxaa xaflada lagu furay Aayadaha Quraanka kariimka ah,ka dibna waxaa la guda galay khudbadihi kala duwana ee loogu talo galay madasha xaflada lagu qabtay oo ahayd dugsiga Imaamu-Dahabi. Ugu horaynti waxaa makroofanka lagu soo dhoweeyay maamulaha dugsiga xifdinta Quraanka kariimka ah iyo waxbarashada aasaasiga ah ee Imaamu-Dahabi Axmed Maxamed Maxamuud(Xurbe), wuxuuna ka hadlay marxaladihi kala duwana ee dugsigu soo maray mudadi uu shaqaynayay, isagoo diirada saaray caqabadihi soo maray dugsiga iyo sidii ay uga soo kabteen wax kasta oo ay la soo kulmeen. Waxaa madasha xaflada ka hadlay gudoomiyaha waxbarashada degmada Qardho Siciid Maxamed Faahiye, wuxuuna ku nuux nuuxsaday Siciid inay tahay wax aad loogu farxo arday ku tartamaysa ‘Quraanul Kariim’ oo ah qowlka ‘Alaah SWC’, taasi oo ah wax ay ku taamayeen waalidiinta dhalay ubadkan soo barbaaraya. Sidoo kale Dadki halkaasi ka hadlay waxaa ka mid ahaa,maamulaha Dugsiga H/Dh/sare ee Imaamu-Nawawi Qardho, Bashiir Axmed Gaala Eri,C/laahi Faarax Mire oo ka socday hay’ada Tadamun Social Society(TASS),qaar ka tirsan ardayda iyo xubno ka socday waalidiinta. Gabagabadi xaflada ayaa waxaa abaal-marino kala duwan la gudoonsiiyay ardaydi kaalmaha sare ka gashay tartanki ‘Quraan Akhriska’ ahaa ee mudada saddexda cisho ah ka socday dugsiga Imaamu-Dahabi. Dugsiga xifdinta Quraanka kariimka ah iyo waxbarashada aasaasiga ah ee Iimaamu-Dahabi,waxa uu ka mid yahay dugsiyada ugu firfircoon xaga waxbarashada diiniga ah ee ku yaala magaalada Qardho, waxaana la furay sanadki 2002-dii. C/rashiid Maxamed Daahir Horseed Media Qardho,Puntland
  6. Shirkada Golis oo Shaacisay Dadkii Ku Guuleystay Hadiyadaha Sanadka 2010 (Sawiro) Boosaaso (RBC) Shirkada isgaarsiinta Golis Telecom ayaa maanta shaacisay dadka ku guuleystay hadiyadaha sanadka 2010 ee ‘Golis Super Gift’. Hadiyadahan oo isugu jira waxyaabo qaali ah oo kala duwan ayaa shirkadu waxay xaflad weyn oo maanta lagu qabtay xarunta Golis ee Boosaaso kaga dhawaaqday 114 ruux oo ku guuleystay tartan nasiib ah oo hadiyadaha shirkada ay ku heleen dad ka tirsan macaamiisha shirkada. Xaflada ayaa laga shaaciyey numbero gaaraya 410, 777, waxaana dadkaasi laga dhex xulay 78, 324 oo ahaa dadkii sida saxda ah u soo diray fariimaha SMS ee ay shirkadu horey ugu dhawaaqday. Masuuliyiinta shirkada ayaa markii dambe gaar ah u saaray in loo qori tuuro dadkaasi 78,324 ee ka soo dhex baxay tirada macaamiisha tartantay kuwaasi oo lagu dhex riday sanduuq weyn oo gudihiisu muuqdo, waxaana guddigu ay si nasiib ah u soo saareen 300 ruux, Waxaana saddexda boqol ugu dambeyntii laga soo reebay 114 ruux oo ahaa dadkii la siiyey hadiyadaha. Hadiyadaha la bixiyey waxay ka koobnaayeen 1 gaari, labtop computer, qasaalada dharka lagu meyro, teleefoonada gacanta (mobiles) iyo daqiiqadaha hadalka oo qiimeyaal kala duwan leh. Madaxa xafiiska Ganacsiga ee Golis Cumar Ciise Maxamed Cumar Faaruuq ayaa sheegay in macaamiisha guuleystay maanta dhowaan loo qaban doono xaflad weyn si abaalmarinada loogu gudoonsiiyo. Masuuliyiinta shirkada waxay qaabka munaasabada u dhacaysay ku martiqaadeen saxaafada si ay marqaati uga noqoto habka nasiibka ah ee ay hadiyadahan ugu guuleysteen macaamiisha. Siciid Xuseen Ciid oo ah madaxa xafiiska suuqgeynta ayaa sheegay inay dadaal u galeen sidii looga fogaan lahaa in wax khalad ahi ay ka yimaadaan tartankan oo ahaa mid furan isla markaana aan wax lacag ah dadka looga qaadin. Wuxuuna hambalyo u diray dhamaan macaamiisha guuleysatey. Shirkada waxay xaflada maanta ka sheegtay in sanadaha soo socda ay qaban doonaan tartamo midkan ka weyn laguna soo dari doono waxyaabo kale si ay dhamaan macaamiisha uga faa’ideystaan. Intii ay xafladu socotay waxaa khadka telefoonka kaga qeybgalay maareeyaha guud ee Golis Aadan Sheekhdoon Cali oo haatan safar dibada ah ku maqan. Xaflada waxaa sidoo kale hadalo ka jeediyry culimo, ganacsato iyo aqoonyahano ka tirsan bulshada rayidka ah isla markaana tilmaamay sida wanaagsan eetartankan Golis ay u qabatay. RBC Radio
  7. Plus u have to remember that puntland is not investing everything into one city, their is policy there to spread it across the cities. So if say bossaso burns down 1 day then we will have garowe and galkayo to go to and wont have to start all over again. Its kind of like an insurance if u know what i mean. But if all the buildings were focussed into 1 city say bossaso it would be drasticlly larger city today
