Jacpher

Nomads
  • Content Count

    5,330
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Jacpher


  1. ^xaaji; raggan old diaper Hiiraale indho aan laheyn ma arkaan thus can't see the big picture. The same man that controlled the city for eight long years and has nothing to claim for it except infamous isbaaro on every house corner and nightly rapes.

     

    HAG is united front against Jubbaland, from the president to interior minister to their reporters to their odayaal. At least we know what unites; starting a new civil war in Kismaayo.


  2. Today's twitter feeds:

     

    ****** Action Group ‏@HAGSomalia

     

    ****** Action Group condemns the illegal elections in #Jubbaland. Delegates were coerced into voting a certain way. #Somalia #Mogadishu

    ****** Action Group ‏@HAGSomalia

     

    Clan war looming as warlords Madoobe and Hiirale claim presidency of the hotel state #Jubbaland. #Somalia government warned of this occuring

    Abdi Aynte ‏@Aynte

     

    Barre Hiiraale, ex #Kismaayo strongman, also declared himself a president of ' #Jubbaland' state alongside Ahmed #Madoobe. Collision course?

    @InteriorMinister ‏@SomaliInterior
    Xilli maanta ay dawladdu guddi u dirtay Jubbooyinka in lagu soo beego arrintan waa xadgudub ka dhan ah shuruucda dalka, mana ogolaaneyno.

    @InteriorMinister ‏@SomaliInterior

     

    We have heard via media that an administration was declared in Kismayo today. 1 message is clear; We will not recognize that administration.

    Keydmedia: Warbixin | Axmed Madoobe: Waxaan doonayo waa Dagaal! // Xaalada Kismaayo oo kacsan

     

    Kadib markii Maanta lagu dhawaaqay natiijada hal musharax oo aan lala tartamin inuu yahay madaxweynaha cusub ee Jubaland ayaa waxa laga soo sheegayaa magaalada Kismaayo xaalad kacsanaan ah.

     

    Sh. Axmed-Madoobe oo horay uga tirsanaan jiray Ururka Al-Shabaab ahaana Gudoomiyihii Al-Shabaab ee Kismaayo ayaa ku dhawaaqay inuu ku guulaystay Madaxtinimda Kismaayo, inkastoo aysan jirin cid la tartameysay.

     

    Talaabadaan uu qaaday Axmed Madoobe ayaa waxay kayaabisay rag uu ka mid yahay Sheekh Shakuul oo ayagu ku dhawaaqay inay yihiin musharixiin u tartamaya xilkaan, sidoo kalana waxay keentay in shacabku ay iswaydiiyaan sida ay wax u jiraan.

     

    Labadii Musharax ee ugu dambeysay Max’ed Nuur Shambaar iyo Hilowle Aadan Muxumed, ayaa ka tanaasulay tartanka ka hor intii aysan bilaaban doorashadu.

     

    Sidoo kale waxaa goobta doorashada ka maqnaa musharixiin gaaraya 7 qof oo waayihii dambe u diyaar garoobayay tartanka doorashada laakin markii ay arkeen sida xaaladu ku socoto aan soo xaadirin goobtii doorashada.

     

    Barre Hiiraale oo ku dhawaaqay inuu yahay Madaxweynaha "Jubbaland"

     

    Bare Adan Shire “Bare Hiiraale” ayaa ku dhawaaqay inuu yahay madaxweynaha maamulka Jubaland ka dib doorasho uu sheegay inay ka dhacday magaalada Kismaayo.

     

    “Odoyaasha dhaqanka siyaasiyiin iyo shacabka gobalada Jubooyinka ayaa ii doortay in aan noqdo madaxweynaha Jubaland.” Sidaasi waxaa yiri Bare Adan Shire.

     

    Wuxuu sheegay inuu doonayo wanaag laakiin uusan doonayn wax dagaal ah, wuxuuna sheegay in xiligaan laga gudbay in la dagaalamo.

     

    Hiiraale wuxuu ugu baaqay shacabka gobalada Jubooyinka inay isdajiyaan oo ay ka fikiraan dantooda, wuxuuna sheegay inuu ka shaqayn doono danta shacabka.

     

    Dhanka kale waxa garoonka diyaaradaha Kismaayo ku xayiran oo loo diiday inay gudaha u galaan magaalada wafdi ka yimid Muqdisho oo ka kooban odayaal iyo siyaasiyiin u dhashay magaalada Kismaayo oo uu horkacayay Xildhibaan Max'ed Amiin C/laahi.

     

    Ma'aha markii ugu horaysay ee magaalada Kismaayo looga dhawaaqo maamul aan loo dhameyn oo Asalkiisu ku dambeeyay Burbur iyo Dhiig daata. Labaatankii Sanno ee lasoo dhaafay waxa magaalada Kismaayo laga dhisay uGu yaraan 10 maamul oo kii ugu waqti dheeraa uu ahaa maamulkii Al-Shabaab 2009 ilaa 2012.

     

    Xaalada Magaalada oo kacsan

     

    Wararka Caawa soo gaaraya Xafiiska Keydmedia Online ee Muqdisho ayaa sheegaya in Xaalada Magaalada Kismaayo ay Caawa aad u kacsantahay.

     

    "Doorashadii" Galabta waxa ay keentay Cabsi iyo qal qal Xoogan, waxaana laga cabsi qabaa Dagaal dhexmara Maleeshiyaad Beeleedka Raaskaambooni iyo kuwa Barre Hiiraale.

     

    Wixii kusoo kordha Warkaan & Wararka Kismaayo kala soco Keydmedia.net

     

    Keydmedia Online - Xafiisyada Muqdisho & Nairobi


  3. I think Muqdisho will be much better and has better days ahead. Regardless of clan/tribal city/state, Somalis are strong enough to overcome all that divides them today and will build better country tomorrow. Muqdisho will always be a huge central hub for all Somalis. Enough with the la la lands and the dissection of this beautiful qaalin of us.


  4. Carafaat;948985 wrote:
    If ***** ***** *****, somali bantus, etc, would participate, it would have slight chance. Laakinse wexe ka dhigeen riwaayad reer ku ciyaariyo tambuug Kenyati dhexdii.
    :D

    Right! Them Bantus represent their people in Sh. Hoose and Banaadir and voted for Culusow in large numbers :D