Umal-Zamzam

Nomads
  • Content Count

    61
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Umal-Zamzam

  1. It is only a matter of time before the black flag of the prophet, peace blessings and mercy be upon him, waves over all of Somalia.
  2. Afar Kooxo Diimeed oo Dowladda Puntland si weyn uga dhex muuqda. Xukuumada Puntland ee Madaxweyne C/raxmaan Faroole waxa uu si weyn saami fiican uga siiyey Dowladda uu madaxda ka yahay Afar kooxo Diimeed oo ka howlgala deegaanada Puntland. Al-Manhal, Al-Tadaamun, Al-Aslaax iyo Xisbul-Islaam waxa ay xubno muhiim ah ku yesheen Golaha Wasiirada, Gudoomiyayaasha Gobolada iyo Degmooyinka iyo Howl-wadeenofiican oo Agaasimayaal ah Maamulka Puntland. Kooxahan Diinta ayaa waqiyadii hore lagu yaqaanay in ay gacan weyn ka gaystaan iskuulada Jaamacadaha iyo Xarumaha Shirkadaha waa weyn ee Ganacsiga, balse xiligan waxa ay fursad fiican ka heleen Dowladda C/raxmaan Maxamed faroole oo door biday awooda xukunka in ay wax ku yeshaan. Kooxaha Diinta ee Suna waljameeca iyo Al-Shabaab ayaan ka mid aheyn kooxaha wax laga siiyey Dowladda, waxa ayna dadka Puntland isweydiinayaan sababta looga reebay Kooxa Diimeedyada Talada wax ku yeeshay oo banaanka loo dhigay Labadan koox ee Suna waljameeca iyo Al-Shaabab. Waxaa jira warar sheegaya in Hogaamiyaha Kooxada Al-Shabaab ee Puntland Maxamed saciid Atam odayaasha deegaanka uu ka soo jeedo la wadaan wada xaajood lagu heshisiinayo Madaxweyne C/raxmaan faroole wallow aan la ogeyn in heshiiskaas uu qeyb ka yahay awood qeybsiga Xagga Dowladda. Heshiiska lala wado Sheekha Maxamed Saciid Atam waxa uu ka dambeeyey kadib markii Odayaasha Beesha Sanaag Bari kulan kula qaateen Garoowe Madaxweyne C/raxaman Faroole oo labada dhinac uga wadahadlayeen Xaaladaha Amaanka guud ee Gobolka. Waqtigaas waxa uu Madaxweyne C/raxmaan Faroole ka codsaday Odayaasha Sanaag in heshiis laga keeno Sheekha Atam. Wadahadalka waxaa hadda la sheegayaa in uu meel fiican marayo oo la filayo kulan ka fool ka fool inuu dhexmaro Madaxweyne Faroole iyo Sheekh Atam Asbuucyada soo socda. Kooxda Atam waxa ay doonayaan in loo siidaayo dhamaan Ragga ka xirxiran ee Dowladda gacanta Xabsiyadeeda ku jira iyo in talaabo laga qaado shakhsiyaad ay aaminsan yihiin inay ku xadgudbayaan Diinta Islaamka. Haddaba, haddii ay dhab noqoto heshiiska labada dhinac waxaa soo bixi doonta in si nabad ah loogu wada Noolaado Deegaanada Puntland oo aan la is maquunin Dowlad iyo Kooxaha Diinta. Dhinaca Kooxda Suna waljameeca ee Puntland ku dhaqan waxa ay aad uga careysan yihin sida uu ula dhaqmay Madaxweyne C/raxmaan Faroole oo uusan u siin tixgelintii ay ku lahayeen Dowladihii C/laahi Yuusuf iyo Cadde Muuse oo aad u soo dhawyn jiray Suna waljameeca. Waxa ay rumeysan yihiin Maanta in Dowladda Faroole u janjeerto dhinacyo Siyaasadeed oo Kooxo Diimeedka koonfur Xiriir fiican la leh. Dayniile.com Isha Wararka Xaqiiqda Boosaasolife.com boosaasolife@gmail.com
