Deep Blue

Nomads
  • Content Count

    24
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Deep Blue

  1. ^^Thanks for reminding me but is there anything else you want to add?? or do you agree with Sharif_seylaci
  2. Originally posted by Sharif_seylaci: sanaag my ppl live there what you talking about my grandad is buiried there half of my family is from there maxaad sheegaysa I did not ask about your roots or family, however the question is what are the S-land militia doing in ******** area?. In my opinion your militia should stay within its area (I.e where your Qabil resides) and not interfere with other peoples business or else S-land is going to face war :mad: :mad: .
  3. We are gonne stay its our land You are funny since when did Sanaag became part of S-land keep dreaming. Return to Hargasysa that’s where you lot belong
  4. RADIO LAASQORAY:- Col Jibriil iyo Danwadaag oo ka hadashey Ciidamada Soo duuley Col Jibriil Cali Salaad oo ah Hogaamiyaha Maamulka Danwadaag ayaa si cadho leh digniin ugu direy xoogaga Reer Hargeysa ee SOO DUULEY isagoo ku amrey iney sida ugu dhaqsaha badan uga baxaan Sanaag oo uu sheegey inuu Danwadaag ay ka tiliso oo aysan ahayn in Hargeyso ay soo fara geliso. Listen Here
  5. Mar dhoweyd oo aan khadka telefoonka kula xiriirney odayaal jooga magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag ayey waxay noo sheegeen in ay ku war geliyeen ciidamada gardarada ku soo galay deegaanka Dhahar in ay uga baxaan deegaanka si nabadgelyo ha. Odayaashu waxay sheegeen hadii ciidanka soo duuley bixi waayaan in wixii meesha ka dhaca ay iyagu mas’uul ka yihiin xoogna lagaga saari doono. Odayaashaas oo hadalkooda ay ka muuqatey caro fara badan ayaa waxay ku celceliyeen in aan wax wada hadal ah laga geli Karin joogitaanka nimankan jooga magaalada agteeda ee gardarada iyo duulaanka soo qaadey. Odayaashu waxey sheegeen in nimanka calooshooda u shaqaystayasha ah ee cadawga dadka ku soo hogaamiyey lala xisaabtami doono. Waxay inta ku dareen in nimanka duulaanka soo qaadey ay yihiin jabhadii SNM-ta. Mar aanu wax ka weydiiney halka ay ciidamada soo duuley joogaan waxay noo sheegeen in ay hada ku sugan yihiin meel aan magaalada ka fogeyn laakiinse hadii ay nabad ku bixi waayaan xoog lagaga saari doono. Bahda allsanaag.com Dhahar
  6. P-land and S-land should withdraw there troops/envoys from the area, and allow the local people to decide their future.
  7. There was this guy at a bar, just looking at his drink. He stays like that for half of an hour. Then, this big trouble-making truck driver steps next to him, takes the drink from the guy, and just drinks it all down. The poor man starts crying. The truck driver says, "Come on man, I was just joking. Here, I'll buy you another drink. I just can't stand to see a man cry." "No, it's not that. This day is the worst of my life. First, I fall asleep, and I go late to my office. My boss, outrageous, fires me. When I leave the building, to my car, I found out it was stolen. The police said that they can do nothing. I get a cab to return home, and when I leave it, I remember I left my wallet and credit cards there. The cab driver just drives away." "I go home, and when I get there, I find my wife in bed with the gardener. I leave home, and come to this bar. And just when I was thinking about putting an end to my life, you show up and drink my poison
  8. I got free Windows Vista business from my University,
  9. Originally posted by Tahliil: By the way did u hear the latest news...That Cadee Muse accusin reer sool harborin argagixiso, naming names and all...after they Reer Sool rejected a proposition by the Yeeys of Hamar to transfer their arms...to Yeey the VAmpire army.???? [/QB] No I haven’t heard that news, but everything is possible by the sellouts, they seems to worship that Xabashi Tigrey B*a*s*t*a*r*d Meleze.
