
Som@li
Nomads-
Content Count
5,922 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Som@li
-
^You should cover sad part as well. Like from this To
-
Originally posted by NinaNC: @KK, weliyaa? BOB, durbadiba hee? _________ Guryo cusub. Design ka carabta bay toos uga soo qaateen, Where is Somali creativity?
-
^Courtesy of JaaleSiyaad.com,
-
The political reality of Somalia Today: Job posting..
Som@li replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Peace Action: I hope the UN gives these jobs to Somalis inside Somalia who really need it. Totally, agree -
Soo wad, You lucky if you survived "alien abduction". Mise hadaadba weli la joogtaa? 6 naasleey Ma is aroosteen? , kiina adkaadey, Ka waran?
-
The political reality of Somalia Today: Job posting..
Som@li replied to General Duke's topic in Politics
US $2,500 and $3,000 (depending on experience) Is this typo, 25K? if not, This is too low, considering the danger on that part of the world. -
Waa sheeko aad u naxdin badan, and is very common, similar stories happen in Gulf of Aden, where 1000s die every year, I met a guy who survived after 30 days lost on a small boat, with 70 people, only 8 survived, thru cannibalism. Ninkaa hadaad arki lahaydeen hada idinkaaba ka biqi, Waa is bedelay totally, and no smile, no laugh. Still,I understand why they are risking their lives, and nothing will stop them till situation on motherland changes.
-
In 1876, Alexander Graham Bell invented telephone. 2010 -1876 = 134 I said 150 or so.
-
^North, Shaqada JB waxaa ka muhiimsan danta ummadda iyo dalka, Ibti, Is he richer than Riyaale, Silaanyo? Duulkan wax ma deeqaan.
-
^ Timur,Waryaa isku xisho, No personal attack Great development, butThey have been saying , We gonna send troops for ages? With brute force, Alshabaab/Hisbul-Islam can be pacified within weeks.
-
Pirates fighting each other,no big deal.
-
This was a deal went wrong, the Minister went there to collect the share for pirate Chief Farole, and after disagreement, the Minister is kidnapped.
-
Watch this interesting Telecom Revolution of last 150 years or so
-
Qaran Express Introduces Mobile Remittance In Somaliland
Som@li replied to Jacaylbaro's topic in General
Great stuff, -
It is moving fast, and more to come. A Brief History of the Mobile Phones--Last 20 years
-
^Intee loo laabay? These NGOs run the show, and am definitely sure, after some bribing, the Minister gave this press release. These NGOs must be stopped, as thrive and live off the Somali problems.
-
Originally posted by Jacaylbaro: Oo reer maakhirna goormay caddaanka yeesheen ?? ,,, mise inan buu inaga qabaa tolow ? He was a guest mate,
-
summary of the press release. Waxaani Aaminsanahay Colaada Galgala in aanay salka ku hayn been abuurka laga faafiyay oo aanay deegaankaasi ku nooleyn dad ajaanib ah iyo Wax Argagagxiso ahi oo dagaalku salka ku hayo Dhaqaale raadis, dalriix iyo dane shisheeye oo laga leeyahay guud ahaan bulashada ku dhaqan Gobolada Sanaag, Haylaan iyo Bari. 1: Waxaan Xoojinaynaa Baaqii Odayaasha Deegaanku kasoo saaren Gobolka ee ku saleysnaa xalka nabada ee deegaanka. 2:In Ciidamada kusoo duulay Galgala si shuruud la'aana ah ay kaga baxaan deegaanka. 3:In Isimada iyo Cuqaasha Deegaanka aan loo gacan dhaafin dadka iyo deegaankooda. 4:In Shuruud La'aan looga qaado Cunaqabateynta lagu soo rogay deegaanka kala ah Galgala, Af urur, Majaro, Ceelayo iyo inta kale ee ku hareeraysan. 5: Anagoo ah Odayaasha Beesha Wars.. Waxaanu ugu baaqeynaa Waxgaradka Beesha Maj.. in ay joojiyaan Gumaadka iyo Dalriixa lagu hayo dadkayaga iyo dalkayaga hadii aanay ka hadlin waxaanu u aragnaa in ay raali ka yihiin taasi oo keenaysa in uu dhamaado kalsoonidii iyo dulqaadku. 6:In dadka deegaanka ka barakacay Aduun Weynaha, Jaaliyadaha Dibada ay la gaadhaan gar gaar deg deg ah oo bini aadanimo oo dadkii kasoo barakacay si toosa dib ay ugu soo noqdaan deegaankii ay ka qaxeen. 7:Waa In Shacabka iyo dadka Lagu been abuurtay aan Sharaftooda Meel Lagaga dhicin 8:Waxaanu u sheegaynaa in Maamulka Puntland Lagu aasaasay hab beeleed oo la isku darsaday. dheeftiisa iyo dhibtiisuna u dhaxeyso guud ahaan beelaha dhistay, Laakin waxaa cadaatay in deegano gaara ay leeyihiin anfaca dalka, sidaasi daraadeed hadii aan loo sinaan oo hawshu sidii lagu aasasay aanay ku socon taasi waxay wax u dhimaysaa heshiiskii wakhtigaas, tashi guudna waan ka qaadanaynaa anagoo ah beesha Warsangali ee degta dhulka baxaada weyn ee kala ah Sanaag, Haylaan. Bari iyo Jubada Hoose. 9: Qodobada kor ku xusan waxay ku socdaan dhamaan bulshada iyo waxgaradka Puntland, Waxgaraadka Soomaaliyeed Wadamada jaarka ah sida Yamen, Kenya, Ethiopia Jabuuti, Beesha Caalamka iyo dhamaan dadka daneeya Arimaha Soomaaliya. 10 Qodobka kor ku xusan hadii sida ay tahay wax looga qaban waayo xaajada iyo xaaladana la isla fahmi waayo waxay ka turjumaysaa in la hareer maray heshiiskii lagu aasasay Puntland, Arinka waxaa si gaara uga tashanaya guud ahaan beesha Wars.. iyo dadka deegaanka ee saameynta ku leedahay.