  8. Plus u have to remember that puntland is not investing everything into one city, their is policy there to spread it across the cities. So if say bossaso burns down 1 day then we will have garowe and galkayo to go to and wont have to start all over again. Its kind of like an insurance if u know what i mean. But if all the buildings were focussed into 1 city say bossaso it would be drasticlly larger city today
  9. Xaji the puntland construction companies use this tiles u see those red ones? well apparantely they keep out the heat and keep out the cold making inside feel comfortable so thats why they use that sort of tiles always. As for the building structure. I don't know but they seem to like country-style building for some reason in puntland. They are doing newer modern buildings also in the works. Theres are others but i wont list them all. Like dahabshil central headquarters in bossaso being built and it will be bigger then tawakal express. Plus according to mubarak construction he has hundreds of projects happening he said in puntland commercial projects/residential/govt projects. So it looks ok and the buildings will get more sophisicated in time
  10. Xaji the puntland construction companies use this tiles u see those red ones? well apparantely they keep out the heat and keep out the cold making inside feel comfortable so thats why they use that sort of tiles always. As for the building structure. I don't know but they seem to like country-style building for some reason in puntland. They are doing newer modern buildings also in the works. Theres are others but i wont list them all. Like dahabshil central headquarters in bossaso being built and it will be bigger then tawakal express. Plus according to mubarak construction he has hundreds of projects happening he said in puntland commercial projects/residential/govt projects. So it looks ok and the buildings will get more sophisicated in time
  11. UNHCR oo ugu baaqday Puntland inay joojiso Tarxiilida dhalinyarada reer Koonfureed July 23, 2010 Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Qaxootiga ayaa baaq ay maanta kasoo saareen xafiikooda magaalada Geneva ayaa lagu sheegay in hawlgalada lagu tarxiilayo dadka kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya ee ka socda Puntland ay tahay mid aan habooneyn. Baaqan ayaa lagu sheegay in tarxiilida iyo qabqabashada dadka kasoo jeeda koonfurta Soomaaliya ay ka socdeen todobaadkan gobalada Puntland iyo waliba dalka Kenya, waxaana warbixinta UNHCR lagu sheegay in dadka laga tarxiilay Puntland ay u badan yihiin dhalinyarada da’adoodu u dhaxeyso 18 illaa iyo 25 sano jir. “…Waxaa cad in ay sare usii kaceyso tarxiilida iyo falalka ka dhanka ah dadka kasoo barokacay koonfurta Soomaaliya….” ayey tiri Melissa Fleming oo u hadashay UNHCR. Dowlada Puntland ayaa loogu baaqay inay joojiso tarxiiliada dadka soo barokacay, ayadoo hay’ada UNHCR ay sheegtay dhalinyarada kasoo qaxay Koonfurta Soomaaliya, hadii dib loogu cesho koonfurta ay u gacan galayaan kooxaha mintidka ah sida Al Shabaab, oo ay hay’ada UNHCR sheegtay in ay dhalinyarada ku khasbaan dagaalada ka socda koonfurta Soomaaliya. “….Dowlada Puntland waa inay joojisaa hawlgalkan dadka khasabka lagu celinayo…” ayaa lagu yiri warbixinta maanta kasoo baxday xafiiska UNHCR ee magaalada Geneva. “…Dadka soo barokacay waxay u baahan yihiin loo gargaaro isla markaana magangelyo lasiiyo, dadka sida khasabka ah loogu celiyo goobaha ay dagaaladu ka socdaan waa fal aad halis u ah oo khatar gelinaya noloshooda…” ayaa lagu yiri warbixinta UNHCR. Waxaa sidoo kale lagu sheegay warbixintan in ciidamada amniga ee dalka Kenya ay ayaguna bilaabeen inay qabqabtaan Soomaalida dalkaasi ku sugan, walow warbixintan lagu xusay in dalka Kenya uusan weli celin dadka Qaxootiga ah ee kaararka qaxootinimo heysta. Ahmed Muse Horseed Media
  12. Yeah it does but thats only 1 building. It's multiplex hotel with a few buildings in 1 sort of thing so not of all of it complete. Even in this picture u can see the ladder on the side of the wall indicating theirs still more work to do on it.
