
Som@li
Nomads-
Content Count
5,922 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Som@li
-
too much hollywood movies.
-
^I got u.
-
It was just a litmus test for some pple here, lol,and don't shoot the messenger, I didnt create the map Originally posted by Northerner: This 'we must rule stuff' must be forgotten. that is true saxb, it is time for Burcaawi in the office.
-
Magaalada Bosaaso oo ay ku soo fool leeyihiin in ka badan 2000- oo Askar Ethiopia-ah Bosaaso:- Magaalada Bosaaso ayaa waxa ku soo foole ciidamo Ehtiopi-ah kuwaasi oo haatan la wado Diyaar garawgoodii iyo Goobihii la Dejin lahaa, Ciidamadaasi ayaa waxa la sheegay inay aad ula shaqayn doonaan Booliska Magaalada Bosaaso, walaw arinkaasi ciidama keenita uu beeniyay Cade Muuse hadana waxa si cad u qeexay Saraakiisha Ciidamada AMaan ee Puntland. Magaalada Bosaaso ayaa la sheegay in la keenayo Ciidamo Ethiopia kuwaasi oo haatan xeryo ciidaan looga samaynayo Gudaha Magaalada Bosaaso, waxa la sheegay inay Ciidamaasi ay la shaqayn doonaan Boolidka Magaalada Bosaaso kuwaasi oo gacan ka siin doona xaaladaha Amaan ee markaasi soo cusboonaada. Ciidamadaasi ayaa la sheegay inay Tiradoodu tahay ilaa 2000- Askari,kuwaasi oo la kala dejindoono Daafaha Magaalada Bosaaso, in kastoo ay jiraan hadan warar sheegaya inay Ciidamaasi qaarkood Degen doonaan Kaantaroolka Magaalada Bosaaso iyo qaar ka mid ah Saldhigyada magaaladaa Bosaaso. Arinkaasi Ciidama keenida Magaalada Bosaaso ayaa waxa ka danbaysay ka dib markii ay Magaalada Bosaaso ku soo bateen Dilalka Joogtada ah iyo waliba falalka qaraxyada ah kuwaasi oo tira ka dhawor jeer Gil Gilay Gudaha Magaalada Bosaaso. Wararka qaar ayaa sheegaya in Cade Muuse lagu canaantay wax ka qabasha la”aanta Amaanka Gobolada Puntlad,isaga oo Cade Muuse ay Males Zanawi isla soo qaadeen adkaynta Amaanka iyo in Gacanta Loo soo galiyo Dawlada Ethiopia cid alaale iyo cidii lagu tuhmo inay xidhiidh la leeyihiin waxa ay ugu yeedheen Al –Shabaab. Kulankii ay yeesheen Cade Muuse iyo Madaxwaynaha Ethiopia ayaa waxa ka soo baxaya warar hordhac ah kuwaasi oo daboolka ka qaadaya in Cade Muuse uu Dawlada Ehiopia ka dalbaday inay ka taageerto Baadhida Macadanta Gobolada oo ay Ehoipia ciidamadeedu ay galaan Goob kasta oo markaasi lays oran karo waxa ku jirta Macdan si ay ula dagaalamaan kooxaha diidan in la baadho khayraadkaasi. LaasqorayNet/Bosaaso
-
North, here it is, and it was all over the news mate.
-
the bad! Saudi woman killed for chatting on Facebook By Damien McElroy Foreign Affairs Correspondent Last Updated: 1:46am BST 01/04/2008 A young Saudi Arabian woman was murdered by her father for chatting on the social network site Facebook, it has emerged. The unnamed woman from Riyadh was beaten and shot after she was discovered in the middle of an online conversation with a man, the al-Arabiya website reported. The case was reported on a Saudi Arabian news site as an example of the "strife" the social networking site is causing in the Islamic nation. advertisementSaudi preacher Ali al-Maliki has emerged as the leading critic of Facebook, claiming the network is corrupting the youth of the nation. "Facebook is a door to lust and young women and men are spending more on their mobile phones and the Internet than they are spending on food," he said. The woman was murdered in August but her death was highlighted following Maliki's comments. Social customs and religious rules oblige women in Saudi Arabia to cover their head and figure with a veil so that men are not distracted by the female form. Critics also allege that Facebook is an avenue for the promotion of homosexual relations in Saudi Arabia. More than 6,500 people have signed the online petition in a bid to stop the conservative Muslim kingdom following Syria in banning access to the network from local internet servers. There are estimated to be more than 30,000 Facebook users in the oil-rich kingdom. Many Saudi women use nicknames and post comic images or drawings on their pages instead of photographs. Some Saudi bloggers have dubbed the network "Faceless". Women users' contact details and email addresses are often pseudonymous. The popularity of sites for singles has broken taboos on people making contact outside family and class connections. One of the most popular Facebook groups among Saudi Arabian youth is Single and Looking in Saudi Arabia, which has 1,823 members and hosts many sexually explicit images.
