Fiqikhayre

Nomad
  • Content Count

    5,341
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Fiqikhayre

  1. Waxbarashada reer Miyiga 18 Jan 18, 2013 - 12:01:31 AM GAROWE ONLINE Hay'adda Adeega Qoyska Soomaliyeed oo afka qalaad lagu yiraahdo Somali Family Services ayaa waxay ku howlan tahay sidii waxbarasho tayo leh loo gaarsiin lahaa dadka ree rguuraaga ah ee degan Gobalada Puntland,waxaase mashruucasi waxbarasho lagu gaarsiinayo dadka miyiga degan laga bilaabay deegaano iyo dhul miyi ah oo hoos yimaada Gobalada Nugaal,Karkaar iyo Sanaag. Bashiir Ibraahim Jaamac oo ah madaxa Mashaariicda Hay'ada SFS oo la hadlay Radio Garowe ayaa sheegay barnaamijka waxbarashada reer guuraagu uu yahay mid lagu doonayo sidii kor loogu qaadi lahaa aqoonta iyo garaadka dhalinyarada miyi ku nool,waxana mashruucaani hay'ada kala shaqaynaya UNICEF iyo Urur kale oo maxaliya. Dhinaca kale wasarada waxbarashada Puntland ayaa qayb ka ah mashruucaani waxbarashada reer guuraaga lagu gaarsiinayo,waxana luugo talo galay inuu socdo mudo labo sano ah''Run ahaantii mashruucaani wax wayn ayuu kusoo kordhinayaa dadka baadiyaha ku nool waana mid wax wayn ka badali doono hab nolaleedka reer guuraaga" Bashiir ayaa sidaasi yiri. Dowlada Puntland ayaa ku mashquulsan sidii waxbarashada iyo adeegyada bulshada loo gaarsiin lahaa goobaha laamiga ka fog,waxaana la filayaa inuu wax wayn kusoo kordhiya sidii looga bixi lahaa aqoon darida ka taagan Soomaliya. Dadka reer guuraaga ah ee ku nool qaar ka mid ah deegaanada Puntland ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay deeqda waxbarasho,waxayna ku tilmaameen inay tahay arin la wada dhowrayay balse soo daahday. Inta uu socda mashruucaani waxbarashu reer guuraaga ,ayaa lagu wadaa inay ka faa'iidaystaan kumanaan dhalinyaro ah oo aan horay u helin furshado waxbarasho.
  2. Dr.Farole oo la kulmey Geele 20 Jan 20, 2013 - 6:21:11 AM Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa maanta 20 Janury,2012 Magaalada Jabouti kula kulmey Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabouti Mudane Ismaaciil Cumar Geele. Wasiiro ka tirsan Puntland oo uu ka mid yahay Gen.Khaliif Ciise Mudan iyo Eng.Siciid Maxamed Raage ayaa ka qaybgalay iyo masuuliyiin kale oo labada dhinacba ka socotey ,waxana la isla soo qaadey arimo badan oo Puntland iyo Somalia guud ahaan ku saabsan. Kulankan oo mar dhoweyd soo dhamaadey ayaa Akhristayaasha Bogan ugu soo gudbin doonaa faahfaahinta waxa dhexmarey labada madaxweyne iyo arimihii ay isla meel dhigeen dhowaan hadii eebe idmo. Kala soco Garowe Online goor dhow wareysiga Khaliif Ciise Mudan oo ka waramaya Kulankan Dr.Faroe iyo Mudane Geele. GAROWE ONLINE