  13. Yeah it does but thats only 1 building. It's multiplex hotel with a few buildings in 1 sort of thing so not of all of it complete. Even in this picture u can see the ladder on the side of the wall indicating theirs still more work to do on it.
  14. DEG DEG: Madaxweynaha Puntland Oo Safar Ku Yimid Degmada Xarfo Ee Gobolka Mudug Cawil Maxamuud Cabdi RBC Radio, Gaalkacyo Cawil@raxanreeb.com Xarfo (RBC Radio):- Madaxweynaha Dawladda Puntland ee Soomaaliyeed Dr, C/raxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa safar deg deg ah ku soo gaarey magaalada Xarfo ee gobolka Mudug. Madaxweynaha ayaa saaka ka soo amba baxay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland, iyadoo safarka Madaxweyne Faroole uu ku yimid degmada Xarfo uu ku weheliyo Lataliyaha Madaxweynaha ee dhinaca Ciidanka Gen, C/laahi Cali Mire Careys. Booqashada Madaxweynaha Puntland ee degmada Xarfo ayaa la sheegay in ay tahay mid uu ku doonayo in uu kula kulmo Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo ah Issinka Beesha Cumar Maxamuud, iyadoo kulanka Issinka iyo Madaxweynaha uu ka dhici doono Aqalka Islaan Bashiir oo ku yaala degmada Xarfo ee gobolka Mudug. Madaxweynaha Puntland Dr, C/raxmaan Faroole ayaa waxaa lagu wadaa marka uu la kulmo Islaan Bashiir Islaan Cabdulle in uu dib ugu noqdo magaalada Garoowe ee caasimada Puntland, balse uusan soo gaari doonin magaalada Gaalkacyo ee caasimada Gobolka Mudug. Lama garanayo waxyaabaha ay ka wada hadli doonaan Madaxweynaha Puntland Dr, C/raxmaan Maxamed Maxamuud iyo Islaan Bashiir Islaan Cabdulle, ha yeeshee waxaa warar lagu kalsoon yahay ay sheegayaan in Madaxweynuhu doonayo in uu Islaanka kala sheekeysto xaaladaha dadka degan gobolka Mudug ee uu Issinka u yahay. RBC Radio.
  15. Somaliland: A radical change? By Afyare Abdi Elmi Somaliland's recent elections have been praised as 'free and fair' Although the international media has under-reported it, the world has recently witnessed a major event in the Horn of Africa - a free, fair and generally peaceful election in Somaliland. On July 2, Isse Yusuf Mohamud, the chairman of Somaliland's election commission, announced that Ahmed Mohamud Silanyo, the leader of the opposition Kulmiye Party, won the presidential election with 49.59 per cent of the 538,246 votes cast. The incumbent president, Dahir Riyale Kahin, came a distant second with 33.23 per cent of the votes. International observers declared the election "free and fair" and praised the conduct of political actors and stakeholders involved in the election campaign. Even more significantly, unlike many leaders in the region, Kahin embraced the popular verdict and accepted defeat gracefully. A peaceful transfer of power is now underway. Two options However, this significant event brings into focus two contradictory approaches to the future of the region: (1) recognising Somaliland as a new state or (2) establishing the Somali state from Somaliland. Proponents of the secession of Somaliland as an independent state argue that Somaliland has fulfilled the criteria of statehood - a permanent population, defined borders, territorial control and government. They also note Somaliland's achievements in the wake of the Somali government's collapse in 1991 - particularly impressive considering the heinous crimes Somalia's military regime committed against the people of the north before it fell - and assert that the region established peace, demonstrated a commitment to democracy and presented mature leadership. Challenges of creating a new state Can Somaliland's experiences be replicated in the rest of Somalia? [EPA] But creating a new de jure state can only come about from two directions: the international or national front. Internationally, political considerations have often outweighed legal and historical arguments for most of the 25 countries that have joined the UN over the last two decades. Interestingly, although Bosnia-Herzegovina has not fulfilled all of the criteria for statehood it has been recognised as a state. But, despite the recognition of two permanent members of the Security Council, the US and the UK, and another 67 countries, Kosovo is not yet a member of the UN. Serbia, Russia and many other countries facing secessionist challenges refused to recognise it. In Africa, only Eritrea has attained de jure statehood since 1992. The African Union recognised it after Ethiopia relinquished its claim and recognised Asmara. The African Union is reluctant to address the issue of recognising new African states because it wants to maintain pre-existing boundaries. It is not a coincidence, therefore, that the African Union has not formally processed Somaliland's application even though it was submitted in December 2005. For Somaliland to secure a UN seat, it requires