
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Bay Bakool : National Troops chase terror groups in region
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Hamza, when ever these gangs meet the troops they run to the bushes or hide. How brave of them that they send mortars into peoples home and markets. They should be targeted and executed. Untill then its cat and mouse. -
Muqdisho: Ciidamada Booliska dawladda Soomaaliya oo la wareegay inta badan amaanka Magaalada Muqdisho. 24. oktober 2008 Muqdisho(AllPuntland)- Ciidamada Booliska dawladda Faderaalka KMG ee Soomaaliyeed ayaa la wareegay amaanka Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya inteeda badan, markii ay maalmihii ugu dambeeyey wada hadalo arimahan ku aadan yeesheen Madaxda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Ciidamadan Booliska ah ayaa la dhigay 16 Isgoys oo kuyaala Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya, waxaana isgoysyadan ka mid ah Isgoyska Suuqa Bakaaraha ee Magaalada, waxaana meelahan lagala socon doonaa dhaqdhaqaaqyada Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya oo inta badan dagaalo kuqaada Xarumaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Halkan maanta la dajinayay ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa ciidan ay leedahay dawladda Soomaaliya waxaa ugu dambeysay markii uu xilka raysalwasaare-nimo ka tagey Prof. Cali Maxamed Geedi, waxaana goobahaasi wixii ka dambeeyey lugu tuhmayay in ay degan yihiin Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.. Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Cawaale ayaa hor boodaya ciidamadan, wuxuuna ka codsaday dadka ku dhaqan Magaalada Muqdisho in ay la shaqeeyaan ciidamada dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, wuxuuna rajo wanaagsan ka muujiyey in ay ciidamadan sugi karaan amaanka Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya. Fagaaraha Tarabuunka & Isgoyska KM4 ayaa maanta markii ugu horeysay ciidamadan ay degeen waxa ayna markiiba la kulmeen dagaalo ay ku soo qaadeen Kooxaha kasoo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, waxa ayna dagaaladaasi ahaayeen kuwa aysan ka qeybgalin ciidamada Midowga Africa & waliba kuwa ka socda dawladda Itoobiya ee caawiya dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Talaabadan ayaa lasheegay in ay ka timid Maskaxda qaar ka mid ah Masuuliyiinta ugu sareeya dalka Soomaaliya oo uarkay in lugu sugi karo amaanka Magaalada Muqdisho, markaasna ay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya uga maarmi karto ciidamada Shisheeye ee ku sugan gudaha Soomaaliya ama kuwa amaanka Muqdisho lasugaya. F. C. Geylan AllPuntland
-
Bay Bakool : National Troops chase terror groups in region
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Baydhabo: Faahfaahin ku saabsan Howlgalladii ciidamada dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ee Baay & Bakool. 23. oktober 2008 Baydhabo(AllPuntland)- Ciidamada dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa saaka ka baxay Magaalada Baydhabo, waxa ayna adeen degmooyinka gobalkaasi. Maamulka gobalka Baay ayaa xaqiijiyey in ay inta badan ciidamada dawladda Faderaalka ee Soomaaliya la wareegeen degmooyin ka mid ah gobalka Baay, waxa ayna tibaaxayaan warar hoose in ay jiraan meelaha qaarkood oo ay ka dhaceen dagaalo xoog leh. Ciidamada dawladda Faderaalka ee Soomaaliya & oo ay taageerayaan kuwa Itoobiya ayaa isku fidiyey dhul balaaran oo kuyaala qaar ka mid ah degmooyinka gobalada Baay & Bakool, waxa ayna wara sheegayaan in ay ciidamadan yihiin kuwa xoog leh. Maanta ayaa hawada laga saaray dhamaanba Isgaarsiinta deegaanada Baay & Bakool, waxaana aan la garan karin sababaha ka dambeeya, inkastoo warar