Som@li

Nomads
  • Content Count

    5,922
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Som@li

  1. Most Somalis are no better situation than Palastinians! go and talk the Somalis in ****** region, they feel and oppressed the same way, the diff is Palastinians are lucky to be under spot light! p.s. Dashid when did you develop selective reading syndrome? That last line was very dangerous,Dont know now if this article is true or not,but it was written by someone fcuked up in the head! Anywa,History will not forgive and record all the poor attempts of the secessionists who tried to dismember the Somali Republic!
  2. Som@li

    UAE in Pics!

    Abu Dhabi Abu Dhabi Corniche, I usually run there, now very difficult at 48 Degrees!
  3. Som@li

    UAE in Pics!

    UAE has transformed in less than 20 years, Can Somalia follow its footsteps? it is a dream waiting for us to make into a reality! Dubai at 1991 Dubai at 2005!
  4. Shalom, I have the honour to remain, Your Obedient Servant Mohamed Ibrahim Egal President Republic of Somaliland Subxaanalah!
  5. War sheegaya inay qarka u saaran yihiin Golihii Deegaan ee Degmada Xingalool inay si toosa ugu biiraan Maamulka Maakhir Xingalool:- War haatan na soo gaadhay ayaa sheegay inay qarka u saaran yihiin Golihii deegaanka ee Degamada Xingalool oo ay awalba soo dhoob dhoobeen Maamulka Puntland inay si toosa ugu biiraan Maamulka Cusub ee Maakhir, iyadoo ay hadeer Xingalool ka socdaan shirar looga dan leeyahay sidii loogu biyo shuban lahaa Maamulka Cusub ee Maakhir Satate,mid ka mida Xubnaha golaha deegaanka Degamada Xingalool oo LaasqorayNet,la soo xidhiidhay ayaa sheegay in xitaa la wado in kal soonida lagala noqdo Gudoomiyaha Golaha Deegaanka ee degamada Xingalool. Dhamaan shacabka Reer Xingalool ayaa aad ugu riyaaqay Maamulkaas Maajhir iyagoo ku tilmaamay mid aad loogu baahnaa oo baahi wayn loo qabay waxana ay muujiyiin dhinaca kale sida ay u taageersan yihiin Golaha Deegaam ee Xingalool oo iyana ku biiray Maamulka Maakhir. Xingalool waa Magaaladii labaad ee Golaheeda deegaan ay ku biiraan Mamaulkaas loo riyaaqay ee Maakhir iyadoo ay shalay ku biireen Maamulka Maakhir Golihii Deegaan ee Degamada Dhahar. Dhanka Degmooyinka ka tirsan gobolka Sanaag oo aanay iyo Tuulooyinka ee aanay ka dhisanay Golayaal deegaan ayaa aad iyana u taageeray Maamulkaas Maakhir waxana ka mida magaalooyinka aad looga taageeray Maamulka Maakhir Degmada Buraan , iyo Magaalada Damalo Xagere,Carmale, iyo Balibusle, dhamaan magaalooyinkaas ayaa aad looga soo dhaweeyay Maamulka Maakhir. Si kastaba ha ahaatee Maamulka Maakhir ayaa moodaa inuu aad ugu fiday dhamaan Gobolka oo idil iyadoo ay soo baxayaan Taageero aad u farabadan oo ka imanaysa Jaliyada dibada ee Gobolka oo iyagu aad u dhaweeyay Maamulkaas cusub sheegayana inay lagarab taagan yihiin Taageero Buuxda. Jaamac Ayaanle Feyte LaasqorayNet/ Bosaaso Feyet37@hotmail.com
  6. That place looks like the palm Island, still under construction!
  7. Jaaliyada Reer Maakhir State ee ku dhaqan dalka UAE oo boogaadin iy hamballyo u diraya wasiirada cusub ee dhowaan lagu magacaabay magaalada Badhan. Dubai: Jaaliyada Maakhir State ee ku dhaqan dalka Imaaraadka Carabta ayaa waxa ay tahniyad u dirayaaan dhamaan golaha wasiirada cusub ee Maamul gobeleedka Maakhir State . Jaaliyada oo tageera buuxda u haysa mamul goboleedka Maakhir iyadoo mudona ka soo shaqaynaysey sidii uu ku hirgeli lahaa maamulkani ayaa waxa farxad wayn u ah talaabada taarikhiga ah ee uu maamulku qaaday. Jaaliyada Maakhir ee Imaaraadku waxay dareensan yihiin baahida xoogan ee ay qabaan dhamaan dadka dega Maakhir State iyagoo muddo dheer ku taabayey ayaa hada waxa u beryey waa cusub oo loo riyaaqo. Jaalida beesha ee ku dhaqan dalka Imaraadku waxa ay isla garteen in la tageero Maamulka cusub kasoo ka haqab tiri doona baahidii balaadhnayd ee uu Shacabka reer Maakhir u qabay maamul si hagar la’aan ah ugu adeega danohooda. Jaaliyadu waxa kale oo ay tahniyad iyo bogaadin u diraysaa Madaxwaynaha Maamulka cusub HE Pres. Jibriil Ali Salaad, waxayna u dardaarmayaan dhamaan masuuliyiinta cusub ee Maamulka in ay si dacaad ah ugu shaqeeyaan dalkooda iyo dadkooda, kana ilaaliyaan waxa kasta oo tafaraaruq u keeni kara. LaasqorayNet/UAE
  8. A great news, and excellent choice, and job well-done by HE President Jibrel, congrats to the new cabinet. Alot of work still to be done. Jc, Wht is so funny? Saxb
  9. A great news, and job well-done by HE President Jibrel, congrats to the new cabinet and new State. Alot of work still to be done. Jc, Wht is so funny? Saxb
  10. May be he just wanted to help! Ps,And how old are you?
  11. Viva Maakhir State! It is a wonderful idea, and Insha Allah, with current ongoing talks, soon it will be launched, Maakhir State will be a regional government under the Federal Government. That contributed to the idea of creating new regional government named Maakhir State of Somalia, which is independent from Puntland and Somaliland and will put itself under the Federal Government. Ps,It is time I should move there to seek a post!
  12. I was also thinking the same, where is the musqul? It is too small??
  13. ^^That is a clear voilation of site rules, NO Qabiil names! as for now,MMA yo>u are banned from this website!
  14. Soomaaliya Somaali baa leh, iska dhaafa waxan jaahiliyada ah! Once Somalis settles, any citizen should be able to live any place of the country. Reer qurac iyo reer qansax baa halka dega waa waxa ina kharibay. Dadkii siyaad Barre rari jirayna kuma ekayn reerkisa qura, Qabilooyin badan baa dhulkale la dejiyey!
  15. Som@li