the support of the majority of the countries of the African Union, nine members of the Security Council, including the five permanent members, and two-thirds of the General Assembly. In today's security cautious and politically charged atmosphere, consensus among the five permanent members is often difficult to achieve, no matter what the issue. But with meager resources, Somaliland cannot mobilise the lobbying efforts needed to deliver state recognition. Its ability to access international forums and to impose sanctions if some states refuse to recognise it is limited. Achieving recognition through international channels will, therefore, prove extremely difficult. The second, and perhaps more feasible, option is through what political scientists call the consent of a parent or partner state - in this case Somalia. If, as in the case of Eritrea and many states that separated from Russia, Somaliland's parent or partner state relinquishes its claim to it, the international community would have no choice but to recognise it. At this time, however, the Transitional Federal Government (TFG) in Mogadishu has neither the will nor the capacity to make this decision. And the international community has not accepted the dissolution of Somalia as it supports the government and has sent peacekeeping troops there. Neither the national nor the international option, therefore, appear to offer an easy solution. Radical solutionIN depth More from this author: Allies at odds over Somalia Somalia 'ripe for resolution' Somali Islamists: A potential ally? 'Time for a new Somalia policy' 'Time ripe to rebuild Somalia' But, there is an alternative. A win-win solution for all involved is still possible. Given the fact that efforts to establish a legitimate and functioning Somali state from Mogadishu have failed, the international community and the Somali elite should consider the creation of the Somali state from Somaliland. There are several reasons why the time is ripe for this option. Firstly, and perhaps most importantly, there are no religious, cultural or language differences separating Somalis - the homogeneity of the Somali people is an obvious reality. Somalis have a shared culture and history and a collective destiny. Moreover, there is no minority issue here. The dominant **** clan in Somaliland is one of Somalia's major clans. Secondly, recent events in Somalia have contributed to maturing the general public and preparing them for a radical change. The two-year-long Ethiopian occupation of southern Somalia has had two unintended consequences. It has revealed the vulnerability of all Somalis regardless of region and, by displacing hundreds of thousands from the south, it has increased levels of contact between average Somalis, thus having a normalising effect. For the first time, there is a growing realisation among large segments of Somali society that their survival is interlinked. Religious, cultural, language and ethnic unity can, therefore, be more easily transformed into a political order that is at peace with itself and its neighbours. Thirdly, the transitional government in Mogadishu is struggling against multi-clan extremist groups, many of whom are from the north. Unless a miracle occurs, the TFG's chances of success are slim. And with just one year until the government's mandate ends, the establishment of a state from Somaliland offers more promise than yet another conference producing a dysfunctional government or an extension of the TFG's mandate. Finally, Somaliland's experiences and institutions can easily, in theory at least, be replicated in the rest of Somalia. Dialogue and consensus In a globalised world, life is not easy without a stable, legitimate, functioning and recognised state. Somalis in the south long for peace and stability, while those in more stable regions experience difficulty in accessing development assistance or in travelling to nearby countries for work or trade. Young Somalis who perish in the desert between Sudan and Libya or on the Mediterranean Sea come from across Somalia. Establishing the Somali state from Somaliland would be one feasible option that the world should consider. Perhaps, moving the main UN agencies in Nairobi to Hargaysa would be the first step towards this end. In the final analysis, however, the ultimate decision on either unity or separation has to come through dialogue and consensus. In other words, neither force nor emotion-driven rhetoric will take the country anywhere - a genuine debate must begin. Dr Afyare Abdi Elmi is a professor of International Affairs at Qatar University and the author of Understanding the Somalia Conflagration. The views expressed in this article are the author's own and do not necessarily reflect Al Jazeera's editorial policy.