-
Originally posted by Xoogsade: quote:Originally posted by Dabshid: The Ahmedou Ould-Abdallah seems to ignorant for Somalis' issues, if only somalis problems were easy as he assumes, btw, He keeps repeating SOmalilanders told me this, that,how st%pid! Issa, go and get that girl mate. But he is sincere man who wants to see Somalia's problems be solved. His campaign to draw attention to our plight and political issues will serve us better. May be you should look up his e-mail and send him 101 somali disputes Someone should tell him Somaliland authorities lied to him when they informed him about border demarcations. Been bay ku dhureen odaga. Somali disputes 101 indeed, I expected more from him, from a guy appointed for this post. Odayga SL sheeka wareeriso ah bay ku dhureen, waxaas in lala soo shir tago maaha! There is no doubt every somali political leader tries to tell different (baised) story to the world, Some get confused, but some see the truth. Also from the interview, you can see that Ahmedou Ould-Abdallah is influenced some way by the TFG leaders
-
The good, dalaacasho sawirada gabdhaha Soomaaliyeed, The bad, Nuisance from constant mini feeds, requests, etc, I have to remove some friends cuz of spamming! Hunguri, meesha waaba lagaa rabeye, what is ur username? waa nala ku kaa wareershay! lol
-
۞ لَتُبۡلَوُنَّ فِىٓ أَمۡوَٲلِڪُمۡ وَأَنفُسِڪُمۡ وَلَتَسۡمَعُنّ 1614; مِنَ ٱلَّذِينَ أُوتُواْ ٱلۡكِتَـٰبَ مِن قَبۡلِڪُمۡ وَمِنَ ٱلَّذِينَ أَشۡرَكُوٓاْ أَذً۬ى كَثِيرً۬اۚ وَإِن تَصۡبِرُواْ وَتَتَّقُواْ فَإِنَّ ذَٲلِكَ مِنۡ عَزۡمِ ٱلۡأُمُورِ
-
The Ahmedou Ould-Abdallah seems to ignorant for Somalis' issues, if only somalis problems were easy as he assumes, btw, He keeps repeating SOmalilanders told me this, that,how st%pid! Issa, go and get that girl mate.
-
Back to the future with mini-Y2K font March 30, 2008 - 4:20PM Software used by some of Australia's latest mobile phones and computer systems is being blamed for prematurely and incorrectly declaring an end to daylight saving. About 2am (AEDT) today the time on some mobile phones, computers and personal digital assistants went back one hour, Telstra spokesman Peter Taylor said. "That's a week too early," he said. Daylight saving has been extended by one week this year in a move to make next Sunday's change in time uniform across Australia. "While Telstra has gone to lengths to ensure the update of daylight saving time will be accurate, many phones have software settings that override the measures Telstra have in place," Mr Taylor said. "We are trying to put together a proper list of phones that are likely to have been affected, but it seems at this stage that it is newer model handsets and the problem is across all carriers - Telstra, Optus and Vodafone. "The simple fix for customers is to go into their phone's settings menu and turn off automatic updates and select manual. In a week's time, turn it back." Mr Taylor said it was unknown how many people were affected by the incorrect change in time and said Telstra had heard mostly from people who set the alarm clock on their mobile for this morning, only to be woken an hour too late. The changed end of daylight saving time caused widespread technical hiccups, with multiple reports of incorrect time changes overnight. Sydney's 2GB radio station reported that the time on the studio's computer system had changed, while the talking clock phone service and clocks at Sydney's Central Railway Station also went back an hour, Mr Taylor said. AAP
-
Abdullahi Amiir Rooble Aw kuuku, Abaahii Majaajilada fanka Soomaaliyeed.
-
Alla Yarxam, Rabi ha u naxariisto.
