
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Who's ur favourite author and what's ur favourite novel/s?
General Duke replied to Jamilah's topic in General
My favorite author of late is Gabriel Garcia Marquez. I have read most of his works and I have enjoyed them all. I also like Chinua Achebe and Fyodor Dostoevsky. A few good books, though I tend to read more historical and non fiction materials, these are just some that came to mind. 1. One Hundred Years of Solitude By Gabriel Garcia Marquez 2. Animal Farm & 1984 [together] by George Orwell 3. Notes from Underground By Fyodor Dostoevsky. 4. Things Fall Apart by :Chinua Chebe Hey where can one get those Somali romantic novels mentioned above. Anyone? -
...Al-Shabaab Symphatizer'S Arrested@German Airport...
General Duke replied to LayZie G.'s topic in Politics
This is an interesting topic, though I like the debate taking place even more, kind of reminds me of last night TV, though the roles have reversed here. We have a secessionist who sounds like the parrot from Alaska, just repeating the tired old lines and we have the Layzy one who is bringing facts and fine distinction to her argument. Joe Biden [Layzy] and Sarah Palin [Norf and adeer I say it to your face, no offence] -
This is no joke issue. Those being killed are young men and they are being shot by kids. The young college freshman murder suspect is a 16 year old. Whats happening here is a confused and weak communities children are turning into copy cats of vicious street gangs You have gangs taking root and the community is just watching. Anyhow the reaction from the wider community will be one that targets all of us.
-
USA: 30 days till President Barack Obama Duke poll of polls...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Obama is a head in all the swing states. Battlegrounds Florida= Obama +3.0 Ohio = Obama +2.0 Michigan = Obama +7.0 Virginia = Obama +2.4 Minnesota = Obama +5.0 Colorado = Obama +4.4 Iowa = Obama +9.5 Nevada = Obama +1.8 New Mexico = Obama +7.9 New Hampshire = Obama +5.6 -
AMISOM oo la kordhiyey 3 Oct 3, 2008 - 8:02:02 AM Ciidamada AMISOM oo ka socda dalalka Afrika kana howlgala Muqdisho ayaa la kordhiyay, sida ay sheegayaan ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo ay heshay Garowe Online; waxaana xalay weerar lagu qaaday ciidamada Burundi. Ilahaan xog-ogaalka ah ayaa waxay sheegayaan in ciidamada cusub ee kusoo biiray AMISOM ay ka yimaadeen dalka Uganda, kuwaasoo gaaraya 1200-askari, waxaana keenay diyaarado dhawaan lagu weeraray garoonka Muqdisho. Ciidamadan ayaa loogu talo-galay inay isku balaariyaan goobaha ay dagaalada kaga yimaadaan; iyadoo aan faahfaahin dheeraad ah laga bixin goobahaas ciidamadu ay isku balaarinayaan. Afhayeenka AMISOM Maj. Behuko Bridgye ayaa dhawaan saxaafada u sheegay inay jiraan goobo gaar ah oo laga soo weeraro fariisimadooda, ayna dhawaan halkaas tagi doonaan si ay uga hortagaan weeraro lagu qaado saldhigyadooda. Goobaha uu sida gaarka ah farta ugu goday ayaa waxaa ka mid ahaa degaanka KM-13 oo ku yaala duleedka Muqdisho, ayna ku sugan yihiin dad ka cararay dagaaladii Muqdisho. Maj. Bridgye, ayaa sidoo kale sheegay in xoogaga mucaaradka ah ee ka horjeeda ay ku dhuumaaleystaan suuqa Bakaaraha oo ah xarunta ganacsi ee ugu weyn Muqdisho, isla markaana looga soo tuuro gantaalada lala beegsado garoonka Adan Adde marka ay diyaaradi soo cago-dhigato. Ciidamo kordhintaan ayaa waxay kusoo beegsanaysaa iyadoo AMISOM weeraro aan kala joogsi lahayn lagu hayo, waxaana weerarkii ugu dambeeyay lagu qaaday xalay saqdii dhexe ciidamada Burundi oo ka tirsan AMISOM, kaasoo sababay dhimashada 3-qof inta la ogyahay iy dhaawaca 5-qof oo kale. Rasaas iyo madaafiic ay ku jawaabeen ciidamada Burundi ayaa sababay dhimashada sadexda qof oo laba ka mid ah ay ahaayeen haween, halka qofka kalena uu ahaa nin uu madfac kula dhacay warshad barafka sameysa oo ku taala degmada Dharkeynley. Ciidamada Burundi ayaa waxay dagan yihiin Jaamacadii Ummadda ama Gaheyr, waxaana weerarkii xalay uu noqonayaa kii sadexaad oo lagu qaado tan iyo intii ay Muqdisho tageen. Garowe Online, Muqdisho
-
Mogadishu security update. Airport + crackdown
