Garyaqaan2

Nomads
  • Content Count

    878
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Garyaqaan2

  1. Originally posted by Juje: Insha Allah the war will stop..Insha Allah. Insha alaah indeed ! One day the fight will stop one day. I will also like to add ala suxaanahu watacaalaa ha u naxariisto intiis muslim ah oo xaqdaro u dhmatay espcialy those who day while they where praying at karaan masjid. But Juje when will ask himself how could we stop this? Might be sheeq shariif should look another alternative. if the Ugands contuens to bam the city there will be no left Gaar ahaan danyarta aan dagaalka ka carari karin. women and children.
  2. Shacabka reer Muqdishow hadaadan sida Soomaliland iyo Puntland aadan dantiina garan waligiin sidaa iyo si ka siidaran baa niila xasuuqidoon Waa baryaa waxaad Muqdishoow ku dhinta ugu yaraan 50 qof markii leysku cel celiyo taana waxaa la dhihi karaa waa meesha Meesha Afaraad ee ugu dhimashada badan marka laga laga reebo Bakistaan ,Afganistaan,Sirilaa nga iyo Ciraaq oo in ka badan maalintii ku dhimataa . Waxaa isweydiin Mudan waxa idinka kaliya reer Muqdishoow masiibada idinku reebay waayo Soomalinad iyo Puntland waa dad idila mid ah oo Soomali ah oo sida muuqata labadaasi deegaan dantooda gartay ,maxaase idinka duway oo idinka maamulkii yimadaba aad xasaasiyo ugu qabtaan oo mar waliba mucaaradkiina xoojiyo miyadan ogeen hadaan leysku sabrin oo wax leysku ogolaan cid wax noqoneysa aysan jireynin Bal u yara jaleec Mucaarka Soomaaliland inta jeer la baajiyey doorashadii wali lama haayo shacab u gadoodayo sida shacabka reer Muqdisho oo aan la ogeen wax ay rabaan maalinba loola yimaad mashruuc lagu xasuuqayo hadana ay biyaha kadaba wadaan . Waxaa la hubaa nabada la helaa in ay tahay furaha diinta waayo ilaah qureesh wax kale uguma abaal sheegan waxuu ugu abaal sheegtay cabsidii iyo gaajadii in uu ga saaray bal ka warama 20sano hadaad ku jirteen cabsi iyo gaajo, waxaa lahuba hal wali saalaxa hadoow idinku jiraa in xaga rabi aad ka heli laheydan gar gaar dhinac walba ah Waxaa xusid mudan in maanta haweenka reer Muqdisho meel walba ay yimadaan ku dhiban yihiin waxase iga yaabisay in dalka Yeman dumarka Soomalida ee ka yimaada Muqdisho yihiin kuwa aad ugu bahdilan oo Yemanta ay dhahaan waa haweenkii Muqdisho ee sidaa doontaa ka yeela Aduunka masiiba ka xun ma jirta xal la wada garanaayo hadana sida lagu gaaraayo ay adagtahay ,walaahi wali masiiba ma dhicin hadan is qabanina mid ka xun tan aad hada ku jirtaan baad idinku dhici doonto . Raga aad ugurbaan tumeysaan hadana idin xasuuqaayo hal cunug ay dhaleen kama joogo goobaha lagu diriyo kan ugu sokeya waxay jeegaan deegaano nabdoon waxaase cajiib ah mid ka mid ah raga hogaaminaayodagaalka oo aan maalin taleefan kula sheekeystay waxuu ii sheegay in naagtiisa ay dhaleysa dhawaan ayna joogto baadiya fog ee gobol ka mid ah gobolada dalka marka bal ma isweydiisay adiga cunugaadii maalin walba la dilaayo hadana aad raali ka tahay walaahi janada ilaahay ma galo ruux isduleeyo waayo hal mar baad dhimaneysaan kacdoon dagaal diidnimo sameeeya si dhibka ilaahay idinkaga saar hadii lkale ku jira dulugaa aduun aaqira cadaabta hadinku dhacdee hadii kala dad iska dhiga oo la jaan qaada walaalahiin kale ee Soomaliland iyo Puntland oo diiday in guryahooda gabaad laga dhigta si loo xasuuqo Dagaalka oo caawa soo gaaray saqdii dhexe ayaa ciidamadii dowlada ay soo faarujiyeen dhamaan jiida hore dagaalka waxaana sida la sheegay la arkaayey dhaawacyo badan oo lala soo cararaayo si aysan u layenin xoogaga awooda kula wareegay Isbitaalka Keysaney
  3. Originally posted by Jacaylbaro: Where is Mejji ?? ,,, JB what do you want from meji just add your two cents. M Society needs big help this time. Waxaa loo baahanyahay in uu caqliga shaqeeya.