  10. Ethiopian Aggression: Laasqoray is next -Ali M. Ali The so-called TFG leaders are here, under the behest, of Lord Meles, to gradually dissolve you and your land. They are here, to baptize you and the Mu-adin at the mosque. They are here, to create greater Ethiopia. QaranimoNews Al-qaida, Islamic extremism, Al-itihad threat and regional instability are all smoke screens. Marginalizing Somalia, although centuries old intent, nevertheless, it became a policy after the Eritrean secession and emergence of SSRC headed by MR. Yusuf as facilitators immediately after the Arta Government. Outsourcing such as dreadful task to Abdillahi Yusuf and Ali Ghedi, so far seem to be progressing towards an optimum yield on the expense of national sovereignty and pride. Destruction, death and debasing in catastrophic proportions are yet to come, if the conspiracy succeeds. The unadulterated arrogance and the poignant TFG justification, pertaining to the indiscriminate shelling of civilians, in the hands of the Ethiopian troops and the tacit approval of the Ugandan peace keepers, are a prelude to the planned events ahead. Some of you, who are wicked, clannish and immoral would argue otherwise but, Eric Van der Linden, chief of the European commission delegation to Kenya , is about to investigate that issue of displacing and butchering civilians. One needs to ask himself/herself, why Ethiopia is putting all of its weight and resources behind not so charismatic old man and naïve Professor? Because, they see in both, what they can’t see in a sane Somali. A quid-pro-quo conspiracy, which entitles Ethiopia to have a federalized state as a neighbor, whereas Yusuf and Ghedi, as leaders engage in facilitations of treaties that our neighbor would sign with each and every autonomous state directly, without prior consultations with the federal Government, thereby, reducing its influence and power. Exactly two years ago, I wrote an article about the so-called Somali Federalism and its latent intentions. HIIRAN ONLINE deliberately, failed to post it, however Dhahar and Aljazeera did so. Although I made a mistake by painting Muse Sudi and Qanyare to be heroes among others, by advocating against Ethiopian deployment, nevertheless, it was clear to me then, the homicidal efforts of Abdillahi Yusuf, in regards to the latest events of atrocious bombardment, shelling and butchering of defenseless citizens on one hand, and eradicating those Somalis with “intent to interrupt”, the Ethiopian conquest on Somalia in general and Mogadishu in particular, on the other. IF Yusuf gets his way, with the exception of Bari, Nugal and northern Mudug (Puntland), Somalia as a whole would be in ruins. Immediately after taking over the governorship of Puntland, Adde Musse signed a treaty with Australian exploration firm, Range resources, to explore and mine Majiyahan area,the most eastern part Of Sanaag, a Warsangeli turf. A brief and deadly fight ensued between the Warsangeli Militia and the Puntland tribal army. Colonel Jeenitaag and Colonel Ali kk of the local militia, prevailed. However, the Puntland media has been, for the last three months, concocting reports that arms were coming in from Yemen through Las Qoray for the remnants of Islamic courts, who are hiding in Warsangeli Area. While that was happening, Cadde Musse was busy signing trade and security pact with our neighbor. Security pact? Yes to mine natural resources and halt the construction of Las Qoray port. 4000 Ethiopian troops are on their way to Sanaag. Mogadishu you are not alone. A betrayal of such a magnitude against your own people, while serving your enemy, is beyond comprehension, but what goes up comes down. When Henry VIII took over, the palace which archbishop of York, Thomas Wolsey built for