  16. Galmudug: Waxay U Baahantahay In Si Dag Dag Ah Loo Badbaadiyo Wednesday, July 21, 2010 12:54 PM by: Xasan Abdi -Cad Bismilaahir Rahmaanir Rahiim ====================== Maamulka hadda jira ee Galmudug oo loo huray naf iyo maal si loo taabagaliyo ayaa wuxuu marakan qarka usaaran yahay colaad iyo fowdo aan loo baahneyn. Ilaa iyo markii dhidibada loo taagan maamulka Galmudug sanadkii 2006 si looga baxo amni xumadii, kala dambeyn la'aantii iyo adeeg bulsho la'aantii, waxaa deegaanada maamulka Galmudug kadhacay isbedelo lagu diirsaday oo xaq amni, heykal maamul balaaraan oo wata faracyadiis sida aqal barlamaan, gole guurti, waxbarasho hanaqaaday, dhismiyaal bilicsan, ganacsi xoogleh, iwm. Shirqool Maleegay Waxaa jira shirqool iyo xasarad lagu duminayo guud ahaan waxla wixii u qabsoomay Galmudug dhinackasta uu hormood u yahay ninka lagu magacaabo Cabdi-Shurgi Cali Xersi. Ninkan Cabdi-shugri wuxuu kamid ahaa qabqablayaalkii qandaraaska kusoo qaatay in ay jabiyaan golihii maxaakiimta sanadkii 2005 balse iyaga la jabiyay. Intii dhowr bilood wuxuu Cabdi-Shugri, sheeganayay xil been abuur ah( gudoomiyaha Ahlu sunna Waljameeca ee gobolada dhexe oo badbaadada qaranka). Wararka laga helayo koofurta Gaalkacayo baa sheeganaya in Cabdi-Shugri, soo dhoobay maleesho koofurta Gaalkacyo asagoo ku andacoonaya in uu sugayo ammaanka Galmudug ! Ammaanka Galmudug waxaa ka masuul ah maamulka Madaxweyne Maxamed Axmed Caalin, Cabdi-Shugri dhaqdhaqaaqa uu kawado koofurta Gaalkacyo-na waa tu siweyn lid ugu ah maamulka loo dhan yahay, amniga iyo horumarka ay ku tilaabsatay Galmudug. Warar xogogaal ah ayaa tilmaamaya in Cabdi-Shugri, in uu taageero hil iyo hooba leh uu ka haysto dad sokeeye ah oo doonaya in Galmudug jilbaha dhulka loo dhigo iyo duulal shisheeye ah oo cadow ku ah jiritaanka iyo horumarka Galmudug. Su'aashu waxaa weeye:- 1. Waamaxay xigmadda kujirtaa in Galmudug ladumiyo? 2. Ma Dan gaar ah oo gurcan oo shaqsi baa mudan inloo haligo ummada dhan oo u hinqatay nabad iyo horumar? 3. Cabdi-Shugri, waamaxay abaalka uu ku leeyahay Galmudug oo aan ka aheyn in uu kasoo jeedo deegaanka ? 4. Cabdi-shugri, xagee buu ka keenay Maleeshiyada hubeysan oo uu soo dhoobay koofurta Gaalkacyo, waxaa la leeyahay Maleeshiyadaasi kama soo jeedaan Galmudug ? 5. Cabdi-Shugri, xagee buu ka keenay kharashka lixaadka leh oo uu ku bixinayo hawlaha gurcan oo uu kawado Galmudug ? * Su'aalahaas jawaabtooda waxaan u deynayaa dadka caqliga iyo garashada fiican u saaxiibkaa !! Ugu dambeyntii, waxaa haboon in maamulka Madaxweyne Caalin uu waajibaadkiisa umadeed uu dag dag u guto asagoo shir Jaraa'id amuurtan ka qabanaya isla markaasna qaadaya tilaabooyin adag oo amniga Galmudug lagu sugayo. Waxaa taagan xiligii gacan bir ah lagu qaban lahaa kuwa ka ganacsada shacabka masaakiintaa dhiigooda iyo cirdigooda ama karaamadooda. Kuwa u dhashay Galmudug oo doonaya inla dumiyo Galmudug waa kuwo ah maangaab iyo caado-qaatayaal waana in laga cayriyaa deegaanada Galmudug, waayo dadkaasi waa manaxayaal aan lahayn damiir, garasho fiican iyo diin.