  3. Mujaahidiinta Xibsul Islaam iyo Shabaabul Mujaahidiin oo ku midaysnaa dagaalkii xalay Muqdisho ka dhacay oo faah faahiyey gaadiid dagaal oo DKMG ah lagala wareegay. Wednesday, 03 March 2010 08:58 administrator of Somalimemo Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaallo culus oo shalay ilaa iyo xalay fiidkii ka socday degmooyin ka tirsan gobalka Banaadir oo ay isku hayaan xoogaga Mujaahidiinta iyo maleeshiyo DKMG ah ka tirsan oo garab ka helaya ciidamada Shisheeye ee AMISOM. Xoogaga Mujaahidiinta oo isgarabsanaya ayaa soo afjaray dagaallo wejiyo aad u dhib badnaa oo xalay ka dhacay degmooyin ka tirsan Hodon iyo Wadajir magaalada Muqdisho, saraakiil ka tirsan Shabaabul Mujaahidiin iyo Xisbul Islaam ayaa faah faahin ka bixiyay dagaalkii xalay iyo shalay ka socday magaalada Muqdisho waxayna sheegeen in ay khasaaro iyo jab xoogan gaarsiiyeen maleeshiyada dowlada iyo shisheeyaha AMISOM. Waaliga Wilaayada Islaamiga Shabaabul Mujaahidiin gobalka Banaadir Sheykh Cali Maxamed Xuseen Abuu Jabal oo shir Jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay guulu gaareen Mujaahidiintu oo hal saf ah islamarkaana ay goobo badan ka qabsadeen maleeshiyadii DKMG ah ee shalay dhaq dhaqaaqayada ka sameeyey degmada Hodon magaalada Muqdisho. Sheykh Abuu Jabal wuxuu cadeeyey in Mujaahidiintu ay furteen hub aad ubadan oo lagu soo dagaal geliyay maleeshiyda dowlada KMG ah wuxuuna si gaar ah u sheegay in maleeshiyada laga furtay gaari dagaal oo uu ku rakibanyahay qoriga Zuuga loo yaqaan. Wuxuu soo hadal qaaday deegaanada ay Mujaahidiintu la wareegeen isagoo arrimahaah ka hadlayay wuxuu yidhi "Mujaahidiinta alle guulo ayuu siiyay caawa waxay joogaan dhamaan difaacyadii ay horay u joogeen cadawga Riddada ah,waxaad arkaysaan in Mujaahidiintu ay meel isugu geeyeen Murtadiinta iyo kuwa AMISOM labaxay ilaah mahadiis Mujaahidiinta oo isgarabsanaya khasaare ayay cadawga ugaysteen hub iyo rasaasna way furteen oo qoriga Zuuga kamid yahay". Waaliga ayaa carrabka ku adkeeyay in loo baahanyahay Midnimo buuxda oo ay Mujaahidiintu gaaraan si cadawga looga adkaado isagoona shacabka ugu bishaareeyay in guulo kale oo waaweyn ay maqli doonaan maalmaha soo socda. Dagaalkii shalay ilaa iyo xalay socday waxaa si siman dowlada KMG ah iyo AMISOM ula dagalaamayay Shabaabul Mujaahidiin iyo Xisbul islaam oo iyagoo Takbiirsanaya xoog ku jiidhay goobihii ay shalay ka soo duulaan tageen maleeshiyada DKMG ah. Sheykh Max'med Caruus Madaxa howlgalada Xisbul Islaam oo isna Saxaafada lahadley ayaa sheegay in Mujaahidiinta oo garba siman ah ay guulo gaareen islamarkaana ay weli sii eryanayaan firxadkii maleeshiyada DkMG ah oo isugu biya shubtay degmada Waaberi. Sidoo kale dagaalka ayaa xalay ka dhacay Buula Xuubey degmada Wadajir oo fariisin weyn u aheyd maleeshiyada DKMG ah waxaana xaafadaas saacado kooban la wareegay Mujaahidiinta oo markii dambe AMISOM dagaal culus kula galay Jid cadayaasha aada garoonka diyuuradaha Muqdisho oo fariisin u ah Shisheeyaha AMISOM isku tilmaamay ee duulaanka ku ah Soomaaliya
  4. TAKBIR!!!! Allaahu akbar, TAKBIR!!!! Allaahu akbar, TAKBIR!!!! Allaahu akbar don't run, don't run we are just here to conquer Puntland,somaliland and farther Soon we shall all be under the shade of the black flag TAKBIR!!!! Allaahu akbar, TAKBIR!!!! Allaahu akbar, TAKBIR!!!! Allaahu akbar ilaahow jabi gaalada iyo kuwa lasocdo guulee na mujaahidiinta Al Shabaab TAKBIR!!!! Allaahu akbar, TAKBIR!!!! Allaahu akbar, TAKBIR!!!! Allaahu akbar
  5. TAKBIR!!!! Allaahu akbar, TAKBIR!!!! Allaahu akbar, TAKBIR!!!! Allaahu akbar don't run, don't run we are just here to conquer Puntland,somaliland and farther Soon we shall all be under the shade of the black flag TAKBIR!!!! Allaahu akbar, TAKBIR!!!! Allaahu akbar, TAKBIR!!!! Allaahu akbar ilaahow jabi gaalada iyo kuwa lasocdo guulee na mujaahidiinta Al Shabaab TAKBIR!!!! Allaahu akbar, TAKBIR!!!! Allaahu akbar, TAKBIR!!!! Allaahu akbar