  3. Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame Oo Shir Caalami ah kaga qaybgalay Magaaladda Addisababa ee dalka Itoobiya lana kulmey Wasiirka Caafimaadka ee dalkaas (Sawiro) Addisababa: Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame ayaa 3-dii maalmood ee u danbaysay ku sugnaa magaaladda Addisababa, ee dalka Itoobiya halkaas oo uu kaga qaybgalay Shir caalami ah oo looga hadlayay doorka hogaamiyeyaasha Afrikka ay ku leeyihiin badbaadinta caruurta (African leadership for child survival). Shirkan caalamiga ah waxaa lagu qabtey hoolka shirarka ee xarunta midowga Afrika ee magaaladda Addisababa, waxaa kasoo qaybgalay 50 dal oo Aftika ah, 15 hay’adood oo caalami ah, Shirkan oo soconaya 16-19 January 2013 waxaa Soomaaliya uga qaybgalay Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame, waxaana shirka soo abaabulay Wasaaradda Caafimaadka Itoobiya, USA iyo Hay’adda Qaramada midoobey u qaabilsan badbaadinta caruurta ee UNICEF. Shirkan ayaa looga hadlayaa sidii heshiisyo wax ku ool ah looga wada gaari lahaa caafimaadka caruurta iyo sidii loo hormarin lahaa caafimaadka hooyada iyo dhalaanka Afrika oo ay Soomaaliya ka mid tahay. Intii uu shirku socday Wasiirka Caafimaadka Puntland waxa uu kulan khaas ah la qaatey Wasiirka Caafimaadka Itoobiya Dr. Kasetebirhan Admasu Birhane oo ay ka wada hadleen sidii iyo qaabkii ay puntland iyo Ethiopia uga wada shaqayn lahaayeen caafimaadka, maadaama dadbadan oo u dhashay degaanka soomalida Ethiopia ay ka faa’iidaystaan adeegyada caafimaadka Puntland iyadoo aan laga qaadin wax dhaqaalle ah. Puntland ayaa waxay ka codsatay Ethiopia deeqo waxbarasho caafimaad iyo kaalmo kale oo ku aadan xaga tababarada iyo sii xoojinta wadashaqaynta adeegyada caafimaadka isu gudbayaasha xuduudaha (cross border health issues). Waxaa kaloo uu wasiirka caafimaadka Puntland uu la kulmay wasiirada caafimaadka Sudan, Namibia iyo south sudan oo dhammaan ay ka wadahadleen iskaashi ku aadan caafimaadka iyo waliba sidii shaqaalaha wasaaradda caafimaadka iyo ardayda reer puntland ay uga heli lahaayeen deeqo waxbarasho oo caafimaad wadamadaas. Wasiirka Caafimaadka Puntland ayaa sidoo kale waxa uu la kulmey madaxda hay’ado caalami ah iyo qaar ka mid ah safiirada dalalka Afrika u jooga xarunta midowga Afrika ee Addisababa, dhamaan madaxda uu la kulmayay Wasiirku ayuu kala hadlay sidii dalalkoodu ay iskaashi dhanka caafimaadka ah ula yeelan lahaayeen Soomaaliya gaar ahaan Puntland. Sawirada hoos ka daawo Abdiqadir Warsame Wasaaradda Caafimaadka Abdiqadir.warsame@mohpuntland.com
  4. Puntland Health Minister Dr. Ali Abdullahi Warsame took part in a International Conference called African leadership for child survival. The meeting was The meeting took place in the AU headquarters/meeting hall from 16-19 January 2013. Over 50 countries participated and 15 International Humanitarian Agencies. Somalia was presented by Puntland's Health Minister. The Minister also met his Ethiopian counterpart. The meeting was organised by Ethiopian Health Ministry, USA and UNICEF.