hoose ay sheegayaan in ay ciidamada dawladda Soomaaliya ku amreen Shirkadaha Isgaarsiinta in la jaro dhamaanba Adeegyadooda tan & inta ay socdaan dadaalada amaanka lugu sugayo. Degmada Diinsoor ayaa ka mid ah meelaha ku soo laabatay gacanta dawladda Faderaalka ee Soomaaliya,waxaana warkan sheegtay mid ka mid ah maamulka degmada Baydhabo oo diiday in la xigto Magaciisa. Majiraan warar Madax banaan oo la heli karo maadaama ay goobahan yihiin kuwa dhamaantood aysan ka shaqeyneyn Isgaarsiintii, waxaana xun hawada Raadyayaasha Halow-Halowga loo yaqaano. F. C. Geylan AllPuntland -
Washington: TFG likely to get an extension after 2009?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxweynaha DFKMG ah Ee Soomaaliya oo galabta ka Degay Nairobi Kenya Madaxweynaha DFKMG ah Ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed ayaa Galabta ka soo degay Gedida Dayuuradaha Ee Magalada Nairobi ee Dalka Kenya, Waxaana Madaxweynaha Garoonka Ku soo dhoweeyay Golaha Wasiirada Xunaha baarlamanka iyo Qaar ka mid ah shacabka Soomaaliyeed Ee iyagu ku dhaqan gudaha Dalka Kenya . Madaxweynaha DFKMG ah ayaa lagu wadaa in uu ka Qeybgalo Shir Ururka Igad uu isugu yeeray Magaalada Nairobi Baarlamanka Iyo Madaxda Soomaaliya oo sanadihii ugu dambeeyay ay ku jireen ismandhaaf Siyaasadeed iyo Gudaha Dalka Soomaaliya ay Weli ka soconayaan Dagaalo aan Hakad Laheyn. Gudoomiye ku xigeenka Baarlamanka Soomaaliya oo aan Qadka telfonka aan kula Xiriirnay ayaa waxaa uu sheegay in madaxda Dowlada iyo Baarlamankaba iyo golaha Wasiirada ay ku jiraarShir Albaabada ay u xiran yihiin taasina u tilmaamay in ay uga hadlayaan Arimo ku saabsan Dowlada . Dadkaweyna ku dhaqan gudaha Dalka Kenya Gaar ahaan Xaafada Islii Ee ku taala caasimada Dalka Kenya Nairobi ayaa in dhowaaleba waxay hadal hayeen Shirka Dowladaha Igad ay isugu yeertay dhinacyada DFKMG ah Ee Somaliya oo la filayo in 27da bishan lagu qanto magaalada Nairobi Ee Xarunta Dalka Kenya in ka badana Shirkaasi ayaan waxaan la shaacinin waxyaabaha looga Hadlayo . Leylo Sh/Aadan Ismaaciil -
Puntland is a safe haven for sanity: election 2009 beyond
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Musharaxa Madaxweynimada Dowlad Goboledka Puntland Maxamed C/Nuur Xirsi audio -
Puntland is a safe haven for sanity: election 2009 beyond
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Musharaxa Madaxweynenimada Dowlada Goboledka Puntland Cumar Cali Farja audio -
Mareykanka oo u ololeynaya waqti loogu daro DFKS iyo ciidamada Itobiya Stockholm, Swedan (Calanka.com) 25-Oktober-08 Dowladda Maraykanka iyo QM ayaa la sheegay inay dadaal xooggan ugu jiraan sidii xilliga loogu kordhin lahaa Dowladda Federalka Somalia iyo sii-joogitaanka Ciiddamadda Ethiopianka ee ku sugan gudaha dalka Somalia. Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Maraykanka ugu qaabilsan Arrimaha Qaaradda Afrika, Jendayo Frazer ayaa ugu baaqday Hoggaamiyayaasha dalalka Ugandha, Ethiopia iyo Kenya inay ballaariyaan sharci ahaanta DFKMGS, oo xilli-hawleedka uga harsan yahay wax ka yar hal sanno. Laga bilaabo bisha soo socota ee November, waxaa lagu wadaa inay dhammaan xubnaha Dowladda Federalka xaadir ku ahaadaan Caasimadda dalka Kenya ee Nairobi, si ay uga qeyb galaan Kulan la doonayo in muddo shan sanno oo dheeraad ah loogu daro jiritaanka Dowwladda Federalka, iyadoo aan loo baahnaan doonin codeyn ballaaran xubnaha DFKMGS ee ay Hoggaamiye-kooxeedyaddii hore ku mideysan yihiin. Dadaalka ay Dowladda Maraykanka ku doonayso in xilliga loo kordhiyo DFKMGS iyo joogitaanka Ciiddamadda Ethiopianka, ayaa waxaa caqabadaha waa weyn ee ka horimaanayo ka mid ah horumarka sharci ahaanta ee Dowladaha la shaqeeya ee ay ka mid yihiin Ethiopia iyo Ugandha oo iyagu haatan