ayanasli

Nomads
  • Content Count

    10
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by ayanasli


  1. s/c

     

     

    anigu waxaad ii ja jawabtey

     

    googa

     

    afar nin oo gogal kuwada fadhiya oon salan isla gaadhin?

     

    goooga tana

     

    wanbax wanbax wan geeso leh?

     

    goog

     

    malin kasta waxan u imada hooyadey iyo abahay oo cunaha is haysta?

     

    googa

     

    xagan gabi xagan gabi guntu walac?

     

     

    hal xidhalaha kuma wanagsani lakiin googa cigaleysiga


  2. loooooooolz

     

    oo maskaxduuna makufer goroowd barafka

     

    waxanka sii yaney maroodiga duula libaxan duulitan ku oga oo malmo aan arki jirey isagoo dulaya duulaya lakiin maroodiga ma arag marodigu ma duula ii shega bal walalayaal dee


  3. inadero sheekada tellphone waa mid gaara.

    ganacsi uu hal qof ka sheqeysta ma jaadka ma dabooli karo dhibta uu qaadku ku hayo somalida

     

    way dhici karta inad aduu qaadka lacag badan ka soo gasho lakiin dalin yar badan oo somliyed aya malinkasta u walta qaad dartii ama u bahdilan

     

    caloosha u shaqeyso lakiin dadka kale na hal aeego wxanan ku odhan laha qadku waa wax xun iska dhaf hadey runtahay inad ka qanacsatid


  4. salan sare dhaman

     

     

    bushardii nafteydoow bugta

    waxan ku soo marey bataalihii

    uu boodherku asana ilaa buurti

    daalo badhan iyo hadaftimo ceergabo

    iyo badhan baladi kagacalada iyogoo

    barwaqa biyihuna qulqulayan

    balyaduuna buuxan soo booqdey awga

     

    sow booqdey awga bilankan jeclayow markii

    bant leys idhi adiga la aanta ley baxanani

    kari waa bila dan bad tahay bashar kula

    midan ahay nafku bahan ban aheye barbarkaga ila qabo


  5. walalo waaa si wanagsan dhamanba wan idin salmaya akhyarta

     

    walal ta naku hadan wax ka yidhahdo horta waxaan odhan kara waa fikirkaga qofkastana inuu si u fakaro waa wax cadiya lakiin mid ayan ku xusuusinaya walalo aduunka kuma noola uun dadka jaadka cuna waxaa ku nool dadka fayow qaad cunista oo ka cafimadkaqaba

     

    markaan ka hadleyna waa waliba dadka dada yar

    da yarta dhib wayn ayuu ku haya

    nafsiyaadkooda iyo maskaxadood waxweyn ayuu u dhina wakhtigu ku lumya wakhtiguna nolasha waa ku qaali dhaleteed ayuu ku rida oo si qalad ayuu u fikira dhinaca kale wuu warwara qofka cuna wuu is hiifa oo isnaca marka qaarka sida markuu wayo marka lacag qaad lagu yeesho ooo wakuwa isku dhiga gawadhida iyo trainada waxaad arkeysa wiil ama gabdh aad u day yar oo cuneysa qad qaadku dhincakasta qofka waxbuu uga dhima cafimad ahaan moral ahaan iyo dhibatooyinkale oon aan rajeynayo inad idinku ogtiihin

     

     

    naku aad ayan ku mahad calinaya koley anuu halkan wan ku cusubahay lakiin waxaan jeclan laha in si fican oo cafimad qabta laga hadlo wayo inan nolasheeno dhan ku qadano khiyali waa laga fican yahay.

     

    wiilo walalo wad mahadsanathay inshalaha markad firaqo heshid ayad si fican uga hadli doonata


  6. waa si wanagsan walalo wan ku fadhiistey gambadhkii aad ii dhigtey

     

     

    runtii afka somalilgu waa qani ereyadan aad halkan ku soo qorteyna waxa la isticamla oo kaliya marka gabey la tiranyo ama sugan kale hadana waxaad moodaba in somaligii si dabar go ayo oo luqad suuqdiya la qaatey oon horeba loo aqoon marka koley anuu wan ka fa iideysan doona arayadan

     

     

    mahdsanid mar kale walalo


  7. wad mahadsantahay walalo koley anuu wan ku cusubahay somalionline ka

     

    horta qaadku wa mid diley dhamanba ama afeyey bulsho fara badan oo ku nool aduunka dafaheeda somali oo kaliyina ma cunto imka waxay mareysa iney cunaan dadkii reer galbeedkii marka laga yimado wadamada qaadka laga cuno Yamen Kenya Itobiya iyo somaliya.

     

    hadaba somalidu waxay kaga duwantahay sadexdan wadan ee kale iyagu ma beertan marka laga yimado wakhti ku lumintiisa xanuunadiisa oo uu isagu ugu horeyo waxa walida ku rida dad fara badan oo somali ah waxa u dher iyga lacag aye ka bixinayan oo waliba ay qaali ku iibsanayan markaa maxay dhalin yar fara badan oo somaliyi ay wax u baran waayn oo ay wax dhama qaadka u qaban wayn adunka kale horumarkuu gadhey iney eegan maha waa iney iyagu wax qabsadan

     

    waxaan jeclan laha inad ka hadashan koley laba qof iyo sadex qof waxab somali kama tari karan lakiin bal inagu aynu ka hadalno qaadka iyo sababta aya somalidu intasoo dhan wakhtigooda ugu lumiso web page