The Zack

Nomads
  • Content Count

    7,629
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by The Zack

  1. ^ So if you dismiss the TFG and dismiss the resistance, what do you want? An anarchy?
  2. This is very funny. Yesterday, Puntland publicly opposed the government and now when their son is picked for prime minister made a 360 degree turn. Now what do you call that?
  3. KN: Maalin kadib markii xilka Ra’isulwasaaraha loo magacaabay nin Puntland kasoo jeeda, ayay Puntland oo cabursanaantii ka nafistey ku hor neefsaday saxaafada, sheegteyna in ay markani si buuxda u taagersantahay dowlada Shariifka. Waa maamulka aan waligood ka gaban waxa ay rabaan, marka ay timaado in gorgortan siyaasadeed la galana iyagu ah kuwa geedka ay qabsadaanba loo gooyo. Tusaalaha meel fogba ma dhacayo. Jabuuti ayaa la tagay, lagu wadahadley, waxaa kasoo baxay in madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf oo reer Puntland ah xilka laga xayuubsho, Puntland geesaha ayay oodaha ku qaaday waxayna ku sigatay in ay ku dhawaaqdo in ay ka go’ayso Soomaaliya, dadaal baddan kadib waxaa lagu qanciyey in ay ka dhursugaan waxa Jabuuti kasoo baxa. Markii la qeybsaday xubnihii baarlamaanka ee Isbahaysiga kusoo aaday, Puntland markale ayay ka boodey sidii wax loo qeeybiyey, waxayna si cad ugu dhawaaqdey in aysan marnaba taageereyn nidaam sidaasi wax loo qeeybiyey, balse waxay go’aansadeen in ay ka dhursugaan qofka ay tahay in xilka Ra’isulwasaarenimada loo doorto. Puntland markani waxay gashay dagaalkii ugu cuslaa, waxayna caddaysay in haddii aanan qof reer Puntland ah xilkani loo magacaabin, qofkuu dooniba ha ahaadee, aysan jirrin sabab ay oga sii mid ahaadaan dowlada Shariifka ee millanka ah, walliba waxay xaalada circa isku sii shereertey markii musharixiintii kale ee aan reer Puntland ahayn, sida Galeyr, Gaandi iyo Maslax oo kale ay si layaab leh ugu sigteen in la magacaabo, taasina ay taageero xooganoga heleen baarlamaanka. Puntland waxay si cad u qayaxday markani in Puntland dad gaar ah la yiraahdo oo aysan ku jirrin beelaha kale sida kuwa degge Laascaanood oo jagadani la rabay Cali Khaliif Galayr oo kasoo jeeda, tanina waxay meel fog geeysey beelaha markii horeba dareensanaa in Puntland ay tahay magac ay dad gaar ah ku awr kacsadaan oo aan iyaga matalin. Shalay galinkii dambe gabal dhicii ayay malaha ahayd saacadii ay neefta kasoo boodey Puntland kadib markii la magacaabay Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo reer Puntland ah, waliba beesha lala rabay, laakiin Puntland tallo kama aysan hoos bixin oo farxadeeda banaanka meeysan soo dhigin oo waxay sugtey inta laga ansixinayo. Markii maanta uu soo yeerey warka ku saabsan ansixinta Cumar, Puntland waqti baddan kuma qasaarin in ay maalin u sugto ku dhawaaqida go’aankeeda, madaxweyna Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo farxad la burqanaya ayaa warfidiyeenada u sheegey in ay si buuxda u taageersanyihiin magacaabista Cumar Cabdirashiid , wuxuuna intaasi ku daray in ay ka fillanayaan dowlada isagoo Cumar si gaar ah u magacaabaya in uu dajiyo Soomaaliya inteeda kale. Puntland markasta moowqifkeeda waa cadaa, waxayna qabtay in haddii aanan la siinin qof reer Puntland ah, oo waliba reer qansax ah, 3 –da jaggo ee dowlad kasta ugu sareeyo midkood, aysan marnaba aqbali doonin wax kasta oo lasoo dhiso, taasina waa ay suuragashaa maadaamaa maamul dhisan oo xoogan ay yihiin. KismaayoNews.com
  4. Waranle, I don't want this to be personal but I really wanna ask you a question. Are you one of the "waligood mucaarad"? Do you own a business in the Bakara Market. Don't you think we should look at the big picture even once? Don't you think we should think out of the box this time? Isn't the peace you seem to be mentioning on all of your threads more important than who has what post? There is a Somali saying that says "Sidaad rabto haddaad weydo sidaad awooddo baa la yeelaa" or something to that line. The point is Sharif is a newly elected president, he has been President for couple of weeks now, let us give him the best support we can for now. Let us see where he goes with this. The freedom fighters of Somalia were fighting for 2 things like you mentioned. Kicking the Xabashis out of our land and ruling the country with law of Allah. The xabashis are now out, so will the AMISOM troops. The Sharif clearly stated that he is ready to implement the sharia law. Marka soo duceee oo bal yara daawo inaar intaad mucaaradnimada iyo niyad jabka joojiso. Aggah! I know you have a good heart. Dowladdan looma dhama miyaan saarneynaa waligeen. Aduunkii tag ee aan raacno. Wax kasto hal maalin lama qaban karo. Canjeero Somali sey ukala koreysaa loo kala qaadaa ama hal hal.