  5. Puntland Welcomes U.S. Diplomatic Recognition of Somalia Federal Government Puntland State of Somalia Garowe PRESS RELEASE 20 January 2013 Puntland Government welcomes the new announcement by outgoing U.S. Secretary of State H.E. Hillary Clinton in Washington, D.C., thatthe U.S. Government has recognized the new Federal Government of Somalia, led by H.E. President Hassan Sheikh Mohamud, who is currently visiting the U.S. The U.S. has not recognized a national government in Somalia since the collapse of the last central government in 1991. We believe that this is a courageous and historic step in advancing U.S.-Somalia relations and an example for other nations of the world. On behalf of the people and Government of Puntland, we share our commendations with the U.S. Government, the Somali President, andthe people of Somalia as a whole. Puntland contributed immensely to the international effort to end the transitional period in Somalia, in a process that included the adoption of a Somali Provisional Federal Constitution, the nomination of a Lower House of Federal Parliament and election of its Speaker, followed by the election of a new President of the Federal Republic of Somalia. Similarly, Puntland Government continues to contribute positively to strengthening peace, security and stability across Somalia, as the Government administers a vast territory constituting the most strategic area of Somalia. Puntland encourages the U.S. – and Somalia’s other partners – to continue supporting peace and stabilization, humanitarian aid, good governance, and economic development programs in Somalia as a whole. Puntland expects the Somali Federal Government to adhere to the country’s adopted Federal Constitution, fairly allocate share of international security sector support programs and planning to the regions of Somalia, advance completion of the federal system of government in Somalia, support formation of the remaining Federated States, promote genuine national reconciliation, establish the Upper House of Federal Parliament to represent the Federated States in accordance with the Constitution, and enact equitable distribution of international humanitarian and development assistance granted in the name of Somalia in a credible and transparent process. Finally, Puntland Government sends its utmost congratulations to outgoing Secretary Clinton for her valued accomplishments during her years in public service. The End
  6. Dowladda Ingiriiska ayaa ku bixinaysa lacag dhan £ 2.2 million dhismaha xabsiyada Puntland ee lagu hayn doono Burcad badeedka la xukumay UK waxay ku bixineysaa lacag dhan £2.2m dadaalka caalamiga ah ee lagula dagaalamayo burcad badeedda Soomaalida. Lacagta waxaa oo isticmaali doonaa in lagu dhammeystiro xabsi cusub oo dhismihiisu uu ka socdo Garoowe ee xarunta Puntland. Xabsiga dhismihiisu ka socdo Garoowe ayaa la sheegay in lagu hayn doono burcad badeedda la xukumay. Warkaan ayaa kasoo baxay wasaarada arrimaha dibadda Britain ayadoo lagu sheegay in dawlada Britain ay ku taageerayso 2.2 Milyan oo Pound dadaalka caalamiga ah ee wax looga qabanayo burcadbadeednimada xeebaha Puntland ee Soomaaliya. Lacagta ay Dawlada Uk ku bixinayso ka hortaga Burcad badeeda oo gaaraya 2.2 milyan oo Pounds ayaa waxaa loo gudbinayaa xaafiiskaQ/midoobay ee ka hortaga Barnaamijka Burcadbadeednimada iyo Daroogada ee UNODC, iyadoo lagu hormarin doono adeegyada aasaasiga ah ee lagula dagaalamayo burcad badeeda oo ay kamid tahay xabsiyada. Dhaqaalaha ay bixinayso dawlada Britain ayaa waxaa lagu dhamaystirayaa xabsi ku yaala Magaalada Garoowe , Xarunta dawladda Puntland si burcad badeeda loogu maxkamadeeyo hab lamid ah habjka caalamiga ah iyadoo waliba lagu taageerayo mashruuca ka hortaga Musuqmaasuqa ee habka Cinqaabta Burcad badeeda. Mas’uul ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda, Alistair Burt ayaa sheegay inay yaraadeen weerarradii burcad badeedda Soomaalida , balse wuxuu walaac ka muujiyay suurta-galnimada inay dib u soo kacaan weerarrada burcad badeedda. Puntlandi