Ciiddamo u soo daad-gureynayo gudaha dalka Somalia, si ay u ilaaliyaan Dowladda Federalka iyo dagaalka ay wadaan Soomaalida ka soo horjeeda jiritaanka Dowlad noocaasi ah. Ra'isul-wasaaraha dalka Ethiopia, Meles Zenawi ayaa weli u ololeynaya sidii ay QM u oggolaan lahayd DF ee xilligan ka jirta dalka Somalia nabad uga dhex dhalin lahayd Ummadda Soomaaliyeed, wuxuuna Zenawi rajeynayaa in taageeradad QM gacan ka geysan doonto sidii ay Soomaalidu u maamulan lahaayeen xuduudahooda. Dhinaca kale, Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee QM, Drs. Asja Rose Migrio oo u dhalatay dalka Tanzania, ayaa la kulantay Ra'isul-wasaaraha dalka Ethiopia, Meles Zenawi, oo ay kala joogtay baahida loo qabo inay Ciiddamadda Ethiopia sii joogaan dalka Somalia. Dowladda Ethiopia, ayaa ka rajeynayso QM inay Ciiddamadda Ethiopianka ee duullaanka ku qabsaday dalka Somalia u aqoonsadaan Ciiddamo Nabad-ilaalin ah oo hoos imaanaya Calanka QM ama ay noqdaan kuwo amarka ka qaadanayo Ciiddamadda Maraykanka ee saldhigga ku leh gudaha dalka Jabuuti. Heshiiskan waxa ku jiraa daqiiqad khatar ah, iyadoo ay Dowladda Maraykanka rajeynayso inay jarto miisaaniyadda ay Dowladaha u adeega ku hawlgalaan ee ku yaalla Geeska Afrika. Si kastaba ha ahaatee, dadaalka ay QM iyo Dowladda Maraykanka ku doonayaan in xilliga loogu kordhiyo Dowladda Federalka iyo joogitaanka Ciiddamadda Ethiopianka ee taageeradda siiya DFKMGS, waxay ku soo beegantay iyadoo ay Madaxweynayaasha iyo Wasiiradda ka tirsan dalalka ku bahoobay Urur-gobaleedka Horumarinta ee dalalka Bariga iyo Bartamaha Afrika "IGAD" lagu wado inay Toddobaadka soo socda kulan wada tashi ah la yeeshaan Xildhibaanadda DFKMG oo iyagu ku sii qulqulayo magaallo-madaxda dalka Kenya ee Nairobi. Kulankaasi oo dhici doona maalmaha Talaadada iyo Arbacadda ee soo socota, ayaa la filayaa in DFKMGS lagu qanciyo inay Dowladda ku soo biiraan shaqsiyaad ka tirsan Kooxaha kala duwan ee mucaaradsan DFKMGS.
-
Bay Bakool : National Troops chase terror groups in region
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed oo sheegay in dhamaan degmooyinka gobalka Bay ay gacanta ugu jiraan dowladda Soomaaliya. Afhayeenka ugu sareeya ciidamada booliska dowladda federalka Soomaaliya cabdulaahi Xasan Bariise oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada dowladda federalka Soomaaliya ay maalmihii lasoo dhaafay wadeen howlgallo lagu sifeynayay kooxo dowladda kasoo hor jeeda oo saameyn ku yeeshay qaar ka mida degmooyinka gobalka Bay. Afhayeenka ugu sareeya ciidamada booliska dowladda federalka Soomaaliya cabdulaahi Xasan Bariise oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada dowladda federalka Soomaaliya ay maalmihii lasoo dhaafay wadeen howlgallo lagu sifeynayay kooxo dowladda kasoo hor jeeda oo saameyn ku yeeshay qaar ka mida degmooyinka gobalka Bay. Afhayeenku waxaa uu sheegay in degmooyinka kala ah Qansax dheere, Ufurow, Buur Hakaba iyo Bardaale ay haatan ku jiraan gacanta ciidamada amaanka qaranka ee shalay laga saaray maliishiyooyinkii shabaabiyiinta ee dhawaanahan ku sugnaa. “Qoloyinkii nabad diidka ahaa ee marba dhan u carari jiray waa laga sifeeyay degmooyinkaas”ayuu yidhi afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed Col Bariise oo maanta saxaafada la hadlayay. Hadalka afhayeenka ayaa kusoo beegmaya iyadoo labadii maalmood ee lasoo dhaafay ay ciidamada qaranku howlgallo baaxad leh ka fulinayeen degmooyinkan ka tirsan gobalka Bay. -