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Muqdisho: Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed oo bilaabay Howlgalo amaanka Caasumada Soomaaliya dib loogu soo celinayo. 3. October 2008 Muqdisho(AllPuntland)- Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed ayaa markale dib ubilaabay Howlgallada ay wax kaga qabanayaan xaalada Amaanka ee Magaalada Muqdisho, oo ay maalmihii ugu dambeeyey ku soo bateen dagaalada lugu soo qaadayo ciidamada dawladda faderaalka ee Soomaaliya. Ciidamada Xooga dalka oo taageero Milateri oo leh dhinacyo kala duwan ka helaya nabad sugayaasha Africa, ayaa bilaabay maalintii shalay ahayd howlgalladooda, waxa ayna ka lug bilaabeen degmada Wadajir waxa ayna wada marayaan Degmooyinka gobalka Banaadir kuwooda ay ka jiraan falalka amaan daro. Masuul sarre oo ka tirsan taliska ciidanka dawladda Soomaaliya ee Milateriga ayaa usheegay Shabakadan AllPuntland in ay howlahan ka dambeeyeen, markii ay dawladda Soomaaliya aragtay in aan laga maarmeyn qaadida talaabooyin wax looga qabanayo awooda kooxaha diidan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Sarkaalkiisha ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa todobaadyadii ugu dambeeyey falanqeyn dheer ku hayay khariirad weyn oo ku aadan sugida amaanka Magaalada Muqdisho, taasoo ladoonayo in dhawaan lugu howlgaliyo ciidamada kala duwan ee jooga Magaalada Muqdisho. Masuul oo ka gaabsaday Magaciisa kuna sugan Magaalada Muqdisho kana mid ah talisyada ciidamada dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa tilmaamay in dawladda Soomaaliya heshay siro badan oo ku aadan dagaalo hor- leh oo ay qorshaynayaan Kooxaha diidan. Dagaaladaasi ayuu sheegay in ay ku doonayaan in ay ku qaadaan Xarumaha ugu mahiimsan ee dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, balse ay hada umuuqanayaan kuwa fashilmay oo ay ogaatay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Warar hoose oo ka soo baxaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ay howlgallada dhawaan bilaabayama ay qeyb weyn ka noqon doonaan nabad sugayaasha Africa oo ku sugan magaalada Muqdisho, maalmahaan lugu qaadayay dagaalo ay wadeen Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Howlgalladan & wararka soo baxaya oo dhan ayaa ku soo beegmaya xili dhawaan Madaxweynaha Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed & Afhayeenka ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed G/sarre. Daahir Maxamed Xirsi qireen in aysan dawladdu udulqaadan doonin dagaalada ay soo qaadayaan Kooxaha diidan nabadda dalka Soomaaliya. F. C. Geylan AllPuntland -
Mogadishu: AMISOM Peace keepers defeat Al Shabaab
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Its ammusing how Xasan Dahir and others are now against the closure when it could not be achieved. Oh what propoganda.. -
6 Somali men shot to death since December Abdishakur Adan Hassan, killed Monday as he went to the Village Market Mall in Minneapolis for a haircut, was the sixth Twin Cities Somali man slain since December. By DAVID CHANEN, Star Tribune Get more maps + statsHomicide mapRamsey County jail bookingsSchool test scoresBridge ratingsPublic employee salariesCampaign contributionsMinnesota company rankingsCEO pay packagesReal estate transactions Homicide map: A comprehensive map of Minnesota homicides and links to crime stats, booking records and sex offender registrations. The most recent victim was Abdishakur Adan Hassan, 21, of Minneapolis. On Monday, the eve of a major religious holiday in the Somali Muslim community, he went to get a haircut at a crowded mall in south Minneapolis. He was shot in the chest in a back parking lot of the Village Market Mall about 9 p.m. "We are not just looking at this case, but more broadly at the violence in the Somali community to see if there are any connections or patterns," Capt. Amelia Huffman Tuesday. It was too early to know why Hassan was killed, she said, but witnesses have come forward with information. Hassan had been kicked out the mall earlier in the day, police said, but it's unclear if that played a role in his death. Hassan's death doesn't appear to be related to the shooting death of 20-year-old Augsburg College student Ahmednur Ali or a shooting in the Cedar-Riverside neighborhood this weekend. A 16-year-old has been arrested in Ali's death. The increasing violence has parents scared and their children wondering who might be next, said Shukri Omar, Hassan's cousin. "To be honest, I don't know what's going on with my people," she said. "We came to the United States because of the fighting in Somalia, to get a great education, to live a better life." Police have been meeting with community members to enlist their help to hand out crime prevention information and identify problems before they get out of control, said Third Precinct police Inspector Lucy Gerold. There has been some lower level crime around the mall, but "it's not constantly on our radar