  7. Somalia: Puntland leaders send condolences for death of former Vice President 22 Jan 22, 2013 - 11:02:25 AM GAROWE, Somalia Jan. 22, 2013 (Garowe Online) - The leaders of Somalia’s Puntland government have sent condolences for the death of former Puntland Vice President Hassan Dahir Mohamud (Afqura), Garowe Online reports. Hassan Dahir Mohamud (Afqura) - the late former Vice President of Puntland State of Somalia The late vice president of Puntland died of an illness in Nairobi overnight Monday. Puntland President Abdirahman Mohamed Farole, who is currently on a visit in Djibouti, sent condolences to the family, friends and to the people of Puntland. Puntland Vice President and Acting President Gen. Abdisamad Ali Shire told reporters in the Puntland capital of Garowe on Tuesday that the late Vice President was "a man of integrity", while noting that the Puntland state flag would fly at half-mast for three days in honor of the late Vice President. The late leader, Hassan Dahir Mohamud (Afqura), served his term as Vice President of Puntland between 2005-2008, during the term of former Puntland President Gen. Adde Muse Hersi. Mr. Hassan Dahir also served for six years as a Member of Parliament in Puntland. GAROWE ONLINE
  8. Innaa lillaahi wa inna ileyhi raajicuun. Ilahay ha u naxariisto M/weyne ku xigeenka hore ee Dowlada Puntland. Amiin
  9. Garoowe:Masuliyin ka mida Puntland oo walaac ka muujiyey qodobo ay jibisay dawlada federka,kana digay faragelinta maba’dida Federalis-ka. 18. januar 2013 APL Qaar ka mid ah xubnaha golayaasha dawladda Puntland aya walaac ka muujiyey habka madaxda dawladda Federalka Soomaaliya ay ugu hadleen Dastuurka Soomaaliya,gaar ahaan qodobka Federalism-ka & qodobo asaasi u ahaa Dastuurka oo baarlamaanka Soomaaliya uu laalay. Xubnahan oo ka qayb-galyey dood lagag hadlay nidaamka Federalism-ka ee saldhiga u ah Dastuurka Soonmaaliya & kan Puntland laguna qbatay xarunta cilmi baarista Puntland ee PDRC,ayaa waxaa kele ka qaybqaatay qaar ka mid ah ardayda jaamacadaha & uruarada bulshada rayidka ah. Xildhiban C/laahi Maxamed Jaamac (Quran jecel) oo ka mid ahaa martida dooda ayaa sheegay in baarlamaanka Soomaaliya uu laalay 24-qodob,taasoo ay ka mid tahay laalida golahii sare baarlamanka,& qodobo kele oo aan waxba laga bedeli Karin kana mid ah kuwa xuddunta u Dastuurka ee aan waxba laga bdedli Karin. Xildhibaanka ayaa eeda ugu weyn saaray madaxweyne Xasan Shiikh oo uu sheegay inuu markuu hadlayo inta badan uu shaki geliyo nidmaaka Federaalka & Dastuurkii lagu soo dhisay dawladda uu madaxda ka yahay,wuxuuna ugu baaqay inuu sharciga dalka ilaaliyo. Quraan Jecel ayaa tilmaamay in Somaaliya ay wada qaadatay dawlad Federaala,wuxuu cuskaday in wax laga bartay waayihii la soo maray qaran jabkii Soomaaliya oo dalku ahaa hal magaalo,wuxuu xusay inuu faa’ido ugu jiro dadweynaha Soomaliyed oo dhan. “Puntland dastuurkeeda waxaa ku qoran in aysan Puntland ogalaanayn waxaan ahayn Federalsim,dastuurka Somaliya-na waa ku qorantahay marka maaha in sharciga la jebiyo Puntland horsed bay u ahayd hanaankii dalka looga saarayey kumelgarnimada,asaasitaankii dawladda Federlka”ayuu yiri xildhiban Quran jecel. Dhinaca kele Wasiirada Warfaafinta Maxamuud Caydiid Dirir,Wasiirka Caddalada Cabdi Khaliif Ajaayo ayaa masuuliyiinta dawladda federaalku ugu baaqay inaysan dilin rajadii Somalidu ku qabtay ee ahayd in laga gudbay musuqmaasuq,cadaalada daro & jebinta sharciga,waxayana si adag u jeediyeen inaan madaxda dawladda Somaliya & baarlamanku ay ka digtonadan mabaadida nidaamka Fedraalka ee Somaliya. Waxay ugu baqeen Madaxweynaha,barlamaanka & golaha xukuumadda Somaliya u inaysan ku degdegin arimaha qaarkood oo xaasisayad kicin kara, cadaaladda ayay sheegeen inay abaraan,tusaale ayay u soo qateen wadahada dawladda F Somaliya & Somaliland oo ay shegen in hadda ka hor uu madaxweynuhu u hanbaleyey Somaliland,iyadoo xilligaas ay xusen in degaano ka mid ah Puntland ay ciidmada Somaliland ay dad ku laynayeen.