  6. TAKBIR!!!! Allaahu akbar, TAKBIR!!!! Allaahu akbar, TAKBIR!!!! Allaahu akbar don't run, don't run we are just here to conquer Puntland,somaliland and farther Soon we shall all be under the shade of the black flag TAKBIR!!!! Allaahu akbar, TAKBIR!!!! Allaahu akbar, TAKBIR!!!! Allaahu akbar ilaahow jabi gaalada iyo kuwa lasocdo guulee na mujaahidiinta Al Shabaab TAKBIR!!!! Allaahu akbar, TAKBIR!!!! Allaahu akbar, TAKBIR!!!! Allaahu akbar
  7. Dagaal ka dhacay Waqooyiga Baladweyne By Somalimirror on 25 Jan, 2010 9:11 AM in Main, Wararka Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Ururka Al-Xisbul Islaami iyo Kooxda Sheegata Ahlu Sunnah Wal Jameeca ayaa Shalay mar kale ka dhacay Duleedka Waqooyi ee Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Madaxa Amaanka Ururka Al-Xisbul Islaami ee Gobolka Hiiraan Macallin Faarax Daa’uud oo u waramay Idaacadda Shabeelle ee Magaaladda Muqdisho ayaa sheegay inay weerar ku qaadeen Fariisimaha Ceel-gaal iyo Cowmaad ee waqooyiga Baladweyne isla markaana ay Fariisin ku lahaayeen Kooxda Sheegata Ahlu Sunnah Wal Jameeca. Macallin Daa’uud, wuxuu sheegay inay Fariisimahaasi la wareegeen Kooxdii ka soo horjeedayna ay u Carareen dhinaca Itoobiya.
  8. Why do you fight for a colonial Flag and why are you so repulsed by the flag of our Prophet?
  9. Ah, They said ignorance is a bliss even when the light of knowledge shines on you Guys still you run into darkness. I can only pray for you my lost brothers. your only salvation is the black flag that will soon envelop all of Somalia and farther. Insha Allah.
  10. · Noocii calanka rasuulka. Calankii dawlada rasuulku wuxuu ahaa calan madaw sidaan horeba usoo sheegnay, afargees ah, dhexdana ay kaga qorantahay kalimada tawxiidku. Hadaba si aan u cadayno in uu calanka rasuulku noocaas ahaa ama qaabkaas waxaan soo qaadanay axaadis dhawr ah saxeexna ah oo cadaynaya 1- noocuu ahaa. 2- wixii ku qornaa. 1. Xadiiskii ay soo saareen tirmidi, ibnu maajah, imam axmed, abii daauud ee kujira taariikh alkabiir, sanadkiisuna xasanka uu ahaa, ayaa waxaa laga wariyay baraa binu caasib in uu yidhi "Calanka rasuulku wuxuu ahaa mid madaw oo afargeesa, kana samaysan maro suuf ah". 2. Mucjamu saqiirka dabaraani waxaa isna ku jira xadiis uu warinaayay jaabir binu c/laah in uu yidhi: "Calanka rasuulku wuxuu ahaa mid madaw". 3. Xadiiskii uu warinaayay xaaris binu xasaan albakri ee uu yidhi: "Waxaanu aadnay madiina, waxaan aragnay rasuulka oo minbarka saran, iyo bilaal oo taagan hayana seef, markaasaa waxaan arkay calamaan madmadaw, dabadeed waxaan waydiiyay waxa ay yihiin calamaantani, waxaa la iguyidhi waa camar binu caas oo ka yimid dagaal". 