-
lol,hadaan fahmey, JC ma gabaygaas ba weli maskaxdiisa ka guuxayey? Bal sug aan ugu ceshee,lol Ma aha Feysaloow goosashadu reero kala guuray Oo arigi kala guranayoo geeli kala soocday Oo xoolihii kala geddiyoo gobolba meel aaday Oo awrku maqashii ku guray xariggana u giijay Mar uun buu nikaaxani guntamay gaasir ma ahayne Gundhiggiyo heshiiskii la galay miyaadan soo gaarin Gugaagaa yar ee Feysaloow gacaloow aashaada Inaad gacan labaad doorataa kuuma soo geline Afartaa intaan kaga gudboo waan gunaanadaye Maxkamaddiini gabar lagu habsaday gadatay dhiiggeeda Goaankeedii nacasnimo ma waan gobi ka shuureynin Ma golayaashii iyo guurtigibaa garasho naafoobay Ma gablamay Cigaal ficil xun waa laga gadoodaaye Guddiga habar-magaadlahoo wanjalay gabaraan qaan-gaarin Oo si ay god ugu sii ridaan weli la goobaaya Wax taariikhda galayaa jiroo lagu gumoobaaye Ku gaar-yeela ficilkaa ninkii gabadha eedeeyay Gaangeeti jaqaleysigii waydin gaasiraye Geenyada yaroo soo martiday guriga sheybkiinna Amay gabadhu ka hinaastay waa gob iyo xeerkeede Oo odaygu garan waayay waxa gubaya xaaskiisa Haddii gogosha lagu hiifayoo lagu gantaaleeyay Gar maahayn inuu gabadha xiroo cadow u geeyaaye Goaankiisa nacasnimo mawaan gobi ka shuureynin Nebi Yuusuf wixii gaaraybaa meesha soo galaye Zam-Zamna kiis ma gelin ee Maseyr guuxayaa xiraye Guntii hadalku waa kaa haddaad garan kareysiine Beel yahay gadoodayoo godaydoo gabar ku ciil beeshay Oo inan yaroo guri gashay ay kaga gariirsiisay Oo garan waayay wuxu waa gabaraan wax idin gaarsiinin Ma weydnaan gabdhaha sharaf u hayn garasho yeelkeede Gun iyo baar ma gaangeetigaa gubaya ruuxiinna Gobos-nowdii xabashida miyaa tan idin gaarsiisay Gablan talo adduuneey maxaa galaya Taariikhda Gacal ma lahan nabad-sugiddu waa shuuci gaamuraye God buu idinku riday odaygii aad garabsanayseene Geenyada darmaantaa rag waa gacalo eegaaye Waxaan gacani qaban baa jiroo Gobi ka sheexdaaye Mar waa gabar, mar waa idiin gayaan, mana ay qaan-gaarin Marna guri Nin weyn bay gashoo waad u gudubteene Hubna gacanta kumey sidane waad gubi lahaydeene Gun miyaad tihiin ficil xun waa laga gadoodaaye Saqiir magan il-galacle ah miyey idin ka geyn weyday Maxaa gabar qariibahoo martiya loo argaagixiyay Afartaa intaan kaga gudboo waan gunaanadaye Lixdankii nikaaxi aan galnood gacanta soo taagtay Anna aan guddoon kugu aqbaloon kaawada u giijay Guntana aan badweynta u dhignaa goo is leedahaye Ma gil-gili kadhiin boqon sanoo gocosho riintiine Halkaan feylashiinni u gudbiyay amase gaarsiiyay Feysaloow ma gaadhiin Tikrena garanba maayaane Inaad naga godiin iyo bal daa gaalo raacnimo e Gundhiggiyo heshiiskii adigu amaadan soo gaarin Gulufkiyo hinaaskiini waa soo gabaabsadaye Goaankii Tikrihu Feysaloow waa gabaa hirige Gidaar adag ragbaa u dhigay si aan la iiga kaa goyne Intey caradu gaagixi un baad gooni joog tahaye Inaan gacan labaad kuu fasaxo iima soo geline
-
and where is hiingalo? lol, or u meant Xiin Galool
-
^Maakhir walaal waa Gobol dhan oo Soomaaliyi iska leedahay, marka kusoo dhowoow.
-
^Correction, Waa waxa halkaa inaga dhigay? hadaynu nahay Somali,lol
-
Congratulations,
-
lool,bal inoo bal balaaadhi,
-
JC, u know something we don't knw
-
Originally posted by Cara: Lily, did he have multiple-drug-resistant TB? That's been in the news here lately. Actually worse than Multiple-drug resistant TB, he had Extremely Drug Resistant TB (XDR-TB), rabi ha u sahlo. This is the first case reported in Britain since the revised definition of XDR-TB was published by the World Health Oorganisation in 2006. Recent findings from a survey of data from 2000-04 found that XDR-TB had been identified in all regions of the world but was most frequent in the former Soviet Union and Asia. Professor Peter David, the secretary of TB Alert in Britain, said that drugs could contain the disease but not cure it. Treatment takes 12-18 months and is estimated to cost more than £100,000 per patient.
-
Thanks Caamir,
-
Clan Courts Sharif Ahmed agrees to talks: a change of heart?
Som@li replied to General Duke's topic in Politics
Good news, if true.