  10. Press Release by Puntland Diaspora Forum PDF and Somali Diaspora Press release: PDF and Somali Diaspora community are concerned the new Federal Government might not safeguard the integrity of the Federal Constitution of Somalia. www.puntlanddiaspora.org mediarelations@puntlanddiaspora.org To: The Somali Government and the International Community Your Excellencies, Members of Puntland Diaspora Forum (PDF) around the world have welcomed the election of the current President Hon. Hassan Sheikh Mohamud, his Cabinet, the Somali Parliamentarians, and the process that ended the country’s status as a transitional government. All Somalis in the Diaspora and in the homeland were enthusiastic and optimistic about the future of Somalia, and were ready to support the new government to lead the country to a new era of peace, true reconciliation and development. PDF and its members are glad to see the quick decrease of wanton destruction of human life, piracy activities, human smuggling and other crimes that blighted Somalia for the past 20 years. This improvement came through the combined efforts of the Federal and local administrations, including Puntland State, but mainly through the military and material support from the International Community. It is possible that many Somalis living in Somalia have lost the concept or personal experience of an effective and peaceful Somali State, especially in terms of democratic institutions, good governance and the requisite qualities of national leadership. It is appreciated that more than anything, all Somalis need a deep political-culture change. All the same, given sufficient good will, abiding by rudimentary agreements and rules should not be beyond any current Somali politician. Despite the chaos that has reigned in Somalia for the last two decades, the TFG and the Internal Community managed to draft a new Roadmap in (2010) to timeline the way forward. A draft Constitution (2012) was ratified through a series of intense collaborative processes involving the Federal Transitional Government, the Regional States, and other Somali stakeholders. Implementing the principles outlined in these documents as agreed by all these stakeholders was to provide a tangible basis for the way forward and to outline opportunities for reconciliation on divisive issues. However, PDF and other Somali Diaspora communities now have serious concerns about the direction the new Federal Government seems to be taking, a direction quite different from that mandated in the ratified agreements. For instance, recent remarks made by the new President hinted at his Excellency’s intention to revisit the agreed upon Constitutional principles with respect to central aspects like land and regional autonomies. Any Mogadishu-centric such attempt would undermine, or undo, the significance of the ratified Draft Constitution, which is the most important political achievement in Somalia’s recent history. PDF does not and would not support any political acrobatic maneuvres or actions that would jeopardize or weaken the relationship between the regional states and the Federal Government. We only want to urge the Federal Government and regional administrations, with the assistance of the International Community, to safeguard the integrity of the Federal Constitution of Somalia and the fundamental principles agreed upon by: • Respecting the principle of the Federal Constitution with regard to regional boundaries and resources • Encouraging local, regional, and federal collaboration on good governance • With help from reliable friendly States and in close partnership and consultation with regional states, to re-establish an effective and inclusive National Army and Border Police whose cadres are recruited from all regions, trained inside the country and accountable only to professional Somali officers • Sharing international aid and support, whether humanitarian, developmental or security equitably between the existing regional administrations and the Federal Government • Including Puntland and other affected key stakeholders from Awdal State, Sool, Sanaag & Cayn regions of ex-British Somaliland in any consultation between Somaliland and the Federal Government of Somalia, if the intention of these meetings is to achieve a lasting peace in that area • Developing a national strategy for the repatriation of our refugees (IDP/EDP) who have been living in inhumane conditions for more than 20 years. This is an urgent matter. The international community should support this. • Resolving land and property issues. In reality, today millions of Somalis can’t go back to their homeland due to illegal occupation of their land, their homes, and other properties. The success of repatriation and true re-conciliation therefore depends on how quickly this issue is resolved. PDF’s public relations