4. Wuxuu bukhaari kusoo saaray taarikhu saqiirka xadiis uu warinaayo anas ibnu maalik oo uu yidhi: " Rasuulku wuxuu laba jeer madiina ku reebay ibnu ummu maktuum, waxaanaan arkay isaga oo calan madaw sita maalintii qaadisiya" · Maxaa ku qornaa calanka rasuulka. Waxaa ku qornaa calanka rasuulka sidaan hore usoo sheegnay kalmada tawxiidka waxaana cadaynaya xadiiskan:- 1. Xadiiskii uu wariyay ibnu cabaas ee uu yidhi : "Waxaa ku qornaa calanka rasuulka "laa ilaaha ila laah, muxamadun rasuulu laah.". Fiiro-Gaara: Waxaa jiray calan kale oo rasuulku uu lahaa oo uu midabkiisu cadaan yahay kalmada tawxiidka ee ku qorana ay ku qorantahay khad madaw, calankaas waxaa la yidhaahdaa liwaa اللواء waana calan u gaara amiirka ama cidii markaas dagaalka uga socota xaga amiirka, waana calan lagu garto taliska muslimiinta iyo hadba halka uu amiirku joogo, isticmaalkiisuna ma badna ee wuxuu ku koobanyahay uun amiirka iyo daarul khilaafa ama madaxtooyada, hadii uu amiirku meeshaas ka tagana waa laga daba raraa oo looma sii daayo halkiisaa. Ahmiyada calankii rasuulka. Calanka rasuulku SCW waxaa uu muslimiinta ku aglahaa ahmiyad aad u saraysa, waxaa inoo cadaynaya ahmiyada uu calanku lahaa iyo qiimihiisa 1. xadiiska ay soo saareen bukhaari iyo muslim: dagaalkii khaybar waxaa hogaaminaayay rasuulka SCW intii aan dagaalka la galin ee diyaar garawga loogu jiray ayaa waxaa uu rasuulku yidhi : "Barri waxaan calanka u dhiibi doonaa nin ilaahay iyo rasuulkiisa jecel, ilaahay iyo rasuulkiisuna ay jecelyihiin" subixii ayaa wuxuu siiyay rasuulku calankii cali ibnu abii daalib. Waa maalintuu cumar binu khadaab yidhi waligay madaxtinimo ma jeclaan maalintaas mooyaane. 2. Sanadkii 8aad ee hijriyada wuxuu rasuulku scw udiray saxaabigii la odhanjiray xaaris binu cumayr alazdi, amiirkii busra in uu soo islaamo isaga iyo qoomkiisuba, amiirkii busraa wuu diiday dacwadii rasuulka, saxaabigiina wuu dilay, arinkaas waxaa aad uga cadhooday rasuulkii SCW, waxaana uu diyaariyay 3000 oo ciidan, waxaana uu madax uga dhigay sayd ibnu xaarisah, hadii la dilana in jacfar ibnu abii daalib lagu badalo, hadii jacfar la dilana in c/laahi ibnu rawaaxa la wareego, markii uu ciidankii baxay ee la gaadhay shaam waxay muslimiintii arkeen ciidankii ruum oo ah 200,000. Taas oo ka dhigan in halkii askari ee muslim ahba ay kusoo hagaagayaan wax ku dhaw 70 askari oo gaal o ahi. Muslimiintii dibay u istaageen, waxaana halkaas khudbad ka jeediyay c/lahi ibnu rawaaxa oo ku boorinayo muslimiinta in ay jihaadka galaan laba mid uunaby heli guul ama shahaado iyo shahiidnimee, waxa ilaahay ugu hiilinayaana quwad in aanay ahayn iyo tiro badnaan ee ay tahay imaan iyo islaamnimo, initaas ka bacdi dadkii muslimiinta ahaa niyadoodii baa dhisantay, kalsooni rabaani ahna way qaateen, sidiibaana dagaalkii ku bilaabmay, waxaana muslimiinta hogaaminaayay sayd ; binu xaarisah oo siday calankii rasuulka, kabacdina wuu shahiiday waxaana calankii dhulka u quudhiwaayay oo qaaday jacfar ibnu abii daalib, dagaalkii wuu sii adkaaday jacfar markaas wuxuu kazoo degay faraskiisii oo uu boqno gooyay si aanuu dib ugu noqon iyo in aanay ka faaiidaysan cadawgu hadii ay qabsadaan oo aanay muslimiinta kula dagaalamin, jacfar waxaa la jaray gacantii midig ee uu calanka ku hayay, waxaana uu ku qabsaday gacantiisii bidix si aanuu u dhicin calanku, hadana waxaa la jaray gacantiisii bidix, ka badci wuxuu ku qabsaday cududihiisa ilaa uu ka shahiiday, ………. Ilaa dhamaadka qisada. Qisada sababta aynu u soo qaadanay waxaa weeye in aynu ogaano ahmiyada iyo qiimaha ay ku aglahayd saxaabadii rasuulka calankaas madaw, ee manta rag muslimiin isku sheegayaa caayayaan, calal iyo foolxumona af labadii ugu tilmaamay fasubxaanalaahil cadiim. · Magaca calankii rasuulka. Sida ay rasuulka