himself, he said “had I served my Lord with half the zeal that I have served my master, he would have never left me naked at mine age to mine enemies”, and to that, I shall say, Somalis serve Allah, the almighty and TFG serves Ethiopia. TFG is here to occupy and gradually assimilate Somalia and Somalis to Ethiopia. My fellow Somalis, those aren’t ****** who are dying and fighting with bravery in Mogadishu, as Abdillahi Yusuf says, but SOMALIS. Those who halted the tanks, downed helicopters, destroyed personnel carriers and stood their ground, are our men and women. The Ethiopian domain stretches to everywhere from Ras Kamboni to lowyado. So those of you, who are supportive of the TFG and dwelling on the theory that, the Ethiopians would leave, are hallucinating. Rise Up. Ali Mohamed Ali Damala Xagare, Sanaag. ali_ali692@hotmail.com Source
  11. Sansaan colaadeed oo laga dareemayo Laascaanood iyo Xudun Boosaaso:- Waxaa magaalooyinka Laascaanood iyo Xudun laga soo waramayaa inuu ka jiro diyaar garow ciidan oo xoogan kadib markii ay soo bexeen warar sheegaya in Ciidamda Somaliland ee ku sugnaa duleedada Labada Magaalo ay laga dareemay dhaq dhaqaaq. Qeyb ka mid ah dadka Magaalada Xudun ayaa lagu soo waramayaa in ay diyaar garow ku jiraan iyagoo taageero ka helaya ciidamada Daraawiishta Puntland oo iyana u dhashey deegaanka. Maalintii shaleyto ahayd ayey ciidamo Somaliland ah oo kusoo durkay Tuulada Awrboogeys ayey dib uga noqdeen kadib markii Ciidankii Somaliland ee tegey Dhahar laga itaal roonaadey. Wararku waxay ku darayaan in xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood ay ciidamo badan oo Daraawiishta ahi ay soo galeen ilaa iyo xaleyto, ciidamadaas oo sida warku nagu soo gaarey xoojinaya ciidamadii hore u joogey tuulada Adhi cadeeye ee Duleedka Laascaanood. Magaalada Laascaanood ayaa waxaa ku sugan wasiirka Gudaha, Mr Xaabsade oo in mudo ahba aan warkiisa la hayn, dad badana ay aaminsanaayeen in xilkiisii laga qaadey. LaasqorayNET/Boosaaso
  12. Waxaa maanta uu dagaal ku dhexmaray Magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag Ciidamo maamul goboleedka Puntland iyo ciidamada ka Tirasan Jabhadii SNM dagaalkaas oo ay sababta ka dib markii ay magaalada Dhahar soo gaareen ciidamo ka socda maamulka Jabhada SNM oo uu hogaaminaayo Max’ud siciid wasiirka Sports ee Somaliland oo ah Nin Warsangeli ah. War madax banaan oo aan ka helnay ilo xog ogaal ah ayaa waxa noo sheegeen in hal Askari lagaga diley ciidamada Somaliland halka laba kaleeto lagaga dhaawacay waxaa kaloo naloo sheegey in Wasiir ah ***** uu dhawac yahay iyo weliba Baar Siciid Xaaji oo ah hawenay u dhaxda beelaha *****. Markii ugu danbaysay waxaa lagu sheegey Jabhadii SNM in ay sii cararayeen Qoyan oo ah meel wax yar u jirta Degmada Xingalool waxayna ku sii socdeen meeshii ay awal ka yimaadeen. Dhinaca Puntland mar aanu laxiriiray Taliye ku xigeenka Ciidanka Police ka Punland Cabdi Casiis Siciid Gacameey ayaa noo sheegay in aaney jirin wax khasaaro ah oo soo gaarey dhiniicisa ayna diyaar u yihiin in difaacaan dalka cidkasta oo ku soo duushana ay u dhigayaan cashar lama ilaawaana waa siduu hadalka u dhigaye,Taliyuhu wuxuu sheegey in ay gacanta ku hayaan guud ahaan degmada oo dhan. Warku waxay intaas ku darayaan in hada magaladu degan tahay ayna ku sugan yihiin mas’uuliyiin badan ka tirsan maamul goboleedka Puntland xaalada magaaladuna ay tahay mid aad u xasiloon. Dhinaca kale Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Cor C/laahi Cumar Cashuur ayaa wuxu bilaabay in uu dhamaan ciidamada heegan geliyo. Bahda allsanaag.com Boosaaso.
  13. ^ Bro all Puntlanders does not agree with what Yey and his kinsman are doing to our country, And what do you mean?? :mad: “but I wish they learn something of their nacasnimo, iyo shisheeye kalkaalnimada!”