  11. Puntland Defence Forces capture Af-Urur Base marching unchallenged thus far Galgala: Ciidanka PL oo fariisin qabsadey 15 Jan 15, 2013 - 11:12:31 AM GAROWE ONLINE Ciidanka Difaaca Puntland ayaa weerar culus maanta 15 January,2013 ku qaaday fariisin ay ku sugnaayeen haraadiga Al-shabab oo wali ku dhuumalaysanaya deegaano hoos yimaado Buuraleyda Galgala,sida ay noo xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonyahay weerarkaasi lagu qaaday ayaa waxaa la gaarsiiyay dhaawac iyo dhimasho aan la cadayn karin inta ay le’eg tahay. Col.Jaamac Siciid Warsame oo ku magac dheer Afgaduud oo Caawa la hadlay Radio Garowe ayaa tilmaamay weerarkii ay saaka ku qaadeen kooxdaasi ay ku guulaysteen inay ka qabteen deegaankii ay ku sugnaayeen,wuxuna sidoo kale xaqiijiyay inay gaarsiiyeen khasaaro faro badan balse aan la cadayn karin inta uu le’eg yahay. Taliye Afgaduud ayaa wacad ku maray inay sii xoojin doonan howlgalka ay kula dagaalamayaan kooxda kasoo horjeeda nabada iyo kala danbaynta Soomaaliya,wuxuna sheegay inay kaabiga ku hayaaan deegaanka Galgala oo laga yaabo saacadaha soo socda inay qabsadaan halkaasi. Wuxuna sidoo kale sheegay ciidanka dowlada Puntland inay ku sugan yihiin dhowr deegaan oo horay gacanta ugu jirtay kooxda Al-Shabaab,wuxuna sheegay dadkii deegaanka inay isaga carareen halkaasi ka dib markii ay u adkaysan waayeen dhibaatada joogtada ah ee ay ku hayaan.[/img]
  12. Somalia: Puntland begins military operation against Al Shabaab in Galgala 15 Jan 15, 2013 - 11:27:58 PM BOSSASO, Somalia Jan. 15, 2013 (Garowe Online) - Government forces in Somalia 's northern region of Puntland have began a military operation against Al Shabaab militants in the Golis Mountain Range, Garowe Online reports. Col. Jama Said Warsame "Afgadu d " told Radio Garowe during a telephone interview that Puntland government forces launched a surprise raid on Al Shabaab positions in the Galgala mountains area on Tuesday morning. "The terrorists have dispersed and fled to different directions, " said Col. Afgadud, the commander of Puntland Defense Force units stationed in the Galgala area. Col. Afgadud noted that Puntland government forces seized key areas in the mountainous region and inflicted casualties on Al Shabaab militants. "The civilian population has fled this area long ago because of the abuses by Al Shabaab militants who came from southern Somalia, " said Col. Afgadud. On Dec. 5 , 20 12, and ag ain on Jan. 3, 2013, Puntland government forces repelled nighttime by Al Shabaab militants in Galgala area. Puntland government officials have vowed to dislodge Al Shabaab militants in the Galgala area . In mid-2010, Puntland government forces concluded a three-month military operation in Galgala by seizing all mountain areas under the militants' control and Puntland officials say the Al Shabaab group in Galgala receives logistical support from Somaliland, to the west. Galgala area provides a mountain cover from Al Shabaab militants to establish hideouts and Puntland government forces seized two weapons shipments from Yemen in 2012.
  13. Galgala:Ciidamada difaaca Puntland oo qabsaday Maraja oo ka tirsan Galagala 17. januar 2013 APL Ciidamada puntland ayaa Saaka aroortii hore u ruqaansaday dhinaca degmada Galgala waxaana ay ciidmaadu saaka ka dhaqaaqeen Balokhadar waxayna gaareen iyagoo oo aan wax iska hor imaada la kulmin tuulada Maraja oo 25mitr ujirta Galgala. Sarkaal ka tirsan hogaanka ciidamada difaacda dawladda Puntland oo lagu magacaabo Coll Jamac Siciid Warsame Afguduud uu tilmaamay in aysan jirin wax khasaaraha oo soo gaaray ciidamada Puntland,wuxuuna xusay inay khasaare gaarsiiyeen maalishiyaadka Alshabaab dhawaan ay guulaha ay gaareen. waxaa dhanka kale uu tilmaamay in ciidamada puntland aysan u babac dhigi karin kooxda halkaasi ku jirta ayna cararayaan marka ay arkaan ciidamada difaaca Puntland rasaasta ayuu sheegay inay goos goos ahayd. Coll Afguduud ayaa tilmaamay in ciidamada puntland ay dul Marayeen diyaaradaha dagaalka ee Ciidamada Bada Puntland,oo kor kala socday hawlagala ay ciidamadu ku qaadeen deegaanka Maraja.