as a source of problems," she said. Hassan emigrated to the United States in 1997 and grew up in Minneapolis, graduating from Edison High School. His stepsister dropped him off at the mall, at 912 E. 24th St., but he was shot before she could find a parking spot, said Omar. "I don't think he had a beef with anybody. Maybe somebody started something with him," she said. In June, Hassan was charged with felony fourth-degree assault and misdemeanor obstructing arrest. He was cited for public drinking and was given a ride home by police officers. But he was upset that his car was going to be towed and he hit the squad car as it was driving away, the court document said. Martin Mohammed, president of the African Chamber of Commerce in Minneapolis, didn't know Hassan. Some of the aggression coming from Somali immigrants might be rooted in the civil war and tribal conflicts, he said. "For some reason we have lost the traditional way of solving problems through mediation and conflict resolution," he said. "I'm troubled that a community with a good reputation might be damaged because of the violence." Other than the arrest in the Ali case, none of the other homicides has been solved. Omar said she is hopeful police will find her cousin's killer. Instead of celebrating Eid al-Fitr, the fast-breaking festival that ends the Muslim holy month of Ramadan, Hassan's family will plan a funeral. "He was such a great guy. He liked to make jokes and make people laugh," Omar said. David Chanen • 612-673-4465
-
Somali man slain at mall packed with shoppers Carlos Gonzalez, Star Tribune A crowd gathered in south Minneapolis after a man was shot and killed Monday night. His body was found outside the Village Market mall. The young man was killed outside a mall that was packed with shoppers on the eve of a major religious holiday in the Somali Muslim community. By LORA PABST, Star Tribune Last update: September 30, 2008 - 6:20 AM Print this story E-mail this story Save to del.icio.us Share on newsvine Share on Digg Related Content 16-year-old arrested in slaying of Augsburg student Graphic: Site of shooting More from Local + Metro Suspect in bridge shooting to get new lawyer Man charged for sexually assaulting 15-year-old boy Man charged in Robbinsdale New Year's killing Spicer man grows new state record pumpkin Mailmen might deliver meds in next anthrax attack A young man was shot to death Monday night outside a mall in south Minneapolis that was packed with shoppers on the eve of a major religious holiday in the Somali Muslim community. Police were called to the Village Market mall shortly before 9 p.m. and found the victim's body lying outside the mall. As the night wore on, officers taped off the scene and offered only sparse details. Minneapolis police spokesman Sgt. William Palmer said police were not yet releasing the man's identity or age. Police said that no one had been arrested and that they had no suspect information. However, family members at the scene identified the victim as a 19-year-old Minneapolis man of Somali heritage who had gone to the mall to get his hair cut on the eve of Eid-al-Fitr, the festival of fast-breaking that ends the Muslim holy month of Ramadan. The mall, a former factory building whose merchants are largely Somali, was crowded with immigrants preparing for the holiday, and afterward about 100 people gathered peaceably in the area, anxiously seeking information about the shooting. The Phillips neighborhood in which the mall is located is home to a large population of Somali and other immigrants. Today is "supposed to be a festive day, and he's not going to be there," said Shukri Omar, who identified herself as a cousin of the victim. She said he was an only child, "a momma's boy." "It's so sad to see our mothers crying every weekend," Omar said, referring to a recent spate of deadly shootings within the Somali community. She said that the violence has raised fears in the community and that many people are wondering what will happen next. Lora Pabst • 612-673-4628
-
Mogadishu: President Yusuf's EID address touches on key issues
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
