Umal-Zamzam

Nomads
  • Content Count

    61
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Umal-Zamzam

  1. Allahu Akbar, Allahu Akbar Warar haatan naga soo gaaray Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in Xaaladda Magaalada Kismaayo ay haatan Deggan tahay Gebi'ahaanna Magaalada ay Gacanta ku hayaan Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab kadib markii Maleeshiyaadkii Axmed-Madoobe laga dhigay wax ladilay kuwo Maxaabiis ahaan loo qabtay iyo kuwo dhanka Dhoobleey loo sii eryanayo, Dhanka kale Afhayeenka Alshabaab oo maanta Saxaafadda uga warramay Dagaalka Kismaayo ayaa sheegay in Xarakadu uusan Dagaal kala dhexeyn Walaalahood Xisbu-Islaam Balse Axmed-Madoobe oo Itoobiya laga soo diray ay la dagaalamayaan Walaalayal ku so biira Alshabaab, maalaa'igta ilaahey aya taageeraya walaalahan Mujaahidiita Allahu Akbar, Allahu Akbar
  2. Waa wax lala yaabo oo qof kasta oo Somali ah is weydiinayo sababta AMISOM ku kaliftay in ay madaafiic la dhacaan xaafadaha dadka rayidka ee Magaalada muqdisho iyadoo aan wax rasaas ah lagu soo ridin AMISOM. Walaalayal tageeraa mujaahidiinta Alshabaab sida cadowga ilaahey wadaankana loga saaro _______________ Baliis link your pictures next time. Posting graphic images of dead people are not allowed on this site. [ September 24, 2009, 11:33 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  3. First commercial: Vimto dhiigay ku biirin Second Commercial: Allah janadatul firdaws haka waraabiyo kuwa tageerada la daba taagan jihaadka iyo mujaahidinta illahay GUUSHA MUSLIMINTA AY U DAN BEYN DON TA INCHA ALLAH, ALLAHU AKBAR, ALLAHU AKBAR
  4. Al Shabaab alle ha idin guuleeyo waa farxad inoo ah in maanta gacantiina uu ilaah soo galiyay magaalada barakeysan ee balad weyne bari waxaan sugnaba waa adinkoo ilaah cadowgiisa ka xoreedaan villa somaliya waad guuleysan doontaan ilaah amarkiis allaahu akbar allaahu akba الل ;هـ 0;ـم ســ ;ـد 3; الر ;مي و ثبـ ;ــ 8; الأ ;قـ 0;ـد 75;م الل ;هم أنص ;ر أخو ;ان 6;ا الم ;جا 7;دي 06; الم ;وح 3;ين الح ;ام 4;ين هم هذا ; الد ;ين نصر ;أ عاج ;لا غير ; أجل ;
  5. Walaalayal indihinaa ku fiiriya sida kuffarta Tigreega ay ugu diidayn caawinada addunka walaalahan Ogdenka, maantana Beledweyn bi so deggan ay ku sheekaynayaan Somaaliya isku keeynayna, walaalayal sheekada iska daya, war awey Ak47
  6. AL-SHABAAAAAB ILAAAAAAAAAAAHAY HA IDIN BARAKEEYO..GUUSHIINU WAA GUUSHA ISLAAMKA..DHIBKIINUN A WAA DHIBKA ISLAAMKA..WAXAA IDIN JECEL INTA ILAAHAY IYO ISLAAMKA JECEL..WAXAA IDIN NECEN INTA ILAAHAY IYO NABIYADIISA NECEB..DUCO AYAAN IDIINKU TAAGEEREYNAAYE HA DAALINA.
  7. xarakada mujaahidinta alshabab waxay xukumayaan soomaaliya oo dhan kadibna Ethiopia walaalyaalow haa ogaado ninki gaal jeclaada iyaga ayu la jiro doono maalinta qiyaamo Marka ikhwaani waxan laga rabaa in aan si wada jir ah uu istaagno jihaad caalami ah oo lugu xuraynayo Somaliya
  8. To all those who welcomed me wa mahadsantiin walaalayal
  9. New Alshabab troll in the house