BN

Nomads
  • Content Count

    1,223
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by BN


  1. The problem is when both a large dowry and large wedding are asked for. This places a lot of pressures and stress on couples, and young men in particular, and is detrimental to their future success. Somalis sometimes have misplaced priorities...


  2. Originally posted by Castro:

    Meles is there to make sure his b!tch Geedi is alright. Apparently, Geedi spent all of Monday crying on the phone with Zenawi. During the conversation Geedi emphasized if Zenawi did not come in person and gave him a hug, he would find another sugar daddy (may be Afwerki).

    I'm sure you can find a more mature way to express yourself then this....


  3. M_ysuuf.jpg

     

     

    Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo AFgooye tegay, Muqdishana ku sii jeeda

     

     

    Sabti, December 30, 2006(HOL):Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa hataan waxay ku sugan yihiin Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

     

     

     

    Madaxweynaha oo diyaarad Helicopter ah ka soo raacay Magaalada Baydhabo ayaa wuxuu ku soo degay deegaanka Carbiska ee degmada Afgooye, kadibna wuxuu dhinaca dhulka ugu sii gudbay Magaalada Muqdisho, inkastoo ay jiraan warar kale oo sheegaya in uu deegaanka Lafoole ku sugan yahay oo aysan Xamar u gudbin.

     

     

     

    Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi oo xalay Muqdisho ku hoyday ayaa waxay degmada Afgooye ku soo dhaweeyeen Madaxweynaha, waxaana la sheegayaa in madaxweynaha uu booqan doono goobo badan oo Magaalada Muqdisho ku yaala sida Villa Somalia, Dekedda iyo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

     

     

     

    Wixii warar ah socdaalka Madaxweynaha ku soo kordha kala soco Hiiraan Online

     

     

     

    Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

     

    sxiis@hiiraan.com

    Mogadishu, Somalia


  4. An interesting turn of events. It seems the Courts have stretched their capacity and are now losing on all fronts. Their last hope seems to be to re-group now in Xamar and strategize.

     

     

    Maamulkii Maxkamadaha Jubbooyinka Oo Ka Baxay Kismaayo Iyo Magaaladii Oo Maanta Uusan Ka Jirin Wax Maamul Ah

     

    Dec 26,2006

     

    by Baardheere-GEDO-NN

     

    Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inay gebi ahaan ay ka baxeen maamulkii maxkamadaha ee gobollada jubbooyinka oo xarun u aheyd magaalada Kismaayo, iyadoo la sheegay in masuuliyiintii ugu sareeysay ee maamulkaasi ay u baxeen dhanka RAS KAMBOONI ee gobalka Jubbada Hoose.

     

    Masuuliyiintaan isaga baxay magaalada Kismaayo ayaa waxaa la sheegay inay la baxeen ilaa 20 gaadiidka dagaalka iyo ciidamadii ku harsanaa magaalada oo ay u kaxaysteen degaanka RAS KAMBOONI. Wararku waxay intaas ku darayaan in magaaladu aysan ku sugnayn raggii maamulka hayey oo magaalada ay ku sugan yihiin oo kaliya afartan meeyo ciidamo ka haray midowga maxkamadaha oo ku sugan agagaarka saldhigga booliska magaalada iyo garoonka diyaaradaha.

     

    Wararka la is dhexmarayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inay dhowaan halkaasi soo gaaraan ciidamo ka socdo dowladda federaalka Soomaliya oo la sheegay in racoodii ugu horeeyey ay soo gaareen degaano ka tirsan gobalka Jubbada Dhexe.

     

    Faaruqinta ay faaruqiyeen maamulkii maxkamadaha ee magaalada Kismaayo ayaa ku soo aaday xilli ay ciidamadii midowga maxkamadaha ee gobalka BAY ay gebi ahaan ka baxeen goobahii ay muddo ku dhow 8 cisho ay dagaalo kula jireen ciidamo isugu jiro Itoobiyaan iyo kuwa dowladda federaalka Soomaliya.

     

    GEDO-NN-Baardheere


  5. Originally posted by Digaale:

    ^since you did somali translation-
    :D

     

    OK maanta waxaan idiin soo gudbinayaa tarjumaad hadalo ay ku hadlaan reer "YO" waad ila garaneysaan. Muhiimadu waxay tahay inaad af garato, qaasatan hadaad dhawaan wadankan (mareykanka) soo gashay.

     

    REcognize homie this is our block!

    Translator :Soo dhawoow, tani waa dagaankeenii

     

    Step back dude You dont me like dat'

    Translator : Bal wax yar i sug ninyahay' kumaad aheyd.

     

    Social

     

    What u claimin'
    Qabiilkee tahay

    stop tha BS!
    naga daa xaarka dibiga!

    Is you beefin?:
    Hilib lo' miyaad heysaa

    you betta chill:
    Qabowga ayaa kuu roon

    Give me ur money foo
    Lacagta keen waa isbaaro

    You wanna get high
    Kor na gee aan marqaanee

     

    Dumarka marka ay la hadlayaan

     

    Whassup gurl
    Maxaa kor ah inanyahey

    Hit me up:
    Kor Igu dhufo

    Hey shorty how u feelin?

    Tan yaree gaaban sidee luguu hayaa?

    Hook me up, let me get the digits
    Isku keen xir (nikaax la aan) aan ku qabtee nambaradeeda keen.

    damn you are phat!
    Nacalatulah waad buurantahay

    Keep it on the DL
    Hoosta ku hayso

    You wanna go out wit me?

    Translator : Muku soo biyo biyeystaa? (badanaa waalidka waa mid ka qarsoon oo la is tartiibsanaayo)

     

    Entertanment

     

    I was bumpin hotboys remix with puff daddy it was off the chain
    .

    Translator : Wiilasha kulul ayaan dhageysanaayey marka ay la qasteen aabihii kuusnaa, waa sidii silsilado dad lago soo furay kale.

     

    I heard 50 cent rap man he was ill fo real'

    Translator :Ma maqashay konton kumi oo murmaayo, wuu jiranaa run ahaantii.

     

    Com'n lets go ride on my wheels, Ama break it down to you how the real players do it.

    Translator : Soo bax aan fuulnee garaangartaydii

    waxaan kuu jajabinayaa sidii ciyaartoyga ookale. ouch :confused:

     

    Sports:

    we waz at the game, man abdi was burning them catz. i was like dat's my daawg

    Translator : waxaan joognay ciyaartii, cabdi wuxuu gubay bisadihii oo idil, markaas baan iri kani waa aygeygii.

     

    I hope that was helpfull' Be patient and make sure you dont use any of your fingers to point out anything or wear gaduud mise baluug meelo qaarkood.

     

    peesh
    :D

    Looool....! Very funny. :D


  6. Originally posted by Libaax-Sankataabte:

    Duke, Ilaahay ha ka dhigo little Aisha tii dadkeeda, diinteeda iyo dalkeeda difaacda. Ilaahay cunug kheyr qaba haka dhigo oo waalidkeeda u wanaagsan. Aamiin

    Amiin! Mabruuk Smith old boy...happy to hear of the new addition to the family.


  7. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

    Eebbe ha u dambi dhaafo, hana u naxariisto walaasheen Yaasmiin Cashare.

    Aamiin. My condolences to her family and friends; I wish them strength through this period. Insha'Allah, those responsible will be held accountable.