M/weyne C/Yuusuf:- Hadii aan nabad la helin gobanimo, sharaf & qaranimo la heli mayo Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 01-Oktober-08 Shir jaraa`id maanta uu ku qabtay madaxweynaha Somaliya mudane C/laahi Yuusuf Axmed xarunta madaxtooyada ee Villa Somaliya ayaa waxa uu kaga hadlay qodobo dhowr ah oo dhamaantood wada khuseeya arimaha Somaliya. Madaxweynaha ayaa shir jaraa`idkiisa ku saabsanaa qodobada kala ah munaasabadda ciiddul Fidriga, kooxaha Burcad Badeedka, Wada hadalada Jabuuti ka socda iyo dhibaatada xaga nolosha iyo kuwa dagaalada ee ka taagan Somaliya. Madaxweyn C/laahi oo hambalyo ku aadan maalinta ciida iyo waajibaadkii soonka ee ey gudeen umadda Somaliyeed ayaa ugu duceeyay nabad iyo caano, wuxuuna Allah uga baryay in ey kan kiisa kale ku gaaraan nabad iyo daganaansho. Mar uu ka hadlay arinta burcad-badeedda ee faraha ba`an ku haysa biyaha Somaliya ayuu ugu baaqay madaxweynaha shacabka Somaliyeed in ey gacmo wada jir ah uga hortagaan islamarkaana la dagaalamaan. “Hadda sida uu xaalku ku socdo Badda Mediterenian-ka iyo Bad-weynaha Hindiya waa ay kala go’an yihiin, ganacsigana waxaa xayiran yahay, waxaas wax loo dul-qaadan karo maahee, dadkweynaha Soomaaliyeed waxaa looga baahan yahay in ay si naxariis darro ah ula dagaallamaan”, ayuu yiri Madaxweyne Yuusuf . Sidoo kale mar uu ka hadlayay dagaalada iyo dhibaatada ka taagan Somaliya gaar ahaan Konfurta dalka ayaa waxa uu yiri madaxweyne Yuusuf “Haddii aan nabad la helin; gobanimo, sharaf, midnimo iyo qarannimo midna la heli maayo taas hala ogaado”, ayuu yiri Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo dadka dagaalka kala soo horjeeda dowladda federaalka ku tilmaamay ubadkii dhashay xiligii burburka, kuwaasi oo uu sheegay in ay dad kale ku shaqeysanayaan. “Dagaal ninkii yaqaan waa ogyahay, dad baa ku le’da oo ku dhintee dad kuma dhasho oo kuma noolaado, meel aan nabad jirin-na nolol wax la yiraahda lagama helo saa suurtagalba maahee, marka waxaan dadkaas kula talinayaa in ay fahmaan ficilada ay sameynayaan ee colaadda ah ee ay uga soo horjeedaan Dowladda iyo dadka ay ka dhasheen ay yihiin kuwo lumay oo aan is-garaneynin. Isagaoo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu madaxweynuhu yiri “Si aynu marka u horseedno inteena hadda nool iyo ubadka dhalan doonaba mustaqbalkooda wanaagsan, waxaa loo baahan yahay in aynu nabada ayidnaa, wada hadallada socda ayidnaa, dhibaatada aan iska deyno, haddii aanan sidaas la yeelin wadanka sidaan buu ahaan doonaa, deetana cid ka talin doonta Rabbi baa yaqaana, laakin laga yaabi maayo qori caaraddii intey ku adkaadaan, in ay dalkan dowlad ka noqdaan dhici meyso, laga yaabi maayo". Ugu dambeyntiina, madaxweynuhu waxaa uu ka hadlay dhibaatooyin nololeed oo ay qabaan dad badan oo ku nool gudaha Soomaaliya, kuwaasi oo ay isugu darsameen Abaaro, Cudurro, Colaado Sicir-barar iyo gaajo. -
Yusuf IndaCade attacks Sharif Ahmed? complete failure
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Warar hoose oo Garowe Online horey u heshey ayaa sheegaya in Yusuf Indhacde xoogaga ciidamada Ethiopia kula dagaalamaya gobolka Hiraan beelaha ay ka kooban yihiin u diideen inuu gobolkooda yimaado. Kooxaha mucaaradka ah ee ku sugan gobolka Hiraan ayaa waxaa siyaasad ahaan hurmuud u ah Cumar Xaashi oo ka tirsan garabka Isbaheysiga Asmara ee fadhgiisu yahay wadanka Jabuuti. -
Yusuf IndaCade attacks Sharif Ahmed? complete failure
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Indhacade ayaa wareysigiisa ku sheegey in hadalka Sh. Shariif yahay mid hagardaamo badan u gaystey shacabka Somaliyed ayna tahay inuu toobad keeno waa sida hadalka u dhigeye. Dagaal oogahaan u xuubsiibtey ururka Maxaakiimta ayaa BBC-da waydiisay sababta keentey inuu sheegto inuu goob joog ka yahay meel walba oo dagaal ka dhaco ayaa isku difaacey in wadanku yahay mid isku furan meel walbana lagu gaari karo gaari. This clown is gonna liberate people -
Indhacade VS Sh. Shariif 29 Sep 29, 2008 - 7:34:46 PM Yusuf Indhacade oo sheegta inuu yahay xoghayaha difaaca ururkii Maxkamadihii Islaamiga ah ayaa shir jaraa'id uu qabtey ku xusey in aysan waxba ka jirin hadal Gudoomiyaha Isbaheysiga garabka Jabuuti Sheekh Shariif ku sheegey in ka bixitaanka ciidamada Ethiopia gobolka Hiraan aheyd mid kamid ah heshiisyadii lagu gaarey shirkii wadanka Jabuuti ka dhacey. Yusuf indhacade ayaa shirkiisa jaraa'id ku xusey in ciidamada Ethiopia gobolka Hiraan kaga baxeen cabsi balse aysan jirin, beena tahay iney heshiis ku baxeen isaga oo sheegtey inuu goob joog ahaa. Indhacade ayaa wareysigiisa ku sheegey in hadalka Sh. Shariif yahay mid hagardaamo badan u gaystey shacabka Somaliyed ayna tahay inuu toobad keeno waa sida hadalka u dhigeye. Dagaal oogahaan u xuubsiibtey ururka Maxaakiimta ayaa BBC-da waydiisay sababta keentey inuu sheegto inuu goob joog ka yahay meel walba oo dagaal ka dhaco ayaa isku difaacey in wadanku yahay mid isku furan meel walbana lagu gaari karo gaari. Gudoomiyaha