  5. Originally posted by AAliyah416: quote: ^^ so you gave up on lascanodi brothers? shakes head. All somali men are the same to me regardless of where they hail from.Indeed!
  6. Originally posted by somalipride: quote: They are the ones that liberated The "people" you are speaking for adeer. Ok fine, if they liberated the people, why are they now threatening President Sharif's government? Why are they still taking pictures holding guns and their fighters are still coverning their faces? If they liberated the people, why not put the guns down? They've now stated that they will fight the new government. These guys want war and need war to exist. I am confident president Sharif will lead Somalia to a more peaceful future insha'Allah. They are still fighting because they have not fully reached their goal, implementing sharia law in the entire country. You got problem with that?
  7. Originally posted by somalipride: Those Al-Shabaab characters are the ones with muddy prints, they are the one's being controlled by outside forces. That's why they have absolutely no interest in negotiating at all and threaten war over and over again. Sometimes I think that they are just made up by our enemies. Their actions are like bunch of savages and it's mind blowing why they want to kill. They are the ones that liberated The "people" you are speaking for adeer. When you were talking the talk they walked the walk. We all owe al-shabaab nothing but appreciation and ammaan.
  8. Sophist, you have to be the age of 40 or above per the "Axdiga Qaranka ee Kumeel-gaadhka ah". But hey I believe you and that is possible. You can't be any less-qualified than those who are running for it.
  9. ^Cool, thanks buddy, P.s. Daynile is not one of my news sources but again I read it every now and then.
  10. Gheelle, I know opinion-wise Daynile editors are retarded, I know but are you saying that is not a fact?
  11. ^Are you sure about that? Check this out.
  12. I heard that the interviews are still going on for this job. Sharif is taking his time and ensuring he makes the right choice.
  13. ^Sida wax loo doorto iyo qaabka loo doodo haddii ay barto Kaniisad ma dhib baa?
  14. Duceysane, ninku wuxuu dhashay xagaagii ka danbeeyay abaartii daba-dheer. Marka dee weynu qiyaaseynaa. JB, Dhalasho wacan sxb!
  15. KK, mayee waan ku qoslay ereyga "bisheen". Waxaan is dhahay maxaa la bilayay meesha lol.
  16. Malika, these accomplishments? Candidate for European Parliament for conservative Party Sweden Vice chairman, Conservative Youth (West of Stockholm) Member of District Council West Stockholm.
  17. Originally posted by Kool_Kat: Ala maxaa dhoocilo odayaal u biisheen... [/QB]
  18. Xiin, ma hubtaa? KK, waa ka bad baadday Nuune waagaas. Lool@waan ka war dooni lahaa. Indhaxumo adduunyo marbaa laga war doonaa miyaa sheekadu. You could've tried it in high school. That is the best and most appropriate time to try it lol.
  19. Nuune iyo Kool_Kat, waayo iyo waayo aa ka sheekeneysaan. Nuune, geedkaas anaa mar cunoo walee cirkaan maray. KK, geedka waa weed ama weed-lamood, shaaha ku daree instead of smoking it. P.s. Waxaan qiyaasayaa inaad afarteemayo tihiin labadiinaba yacni xaga da'da.
  20. Kool_Kat, Walaal anigaba labaatan goor baan is sharraxay oo candidate of this and candidate of that waan ahay marka kama maseersani. P.s. Magacii horaa la iga xaday.
  21. Originally posted by NGONGE: quote:Originally posted by Najmudin: Muu iswiidhish iskaga qoro bal ingiriisigii wuu jajabiyee. As proven by our very own Johnny B and Nadan the Swedes do speak and write better English than most English speakers (Of course I discount Johnny B from the speaking part here). Good on him... They speak better English. I got it. Nuune, I was just pointing out the areas he needs to work on since he has already accomplished so many things (according to shan iyo tobanka title uu sito)
  22. Jaceylbaro, What? There was Somali gay working with you in Somalia? So that is common now in there or what?