General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Muqdisho:Ciidamada dawlada Soomaaliya oo sameeyey hawlgalo amniga caasumada wax looga qabanayo. 23. maj 2007 Muqdisho(AllPuntland)-Ciidamada dawlada Faderaalka ee Soomaaliya ayaa waxa ay haatan ka wadaan caasumada Soomaaliya ee Muqdisho hawlgalo baacad leh kuwaas oo wax looga qabanayo xaalada ka jirta caasumada ee ubadan bambooyinka ladhigo wadada dhinaceeda. Ciidamada hawlgaladan wada waxa ay iskugu jiraan Boolis iyo Milateri waxa ayna taageero ka helayaan Gawaarida gaashaaman ee tiknikada looyaqaano ee Itoobiya. Hawlgalkan wuxuu yahay mid lugu sifeynayo kooxaha amaandarada ka wada gudaha magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya lama sheegin wax lugu soo qabtay hawlgaladan. Ciidamada dawlada faderaalka ee Soomaaliya waxa ay sameysteen fariisimo cusub waxa ayna doonayaan in ay isku balaariyaan saldhigyada xaafadaha Magaalada si amaanka loo adkeeyo. Ciidamada waxaa lugu soo waramayaa in ay hawlgaladan ku soo aadeen in xili magaaladu tahay meel nabad ka jirto. Caasumada Soomaaliya ee Muqdisho wixii ka danbeeyey 23-kii bishii April waxa ay ahayd meel aan laga maqal wax rasaas ah,qaraxyada wadooyinka ladhigayo waxa ay noqdeen kuwo koomay,majiraan cid magaalada kuhubaysan oo banaanka ula soo baxaya hubka kale duwan ee muqdisho lugu yaqaanay. Xaafadaha Magaalada Muqdisho qeybo ka mid ah waxa ay ku jiraan bandow,waxaa looga dan leeyahay soo celinta amniga iyo yareynta qaraxyo kala duwan oo ka dhacayay todobaadkii hore Muqdisho. Hawlgaladan caasumada Soomaaliya ka socdaa waxa ay ku soo beegmayaan xili magaalada ay ka socdaan hawlo lugu doonayo in magaalada bilicdeeda lugu soo celiyo. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland
  2. Maamulka gobolka Banaadir oo calaameeyay goobo cusub oo si sharci daro ku dhisanaa mudo dhan 16-sano ah. May-23-2007-HornAfrik, Mogadishu Xili qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho ay wali ka soconayaa burburinat dhismooyinka sharci darada ah ayaa Maamulka banaadir waxaa uu bilaabay calaamadeynta dhismayaal sharci daro ah oo kuyaala wadada wadnaha ee Magaalada muqdisho. Wadada wadnaha ayaa Maanta waxaa lagu arkayey Ciidamo koox koox ah oo isagu jira boolis milatari iyo qaar kale oo katirsan Ciidanka ilaalinta deegaanka xamar. Waxaa kale oo maanta Ciidamada dowladda fadaraalka soomaaliya ay calaamadeyntasi ka wadeen isgoyska Bakaaraha KPP iyo waliba kuwa kale. Ciidamada dowladda oo ay horkacayaan Maamulka gobolka banaadir ayaa baryahaanba waxay howlo nadiifin iyo burburin lagu sameynayo goobaha sharci darada ah ay ka wadeen gudaha Caasimada Muqdisho kuwaas oo haatan u muuqda inay wax ka bedeleen muuqaalkii hore ee gobolka banaadir.
  3. Taladaan La ruugin Waa lagu Rafaadaa !!!!!!Dhambaal Ku socda Guddoomiyaha Kulan weynaha Dib u heshiisiinta qaran Mudane Cali mahdi maxamed {Faallo} By :Qoraa sare Muuse maxamed Cusmaan Ku dhawaqiddii madaxweyne C/llahi Yuusuf ee Shir weynaha dib u heshiisiinta qaran waxaa ay ahayd Tallaabo Geesinimo oo loo qaaday dhinaca nabadda,wuxuuna shirka wax weyn ka tarayaa isu saafi noqoshada Shacabka Soomaaliyeed Ku dhawaqiddii madaxweyne C/llahi Yuusuf ee Shir weynaha dib u heshiisiinta qaran waxaa ay ahayd Tallaabo Geesinimo oo loo qaaday dhinaca nabadda,wuxuuna shirka wax weyn ka tarayaa isu saafi noqoshada Shacabka Soomaaliyeed oo Muddo 16 sano ah colaad laga dhex hurinayay,loona diiday in ay helaan nabad,nolol iyo dowladnimo. Mudane Cali Mahdi Waxaad qaaday xil culus,waxaana kusoo wada eegaya indhaha Shacabka Soomaaliyeed,haweeneyda Yaayada Suuqa ku iibisa iyo aqoonyahanka ku taqasusay cilimga siyaasadda ee heysta Shahaadada Doctor of Philpsophy (PHD) iminka waxaa ay wada noqdeen kuwo u dhuun daloolalafa gurka arrimaha siyaaasadda,marka waa in aad ka fiirsataa tallaabo kasta oo aad qadeysid si aad uga fogaato in aad dhex dabaalato dhiiqo siyaasadeed. Mudane Cali Mahdi noqo geesi wax isu soo jidia,qaado talooyinka wan wanaagsan ee howshan mugga leh wax ka taraya,ka fogow in aa u dhag raariciso shaqsiyaadka aan hubo in ay haatanba harerahaada fadhiyaan ee bur buriyeyaasha ah diidanna wanaagga,doonayana in aan laga bixin xaaladda lagu jiro,kuwaasoo kala ah :siyaasiyiintii hore masraxa ugu fashilmay,ganacasatada shar-badnayasha ah,hoggaamiye dhaqameedyada iyo qeybaha sheegta ururrada bulshada rayidka ah (Raq ku noolayaasha),waana wax la hubo in kooxahan oo ah qaar aysan cidi dooran kuna qaraabta magaca shacabka Soomaaliyeed in ay har iyo habeen hurdo kuu diidi doonaan si ay wax u dhab qiyaan. Talada ugu wanaagsan ee kooxahan aan sare kusoo sheegnay maskaxdodoa kasoo maaxaneysa waxay la mid tahay waxa la mid tahay hoggaamiyihii Tuulada ee loo sheegay in Ri ay madaxa dhari gashatay sidaa darted looga baahan yahay in uu keeno sidii loo xallin lahaa,ugu horeyntiina uu amray in rida la gowroco,kolkii aymadaxa Rida iyo dharigii iskusoo hareena yiri dhariga ha la jabiyo,kolkii intaas la sameeyayna oyin la dhacay,isagoo markii la weydiiyay awxa ka oysiiyayna ku jawaabay {Yaa sedan wanaagsan idinkugu talin doona hadii aan geeriyoodo?} Mudane Cali Mahdi waqti badan u hur in aa talo ka qaadato aqoonyahannada nadiifka ah ee ay dhibeyso xaaldda ay ku sugan yihiin shacabka Soomaaliyeed una heellan in ay maskaxdooda iyo aqoontoodaba ku biiriyaan shirka dib u heshiisiinta qaran ,si aad ugu guuleysato raacidda wadada saxda ah ee kuu hor seedeysa guusha kama dambeysta ah . Iminka waxaa la qorsheynayaa in cod baarlamaan loo qaado sidii guddiga aad madaxda ka tahay u noqon laha mid ka madax banan dowladda,inkastoo aan ognahay in Madaxweynaah Soomaaliya uu saxiixay dikreeto qeexeysa in guddigu uu ka madax bannaanyahay faragelin dowladeed,waxaa kaloo gacanta kuu gali doona dhqaale farabadan ,labada arrimood {awood iyo dhaqaale} qofkii ay u kulmaan ee aan is xakameyn waxaa ay u horseedaan kibir iyo isla weyni,sidaa darted ku dadaal in aad noqoto shaqsi nadiif ah oo caqli iyo maskax fayow ku shaqeeya. MUdane Cali Mahdi Miizaan tallaabo kasta oo aad qaadeyso inta aadan gaarin go'aanka kama dambeysta ah horta qiimeyn ku samee maxsuulka kasoo bixi kara,waxa aad maanta ku dhawaaqdo in aad bari ka noqoto waxaa ay kuu keeneysaa sharaf darro iyo in aad lumiso kalsoonidii laguu hayay ,mar walba adeegso erayo xikmadeysan oo isu soo dhaweynaya beelaha Soomaaliyeed,noqo dhex dhexaad dhab ah,iskana ilow wixii horay usoo dhacay,beelihii dhiigga badan u daadiyay in aad kursiga madaxweynenimada kusii fadhido iyo kuwii kaa cidieeyayba si isla eg oo safinimo ah u wada tixgeli. Rajada shacabka Soomaaliyeed oo idil waxay kusoo urursan tahay guusha lagagaaro kulan weynaha dib u heshiisiinta qaran oo ay ka qeybgalayaan ergo lagu soo xulay habka 4.5,waxaana looga fadhiyaa in ay meyraan colaadii gaamurtay ee shacabka Soomaaliyeed la dhex dhigay si loo helo bulsho nadiif ah oo uwada taagan danta qaranka ,leemna ugasoo wada jeeda kuwa tirade yare e wali ku taamaya in ay ku dhesx jiraan riyo maalmeedka dhalan teedka ah ,waxaanse gabagabadii leeyahay Mudne cali Mahdi Taladaan La ruugin Waa lagu Rafaadaa!!!!! By :Qoraa sare Muuse maxamed Cusmaan
  4. ^^^One must use what is available to them. We must reclaim what we had lost in order to move forward,.. A great move by the PM.
  5. The near future insha Allah What about all those who drowned in the Red Sea & the Med escaping the last 16 years and they ponder their time on "Ethiopians, swimming in our beaches" who cares...
  6. Adeer, one can not look after others houses when his is burning. I was one of those who lost his country not due to Tigray, or Ethiopia or Israel but to fellow Somali's. My family suffered, and they were part of the multitude who were butchered, who were exiled and their properties taken over. What could I do for Somali Galbeed, when I could not do anything for myself, when my country, my home was under the boot of these fools who used many confused and contradicting titles, USC, ICU,Warlords = anti governemnt. Now the TFG is here and the fakers have been dealt a blow. Victory to common sense and defeat to all those who hate peace..
  7. Geel-Jire, the fake nationalisam and religious use has been the hallmark of all those groups who opposed peace and national reconciliation. I have no sympathy for those who lived by the gun, now their cries are no more than those of a bully who has been over powred. Bixi, Xasan Dahir is only around in cyberspace, he is in hiding after promising to become a shaheed. The other clowns are in Asmara, a luxury they could not extend to the children they left behind in the Bush.
  8. Saxib you had no country before this TFG came along and restored the state. You had nothing but clan warlords, clan militias, fake clan courts, occupiers, land looters and criminal business groups holding the people of Mogadishu hostage. These groups were given enough time to change their ways, and yes any method should have been used including Ethiopia to defeat them and givean advantage to the legitimate government. Its silly to hide behind 1. Fake nationalisam and 2. Even faker religious motivations. Saxib where were you when the USC faction ethnicly cleansed a number of clans from Mogadishu, more than a million souls lost for what crimes? How many demo's did you partake in or have you ever acknowledged this fact, this genocide? These people were not even given a safe passage they were chased every mile, every inch of their lives. Their girls raped, their old women raped, their elders shot in mass their children murdered. What crimes did they commit. These people died in mass from thirst, from desease, from the turbulent seas. Was there any outcry? Did the UN come to their rescue? Where were you when the unarmed clans were bullied into submission, when their homes, lands and women became halaal for those thirsty maurauding Somali's. For 16 years these people were kept under bondage, under control with no rights to speak. Saxib, where were you when the land was turned into desert, when from Afgoye to Kismayu the treets were cut, and burned into that awful charcoal? Where was your country, your sense of nationalisam then, your pride? When our beautiful precious land was turned upside down, when they used earth scorched tactics on it to get some silly dollars. Those charcoal mountaisn in Dubai. Again I kindly ask why you went missing when Mogadishu the capital was fought over for 16 years, how many demo's did you hold, organise and participate in when the children were turned into Zombi warriors on behalf of the clan? Saxib, did your eyes and your senses let you down when you did not see our national institutions sold as scraps? as for the father who lost his son, kindly dont ask me for the answer go to Xasan Dahir and Ahmed Diriye those clowns who sent the youths to their deaths. NOW TRYING TO CUT A DEAL. President Yusuf is a hero, saxib, the TFG are hero's saxib and the Somali people will remmeber them as the only entity to deal with those viruses who destroyed our nation. Duke
  9. ^^^Ok saxib but your earlier comments were insensitive to say the least.
  10. source Tahliil. This is what you are up against those who saw the past 16 years as hell on earth. Dadka [unarmed clans] ah waa dad nabadeed oo aan ka tirsaneyn beelaha hubeysan, taasoo keentay in dadkaasi ay u nuglaadaan burcadda, bartilmaameedna u noqdaan kooxaha wax afduubta, waa dad inta badan ka gaabsada siyaasadda, xirfadahooda shaqo waxaa ugu weyn ganacsiga oo aad ka dareemeyso marka aad ku dhex socoto xaafadaha ay degan yihiin, inkastoo ammaan darrada jirta awgeed aanay hadda ganacsi waaweyn faraha kula jirin, xirfadaha kale ee aadka ugu badan dadka Banaadiriga ah ayaa waxaa ka mid ah Jilaabashada Kalluunka iyo Toliinka dharka oo qoysas badan oo reer Xamar weyne ah ay ku tiirsan yihiin. Ugu danbeyntii dadka reer Xamar weyne waxa ay quudareynayaan in ay mar uun arkaan dowlad Soomaaliyeed oo shaqayneysa, dibna u soo celisa sharcigii, xasiloonidii iyo kala dambeyntii dadku ay ku wada noolaan jireen.
  11. ^^^So who will clear up Hiiraales nonsence and his sacking? Oh no need he is not that important, unlike Afgaduud. Che, loved the Baidoa Hilton.
  12. I have nothing in common with Xasan, because I have stuck to my guns in support of peace and national restoration. The fake nationalisam of [you lot] as in clan courts supporters who use ,Ethiopia, Igad and AMISON as an excuse for their lack of creativity and failure in the battle field. Oh how long the Ethiopians and other allies will stay will again depend on the completion of the job, that will be sooner rather later, no one wants a prelonged stay and their is no need for one. Timelines are not my speciality. Anyhow its clear Somalia is no "Iraq, Darfur" or any other wished up scenario. In fact the armed groups have been defated and now its time to rebuild the national army and police and secure the capital and the country once and for all. The predictions of doom of "regional war" of "genocide" have been found to be not true. Whats next Ethiopian occupation, that too in time will be seen to be what it is another false hood from you lot.
  13. ^^^What lies, saxib if you wish for hundreds of dead women and children at every street just to prove a point then thats you. But the reality is that the 9 days of fighting was terrible to the amibitions of the looters and blood suckers who kept the capital hostage. It was nothing compared to the ethnic cleanisng of a major clan that took place in 1991 It was nothing on the death and destruction of the 4 months war of the mad max style between North and South Mogadishu clan occupiers. Adeer if you subscribe to the 16 years between 1991 and 2007 as the golden age then thats you.
  14. Cali Mahdi Max'ed oo maanta faahfaahin ka bixiyay shirka dib u heshiisiinta qaran Click here to find shabelle news in english Mogadishu 22, May.07 ( Sh.M.Network) Guddoomiyaha guddiga dib u heshiisiinta qaran ayaa maanta shir jaraa'id uu ku qabtey Hotel Amaana waxa uu kaga hadlay arimaha dib u heshiisiinta, isagoo rajo wanaagsan ka muujiyay qabsoomida shirkaan oo lagu wado in uu ka dhaco caasimadda Somalia bartamaha bisha soo socota ee June. Guddiga dib u heshiisiinta qaran ayaa war saxaafadeed ay soo saareen waxa ay ku xuseen in guddiga ay qabteen howlo badan oo ku aadan dhinaca nabadeynta, iyadoo guddiga uu isku diyaariyay in uu u diro gobolada 28 ergo oo ku wargalisa in ay ka soo qeybgalaan kulanka dib u heshiisiinta qaran. Mar waxa laga weydiiyay Cali Mahdi Mahdi in shirka dib u heshiisiinta qaran ay ka maqan yihiin golihii maxkamadaha islaamka ayaa waxa uu yiri " Waxa is dagaalay oo la heshiisiinayo waa qabaa'il somaliyeed oo colaado u dhaxeysay ilaa 1991 kii tan iyo markii ay dhacday dowladdii Militariga aheyd. Waxa uu sheegay in cid kasta oo daacad u ah dalka ay ka soo qeybgaleyso kulanka isla markaana ay ku soo bandhigeyso cabashadeed, iyadoo shirkana uu go'aan ka gaari doono. Sidoo kale mar uu ka jawaabayay su'aal aheyd sida Somaliland ay uga qeybgaleyso shirka dib u heshiisiinta qaran ayaa waxa uu yiri " Waanu ku martiqaadnay Somaliland in ay ka soo qeybgasho kulanka, inkastoo Somaliland ay u baahan tahay in arimaheeda si gaar ah loo xaliyo". Shirka Jaraa'id uu qabtey Cali Mahdi Max'ed ayaa waxaa goob joog ka ahaa xubno ka tirsan guddiga dib u heshiisiinta qaran iyo saraakiil ka socotey hay'adda UNDP, iyadoo loogu baaqay saxaafadda in ay kaalin wax ku ool ah ka qaadato kulanka dib u heshiisiinta qaran. Click here to find shabelle news in english Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net
  15. ^^^The Ethiopians will stay untill the job is done. As for this straw keep clutching fake nationalisam/religious fevour will get none of you any where. Xasan Dahir is the one making contradictory claims on a weekly basis.
  16. ^^^Che, Kismayu is a minor issue, the TFG will have to clean it up. Though I am not privy to the inside info on this. For now there are bigger fish to fry than this small clan militia that are working over time to get something out of despair.
  17. ^^^No need for a new map. He will be using Hiiraale's old one Baidoa marfish's are much better than the one's in Bardheere I hear. So Barre will have to make good this time in the dirt. Though these reports of attacks are becoming quite silly now.
  18. Sheekh Xasan Daahir Aweys:- “Wax ii diidayo ma jirto inaan Weji-ka-weji la fariisto Madaxweynaha DKMGS, si loo joojiyo dhiigga daadanayo, isla markaana laga wada shaqeeyo Mustaqbalka Siyaasadeed ee Somalia”. What nonsence, when he was sending the children to die he refused any talks. When AAhmed Diriye was talking big he Xasan Dahir was egging him on, more deaths and loss of young life. Now he is being tracked he wants talk. Shame on you old fonny.
  19. Somali people have been in turmoil for 16 years. Now there is hope because we have a national government that is securing the nation. Those like Xasan Dahir who had some misguided agenda and have been living of the scarps of the nation have lost. There was no war with Ethiopia just war against a bunch of morons who are now making silly noises. The third republic is here regardless of secessionits or looters inc fans.
  20. ^^^Adan Cade is not dead yet so planning for his funeral is quite wrong and insensitive. The old man is ill so lets pray for his recovery rather than scoring some silly political points.
  21. Afgaduud is gone, Hiiraale has been demoted and is sitting in Bardheere. The Kismayu issue is yet to be resolved though again the admin shall return regardless of personalities. Anyhow who was named?