caadadiisu ahayd waxaa uu magacyo ula bixi jiray waxa uu isticmaalo nolol maalmeedkiisa, sida seeftiisa, daabadiisa, iwm. Xadiis uu soo saaray dabaraani oo uu warinaayay ibnu cabaas ayaa waxaa uu ahaa "Waxaa dhaqanka rasuulka ka mid ahaa: in uu magacyo ula boxo daabadihiisa(gaadiid), hubkiisa iyo alaabadiisa kaleba, calankiisana waxaa la odhanjiray CUQAAB, seeftuu ku dagaalami jirayna waxa la odhanjiray faqaar, midkalena waxaa la odhanjiray mikhdam ……….." Cuqaab waa magac uu leeyahay shimbirka shimbiraha u geesisan, waxaana la yidhaahdaa waa shimrika hadii uu duulo, wixii shimbir ah ee duulayaa ay fadhiistaan, waxa uu dulmarayaana ay dhaqaaqa jojiyaan cabsi ay ka qabaan aawadii, ma cuno waxa dhintay, mana cuno wax aanuu isagu ugaadhsan, Culimada luqada carabigu waxay idhaahdaan wuxuu awoodaa in uu ka quraacdo ciraq kana qadeeyo yemen, waxa uu ka qabo awood duulimaad. Macnaha markaas uu rasuulku SCW ula jeeday magacani waxaa weeye in marka calanka rasuulka kor loo qaado aysan jirin calan kale oo kor loo qaadi karaa, waa magac tilmaamaya cisiga iyo sharafta dawlada muslimka ah. Waa calan aan laga sarayn Karin. Lalana sinmi Karin, waxaan la yaabanahay ninka manta calankaas agdhigaya calan 1960 uu gaal ina siiyay isagoo inagu samirsiinaya, waana yaab nin ku garaacay calankuu dhakada kaaga xidhxidhay in aad kaga faanto kii aad cisada ku lahayd ee rasuulkaagu ku caanka ahaa. Arinta ah in aan isticmaar ka qaadanay madaxbanaanina kolay doodbaan ka qabaa se halkan maaha meeshaan kusoo bandhigayaa, hadii alle idmo markale ayaan ka hadli doonaa in aan run ahaantii madaxbanaani qaadanay 1960 iyo in kale oo la ina haysto wali. · Muxuu xambaarsanyahay calankani? Maadaama ay dhamaan muslimiintu isku waafaqsanyihiin in kalmada tawxiidku ay tahay ta lagu soo galo islaamnimada ayna jirin cid ka hor imankarta kalmadaas, waxaa uu calanka uu tawxiidku ku qoranyahay muujinayaa in ay dhamaan muslimiintu u simanyihiin cadaan iyo madawba, oo aan wadanka uu ka taaganyahay qof muslim ah lagu sheegi Karin in uu yahay ajanabi, ma aqoonsana calanku xuduud beenaadka, ma aqoonsana kala qoqobnaanta muslimiinta, iyo in koox kastaa ay inyar xayndaabato, oo muslimiinta edegedeg loo kala xidhxidho. Xukuumadaha isku sheega in ay muslimiin yihiin calankoodana ku qortay kalmada tawxiidka waxaan leenahay, maydaan garan wixii ay idinka rabtay kalmada tawxidka ee aad calanka iskaga qorateen, marhadii muslimka aan ku dhalani uu ajanabi ku yahay dhulkaas, waxba tari mayso kalmad tawxiid oo calan lagu qoraa. Si ay run u noqoto waa in waxa ay idin amrayso oo dhan la qaataa oo ay kow ka tahay isku xukunka shareecada alle swc, islaamka in lasoo dhawaysto gaalkana laga bari noqdo. · Maxay tahay xukunka in calankaan la qaato oo calan laga dhigtaa. Hadii aan kazoo hadalnay axaadiistaa cadaynaysa in rasuulku uu lahaa calankaas madaw, iyo kaa cad ee u gaarka ahaa amiirka, maxaytahay axkaamta aan ka dheegan karno nusuustaas. Wuxuu shaybaani siyarka ku yidhi " Waxaa haboon in calanka amiirku uu ahaado cadaan, calanka kalena uu ahaado madaw, sidaasaanay nusuustu sheegtay, waxaana laga wariyay raashid oo ka wariyay sacad alle haka raali ahaadee in uu yidhi : "Wuxuu ahaa calanka rasuulku SCW madow, calanka hogaankuna wuxuu ahaa cadaan, curwah ibnu zubairna wuxuu yidhi calanka rasuulku wuxuu ahaa mid