Isbaheysiga Asmara Sh. Shariif oo Idaacada BBC-da Somalia horey ula hadley ayaa sidoo kale cambaareyey xirnaashaha Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho isaga oo dhinac dhigey arrintaan falalka burcad badeedka kawado xeebaha Somalia kuwaasoo ku tilmaamey kuwa aan shacabka Somaliyed dan u aheyn. Shariif ayaa ku baaqey in la joojiyo dhiiga macno darada ah ee shacabka Somaliyed oo daadanaya isaga oo tibaaxey in AMISOM shacab kaga dhimaneyn Somalia. Warar hoose oo Garowe Online horey u heshey ayaa sheegaya in Yusuf Indhacde xoogaga ciidamada Ethiopia kula dagaalamaya gobolka Hiraan beelaha ay ka kooban yihiin u diideen inuu gobolkooda yimaado. Kooxaha mucaaradka ah ee ku sugan gobolka Hiraan ayaa waxaa siyaasad ahaan hurmuud u ah Cumar Xaashi oo ka tirsan garabka Isbaheysiga Asmara ee fadhgiisu yahay wadanka Jabuuti. Garowe Online+ BBC
-
Mogadishu: President Yusuf's EID address touches on key issues
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxweyne C/llaahi Yusuf oo shir jaraa'id qabtay 1 Oct 1, 2008 - 7:11:09 AM Madaxweynaha Somalia C/llaahi Yuusuf Axmed oo maanta shir jaraa'id ku qabtay xafiiskiisa Muqdisho [Villa Somalia] ayaa ka hadlay arimo badan oo ay ka mid yihiinn burcadbadeeda, shirkii Jabuuti, ciidul-fidriga, gargaarka iyo dagaalada socda. Yuusuf, wuxuu hambalyo ku aadan ciidda barakeysan ee Ciidul-fidriga u diray dhamaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan iyo Ummadaha Islaamka. "Allaahu Akabar...Allaahu Akabar...Allaahu Akabar... Waxaan jeclahay inaan maanta oo ciid ah u hambalyeeyo dadkii soo soomay oo dhan iyo kuwii aan soomin, waxaan sidoo kale hambalyo taas ka mid ah u dirayaa dadyowga Islaamka" ayuu hadalkiisa ku bilaabay Madaxweyne Yuusuf. Mar uu Madaxweynuhu ka hadlay shirkii Jabuuti ayuu sheegay in loo baahan yahay in nabada la ayido, wadahadalada la taageero, shidadana la iska daayo, si Muqstaqbalka ubadka Soomaaliyeed uu u wanaagsanaado. "Lagama yaabo in kooxaha dagaalada ka wada Somalia ay qori caaradii xukunka ku qabsadaan; isla markaana ay dalkaan dowlad ka noqdaan" ayuu yiri Madaxweyne Yuusuf oo ka hadlay dagaalada u dhexeeya mucaaradka iyo DF. Madaxweynuhu wuxuu sheegay in 38-sano uu isagu ka bilaabay dagaalo, balse hada uu u ololeynayo nabada, isagoo dagaalada socday ku micneeyay inay yihiin kuwo la badalay oo ka dhashay kuwii uu isagu soo bilaabay. "Waxaa soo baxay dad madhabta aan haysano aan haysan oo wax kale wata, Rabi waxaan ka baryayaa inuu caqligooda geliyo in waxa ay ku jiraan ay khalad yihiin Islaamnimadana shaqo ku lahayn" ayuu yiri Madaxweynaha Yuusuf oo markaas ka hadlayay mucaaradka ka horjeeda. Kooxaha burcadbadeeda ah ayuu si aad ah u cambaareeyay Madaxweyne Yuusuf, isagoo ku tilmaamay kuwo xayiray nolosha Somalida iyo mida caalamka, isagoo ku tilmaamay afduubyadooda mid ay ku doonayaan dhaqaale. "Afduubayaasha Maraakiibta waxay cuno qabateynayaan shacabka Soomaaliyeed iyo dad kale oo aanay jirin wax xumaan ah oo ka dhexeeya" ayuu yiri Madaxweyne Yuusuf, isagoo intaas ku daray in afduubayaashu ay doonayaan lacago yar. Sidoo kale, wuxuu sheegay in burcadbadeedu ay gacan ka helaan dadka ku sugan beriga, ayna xafiisyo ku leeyihiin Somalia iyo caalamka oo dhan, wuxuuna ugu baaqay Somalidu inay ka hortagaan. Madaxweyne Yuusuf ayaa ugu baaqay calamka inay gacan siiyaan shacabka Somaliyed oo ay soo food-saareen; gaajo, sicir-barar xaaladooduna ay aad u xun tahay. Garowe Online, Muqdisho -
Mogadishu: AMISOM Peace keepers defeat Al Shabaab
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Diyaarada aay leeyihiin AMISOM oo saakay ka soo degtay Muqdishu- Muqdishu (HR-Media) Gabi ahaanba waxaa saakay illa shalay Degan Xaalada Caasimada Somaliya ee Muqdishu halkaas oo aaysan wax iska horimaadyo ah ka dhicin, taas ayaa waxa aay keentay in saakay Nabadgelyada ka jirta Muqdishu saakay iyo Shalay ayaa waxa ay keentay in saakay Garoonka Aadan Cadde International Airport ka soo degtay Diyaarad ay leeyihiin Ciidanka Nabad Ilaalinta ee ku sugan Mugdhishu. Diyaaraddan ayaa waxa la sheegay in ay waday Qalab Melitari oo aay leeyihiin Ciidanka Nabad Ilaalinta, iyadoo si nabad ah ugu soo degtay Garoonka Aadan Cadde ee Muqdishu. Diyaaraddan laga leeyahay Dalka Ugandha ayaa waxa aay ka mid noqoneysaa Diyaarado aad u fara badan oo isugu jira kuwa Ganacsato, Melitari iyo weliba kuwo keenay Masuulyiin sare sare oo ka tirsan Dowlada oo soo caga dhigtay si nabad ah garoonka Aadan Cadde Ka dib Hajabaado xoog leh oo ka soo baxay Kooxaha Dowlada Diidan . Arintani waxa aay ku soo beegmeysaa xili Hogaamiyaha Ururka dib u xoreynta Shiikh sharif sheikh Axmed uu sheegay in aaysan ahayen wax wanaagsan in la weeraro Xarumaha u adeega shacabka taaas oo uu sheegay in weerarkooda wax Dan ah ku jirin. C/laahi Somali Horseed-Media-Muqdishu -