-
Waxaani Aaminsanahay Colaada Galgala in aanay salka ku hayn been abuurka laga faafiyay oo aanay deegaankaasi ku nooleyn dad ajaanib ah iyo Wax Argagagxiso ahi oo dagaalku salka ku hayo Dhaqaale raadis, dalriix iyo dane shisheeye oo laga leeyahay guud ahaan bulashada ku dhaqan Gobolada Sanaag, Haylaan iyo Bari. 1: Waxaan Xoojinaynaa Baaqii Odayaasha Deegaanku kasoo saaren Gobolka ee ku saleysnaa xalka nabada ee deegaanka. 2:In Ciidamada kusoo duulay Galgala si shuruud la'aana ah ay kaga baxaan deegaanka. 3:In Isimada iyo Cuqaasha Deegaanka aan loo gacan dhaafin dadka iyo deegaankooda. 4:In Shuruud La'aan looga qaado Cunaqabateynta lagu soo rogay deegaanka kala ah Galgala, Af urur, Majaro, Ceelayo iyo inta kale ee ku hareeraysan. 5: Anagoo ah Odayaasha Beesha Wars.. Waxaanu ugu baaqeynaa Waxgaradka Beesha Maj.. in ay joojiyaan Gumaadka iyo Dalriixa lagu hayo dadkayaga iyo dalkayaga hadii aanay ka hadlin waxaanu u aragnaa in ay raali ka yihiin taasi oo keenaysa in uu dhamaado kalsoonidii iyo dulqaadku. 6:In dadka deegaanka ka barakacay Aduun Weynaha, Jaaliyadaha Dibada ay la gaadhaan gar gaar deg deg ah oo bini aadanimo oo dadkii kasoo barakacay si toosa dib ay ugu soo noqdaan deegaankii ay ka qaxeen. 7:Waa In Shacabka iyo dadka Lagu been abuurtay aan Sharaftooda Meel Lagaga dhicin 8:Waxaanu u sheegaynaa in Maamulka Puntland Lagu aasaasay hab beeleed oo la isku darsaday. dheeftiisa iyo dhibtiisuna u dhaxeyso guud ahaan beelaha dhistay, Laakin waxaa cadaatay in deegano gaara ay leeyihiin anfaca dalka, sidaasi daraadeed hadii aan loo sinaan oo hawshu sidii lagu aasasay aanay ku socon taasi waxay wax u dhimaysaa heshiiskii wakhtigaas, tashi guudna waan ka qaadanaynaa anagoo ah beesha Warsangali ee degta dhulka baxaada weyn ee kala ah Sanaag, Haylaan. Bari iyo Jubada Hoose. 9: Qodobada kor ku xusan waxay ku socdaan dhamaan bulshada iyo waxgaradka Puntland, Waxgaraadka Soomaaliyeed Wadamada jaarka ah sida Yamen, Kenya, Ethiopia Jabuuti, Beesha Caalamka iyo dhamaan dadka daneeya Arimaha Soomaaliya. 10 Qodobka kor ku xusan hadii sida ay tahay wax looga qaban waayo xaajada iyo xaaladana la isla fahmi waayo waxay ka turjumaysaa in la hareer maray heshiiskii lagu aasasay Puntland, Arinka waxaa si gaara uga tashanaya guud ahaan beesha Wars.. iyo dadka deegaanka ee saameynta ku leedahay.
-
Congrats to Waaberi iyo Amir Adan and Somalis in Sweden in general.
-
Sheekadu meel xun bay ka degaysaa? Where are the MODS?