madaw" Sidoo kale wuxuu alxaafid ibnu xajar ku yidhi fatxul baariga "Axaadiistaasi waxay inoo cadaynaysaa in ay fiicantahay in calamaan la yeesho marka dagaalka la galayo, liwaagana (calanka cad) waxaa qaadaya amiirka ama cida markaas uu u wakiisho amiirku" 6/155. Muxuu yahay xukunka ruuxa calankaas caayaa Xukunka qofka caaya calankaas aynu kazoo sheekaynay ahmiyada iyo qiimaha uu ugu fadhiyay muslimiinta, waxaynu u daynaynaa culimada rabaaniyiinta ah, laakiin waxaa cad ruuxaasi in uu caayay aflagaadeeyey kuna jeesjeesay suno uu rasuulku ina amray. Maxay samayn doonaan kuwa raayadii rasuulka wax ka sheegaya maalinka ilaahay la is horkenayo, ee uu soo istaago jacfar ibnu abii daalib oo gacmo la si uu u badbaadiyo in calankaasi uu ciida taabto. Ilaahayaw maalintaas naga dhig kuwa raayadaas sita, ee hanaga dhigin kuwa calanka somaliyeed sita. Waxaa si degdeg ah u qoray :-10/08/1430 - 01/08/2009. bilaal_1985@hotmail.com __________________ Bilaal Hargeysaawi Bilaal_1985@hotmail.com
  11. waxa quura ee lagu daaweeeyaa kufarta iyo munafaqiinta wa seefta mujaahidiinta
  12. Walaalayal masabbid, iyo been-abuur ay DKMG ay so wadaan wa inaan ka hoor tagno. Oo aan umada muminiinta ogeysino ruunta ilahay janadii haka warabiyo intii ku shahiiday inta dhaawacana alaha caafiyo ilaahay ha bur buriyo DKMG meel kastoo ay joogaan
  13. Qaar ka mid ah Xubnaha DKMG ah oo Tuhun ka muujiyey in Ciidamada Amniga DKMG ah ay Iyagu Bamka Qarxay ku aaseen Hotel Shaamoow!!. Muqdisho,Jimce,04,Dec,2009 (Hillaac.Net) Kadib markii ay Xarakada Alshabaab iska fogeysay in ay ka dambeysay Qaraxii ka dhacay Hotel Shaamoow ee ay ku Geeriyoodeen Wasiirro, Arday, Macallimiin, Wariyayaal, Iyo Shacab kale oo ka soo qeybgalay Xafladdii Qalinjebinta ahayd oo Hotelkaas ka socotay, Ayaa Waxaa haatan Billaabatay in si Dhab ah la'isaga wareysto horta Qaraxii meesha ka dhacay ee ay Dadku ku Baaba'een waxa uu ahaa, Waxana Qaar ka mid ah Xildhibaannada iyo Wasiirrada DKMG ah ee Magaalada Muqdisho ku sugan ay Qireen in Qaraxa ka dhacay Hoteelka uu ahaa Bam Hoteelka Gudihiisa ku aasnaa oo meel fog laga hagayey Waxana Xildhibaannadaas iyo Wasiirradaas ay sheegeen in ay la kulmeen Qaar ka mid ah Dadkii Qaraxaas ka soo badbaaday ee Hoteelka ku sugnaa oo ay u sheegeen in waxa Qarxay uu ahaa Bam aad u culus oo mar qura ku qarxay Goobtii ay fadhiyeen Mas'uuliyiintii DKMG ah ee aanu ahayn Qof isqarxiyey. "War Goobta Shirku ka dhacayey waxa joogay oo Ammaanka sugayey Ciidamada DKMG ah oo isugu jira Boolis iyo Milateri, Waxana ay Hoolka Hoteelka ee ay Xafladdu ka dhacaysay ay Dadka ka celinayeen Saacado ka hor intii aaney Xafladdu billaaban Iyagoo Dadka u sheegayey in ay Hoolka Baarayaan oo Amnigiisa ay Adkeeynayaan, Waxana aan Shaki ka qabaa in Ciidamada DKMG ah Markaa ay Dadka ka celinayeen ay Bambooyinka ku Aasayeen Hoolka, Sababta ay Waxaas oo dhan u sameynayaanna weey muuqataa oo Nimanka Iyaga Madaxda u ah ayaa jagada laga qaadayaa beey maqleen Markaas beey rabaan in ay Dowladda farriin u diraan ah in Amnigu uu faraha ka baxayo haddii Madaxdooda lala hadlo, Arrinkaasna waxan u arkaa Cabsigelin Madaxda Dowladda lagu cabsigelinayo" Ayuu yiri mid ka mid ah Xildhibaannada DKMG ah oo aad u eedeynayey Ciidamada Ammaanka DKMG ah iyo Hoggaankooda. Sidoo kale qaar ka mid ah Wariyayaashii ka soo badbaaday Qaraxii