  14. Puntland President Receives U.S. Special Representative to Somalia in Bossaso 11 Jan 11, 2013 - 10:49:53 PM Puntland President Receives U.S. Special Representative to Somalia in Bossaso Puntland State of Somalia PRESS RELEASE 10 January 2013 The President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) has received U.S. Special Representative to Somalia H.E. Ambassador James C. Swan, on Thursday at the State House in Bossaso. Puntland Cabinet ministers welcomed Amb. Swan’s delegation at Bossaso International Airport and the visiting U.S. delegation met with the President at the State House for discussions on a range of topics. Puntland Finance Minister Farah Ali Jama, Ports Minister Said Mohamed Rage, and Security Minister Khalif Issa Mudan joined President Farole during the discussion with the visiting U.S. officials. The range of discussions covered included, issues related to security and stabilization efforts, humanitarian aid programs, the constitutional adoption in Puntland and the ongoing democratization process, and national developments since the emergence of the Somali Federal Government in August 2012. Amb. Swan commended Puntland Government for strengthening stability and for playing a key role during the end of transition process in Somalia, including contributing to the process for the Somali Federal Constitution. The U.S. Special Representative to Somalia also extended his congratulations to Puntland for rescuing 22 hostages from six countries aboard the MV Iceberg 1 vessel, which pirates held hostage for nearly three years. A 14-day Puntland counter-piracy operation laid siege to the MV Iceberg 1 and all the hostages were safely rescued on Dec. 23, 2012. President Farole expressed appreciation for Ambassador Swan’s visit to Puntland. The President recognized and was encouraged by the instrumental role the U.S. Government continues to play in Somalia, particularly humanitarian aid programs and support for political and stabilization efforts. --- END --- Source: Puntland Government
  15. Somalia: U.S. Amb. Swan visits Bossaso, meets Pres Farole 11 Jan 11, 2013 - 8:43:33 AM BOSSASO, Somalia Jan 11 2013 (Garowe Online) – US Ambassador to Somalia James Swan visited Bossaso, the commercial capital of Puntland, and met with Puntland President Abdirahman Mohamed Farole and cabinet officials on Thursday, Garowe Online reports. Amb. Swan with President Farole at State House in Bossaso [Jan. 10, 2013] After landing at Bossaso International Airport, Ambassador Swan leading a delegation of US officials headed to the Presidential Palace in Bossaso to meet with President Farole. Puntland Minister of Security Khalif Isse Mudan, Minister of Finance Farah Ali Jama and Ports Minister Said Mohamed Rage were present during the discussions between President Farole and Ambassador Swan. The Puntland press release issued on Thursday, read that the dignitaries discussed issues relating to “security and stabilization, humanitarian aid programs, the constitutional adoption and the ongoing democratization process.” According to the press release, Ambassador Swan applauded the Puntland government for their roles in assisting in the completion of the transitional process and the Provisional Federal Constitution for Somalia which was adopted last August. He also congratulated the Puntland government on the rescuing of the 22 hostages being held for almost 3 years on the MV Iceberg 1 vessel, after pirates kidnapped it near Oman. President Farole welcomed the Ambassador’s visit to Puntland and hoped for continued support by the US government to Somalia. GAROWE ONLINE
  16. Puntland government to inaugurate television and radio stations. Puntland government is planning to inaugurate the first television and radio channels since creation of Puntland , sources told Puntlandi. Puntland president Abdirahman Farole told journalists that new Television and Radio stations would be installed in Puntland as soon as possible. The building of the Puntland’s Media stations is about to be completed and all equipments are ready to be set up by expert technicians. Italy has donated the television and the radio for Puntland government . Many journalists in Puntland would have get employment opportunities as well as training facilities. The television and radio would be administered by Puntland’s Information Ministry but they would remain and work as independent media stations. Puntlandi.com