  17. Mamulkii Konfurta Galkacyo Wuu Bur’Buray Waxaana Lawareegay Xoogag Naga Awood Wayn. Posted by Ali on July 23rd, 2010 Galkacyo(Puntlandi.com);-Warqoraala oo ay soo saaren mamulkii koonfurta Galkacyo ee uu hogaaminayay Axmad Maxamed Caalin ayaa lagu cadeeyay in mamulkii koonfurta Galkacyo uu Fashilmay. Qoraalkan ayaa lagu cadeeyay in koonfurta Galkacyo ay lawareegen xoogag ka awoodroon mamulkii konfurta Galkacyo taana ay dhalisay in meesha uu kabaxo mamulkii talada hayay. Masuuliyiin katirsanaa mamulkii koonfurta Galkacyo ayaa ku biiray mamul uu dhisay C/shukri Ali Xirsi waxaana masuuliyiinta ku biiray kamida Ali Diiriye Aloore. Wararkale ayaa sheegaya in Bur’burka kuyimid mamulkii Lamagacbaxay Galmudug ay qaybkatahay in Maleeshiyadii Mamulkaa ku biireen ciidamo ka marqaata nin Yuhuudi ah oo saldhig kasamaystay koonfurta Galkacyo. Hogaamiyaha Xaafada koonfurta Galkacyo Caalin ayaan ka hadlin Bur’burka kuyimid mamulkiisii waxana afhayeen u hadlay uu Wacad ku maray in maleeshiyadooda dagaal’lagalidoonaan C/shukri iyo Maleeshiyada ay isku haybta yihiin. Warkan ka soo baxay mamulka Koonfurta Galkacyo ayaa ha warar maalmahii udanbeeyay lahadal’hayay kaa oo ku saabsanaa in mamulkii Fashilmay kadib markii uu soogaaray deegaanada C/shukri Ali Xiri waxaana koonfurta Galkacyo ka socda Abaabul Dagaal oo u dhaxeeya Maleeshiyaadka ay ka soo kala jeedan shaqsiyaadka iskuhaya Talada Xaafada Koonfureed ee magalada Galkacyo. Ali Ahmed Abdi
  18. Iska Horimaad Dhimasho iyo Dhaawac Sababay oo Xaley Ka Dhacay Degaanka Karin ee Duleedka Boosaaso Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in ugu yaraan 1 ruux uu ku dhintay 3 kalena ay ku dhaawacmeen iska horimaad kooban oo xaley saqdii dhexe ka dhacay degaanka Karin ee duleedka magaalada Boosaaso. Wararka laga helayo dadka degaanka ayaa sheegaya in iska horimaadka uu bilawday xaley waqti dambe ka dib markii niman hubeysan ay weerar ku soo qaadeen bar kontorool oo ay ku sugnaayeen ciidamada Puntland iyadoo markaasi ka dibna ay bilaabatay rasaas la isweydarsaday. Qofka dhintay ayaa la sheegay inuu ahaa ruux degan Karin oo ah tuulo laamiga ku taalla isla markaana Boosaaso u jirta dhowr iyo toban KM. Saddexda dhaawaca ayaa la sheegay inay ahaayeen ciidanka Puntland. Lama oga khasaaraha soo gaaray dhinaca kale. Xaalada ayaa saaka degan sida ay wararku sheegayaan. Ciidamo badan oo ka tirsan kuwa Daraawiishta Puntland ayaa loo diray degaankaasi ka dib dagaalka, waxaana aad loo adkeeyey amaanka. Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay dhinaca masuuliyiinta Puntland oo ku saabsan aiska horimaadkan. Dagaalkan ayaa ku soo beegmaya iyadoo maalin ka hor madaxweynaha Puntland uu ku dhawaaqay dagaal xoogan oo ka dhan ah maleeshiyaad raacsan Xarakada Shabaab oo ku dhuumaaleysanaya buuraleyda degaanka Galgala ee duleedka Galbeed ee Boosaaso. Puntland ayaa ku eedeysay maleeshiyaadkiisa oo ka amarqaata wadaad lagu magacaabo Maxamed Siciid Atam inay ka dambeeyaan dilalka iyo qaraxyada ka dhaca Boosaaso. RBC Radio Xafiiska Wararka Nairobi