    Grass

    People dont have what to eat,and you guys talking abt grass :mad:
  16. Pregnant woman, daughter, are among missing in bridge collapse. Associated Press - August 3, 2007 3:14 AM ET ST. PAUL (AP) - A pregnant Somali woman and her daughter are those unaccounted for after the Mississippi River bridge collapse in Minneapolis. Sadiya Sahal left her home at 5:15 pm Wednesday with her 2-year-old daughter -- Hanah Mohamed -- in the back seat. According to a spokesman for the family, Sahal called her family several minutes later to say she was stuck in traffic on the bridge. She is five-months pregnant. Sahal is a nursing student who came to the United States from Somalia seven years ago and graduated from Washburn High School in Minneapolis. Copyright 2007 The Associated Press. All rights reserved. This material may not be published, broadcast, rewritten or redistributed. Source
  17. The whole package,to come into this conclusion too soon, she must be experienced! watch out! Jac ,Are you playing a game here, Are you actually the one you talking abt.
  18. Som@li

    What a wuss!

    He is in a cage! lol, btw is it real pic?
  19. Great job,who should have more like her!
  20. Rabi ha ka badbaadiyo dhamaan,Aamin. It is tragic,who even done the inspections last time are held responsible!
  21. Good pics North, psot the vids too!
  22. Morning Everyone, Welcome Back North, today I will be coming to Dubai, thanks to Salik, it takes now few minutes to pass Garhouth Bridge!