  4. Gudoonka odayaasha dhaqanka iyo midnimada Beelaha m s Cambaareeyay duqeyn ciidamada AMISOM ay shalay ka geysteen Magaalada Muqdisho. Posted: 6/18/2009 1:34:00 PM Shabelle: MUQDISHO Gudoonka odayaasha dhaqanka iyo midnimada Beelaha M ayaa waxaa ay si kulul u Cambaareeyeen duqeyn ciidamada AMISOM ay shalay ka geysteen Magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha Odayaasha dhaqanka iyo midnimada Beelaha M Max’ed Xasan Xaad ayaa si weyn u cambaareeyay duqeyntii aan kala sooca laheyn ee shalay ay ka geysteen ciidamada AMISOM Magaalada Muqdisho taasoo sabababtay dhimasho ka badan 30-qof iyo dhaawaca in ka badan boqol kale. Sidoo kale gudoomiyuhu waxaa uu ugu baaqay in kooxaha ku dagaalamaya Magaaada Muqdisho ay si deg deg ah u joojiyaan dagaalada islamarakaan ay u turaan dadka maatida ah ee mar waliba ku waxyeloobaya dagaalada u dhaxeeya. Hadalka Odayaasha dhaqana iyo midnimada Beelaha M ayaa ka dambeeyay dagaalo shalay oo idil ka socday magaalada Muqdisho kuwaasi oo ay bar bar socdeen duqeymo iyo madaafiic aan kala joogsi laheey oo ku dhacayay goobo ka fog fog xaafadaha lagu dagaalamay
  5. Najmudin i realy can not blam shabaab only shariif government has alot to do with this miss going on in muqdisho. Let's not blame shabaab only.
  6. These quotes are for M society 1. Nobody can hurt me without my permission 2. We must become the change we want to see. 3. “The Roots of Violence: Wealth without work, Pleasure without conscience, Knowledge without character, Commerce without morality, Science without humanity, Worship without sacrifice, Politics without principles ” 4. All crime is a kind of disease and should be treated as such” 5. They cannot take away our self-respect if we do not give it to them.” 6. You may never know what results come of your action, but if you do nothing there will be no result” 7. War is like a big machine that no one really knows how to run and when it gets out of control it ends up destroying the things you thought you were fighting for, and a lot of other things you kinda forgot you had.” kuwaase waa qoutes from Gary Wills and Mahatma Gandhi
  7. Inaa lilaahi WA inaa ileeyhi raajicuun. Muqdisho Society has seen enough. Everyday 50 + death and hundreds injures and un countable distraction. Where are the DOOBS, MALAAQ, IMAAN, waber, and UGAAS CULAMAA SHUYUUQS AND SO ON? WHER ARE THOSE AHALUL CILMI, ENOUGH IS ENOUGH. These people saver more pain then any other society. Uganda these animals are killing this instant left and right I am sure a lot off you will agree with me that they are worse then the Ethiopians. It is about time M society to say enough is enough.
  8. ^^^ ABTOOW ADAAABA KADAREE. WHAT HAPPEN TO YOU.
  9. ^^^^I belive you us well the same aw-muse if he wrote like you claim this massage. plus what point are you sending bring a prive msg in to public.