  19. Xaflad shahaadoonsiin ah oo kadhacday hotel embessy ee magaalada gaalkacyo Xafladan ay sooqaban qaabiyeen maamulka dugsiga sare ee s.y.l oo siweyna loosoo agaasimay ayaa waxa ay kadhacday magaalada gaalkacyo waxaana xafladan ey aheyd mid shahaado lagu gudoonsiinayay aradadii sanadkan kaqalinjabisay dugsiga sare ee s.y.l waxaana khalkaas kusugnaa masuuliyiin katirsan maamulka galmudug iyo marti sharaf kale ayaa waxa ay aheyd mid lagadareemayay qaabka loosooqaban qaabiyaymid waxaana halkaas kahadlay maamulka dugsiga sare ee s.y.l culuma udiin halkaas kasooqeyb galay. waxaana ugu horeyn halkaas kahadlay shiiq muxuyadiiin shiiq yuusuf bare oo ah gudoomiyaha jimciyada alixsaan islamarkaana ahaa aas aasayaashii dugsiga sare ee S.Y.L waxa uuna kasheekeeyay sidii ay kusoobilaabeen dhismaha iyo fikirkii dugsi sare oo magaciisu yahay S.Y.L waxa uuna umahadceliyay dhamaan intii kaqeb qaadatay hormarintaa dugsiga sare ee S.Y.L waxa uuna kuladardaarmay ardadii kaqalinjabisay dugsiga sare s.y.l inay aqoontooda kor uqaadaan. waxaa halkaas isna kahadlay wasiirka waxbarashada galmudug burhaan warsame cigaal oo erayo hambalyo ah udiray ardadii kaqalinjabisay dugsiga sare ee s.y.l waxa uuna wasiirku kudheeraaday wax qabadkii wasaarada waxbarshada mudadii ayjirtay isagoo kacodsaday maamulada dugsiyada inay lashaqeeyaan wasaarada waxbarashada isagoona sheegay in waxlataabankaro ay qabatay wasaarada waxbarashada waxuuna ugubaaqay bulshada in loobaaahanyahay inlalashaqeeyo maaamulka galmudug oo uusheegay hadaaney helin taageerada bulshada galmudug inaaney kaligood waxba qaban karin iskusoo wadaduuboo xafladaas ayaa aheyd mid siwanaagsan usioogabagaboowday. Liibaan C/laahi Faarax Qaran SBC International- Gaalkacyo
  20. Xaflad shahaadoonsiin ah oo kadhacday hotel embessy ee magaalada gaalkacyo Xafladan ay sooqaban qaabiyeen maamulka dugsiga sare ee s.y.l oo siweyna loosoo agaasimay ayaa waxa ay kadhacday magaalada gaalkacyo waxaana xafladan ey aheyd mid shahaado lagu gudoonsiinayay aradadii sanadkan kaqalinjabisay dugsiga sare ee s.y.l waxaana khalkaas kusugnaa masuuliyiin katirsan maamulka galmudug iyo marti sharaf kale ayaa waxa ay aheyd mid lagadareemayay qaabka loosooqaban qaabiyaymid waxaana halkaas kahadlay maamulka dugsiga sare ee s.y.l culuma udiin halkaas kasooqeyb galay. waxaana ugu horeyn halkaas kahadlay shiiq muxuyadiiin shiiq yuusuf bare oo ah gudoomiyaha jimciyada alixsaan islamarkaana ahaa aas aasayaashii dugsiga sare ee S.Y.L waxa uuna kasheekeeyay sidii ay kusoobilaabeen dhismaha iyo fikirkii dugsi sare oo magaciisu yahay S.Y.L waxa uuna umahadceliyay dhamaan intii kaqeb qaadatay hormarintaa dugsiga sare ee S.Y.L waxa uuna kuladardaarmay ardadii kaqalinjabisay dugsiga sare s.y.l inay aqoontooda kor uqaadaan. waxaa halkaas isna kahadlay wasiirka waxbarashada galmudug burhaan warsame cigaal oo erayo hambalyo ah udiray ardadii kaqalinjabisay dugsiga sare ee s.y.l waxa uuna wasiirku kudheeraaday wax qabadkii wasaarada waxbarshada mudadii ayjirtay isagoo kacodsaday maamulada dugsiyada inay lashaqeeyaan wasaarada waxbarashada isagoona sheegay in waxlataabankaro ay qabatay wasaarada waxbarashada waxuuna ugubaaqay bulshada in loobaaahanyahay inlalashaqeeyo maaamulka galmudug oo uusheegay hadaaney helin taageerada bulshada galmudug inaaney kaligood waxba qaban karin iskusoo wadaduuboo xafladaas ayaa aheyd mid siwanaagsan usioogabagaboowday. Liibaan C/laahi Faarax Qaran SBC International- Gaalkacyo
  21. This one of the new hotels to be opened in garowe soon. It's located in the suburb 1st of august. It's still not complete and construction is still continuing.
  22. This one of the new hotels to be opened in garowe soon. It's located in the suburb 1st of august. It's still not complete and construction is still continuing.