ka dhacay Hotel Shaamoow Ayaa Qudhooda sheegay in Qaraxa ka dhacay Gudaha Hoteelka uu ahaa Bam ee aanu ahayn Qof is Qarxiyey, Waxana ay meesha ka saareen Sheegiddii ay DKMG ah sheegtay in Qaraxu uu ka dambeeyay Qof is Miidaamiyey, Iyadoo Ninka Saxaafadda loo soo gudbiyeyna ku sheegay wax lagu Qoslo Maadaama beey yiraahdeen Qof Miino isku Qarxiyey aanan Hilibkiisa midna laga arkeen oo uu kala faniini lahaa. Arrintu si kastaba ha'ahaatee Tuhunkan cusub ee soo baxay ayaa Walaac aad u weyn ku Abuuray Madaxda Dowladda KMG ah ee isugu jira Xildhibaannada iyo Wasiirrada, Waxana Billaabatay in ay ka fogaadaan Goobaha ay Ciidamada DKMG ah ku sugan yihiin Iyagoo Maciin ka raadinaya Ciidamada AMISOM oo iyagu ku eg Ilaalinta Madaxweynaha, Ra'isulwasaaraha, Iyo Xeryaha ay Magaaalada Muqdisho kaga sugan yihiin. hillaac on December 04 2009
  14. Ciidamo aad u hubaysan oo Tigree ah oo gaaray magaalada Gaalkacayo iyo shacabka ku nool magaaladaas oo cabsi ay soo food saartay. Dadweynaha ku dhaqan magaalada Gaalacyo ayaa aad uga argagaxsan ciidamo tirada badan oo Tigree ah oo soo galay gudaha Gaalkacyo maalmihii ugu dambaysay. Ciidamadaan Tigreega ah ayaa waxaa ay ku suganaayeen magaalada Gaalkacyo dhawrkii maalmood ee ugu dambaysay ayada oo sidoo kalena saxaafada loodiiday in ay ka ag dhowaadaan goobaha ay ciidamadaasi saldhigyada ka samaysteen iyo in ay wax sawir ah ka qaataan. Ciidamadaan ayaa waxaa la sheegay in ay dageen garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo, iyadoo uusan weli jirin wax war ah oo arrintan la xiriira oo ka soo baxay maamulka gobolka Mudug. Warar la isla dhexmarayo ayaa sheegaya in ay u yimaadeen in ay xoog ku kaxaystaan dad lagu tuhunsanyahay in ay ka danbeeyeen qaraxyadii ka dhacay magaalada Gaalkacyo. Dadweynaha ku nool magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa soo food saaray walaac fara badan ka dib markii ay soo galeen magaaladaasi ciidamadaanTigreega ah oo wata ilaa todobo gaari oo ah baabuurta dagaalka ee gaashaaman ayna weylinayaan gawaari yaryar ah, Shalay ayey ahayd markii ugu horaysay ee ciidamadaan lagu arkay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Mahan markii ugu horeysay oo Ciidamo Tigree ah ay soo galaan Magaalada Galkacyo, waxaana badanaa ay qafaashaan dadka ka soo jeeda Gobolka Somali Galbeed iyo Culumada ku nool degaankaasi Brothers come under the safety of the black flag
  15. calaanka quruuxda badan ay Madow hoos imaada walaalayal wa sida qura ay cadaabta uga badbaadi kartin
  16. Akhy Jazakullah Kher Inta no so gudbisay mowducan wanagsaan CIID MUBAARIK KULI CAAM WA ANTUM BIKHAYR Brother don't pay attention to all this Ethiopian spies that are posing as Somalies
  17. Xisbul Islaam oo lawareegay Goobihii lagu Dagaalamay ee Duleedka B/weyne. By Somalimirror on 4 Nov, 2009 9:37 AM in Main, Wararka CaraaleXoghaya Gaashaandhiga Al-Xisbul Islaami Sheekh Muuse Cabdi Caraale ayaa Shaaciyey inay soo afjareen Dagaaladii Qaraaraa ee Saaka ka bilowday Duleedka Magaalada Balad-weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan isagoona Sheegay inay gacanta ku dhigeen Dhamaan Goobihii lagu Dagaalaya sida Buurta Jenta Kundisho. Caraale oo Dagaalka kadib la hadlayey Idaacada Shabeelle ee Magaalada Muqdihso ayaa sidoo kale Sheegay in Ciidamadoodu kusii raadjoogaan Firaxdka Ciidamada