  14. 2000 kun oo Ciidamada Itoobiya oo ku soo food leh Laasqoray ---------------------- Boosaaso:-Nuqul ka mid ah heshiiskii ay soo kala galeen waftigii uu hogaaminayey Madaxweyaha Dawlad Goboleedka Puntland Cadde Muuse iyo Dowlada Itoobiya ayaa soo gaaray Xafiiska allsanaag.com ee magaalada Boosaaso waxaa ka mid ahaa qodobadii lagu soo heshiiyey in 4000 oo ciidamada Itoobiya ay yimaadaan Puntland. 4000 kun ee Ciidamada Itoobiya waxay kala degi doonaan labo xero oo kala aha Garoowe iyo Laasqoray waxaana la sheegay in ay wax ka qaban doonaan nabada gobolada Puntland iyo in ay tababar siin doonaan Ciidamada Daraawiishta Puntland. 2000 kun oo ka mid ah Ciidamadaa waxay iman doonaan maalmaha soo socda Degmada Laasqoray oo ka tirsan gobolka Sanaag lamana garanayo sababta dhabta ah ee ay halkaas u imanayaan madaama ay Laasqoray ka mid tahay degaanada Puntland kuwa ugu Nabada badan. Mar aan caawa xiriir la samaynay siyaasiyiin ka soo jeeda gobolka Sanaag waxay noo sheegeen in Ciidamadaa loo keeni doono sidii loo guran lahaa kheyraadka ku jira Degaamadaas oo hada ka hor uu dagaal ku dhexmaray maamulka iyo Ciidamada Degaanka. Dhinaca kale waxaa la sheegey in ay ka mid tahay qorshaha maamulka oo ka soo hor jeeda in la hirgeliyo Dekeda Laasqoray sidaas awgedna la keeno ciidamo ka hor taga in la hir geliyo dekada. Muuse Ahmed Source http://www.allsanaag.com/Details.asp?id=1259
  15. EXPERIENCE OF FAITH African attorney's transition from Catholicism to Islam He was rummaging through some old books in his library and came across Sheikh Ahmed Deedat's book, Crucifixion or Cruci-fiction? which shook his faith and radically changed his concept of God and his entire life. What made a distinguished attorney, a proud Zulu by birth and a son of the African soil give up the Catholic Church in which he was raised in favour of Islam? This was a faith he was taught to be wary of. Attorney Dawood Ngwane was not searching for a new religion. He was quite pleased and happy as he was. At least that was what he thought. He was simply looking for a law journal in a heap of old books when he stumbled upon Sheikh Deedat's book, Crucifixion or Cruci-fiction? The title of this little booklet immediately grabbed his attention and stuck in his mind. He placed the booklet one side and felt an urgency to read it. Once he started reading the booklet he could not put it down. It had plunged him into a decisive moment of deep questioning. He had reached a point in his life where he doubted his core beliefs. He mustered the courage to go and talk to Sheikh Ahmed Deedat at the IPCI with the intention of convincing him that he got it all wrong. "My personal encounter with Sheikh Deedat further weakened my faith in the Trinity," Attorney Dawood said. But attorney Ngwane is a man of great substance and he was not going to walk away from the Catholic Church without consulting his Bishop at the Marian Hill Diocese, a place where he loyally and devotedly served the Church and the Christian community. Clutching Sheikh Deedat's booklet under his arm, he approached his Bishop. "My Lord, I have a problem," Attorney Ngwane said. "Yes, what's your problem?" he responded. "I no longer believe that God is a trinity," I said to him. "He nearly collapsed. He never thought that he was going to hear those words from me, because I was so firmly rooted in the Church." In a firm and authoritative voice the Bishop asked him, "what has happened to you?" Attorney Dawood Ngwane handed him Sheikh Deedat's book, and asked him to read it and to get back to him with his response. Three months passed and there was still no response from the Bishop. Attorney Ngwane informed the Diocese Management Committee what transpired between him and the Bishop and they were quite shocked. The committee then decided to arrange a meeting between him and Father Doncabe with whom he could discuss his questions of faith. "When I met Reverend Father Doncabe he had several Bibles with him. Father Doncabe said that I need to understand right from the outset that the 'TRINITY IS NOT IN THE BIBLE AND THAT IT IS THE TEACHINGS OF THE CHURCH'." At this point Attorney Ngwane knew that it was time for him to move on and made his transition from Catholicism to Islam in 1995, at the age of 65.
  16. Thanks for welcoming me bro I wish I did I left Somalia when I was about 5 yrs old so really I don’t remember that much. But inshhallah im might go there next year.
  17. Yo thats my birth place (Bardan)Walahi astonishing pictures :eek: :eek: