General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Zack adeer, you need to think about that long and hard. Unknown adeer, what excuse will you have to not capturing the capital or defeating the government when the foreign troops leave? anyhow as you embrace Al Shabaab and their actions embrace the consequences of their actions
  2. All you people seem to support Al Shabaab but not thier actions. You supported their threats against the reconciliation conference, but not their subsequent killing of five children playing soccer. You support their mortars attacks, but not the grave consequence of the population fleeing their homes. Now you want to "take out" the "traitors", then deny the assasination by Al Shabaab. Lads you can not have your cake and eat it. The Al Shabaaba and their leaders ran away the battle field of the war they started only to come back and displace the population and place mortars in their homes and bomb cleaning ladies. But then its not their fault is it.
  3. Adeer I know the reason you ran in here. The groups claim has been spread to many a site, even your beloved Dayniile.com has reported this.
  4. Nuune all Somali websites suffer from the same issues, but Gedonet.com is a special case
  5. ^^^lol. Adeer its been a tough day at work and fasting thus as long as you got the meaning it matters not. As for the clan love we all love our clans you guys only seem to love setting your clan back a few decades. Aydeed, to Abdiqasin to crazy aL sHABAAB. The clan needs a real dose of realisam and not some fake, lets assasinate unarmed civilains lets loot some more chants under the guise of Islam.
  6. All Somali clans should have a representation in the government of the national capital.. A step in the right direction.
  7. Duqa Magaalada Bosaso ahana Gudoomiyaha Golaha Shacabka Magaalada Bosaso ayaa Kawaramay Xiriir Dhowaan Dhexmaray Gobolka Bari iyo Jabuuti Bosso:-Gudoomiyaha Golaha Shacabka Degmada Bosaso ee Maamul Goboleedka Puntland ayaa Sheegay inuu Dhowaan safaro shaqo Xiriir 2 Gobol ah u tegey Dalkaasi Jabuuti ,Waxa uu sheegay Cabdirisaaq Xareed ismaciil Gudoomiyaha Golaha Shacabka Degmada Bosaso in ay si wayn Xukuumada Jabuuti Gaar ahaan Gudoonka Gobolka Jabuuti ay uga wada falanqoodeen wada Xajoodka Xiriir Hanaanshaqo oo dhexmara 2 daasi Gobol ee Bari iyo Jabuuti. C/risaaq Xareed ismaciil ayaa intaasi ku sii daray in safarkiisu uu ku wajahnaa Casumaad uga timid Dowlada Jabuuti taas oo qayb ka ah sidii ay 2da gobol isga tageeri lahayeen arimo dhowra oo ay qayb ka yihiin Hanaanka ganacsiga isku Xidhka dhanka waxbarashada 2da Gobol iyo Xiriiro dhanka siyaasada ah oo ka dhexdhalata 2daasi Gobol. Inkstoo uusan Faahfaahin dheeri ah ka bixin xaaladaha guud ee shararka ay soo qateen ay isula meel dhigeen ayaa hada waxaa gudoomiyuhu uu Daaha ka rogey in ay ku soo dhamaatay xaaladoodu is afgarad iyo wada Xajood Xushmadi ku dheehantahay iyadoo si wad Jira ay qalinka Ugu Degeen Wada shaqayn Dhermarta 2da Dhenac. Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Degmada Bosaso ayaa talaabadan ku tilmaamay mid ka Maamu ahaan iyo ka Gobol ahaanba Fudaynkarta waxbadan oo ka mid Shaqada ka dhexaynkarta Jamhuuriyada Jabuuti iyo Gobolka Bari ee Maamul Goboleedka Puntland. Waxaa sidoo kale uu sheegay Gudoomiyuhu inuu soo agkay sida ay Dalka Jabuuti u dhisantahay iyo Dowlada ka dhisan ,waxaana uu sheegay in dhowaan uu casumaad u Fidin Doono ayana ku soo booqan Donaan Magaalada Bosaso ee Xarunta Gobolka Bari. Maxamed Axmed Ciise
  8. Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya oo kala diray Maamulkii gobalka Banaadir Magacaabeyna kuwa cusub. 9. september 2008 Muqdisho(AllPuntland)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed ayaa maanta soo saaray warqad uu ku kala diray xubnihii Maamulka gobalka Banaadir ee kala duwanaa wuxuuna isla warqadan Madaxweyne Yuusuf kaga dhawaaqay magacyada xubno ka mid ah Maamulka gobalka Banaadir. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa magacaabay maamul KMG ah,kaasoo shaqada wadaya mudo ku siman 15 maalmood waxa ayna Maamulkan noqon doonaan kuwa diyaariya howsha laga sugayo Maamulka gobalka Banaadir. Magacyada Xubnaha cusub ee lamagacaabay ayaa kala ah. Ibraahim Sheekh Muxudiin – Guddoomiye C/qaadir Walaayo Maxamuud – kuxigeen Xasan Maxamed Cusmaan xaaji – Xubin Inj.C/llaahi Cali - Xubin Maxamed C/llaahi Xaamuud - Xubin Inj.Maxamed Jaamac Kulmiye - Xubin Xuseen Caddow Cali - Xubin C/llaahi C/nuur - Xubin Suufi Muudeey Cali - Xubin Cali Macallin Nuur (Cali Yare) - Xubin Saciid Jaamac Cali - Xubin Nuur Maxamed Xuseen - Xubin Goobtii looga dhawaaqay go’aankan waxaa joogey oo fadhiyey Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya, RW Soomaaliya & Gudoomiyihii gobalka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb & gudoomiyihii KMG ahaa ee gobalka Banaadir Maxamed Cusmaan Dhagaxtuur. Warqada Madaxweyne Yuusuf waxaa lugu cadeeyey in xubnaha hada loo dhiibay xilka Maamulka gobalka Banaadir aysan isku soo taagin karin doorashada Maamulka gobalka Banaadir, waxaana lugu adkeeyey in ay si deg deg ah howlaha dhowraya wax uga qabtaan 15-ka maalmood ee ay jiri doonaan. F. C. Geylan AllPuntland
  9. Tolka, Unknown and others, your whole newspeak and the language of the clan militia which you represent means nothing here. There are clear facts and from facts the truth will be told. This assassination, is an example of the sheer cowardice of these groups. After all 17 years of looting has taught them that they could get with anything even using the faith to continue their murderous ways. Again its Ramadan and the MP was killed in the holly month, thus may Allah SWT give him his place in paradise.
  10. Adeer one is fasting and thus does not need to get into your nonsence. The late man was assasinated outside a Mosque unarmed and in the holly month. Al Shabaab a "religious" group thus the hypocracy of it all. Adeer that is why you will lose this. As for the Bakara market, ill goten gains are never kept adeer, the looted farms, houses and the killings of unarmed civilains has come home to roost.
  11. Somali MP assassinated at mosque Posted to the MOL September 10, 2008, 6:54 am Mr Maye had publicly expressed his concern about the worsening violence Somali MP Mohamed Osman Maye has been shot dead outside a mosque in the town of Baidoa, the seat of parliament. He was thought to have been an ally of President Abdullahi Yusuf. He is the first MP to have been assassinated since Ethiopian forces helped the interim government oust Islamists from power in December 2006. BBC..
  12. Remember their claim of Ato's release and this today? This is a clan network and nothing to do with a struggle other than the struggle to kill unarmed Somali's..
  13. Al-shabaab oo sheegtay dilka xildhibaan Maxamed Cusmaan Maye Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 10-September-08 Kooxda Al Shabaab oo ka tirsan kooxaha dagaalka ka wada Somaliya kana soo horjeeda dowladda Somaliya iyo Ciidamada Itoobiya islamarkaana xiriirka la leh shabakadda argagixisada caalamka ee Al-Qacida ayaa qirtay kuna faanay inay ka dambeeyeen dilkii loo gaystay xildhibaan Marxuum Cismaan Maye oo ka mid ahaa xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya. Qoraal lagu baahiyay bogga Internet-ka ee ey isticmaalaan kooxdani ayaa lagu sheegay in garab ay ku sheegeen garabka "mukhaabaaradka" ay fuliyeen qorshihii lagu dilay marxuumka Maye. Kooxda Al Shabaab ayaa ku eedaysay xildhibaanka in uu la shaqayn jiray waxa ey ugu yeereen cadawga Alle, waxeyna qoraalkoodu ku sheegeen in ay ku talo jiraan in ay dhagta dhiiga u daraan xildhibaanada iyo Wasiirada kale ee dawlada ka tirsan, maadaama ay diinta Islaamku u banaysay dilkooda. Inkastoo Ilaah Aayaad Qur,aan ah ku leeyahay "Man-Qatala Mu`minan, faka-anamaa qatala naasa Jamiican"oo micneheedu yahay (Ninkii dila Qof Mu`min ah wuxuu la mid yahay isagoo dilay dhamaan mu`miniinta oo idil), hadana lama oga halka ey kooxdani ka keeneen aayadaha iyo axaadiista ey ku baneysanayaan dhiigga qofka Muslimka ah ee hadana masaajidka kasoo baxaya in la dilo. Calanka.com:- Isha wararka xaqiiqda.
  14. I know the marxum may Allah forgive bestow his mercy on the late man and may he give courage to his family and relations. He died coming of Masjid after tarawix prayers in the holly moNth.
  15. Guddoomiyaha baarlamanka oo maanta ka qeyb galaya munaasabada aaska xildhibaan xalay lagu dilay Baydhabo. Guddoomiyaha baarlamanka Soomaaliya iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay magalada Baydhabo kaga qeyb galaan munaasabada aaska Alle ha unaxariistee Maxamed Cusmaan Maye oo ka mid ahaa mudanayaasha baarlamanka Soomaaliya kaas oo xalay nin hubeysani ku toogtay ilinka Masaajidka Al towba oo uu salaada taraawiixda kusoo gutay. Alle ha u naxariistee xildhibaankan hore ayaa waxaa toogtay ruux bistoolad ku hubeysnaa oo wajiga soo qarsaday xili uu kasii baxayay masaajidka uu salaada taraawiixda kusoo tukaday. Dilkii marxuumkan kadib ayaa waxaa si aad ah loo adkeeyay amaanka magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka ah ee baarlamanka Soomaaliya waxaana tan iyo xalay magaalada laga dareemayay dhaq dhaqaqa gaadiid farabadan oo is dhaaf dhaafaya oo ay wataan mudanayaal ka tirsan baarlamanka Soomaaliya. Saaka ayaa magaalada baydhabo waxaa ka soconaya dhaq dhaqaaqyo aad uxoog badan oo loogu diyaar garoobayo aaska mudanahaa ka tirsanaa baarlamanka Soomaaliya ee xalay la dilay. Wali si dhab ah looma garanayo cida ka dambeysay dilka masuulkan iyadoo sidoo kalana anaay jirin cid sheegatay dilkiisa,hase ahaatee wararka baydhabo ka imaanaya ayaa sheegaya in ay baaritaano arrintaa ku aadani soconayaan iminka.
  16. Xildhibaan ka tirsanaa baarlamanka Soomaaliya oo goor dhoweyto lagu dilay magaalada Baydhabo. Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo oo xarun ku meel gaara u ah baarlamanka federalka Soomaaliya ayaa sheegaya in goor dhoweyto toogasho lagu dilay mudane ka tirsanaa baarlamanka Soomaaliya oo la oran jiray Maxmed Cusmaan Maye. Alle ha u naxariistee xildhibaanka ayaa waxaa toogtay maliishiyooyin bistoolado ku hubeysnaa xili uu kasoo baxay masaajid uu salaadii taraawiixda kusoo tukaday sida ay inoo sheegeen dad goob joogayaal aha oo ku sugan Baydhabo. Wali si dhab ah looma garanayo cida ka dambeysay dilka masuulkan waxaase inta badan dilalka masuuliyiintu ay dhacaan xiliyada ay salaada kasoo baxaan oo qofka muslimka ah ee masajidka kasoo baxay aanu qabin feejignaan dheeraada oo uu tasbiixsi uun ku jiro. Xildhibaanka caawa la dilay ayaa ka mid ahaa xildhibaanada sida weyn ugasoo hor jeeda siyaasada uu wax ku hogaamiyo ra’isulwasaaraha dowladda federalka Soomaaliya lamana garanayo in dilkiisa iyo arrintaasi ay wada xiriiraan. Hadaladii ugu dambeeyey Allaha unaxariistee Maxamed Cusmaan Maye uu ka sheego Golaha Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa ahaa in aysan heysan cid amaankooda sugta ee meed socda oo kale ay yihiin, isagoo shalay dhaliil ujeediyey laamaha amaanka ee dawladda Soomaaliya kuna dhaliilay maamul xumo dowlada Nuur Cade. Wixii warar dheeri ah oo arrintan ku saabsan kala soco carmooyin.com saacadaha soo socda.
  17. I agree with Juje on this, the admin is headed by a S/Lander and a local one at that. We shoudl welcome it and hope insha Allah that he leads the city well. UNKNOWN: Adeer the man I do not know and thus will not condenm him, his future actions will decide if I continue to support him. As for Xasan Turki I dont see why you keep mentioning him?
  18. I agree with Hunguri allpuntland has been reporting only bad news of late specially in Sanaag, a damn shame. In SOL we have documented the great strides the Gen has taken in the region and we hope the best for his campaign.
  19. lool. Horn adeer, its ammusing to see even in Ramadan you seem to be making up stories. A few weeks back you was gonna use Gas from Gedo and you was mad as hell. Hiiraale militia were killed in their hundrends, Haji Taano was in jail and the Gas as you told us was coming. Now that there is no Gas you claim all is well and justice is served, indeed I agree with you the JVA militia were justly defeated and the city has a new admin, headed and made up individuals who are not from the main clans, you have a man from Toghdeer and a deputiy from Gedo. Thus its great news. Gone is claims of Hiiraale clan militia, Taano, Xasan Dheere and the other clowns. Indeed, If this was about the majority clans, then a man from Toghdeer would not head it
  20. Nuune. Adeer crime is a big issue in developed nations, so how will you justify your comments regarding Puntlands. The Pirates are to me wrong as their motive is to make profit and they will bring much trouble to the honest fishermen and others. To others they are modern day Robin Hoods stealing from the rich and giving to the poor[themselves]. They are young men who have not much opportunities like many and they have targeted foreigners and their vessels. Thus an organised crime which does not harm the locals, brings in cash and keeps their guns & energy occupies elsewhere. Thus my kinsmen two horns has a valid point, instead of them putting road blocks in Bossaos they have placed road blocks in the sea.... Anyhow Business is booming in London and you have human trafickers and mafia in the streets.
  21. Ganacsiga Dekeda Magaalada Bosaso oo Markale Xiligan Dib loo furay ka dib Markii ay Dhamaatay Bisii Ogos,iyo isbedek laga Dareenay Dekeda Magaaladaasi Bosaso. Bosaso:-Magaalada Bosaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa Dekedeeda Ganacsiga Waxaa laga Dareemayaa Dhaq Dhaqaaq ka bedelan Midkii Hore ay Dekedu u lahayd iyadoo Magaalada Bosaso ay tahay Goobaha Howlbowlaha Dhaqaalaha Gobolada puntland,Koox Weriyaala oo ka socda Radio Dhahar ayaa saaka Booqday Gudaha Dekedaasi Magaalad Bosaso si ay ugu Kuur Galaan Xaaladaha ka Jira Dekeda Magaalada Bosaso Waxaana dhaq Dhaqaaqeedu ahaa Mid Laga Dareemayo Jawi wanaagsan. badeecooyinka kala duwan sida shidaaka raashinka iyo waxyaabaha kale ee Looga raro Magaada Bosaso Gobolada kale ee koonfureed ayaa maanta aad uga soo degayey. Xasan Siciid yuusuf ayaa waxa uu naga siiyey amuurtaasi warbixin kooban oo uu uga hadlayo hanaanka iyo dhaq dhaqaaqa dekeda waxaana uu mastar xasan daaha ka rogey mar uu u waramayey Radio dhahar in haatan la dareemayo isbedel wayn oo dhanka ascaarta ah,taas oo uusabab uga dhigay Bilwoga bishan barakaysan ee Ramadaan oo noqday xiliga loogu iibka badanyahay iyo weliba badii oo markale dib u furantay. Arintan ayaa ku soo aadaysa xilidhowaan uu wasiirka Ganacsiga iyo Wershedaha Puntland Cabdi Samed yuusuf Abwaan uu waraysi gaara oo uu siiyey Radio Dhahar uu ku sheegay in Bishan Dhamaadkeeda ay wax badan ka bedelayaan xaaladaha Ganacsi doolerkana dib ugu celin donaan halkii uu ahaa waayidii laga ladnaa sicirbararka. Maxamed Axmed Ciise Dhahar.com