wyre

Nomads
  • Content Count

    3,536
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by wyre


  1. Che -Guevara;920670 wrote:
    Haatu...Somalis dont torture or demean foriegners living among them. There's inherent defiant in Arab culture.

    they do rape and kill, they mistreat others when they kidnap in the ocean, and they would have done much worse, dadkoodi dad laayay oo dumarki saqiir iyo kabiir fara xumeeye ma dad kaley u naxaayaan


  2. In every nation there are few people who are worse people, but haku dambaabina few peoples waxey sameeyeen khalqi dhan alle uumay ha u aflagaadeynina,

    Another thing, inta aanan dad cambaareynin aanan aflagaado xun u geysan like alpha and Wadani, maan annaga is fiirino qaladaadka aan ku jirno iska qabano, habraha iyo inamada la kufsanaayo masaakiinta la laynaayo marna magac diimeed gacmaha looga jaraayo marna qabqablenimo maan aragno, uma jeednee dadkaas lugaha ka garaacaayaan dhowr qofood ayaa nooga daran oo laga yaabee iney dembi ku haystaan,

     

    soomaaliyey markaad idinka tashan weydeen ood yarkiina u naxariisan weydeen weynkiinana xurmeyn weydeen yaad ka sugeysaa inuu ku cizzo uu ku sharfo

     

    Allahayow xaqqa na garan sii, wixi dulmi dunidaan kuwadana naga qabo


  3. Mid reer GOBOL ah oon Luqadda ENGLISH-ka isku FIICNEYN ayaa JIMCA kasta wuxuu ku ARKAA fB Sidaan:- ''juma mubarak brother and sisters''...Maalintii dambe Ayaa SAAXIIBTIIS oo Joogta Wadamada QURBAHA ee looga HADLO luqadda Englishka, ku tiri '' haye how was ur friday?...Wuu fahmi waayay, kadib Soomaali ahaan bey ugu soo OORTAY...kulahaa... AR Haaa hadaan soo XASUUSTAY. WLHI EE Walashey ''juma mubarak brother and sisters Two'' :D


  4. Xarfaan reer waqooyi ah ayaa xamar imaaday ka dib qofto reer xamar ah guursaay bilo ka dib waqooyi ayuu u laabtay

     

    Mudo ka dib ayaa xaaskisii tell u soo dirtay oo u sheegtay inay umushay, Wuxuu ku yidhi Maxad umushay waxay tiidhi Igaar!!!! ninkii baa garan waayay Igaar, markaasuu saaxibkii ayuu weydiyay wuxu dhahay waar heedhe Igaar bay naagtaydii umushee igaarku waa maxay,Kii baa yidhi inaaalilaah waar ka baxso meesha naagtu mas bay dhashee

     

    habeen wanaagsan all :D


  5. I just hated this place, I was thinking of making some money to go "Halkey soomaalida u badneyd"

    Balse sida meesha iiga cad qof aan is fahmeyno SOL kuma jiro

     

    Blessed I don't have a trust in relatives, Infact my relatives are good for the other peoples Not for us