Mogadishu: AMISOM Peace keepers defeat Al Shabaab
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Mabe Al Shabaab are taking a break for EID, as they did for the holly month of Ramadan. Or maybe they got themselves into a big deal and the Uganadans and Burundians were no easy target. -
Diyaaradii labaad oo AMISOM leedahay oo soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha (Taliye ku xigeenka waaxda socdaalka mudane cabdi Barre oo aanu wareysanay) Maanta gellinkii dambe ayaa dhabaha diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde waxaa soo caga dhigatay diyaaradii labaad oo sahay milatari u siday ciidamada nabad ilaalinta AMISM ee ka howlgala magaalada Muqdisho. Markii diyaaradaasi ay timid oo qalabkii ay keentay dajisay kadib ayaa waxaa garoonka diyaaradaha xagiisa ay maliishiyada shabaabiyiintu u gameen dhowr hoobiye inkastoo ayan ku dhicin gudaha agaroonka. Taliye ku xigeenka waaxda socdaalka iyo jinsiyadaha dalka Soomaaliya Mudane cabdi Barre ayaanu la yeelanay wareysi kooban oo aanu wax ka weydiinay bal hadii uu jiro khasaare ka dhashay duqeymahaasi. “ma jiraan wax gantaalo ah oo garoonka kusoo dhacay dhamaantoodna waxaa ay noqdeen kuwo u gudbay bada iyo kuwo ku dhacay garoonka dibadiisa”ayuu yidhi Mudane Cabdi barre oo sheegay in diyaaradii AMISOM ay ku timid si nabad ah si nabad ahna ay ku baxday. Dhanka kale masuulkan ayaa sheegay in diyaaradii saaka timid garoonka ay keentay saraakliil ka tirsan ciidamada nabad ilaalinta AMISOM oo dhawaanahan fasax ku maqnaa. Saaka ayaa maliishiyada shabaabiyiintu aanay helin fursad ay wax ku car qaladeeyaan maadaama ciidamada dowladda iyo kuwa nabad ilaalinta Itoobiyaanku ay ugu galeen godadkoodii deegaanka Dayniile halkaas oo in badan oo ka mida lagu dilay halka kuwo kalana lagu qab qabtay howlgalkaasi,waxaana culeyska saarnaa uu sababay in ay waayaan fursad ay dhaq dhaqaaq ku sameeyaan.
-
Mogadishu: AMISOM Peace keepers defeat Al Shabaab
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Diyaarad qalab milatari u siday ciidamada AMISOM oo maanta Muqdisho timid kana duushay” Shabaabiyiinta oo ku dhici waayay in ay rasaseeyaan”. Arrin si weyn la isu weydiinayay ayay maanta noqtay kadib markii diyaarad qalab milatari u siday ciidamada nabad ilaalinta AMISOM ay maanta soo caga dhigatay dhabaha diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho ,islamarkaana ay si nabad ah kaga duushay. Arrin si weyn la isu weydiinayay ayay maanta noqtay kadib markii diyaarad qalab milatari u siday ciidamada nabad ilaalinta AMISOM ay maanta soo caga dhigatay dhabaha diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho ,islamarkaana ay si nabad ah kaga duushay. Shabaabiyiinta oo ay caadadoodu ahayd in ay garoonka rasaaseeyaan ayaa maanta taa ku dhici waayay,waxaana loo fasirtay in ciidamada AMISO ay maalmihii lasoo dhaafay shabaabiyiinta casharro lama ilaawaan ah siiyeen taas oo keentay in ay maanta arrinkaa ku dhici waayaan intii ay joogtay diyaarada AMISOM. Diyaarada Qalabka milatari u siday ciidamada nabad ilaalinta ayaa si nabad ah ku caga dhigatay garoonka iyadoo si nabad ahna kaga duushay,mana jirin wax gantaalo ah oo ay shabaabiyiintu rideen sidii horay looga bartay. -
Mogadishu security update. Airport + crackdown
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Howlgallo ay ciidamada dowladda iyo kuwa nabad ilaalintu ku wada lug yeesheen oo ka soconaya Dayniile. Cutubyo ka tirsan ciidamada dowladda federalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiyaanka ee nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ayaa waxaa ay saaka wadaan howlgalo baahsan oo amaanka lagu sugayo kuwaas oo ka soconaya xaafado ka tirsan degmada Dayniile ee gobalka Banaadir. Ciidamada ayaa waxaa ay mid mid u galayaan guryo laga shakisan yahay waxaana wararku sheegayaan in howlgalka ciidmadu saaka wadaan uu ku qotomo macluumaad ay soo gudbiyeen kooxaha sirta oo sheegayay in xaafadaaha baaritaanadu ka socdaan iminka ay hoy u noqdeen kooxo nabad diidayaal ah maalmihii lasoo dhaafay. Dhawaan ayay ahayd markii guddoomiyaha degmada dayniile oo saxaafada la hadlay uu sheegay in degmadu ay gacanta maamulkiisa ku jirto,islamarkaana ay ciidamadu fulin doonaan howlgalo amaanka inta ka dhiman lagu xaqiijinayo. Wali lama oga hadii ciidamdu howlgaladan dad kusoo qab qabteen iyo in kale waxaase saacadaha soo socda aanu idin soo gudbin doonaa wixii warar ah ee arrintan kasoo kordha isha Allah. -