  10. Duke leave the pro putland personal. they love their country and i don't blam them. plus dadka ku rabo lama diido xataa hadeeysan kula dhashan lol. I heard enought talks about muqdisho and hargeeysa. It is about time to hear from laascaano galkacyo, bosaaso, carom garowe xaafuun hurdiyo iskushuban belawacato xumbeeysa burtile and so on. osman go head fill us with a good news.
  11. Ilaahoow kala qabooji muslimiinta uu dagaalku ka dhaxeeyo. Dagaal xal ma ahan. But Emperor acual you are right sheeq hotel govermen lost alot ground.
  12. well mr Emperor do you remembar that famouse pharse (war jiraaba cakaaru iman) Indha cade will soon be cupture by the mujaahidiin. He is 3 face man
  13. ^^ well i think the other gentalmen spoke very well mr gure. Omar was not making a point.
  14. Sakaria xaaji maxamuud calls the shariif goerment a puppet who doesn't have any suport of the somali people. Very good debat must see it, Omar Vs sakaria puppet goverment
  15. well i thought cumar xaashi was ani-eothopian, what happen did he change. i remembar when he was in ertaia he was calling cadawga wadanka in ay ka baxaan wadanka. well time has change.
  16. Originally posted by Juje: quote:Originally posted by Garyaqaan*: Col cumar xaai janaqoow shariif sheeq axmed and cumar cabdirashiid dhulkii waa iibsadeen marka isii umada ayaa heeyso. insha alaah dhalinyarada hadeey isku aqli celiyaan ay arinta dajiyaan iyagaa wadanka dowlada ka noqon doona. Maxaa habar alalas bananka ula so baxda markey wax yar maqlaan - hadhowna murugo meel la fadhista markey runta ka dabatimado. Juje bro maxaa ku helay we are only re reporting what the media have said already. sxb is daji yuusan dhiiga ku kicin. siyaasada soo maalida waa wasaq. biyo cab ee naso
  17. sheeq emperor who are you calling crazy boys ma xisbul islaam walee lagta caanoole haku maqasho. war baa kuu yaalo.
  18. che i belive this time the west will not interfere this . Col cumar xaai janaqoow shariif sheeq axmed and cumar cabdirashiid dhulkii waa iibsadeen marka isii umada ayaa heeyso. insha alaah dhalinyarada hadeey isku aqli celiyaan ay arinta dajiyaan iyagaa wadanka dowlada ka noqon doona.
  19. War hadda nasoo gaaray ayaa xaqiijinaya in Xoogaga Ururka Al-Shabaab ay la wareegeen gacan ku heynta Xarunta Xisbiga halkaasi oo xalay ilaa saaka ay ku hardamayeen Al-Shabaab iyo Maxkamadaha Islaamiga ku biiray dawlada KMG ah. Ciidamadi Maxkamadaha ee ku sugnaa Xarunta Xisbiga ayaa la sheegay in qaarkood xiriiro kala duwan ay la sameeyeen saraakiisha Al-Shabaab iyo kuwa Xisbul Islaam halkaasi oo ay si nabad galyo ah kaga soo baxeen isla markaana ay u kala galeen Al-Shabaab iyo Xisbul Islaam. Hadda waxaa dagaal adag uu ka socdaa agagaarka Ayaan daran iyo hareeraha Xarunta Xisbiga gaar ahaan xaafadaha Cali Kamiin, waxaana lagu soo waramayaa dagaalka hadda in uu yahay mid aad u culus oo xoogaga Maxkamadaha ay isku soo xoojiyeen. Gudaha Xarunta Xisbiga ayaa la sheegayaa in lagu arkayo meydadka dagaaliyahano halkaasi looga tagay,kuwaasi oo qaarkood ay muuqatay in ay ku geeriyoodeen dagaalkii adka ee xalay iyo hoobiyeyaal si ba'an xaruntaasi loola dhacay. Markacadey.net Isha ku haay