  23. Fears of a new Tora Bora in northern Somalia. By Mustafa Haji Abdinur ERIGAVO, Somalia — A notorious warlord and arms dealer is training Islamist fighters in the remote mountains of northern Somalia and setting up what local officials fear could become a new Tora Bora. Mohamed Said Atom, one of a handful of men singled out by the UN Security Council as violating an arms embargo on Somalia, has established bases in the Sanaag mountains straddling Puntland and Somaliland, a senior security official said. The Al Qaeda-linked Shebab insurgent group has been mainly active in southern and central Somalia in recent years, focusing its military efforts on trying to topple the western-backed government in Mogadishu. But the July 11 bombings in Kampala claimed by the Shebab have signalled the group's expanding reach, and activity by Atom's men in Sanaag has stirred concern that the rebels were now poised to destablise the two breakaway states. "Atom has links with Al-Qaeda and represents the Shebab in the region," said Colonel Mohamed Jama, a senior security official from the semi-autonomous state of Puntland. "We are receiving information that he has mobilised hundreds of Islamist militants in the villages around Sanaag Bari," Jama told AFP. "Our security forces are now fully prepared to launch an offensive against those terrorists who are establishing a safe haven in the region and want to disrupt our stability," he added. Puntland and the self-proclaimed state of Somaliland, to the east, have been more stable than central and southern Somalia in recent years but they have been wary of late that the Shebab might seek to open up new fronts. Residents in eastern Puntland's Galgala told AFP that at least 400 fighters were mobilised and trained recently across the region and added that the Shebab's black flag was flying in some villages. "The number of Islamist militants gathered by Atom in the region has increased dramatically. We see some of them on pickups with heavy machine guns and RPGs, proselytising," said Hussein Sahal, a Galgala elder. "They have several military camps in the mountains where they train young men, most of them from the region. It will be very difficult for any army to fight against them," Abdi Haji Sugule, another elder, told AFP. The Golis mountain range marking the unrecognised border between Puntland and Somaliland is arid, honeycombed with caves and very difficult to access, a terrain officials fear could become the ideal hide-out for Al Qaeda in Somalia. "Atom is a local but has old connections with a number of Islamist networks worldwide," said Bile Mohamoud, a security official in Puntland's economic capital Bosasso. Atom, from the ********** clan, was born in Galgala around 1966 and has led his local militia since at least 2006. The UN group monitoring the arms embargo describes him as an arms trafficker and key supplier of weapons to the Shebab. "We believe he wants to turn this place, the most impenetrable mountains in Somalia, into an Al Qaeda hide-out," Mohamoud said. "This part of the country is very strategic and important for men like him who are on the run. You cannot flush out a trained army from those mountains unless you have hi-tech military hardware." "It's like Tora Bora in Afghanistan," he said, in reference to the cave complex where Osama bin Laden and top Taliban leaders were believed to be hiding in the country's eastern mountains when US forces attacked in 2001. Abdi Saleban, a Somaliland security official based in Erigavo, the largest town in the area, also acknowledged that Atom was gaining strength but insisted that his forces were ready to face him. "We know about the movements of this Al Qaeda-linked militant in the mountains but our forces are ready and on high alert," he said. Source: AFP
  24. Arday Ka Qalin Jebisay Machadka GTVC Ee Qardho (Sawiro) July 22, 2010 Xarunta Gardo Techinical and Vocational Centre (GTVC) ayaa lagu qabtey xaflad qalinjabin ah oo lagu gudoonsiinayey arday gaareysa afartan iyo sadex arday (43). Xafladaan ayaa waxay maanta ka dhacday hoolka shirarka ee xarunta GTVC ee magaalada Qardho,waxaana ka soo qaybgalay masuuliyiinta gobolka Karkaar,degmada Qardho,Aqoonyahanka,Culimada,waalidiinta,cuqaasha jaaliyadda dibadda wakiiladda hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala gobolka Karkaar ee magaalada Qardho sida DIAKONIA SWEDEN ,DRC ,SAVE THE CHILDREN iyo CARE. Waxaa hadal ka jeediyey maaamulka machadka SIBA iyo xarunta GTVC C/xakiim Maxamed Cismaan oo ka warbixiyey taariikhda machadka iyo ardayda ka qalin jabisey oo gaaraysa 350 isaga oo aad u bogaadiyey hay’adda DIAKONIA IYO Ururka SAXANSAXO ee DENMARK. Waxaa isagana ka hadlay Duqa magaalada Qardho Cismaan Buux Cali oo ku baraarujiyey inay dhalinyaradu bartaan xirfadaha si ay uga qayb qaataan horumarka dalka. Sidoo kale waxaa hadal qiimo leh kasoo jeediyey Agaasimaha Waaxda TVET ee wasaaradda waxbarashada Maxamed Cali Faarax. Gaba gabadi waxaa xafladii soo xiray oo khudbad ka jeediyey Guddoomiye kuxigeenka gobolka Karkaar Yoonis Cali Faarax. Horseed Media