Mogadishu: President Yusuf's EID address touches on key issues
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay dhibaatada burcad badeeda,argagixisanimada iyo arrimo kale oo quseeya Soomaaliya. Madaxweynaha jamhuuriyadda federalka Soomaaliya mudane cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabtay shir jaraa’id oo uu kaga hadlay arrimo dhowr ah oo iminka ka taagan dalka Soomaaliya oo halista burcadnimadu ay ka mid tahay. Madaxweynaha jamhuuriyadda federalka Soomaaliya mudane cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabtay shir jaraa’id oo uu kaga hadlay arrimo dhowr ah oo iminka ka taagan dalka Soomaaliya oo halista burcadnimadu ay ka mid tahay. Madaxweynaha ayaa mar uu ka hadlayay maliishiyooyinka dhibaatada ka wada dalka Soomaaliya waxaa uu sheegay in kooxaha argagixisada aanu marnaba u ******bi doonin hamigooda ku aadn in ay dalka qori caaradii ku qabsadaan. Madaxweynaha jamhuuriyadda oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada ayaa dhinaca kale cambaareeyay falalka burcadnimada bada ee ka dhaca xeebaha dalka Soomaaliya. “Kooxahaasi waxaa ay cuna qabateyn ku hayaan shacabka Soomaaliyeed iyo shucuub kalaba waxaana ay xayireen dhaq dhaqaaqyada gaancsi ee in badan oo ka mida dalalka caalamka,iyadoo ujeed kale aanay lahayn ee laakin ay ka tahay oo keliya in ay mixnad hor leh ku hogaamiyaan shacabka Soomaaliyeed. Waxaa kaloo uu madaxweynuh shirkiisa jaraa’id kaga hadlay dhibaatooyin kale oo soo food saaray shacabka Soomaaliyeed oo ay ka mid yihiin dagaalada,sicir bararka iyo abaaraha baahsan ee saameynta daran yeeshay. “Caalamka waxaan ugu baaqaynaa in ay usoo gurmadaan shacabka Soomaaliyeed ayna gacan ka geystaan sidii meesha looga saari lahaa kooxaha argagixisada ee dhibaatada ka wada gobalka Geeska Afrika kuwaas oo saldhigyo waa weyn ku leh dalka Soomaaliya. “Aqrgagixisadu waxa ay doonayaan in ay dalkan xoog ku qabsadaan oo danohooda aargagixisanimo meel mariyaan laakin waxaan u sheegayaa in aanay suuragal u noqneyn qori caaradii in ay wax ku meel marsadaan”ayuu yidhi madaxweynaha jamhuuriyadu. -
Muqdisho: “ Wixii ka dambeeya Ciida mawada joogeyno Magaalada Muqdisho Anaga & Kooxaha Nabad diidka ah” Afhayeenka ciidamada Milateriga Soomaaliya. 1. October 2008 Muqdisho(AllPuntland)- Afhayeenka ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed Gaashaanle Sarre Daahir Maxamed Xirsi ayaa shaaca ka qaaday in ay qaadayaan talaabooyin ay wax kaga qabanayaan tabarta ama (Awood), kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, labadii todobaad ee lasoo dhaafay bilaabey in ay sarre uqaadaan dagaalada ay ka wadaan magaalada Muqdisho. G/sarre. Daahir Maxamed Xirsi wuxuu sheegay in uu dulqaadkii ka dhamaaday ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed, wuxuuna qirey in maalmihii ay socdeen wada hadalada Mucaaradka & dawladda ay hoos udhigeen howlgallada ay ku adkaynayaan amaanka ayna kula dagaalamayeen cid walboo ka hor imaaneysa amaanka Magaalo Madaxda Soomaaliya. Wuxuu ku sifeeyey kooxaha ka soo horjeeda DFKMGS in aysan xurmeyn Bishii barakeysneyd ee Ramadaan & dadaalada dibu heshiisiinta ee lugu doonayay in Soomaaliya nabad looga dhaliyo, ayna mar walba yihiin kuwa doonaya in ay Soomaaliya ku sii hayaan dhibka maanta yaala. Afhayeenku wuxuu sidoo kale tilmaamay in aysan ciidamada dawladdu dhaafin xeryahooda intii lugu jirey shirarkii dalka Jamhuuriyada Jabuuti, balse wuxuu hada sheegay in dulqaadkii ka dhamaaday ayna qaadayaan Howlgalo ay hoos ugu dhigayaan awoodo kooxaha diidan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Todobaadyadii ugu dambeeyey ayaa kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya oo leh magacyo cusub iyo kuwii horeba waxa ay kordhiyeen dagaalada ay ku qaadayaan xarumaha ay degan tahay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, waxaana ka mid ah goobaha aadka loo weeraray saldhigyada ciidamada Soomaaliya kuwa Midowga Africa iyo dawladda Itoobiya, waxaa sidoo kale intaasi dheerayd duqeynmo si toos ah mar walba loogu qaadayey garoonka weyn ee Magaalada Muqdisho & Madaxtooyada Soomaaliya. Hadalka masuulkan wuxuu ku soo aaday xili uu maanta Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed uu qirey in aan mar dambe loo dulqaadan doonin dagaalada ay soo qaadayaan Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya oo uu ku macneeyey Madaxweynuhu kuwa dhashay xiligii ay Soomaaliya ka socdeen dagaalada, ayna ku adeeganayaan dad leh dano gaar ah. F. C. Geylan AllPuntland
-
Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya oo ka hadlay Amaanka, Burcad badeeda & Dhibaatooyinka heysta Umada Soomaaliyeed. 1. October 2008 Muqdisho(AllPuntland)- Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed oo maanta shir saxaafadeed ku qabtey aqalka Madaxtooyada Soomaaliya, ayaa ka hadlay xaaladaha Soomaaliya oo ay ugu horeeyaan amaanka, Burcad badeeda & dhibka heysta Kumanaan dad Soomaali ah. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in aysan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya udulqaadan doonin kooxaha waqti walba ku soo qaadaya dawladda Soomaaliya dagaalada, markaasna doonaya in ay Soomaaliya ku qabsadaan qori caaradiis. Madaxweynuhu wuxuu cambaareyn toos ah ujeediyey Kooxaha baddaha Soomaaliya dhibaatada ku haya ee loo yaqaano Burcad Badeeda, wuxuuna ugu baaqay Beesha Caalamka in ay talaabo deg deg ah ka qaadaan Kooxahaasi. Madaxweyne Yuusuf wuxuu soo qaaday oo caalamka ka codsaday in la kaalmeeyo Kumanaan dad Soomaali ah oo dhibaato ba’an ay ku heysato gudaha dalka Soomaaliya, dhibka Ummadda Soomaaliyeed heysta waa Sicir barar, Abaaro & Amaan la’aan baahsan ayuu yiri Madaxweyne Cabdullaahi. Shir Saxaafadeedkan Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed, kuma uusan soo qaadin xaalada garoonka Muqdisho oo maalmihii ugu dambeeyey ay ka socdeen duqeymo xoog leh, inkastoo maanta ay muuqatay in garoonku dib ugu soo noqday cadigiisii, ka gadaal dagaal xoogan oo dhex maray kooxaha sheegay in garoonku xiran yahay iyo ciidanka dalka Soomaaliya oo garabsanayay ciidamada ka socda dalalka taageera nabad kusoo celinta Soomaaliya. F. C. Geylan AllPuntland
-
BURCAD BADEEDA SOMALIA OO QABSADEY 30 TAANGI IYO HUB KALE OO TIRO BADAN
General Duke replied to King_Sasa's topic in Politics
^^^Adeer I am no nonsence.. I would whip you folks into shape. -
Palin should step down, conservative commentator says Posted: 04:27 PM ET From CNN Ticker Producer Alexander Mooney Palin was in New York City Thursday. (CNN) – Prominent conservative columnist Kathleen Parker, an early supporter of Republican VP candidate Sarah Palin, said Friday recent interviews have shown the Alaska governor is "out of her league" and should leave the GOP presidential ticket for the good of the party. The criticism in Parker's Friday column is the latest in a recent string of negative assessments toward the McCain-Palin candidacy from prominent conservatives. It was fun while it lasted," Parker writes. "Palin’s recent interviews with Charles Gibson, Sean Hannity, and now Katie Couric have all revealed an attractive, earnest, confident candidate. Who is clearly out of her league." Palin's interview with Couric drew criticism when the Alaska governor was unable to provide an example of when John McCain had pushed for more regulation of Wall Street during his Senate career. Palin also took heat for defending her foreign policy credentials by suggesting Russian leaders enter Alaska airspace when they come to America. Palin was also criticized last week for appearing not to know what the Bush Doctrine is during an interview with Charlie Gibson. “If BS were currency, Palin could bail out Wall Street herself," Parker also writes. "If Palin were a man, we’d all be guffawing, just as we do every time Joe Biden tickles the back of his throat with his toes. But because she’s a woman — and the first ever on a Republican presidential ticket — we are reluctant to say what is painfully true." Parker, who praised McCain's "keen judgment" for picking Palin earlier this month and wrote the Alaska governor is a "perfect storm of God, Mom and apple pie," now says Palin should step down from the ticket. “Only Palin can save McCain, her party, and the country she loves," Parker writes. She can bow out for personal reasons, perhaps because she wants to spend more time with her newborn. No one would criticize a mother who puts her family first. Do it for your country." Parker's comments follow those by prominent conservatives David Brooks, George Will, and David Frum who have all publicly questioned Palin's readiness to be vice president. "Sarah Palin has many virtues," Brooks wrote in a recent column. "If you wanted someone to destroy a corrupt establishment, she'd be your woman. But the constructive act of governance is another matter. She has not been engaged in national issues, does not have a repertoire of historic patterns and, like President Bush, she seems to compensate for her lack of experience with brashness and excessive decisiveness." Filed under: Sarah Palin