DKMG ah oo uu Carabaabay inay u baxsadeen Deegaanka Ceelgaal oo ay Markii hore ka soo ruqaansadeen. Caraale oo Dagaalka ka kahadalayana waxa uu yiri:“Dagaalku Waa soo gaba gaboobay Saaka Subaxnimadii ayuu Dagaalka bilowday Magaalada Balad-weyne oo ay maalmo dhaweed ku soo duuleen Ciidamada Cadawga ah iyo kuwa Calooshood u Shaqeytayaasha ah ee Jabuuti oo Rida ah Ilaahey Subxaanahu watacaalaa Fadligiis Saacada hada aan kula hadlayo waxaan kaala hadlayaa meeshii ay daganaayeen ee Saldhiga u aheyd ee Janta Kundishe Weyna jabeen Ceelgaal kama sokeeyaan Raacdadoodii ayey Ciidamadu ku sii maqan yihiin Ilaaheyna Subxaanahu watacaalaa wuu jabiyey Qasaare badane wuu gaaray dib ayaan isagoo faahfaahsan didin kaga soo Sheegi doonaa” Ujeedka Ciidanka DKMG ah ayuu ku Sheegay inay Diidanaayeen kudhaqanka Shareecada Islaamka isagoo leh:“Guusha iyo Nasriga ilaaheybaa nasiiyey Cadawgiina waa jabay waxay diidanaayeen kudhaqanka Shareecada Islaamka waxay diidanaayeen kulimada Alle inay kor noqoto waxey googooyeen Calamadii Towxiidka ku qornaa ee aan meelaha suranaya Ilaahey Subaxaanuhun watacaalaaw wuu baabi’yey baqdin toodii iyo dhaawacoodii iyo Cararkoodii iyo meydkoodii ayaa meelwalbaaba hada lasii raacdeynayaa oo la daba taagan yahay”. Waxa uu sdioo kale Sheegay inay Dagaalka saaka iyagu qaadeen ayna kaga Dabatagi doonaan meelwalba oo ay tagaan Ciidanka DKMG ah wuxuuna yiri:“Dagaalka anagaa Qaadanay Maxaayeelay Markii hore eyey nagu soo qaadeen markaasey Meelasha layiraa Jantakundisho ayagu horey u qabsadeen oo Ciidamadeenu ay ka soo insixaabeen anagaa hada ku duulnaya anagaana ka saarnay weyna Jabeen, Ceel gaal iyo meesha ay ka yimaadeena waa looga daba dagayaa Ilaahey Idinkiisa”. Tafaasiisha Dagaalka iyo Qasaaraha ka Dhashay ayuu Sheegay Sheekh Muuse inay Dib ka soo Sheegi doonaan marka ay helaan tirakoob Dhab ah.
  18. Muuse Cabdi Caraale oo ah xoghaya gashaandhiga Ururka Xisbul islam ayaa maanta beeniyey inay ciidamada dawlada kmg ahi la wareegeen magaalada Beledweyne,hadalkaasi oo ka soo yeerey Sarkaal ka tirsan ciidamad dawlada kmg ah. Sacaadihi la soo dhaafey ayey ahayd markiii saraakiisha dawladda kmg ah ee gobolka hiiraan warbaahinta u sheegeen inay magaalada gacan ku haynteeda la wareegeen ka dib dagaalo ay la galeen ururka xisbul islam. Muuse Caraale ayaa si weyn u beeniyey inay ciidamada dawladu la wareegeen gacan ku haynta magaalada Beledweyne waxaana uu sheegtey Muuse caraale inay ciidamadoodi xarumihii ay horey u joogi jireen joogaan ayna gacan buuxda ugu jirto magaalada beledweyne. Muuse Carale ayaa yir " Waa cadaan haddi ay magaalada jaanis u helaan inay soo galaan waxad arki lahaydeen iyagoo dadka dhac u geysanaya islamarkaasna dhibaateynaya shacabka balse tani waxay iidiin cadeyneysaa inaysan cag soo dhigi kariin magaalada gudaheeda''. Sidoo kale Muuse Caraale ayaa wacad ku marey inay dagaalo adag la geli doonaan ciidamada dawlada iyo kooxaha la socda ,waxaana uu sheegey inay ka guuleysan doonaan ,hadii ay wax weerar ah ku soo qadaan magaalada iyo shacaba ku nool. Hadalkan beeninta ah ayaa ku soo beegmaya xilli ay maalmihii la soo dhaafey dagaalo culusi ku dhexmareyeen ciidamada dawlada kmg iyo ururka xisbul islam. Sidoo kale hadalkan ayaa ku soo aadaya xilli u sarkaal ka tirsan dawladu sheegtey inay la wareegeen magaalada beledweyne.