  20. War goor dhaw naga soo gaaray aaga hore ee dagaalada Muqdisho ayaa sheegaya in 7 baabuurta dagaalka ah oo katirsanaa Ciidamada Maxkamadaha ee ku jiray Xarunta Xisbiga inay kasoo baxeen halkaasi isla markaana ay isku soo dhiibeen Ururka Xisbul Islaam. Ilo wareedyo muhim ah ayaa u sheegay Markacadey.net in Sheekh Xasan Mahdi iyo saraakiil kale oo kamid ah Xisbul Islaam ay wadahadal ku qanciyeen saraakiishii ku sugneyd Xarunta Xisbiga taasi oo ka danbeysay in ay kasoo baxaan ayna isi soo dhiibaan. Waxaanu ku helnay xogta in gawaarida dagaalka ee Xarunta Xisbiga kasoo baxday ay kala ahaayeen Gaari Zuu ah, Mid Teedhi Safan ah,gaari B10( Biiteem) ah, 2 Cabdi Bile dhashiikayaal ah, iyo 2 Cabdi Bile oo dul banaan ah isla markaana ay saarnaayeen Ciidamo. Warar hoose ayaa sheegaya in Ciidamadaasi isku dhiibay Xisbul Islaam marki horeba ay xiriir hoose la lahaayeen Ururkaasi isla markaana ay hore u wada shaqeyn jireen, laakin lama oga waxa tallaabadaasi xigi doona. Dhinaca kale xoogaga Al-Shabaab oo iyagu ilaa xalay dagaal ku hayay Xarunta Xisbiga ayaa dul fadhiya xaruntaasi oo ay doonayaan in ay qabsadaan, waxaana la sheegaya sidoo kale in ciidanka ku haray goobtaasi ay wadahadallo u socdaan iyaga iyo qaar kamid ah saraakiisha Ciidanka ee ku sugan Xarunta Xisbiga. Dhinacyada dagaalku u dhexeeyo ayaa hore isku aqoon jiray sidaasi darteed waxay mar waliba sameeyeen xiriiro iyadoo xittaa ay dagaalamayaan, taasi oo keenta in ciddii dagaalku ku qaraaraado ay wacato dadki ay isku fiicnaayeen ee garabka kale kadibna ay kasoo baxdo aaggaasi. Markacadey.net Isha ku haay
  21. Al mujaahidiin xisbul islaam and alshabaab gain controll most of the city. Guusha ha raado xaq udirayaasha. Dagaal xoogan oo xiligaan u muuqda mid soo gabagabooya ayaa waxaa dhamaan dhulkii lagu diriray la wareegay xoogaga Alshabaab kuwaa oo dhamaan ka wada taagan calanka madoow ee lagu yaqaano xarakadaasi Mar aan baabuur ka soo bilaawnay Degmada dayniile aan soo marnay dhamaan wadooyinka ayaa waxaan indhaheena arkeen in dhamaan goobahaasi ay ka suranyihiin calamka madoow ee Alshabaab iyadoona halkaa horey u joogeen ciiidamada Maxkamdaha Gaashaandhiga,Guulwa dayasha ,Saldhiga wardhiiglay ilaa isgooyska Foronso ee deegaanka xararyaalo ayaa dhamaan la wareegeen kooxa siban uga soo horjeeda dowla sheikh sharii garwadeenka ka yahay Dagaalka oo u muuqda mid soo afjarmaayo ayaa la dhihi karaa dowlada waxay ku soo aruurtay goobaha ay joogaan ciidamada Afrika halkaa oo gaabaad ay ka dhiganayaan lamana yaqaano waxa xiligaan keenay in looga awoodroondo dagaalada socday maamahaan Wax xabad ah lama maqlooyo xiligaan oo Muqdisho tahay 5 iyo 20 daqiiqa waxaana muuqda in leysku awood sheegtay oo dagaalka uu hadu yahay 3iyo 0 waxaase la sugaa ciyaar waa galin danbo waxii ku soo gordha dagaalada
  22. Originally posted by Xaaji_xundjuf: no sherban intani wa hordhacii lol the bigmealkii ba ina sugaysa lol war ileen inagaa wax aragnay nin kufaraxsan umad muslimiin ah oo is dhameeyneeyso? intaani waa horo dhac kulahaa. war heedhe alaah ka xishoo
