Som@li

Nomads
  • Content Count

    5,922
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Som@li

  1. Brisbane, Salaams everyone
  2. Sarkozy gone mad, All french women in muslim countries must be forced to wear Hijab.
  3. , MMA, saaxb it is all out there,but hard to believe.
  4. Dhubadoow , saxb meesha waa meel quruntay,dadka soomaalinimadu iyo daacadnimadu ka dhabtahay waa wax aad u yar, fara ku tiris, Hadayna sidaas ahayna mar hore baa Soomaaliya xal loo heli lahaa,Umad aqoonyahan kii iska dhamaysey meel ma gaarayso. Waxii durbaanka loo tumayey waxa uu ahaa damac siyaaseed, Cidna ma kala jecleeyn inta soomaali ku dhimata. Rajadii ugu wanaagsaneeyn ee Soomaali dhowaan soo marta waxa ay ahayd shirkii Khartoum. Markaa hada hala digtoonaado munaafiqiinta. :mad:
  5. Toloow maxay ku samaysey, Gidaar bay ka dhaqaaqdey miyaa , poor guy
  6. Hunguri soo dhowoow, waan helay fariintaadii,
  7. and in times of recession, things were suppose to be tight.
  8. acuudu bilaah,war kuwan yaa ka qabta dadka,
  9. Hablaha Jacayl baa haya, Ha idiin macaanaato,
  10. Honesly you are right , this is trivial, but joining the Arab league has been a bad omen, from 1970s till now,Solution could be finding the right identity,Look Alshabaab, they are really confused.
  11. ^The reason is obvious,We are not Arabs , it has confused a lots of folks, identity crisis,we have nothing in common with them. It is time to teach our kids who they really are, and they should be proud to be Africans.
  12. one of the worse thing happen to Somaia was joining the Arab league.
  13. And what happens when Mogadisho falls to Al Shabab? will they agree to foreign troops to come to Puntland?
  14. Good luck, what time it will be on?
  15. Shir ay ku kulmayaan Puntland, Somaliland iyo DFKMG Washington DC , June 21, 2009 (WDN) –Wafti uu hogaaminayo madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland. Md. Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo uu ka mid yahay wasiirka arimaha gudaha Md. Cabdilaahi Axmed Jaamac (ilka jiir), ayaa shalay oo ku beegnayd maalin Sabti ah soo gaadhay magaalada Washington ee caasimada Maraykanka. Wafdiga ayaa sheegay in ay u yimaadeen booqasho la xiriirta martiqaad ay kaga qayb gelayaan kulan lagu wado in uu dhaco maalinta Khamiista ee bishan June 25 keeda, shirkaasi oo uu soo qaban qaabiyay gudoomiyaha gudiga golaha Baarlamaanka Maraykanka u qabilsan arimaha Afrika Md. Donald M. Payne. Shirkaasi oo lagaga wada hadli doona xaalada Soomaaliya iyo sidii xal loogu heli lahaa dhibaatada kooxaha xagjirka iyo Argagixisada. Kulankaasi ayaa waxaa ka qayb geli doona dhamaan wafuud ka socota: 1.Dawlada Federaalka KMG Soomaaliya oo uu matali doona Wasiirka Arimaha Dibada Md. Cabdilaahi Oomaar 2.Somaliland, oo uu matali doona Wasiirka Arimahah Dibada Md. Cabdilaahi Maxamed Ducaale 3.Puntland oo uu ka socdo wafdiga madaxweyne Cabdriaxmaan Faroole. Shirkan oo noqon doona kii ugu hereeyay DFKMG, Somaliland iyo Puntland ay si wada jir ah uga qayb galaan, ayaa dad badani indhaha ku hayaan qaabka uu u dhici doona. Wafdiga Puntland ayaa sheegay in inta ay joogaan dalka Maraykanka ay wadahadalo la yeelan doonaa masuuliyiin ka tirsan dalwlada Maraykanaka, iyaga oo ka wad hadli doona arimo la xidhiidha xaga iskaashiga iyo sidii ay uga wada kaashan lahaaheen budhcad baddeeda ka qadhaabata xeebaha Soomaaliya gaar ahaan Puntland. Wafdiga Puntland ayaa sidoo kale lagu wadaa in ay la yeesheen shir qurba joogta Soomaliyeed ee degan Washington iyo nawaaxiga ku dhaw. WardheerNews
  16. what is the agenda, Alshabaab? they are coming!
  17. Ilaahayoow Haa iyo maya mar hanaga wada yeersiin
  18. Originally posted by Fabregas: Monday, 29 September 2008 Secretary General of the United Nations (UN) The Presidents of the African Union (AU), Uganda and Burundi The Secretary General of the League of Arab States The Secretary General of the Organization of the Islamic Conference (OIC) Heads of Concerned region and international human rights organizations Your Excellencies: As you have been following the latest crisis in Somalia, I regret to inform you that for the last week, AMISOM has been using tanks and heavy artillery indiscriminately against the population of Mogadishu. As a result, according to the latest estimates, over 100 people, including children, women, and elderly have been killed; more than 300 others have been wounded, and about 3000 have fled their homes, where the Ethiopian troops and the Transitional Federal Government (TFG) militias have been looting their homes. Before this time, committing this type of massacre has been limited to the Ethiopian occupation troops and the TFG militias. However, it is now apparent that AMISOM is also adopting this evil practice. The latest carnage is a clear indication that AMISOM is assisting Ethiopia to achieve its objective of occupying Somalia and denying the Somali people their fundamental rights of life, liberty and property. AMISOM spokesman has claimed that the troops were defending themselves from the attack of some insurgent group(s)!! But the available evidence regarding the directions and the distance of the shelling does not support this argument. It is obvious that AMISOM had used unnecessary force and targeted heavily populated quarters and markets far away from the fighting area(s) which can only be taken as a deliberate mass killing. Since AMISOM had not come with the consent of the Somali people, lately, we have been spending a significant amount of time and efforts to convince our people to accept AMISOM as a peace keeping force, but the latest terror has seriously damaged the image and the mission of AMISON in Somalia. Moreover, it will most likely have a profound negative effect on the on-going UN brokered talks in Djibouti. We consider this AMISOM action as a war crime; therefore, we urgently request the UN as well as AU to send an impartial fact find mission at the earliest possible time to investigate these atrocities and swiftly bring the culprits to justice. Shaikh Sharif Shaikh Ahmed Chairman, ARS
  19. Government also used child soldiers, but the tactics of Al shabaab is new to Somalis and frightening.