  23. Warbixin Kusaabsan Safarkii M/weyne Kuxigeenka Puntland Ee G/Sool {Laascaanood}25-04-0 9Madaxweyne ku xigeenka DGPl Mudane Cabdisamed Cali Shire iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayey ayaa kormeer hawleed ku tahay qaar ka mid ah gobolka Sool. Madaxweyne ku xigeenka ayaa kormeerkiisa waxa ku weheliyey qaar ka mid ah golaha wasiirada,golaha Baarlamaanka,taliyay aasha Ciidamada Puntland,guddoomiyah a Gobolka Sool iyo Duqa Laascaanood iyo isimo. Meelaha uu kormeerka ay ku tegeen weftigu ayaa ah,Buurowadal,Tukara q,higlada iyo meelo kale. Meelaha ay tageen weftiga uu horkacayo Madaxweyne ku xigeenku Mudane Cabdisamed Cali Shire ayaa waxa uu kula kulmay Ciidamadii aagaas kala fadhiyey,wuxuuna warbixino ka dhegaystau saraakiishii xukumaysay. Warbixintaasi ka dibna waxa la hadlay Madaxweyne ku xigeenka sheegay in uu aad ugu mahadcelinayo hawsha ay u hayaan dalkooda iyo Qarankooda xuquuqdii ka maqnaydna sida ugu dhakhsaha badan u heli doonaan,hadana ay u yimaadeen sidii loo sixi lahaa tiradooda,noqodka weftiga loo soo furi doono wixii ay xaq u lahaayeen.Madaxweyne ku xigeenka ayaa ciidamada halkaasi ku guddoonsiiyey lacag sooryo ah. Sidoo kale Madaxweyne ku xigeenka iyo weftigiisa ayaa waxa ay ka qaybgaleen qado sharaf uu ugu sameeyey Higlada Garaad Cabdisalaan Xasan Maxamed,qadadaasi oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimyey,qadada ka dibna waxaa halkaasi ka hadlay Garaad Cabdisalaan oo uga mahadceliyey weftiga ajiibada ay soo ajiibeen qadadaasi,sidoo kale waxaa iyana halkaasi ka hadlay qaar ka mid ah isimadii la socday weftiga iyo wasiirada. Intaasi ka dibna waxa ay weftigu ku soo noqdeen tukaraq waxayna shir la qaateen odayaasha degaanka tukaraqeed,waxaana halkaasi hadal ka soo jeediyey qaar ka mid ah odayaasha degaanka Tukaraqeed kana waramay xaalada Magaalada iyo waxyaabaha ay ka codsanayaan maamulku in ay wax ka qabtaan degmadaasi oo hadda ah Caasimada ku meelgaarka ee Gobolka Sool,kuna sugan yihiin maamulkii gobolku. Intaasi ka dibna waxaa hadalkii la wareegay Madaxweyne ku xigeenka mudane Cabdisamed Cali Shire oo mahadcelin u soo jeediyey odayaasha iyo shacabka magaalada sidii loo soo dhoweeyey,wuxuuna intaasi raaciyey in maamulkani cusubi uu ku talajiro sidii wax loogu qaban lahaa degaanada Puntland,haday ahaan lahayd arrimaha Cafimaadka ,waxbarashada iyo horumarkaba wuxuuna tilmaamay in wax laga xumaaday tahay in meelaha ay ummadkeenu wax ku bartaan ay yihiin waabab,waxaana gaarsiin doonaa sidii ay wax uga qaban lahaayeen wasaaradaha ku shaqada leh,si dhakhso ahna looga soo jawaabi doono haddii alla idmo. source
  24. What do you guys think abdiwali muuse's case in New york court. and must see this news where omar jamal did extremly wonderful abdi wali muuse in new york
  25. Originally posted by Xaaji_xundjuf: This is very good news so who is winning the maxakiim ama kooxda ka so hor jeeda. Konfuurians mar uun hakala adkaadan, war war fiican warkani. look yourself in to mirror, i am sure you are not okey!!!!!!!!!!!!!!! to be happy with a muslim blood. waxaani xoomaato dhaaftay. what happen to shankaroon kids.