Ciidamada dowladda oo gacanta ku dhigay inta badan gobolada Bay iyo Bakool Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 25-Oktober-08 Wararka ka imaanaya degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in ay saakay waberigii gudaha u galeen halkaasi ciidammada dowladda KMG ah oo kaashanaya ciidammada Itoobiya, kadib markii mudooyinkii ugu dambeeyey ay kooxaha hubeysan ee ka soo horjeeda dowladda islamarkaana gacanta ku hayay deegaano ka tirsan degmada Xudur. Ciidammada dowladda ayaa la sheegayaa in ay si nabad ah ku galeen degmada Xudur iyadoo aysan jirin wax dagaalo ah oo ay la galeen kooxaha hubeysan ee ka soo horjeeda, hase ahaatee dadka deegaanka ayaa sheegaya in ey maqlayeen rasaas goos-goos ah oo ay ridayeen ciidammada dowladda, waxaana ciidammadaasi horkacayay ku simaha gudoomiyaha gobolkaasi Shiine Macallin Nuurow. Ciidammada gaaray degmada Xudur ayaa markii ay shalay cagta soo mariyeen deegaano ka mid ah Waajid, ayaa waxay weerar ku qaadeen garoonka diyaaradaha Waajid la sheegay iney ku dileen mid ka mid ah ilaalada garoonkaasi iyadoo laba kalena ay ku dhaaweceen. Waxaa sidoo kale saakay deggan xaaladda deegaanada ku dhow-dhow degmada Bardaale oo ay shalay dagaallo ka dhaceen, iyadoo khasaaraha ka dhashay dagaaladii shalay inta laga warqabo ay ku geeriyoodeen in ka bdan shan qof oo u badan dhinacyadii ay dirirtu dhexmartay iyo dhaawaca 10- kale. Inta badan gobolada Bay iyo Bakool ayaa iminka u muuqda kuwo gacanta u galay ciidamada dowladda federalka, waxaana deegaano ka mid ah goboladaasi mudooyinkii ugu dambeeyay haystay kooxda Al-Shabaab oo hadba degmo ama tuulo tagi jiray. Maamulka gobolada Bay iyo Bakool ayaa doonaya sidii ay dib ugu soo celin lahaayeen maamulada degmoyinka qaarkood oo ay xoogagga islaamiyiinta ku qasbeen iney iska casilaan . C/laahi Xasan Baliil Baliilkhan10@Hotmail.Com
-
Puntland is more than a Gobol lad. Its 40% of Somalia and has been running its affairs for over 10 years. Adeer Bari, Sanaag, Nugaal, Mudug, Sool are not just Gobols they are together a huge land mass. With huge populations [relative to Somali's]. My own North Mudug region is bigger than the republic of Djibouti. Thus whats your point? It has many institutions of a state and has been successful in maintaining its order and unity regardless of the incomopetence of its leaders, the poverty of its people and the many atte,pst by its enemies external and internal to destroy it. The idea is profound. As for the candidates. I prefer Gen Jama & Pro Farjac. Nuridin is in the second group. Cade and Faroole are my last choices. However who ever wins will be Puntland leader and we will continue to rebuild our state, defend it and try to find the soilutions to its many problems.
-
Janagow admits UIC was a clan outfit,,, deny the words.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
lool. It is real quite in here lads. I undertsand the young Hiiraale supporters position because the Clan Courts did turn the clan agenda on Hiiraale and his former friends Goobanle & Seeraar turned "Shiekhs" and put on the Arafat head scarf on their way to chase Hiiraale for religious reasons.. As for Janaagow, he is and was a top operative second to Sharif Ahmed and a local rep for his sub clan. He used to claim that they were representatives of Somalia, now the truth comes out in Sweden and I do love how it comes out in front of Puntland Somali's, we are truth enhancers or real important and hence they talk differentlky in front of us... Anyhow many used to defend the clan courts and those happened to be either the confused group or those who knew what they represented.. -
Two weeks till President Barack Obama polls tighten an update..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Election 2008 Obama McCain RCP Average National 50.1 42.6 Obama +7.5 -
Two weeks till President Barack Obama polls tighten an update..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
McClellan Endorses Obama NEW YORK — Scott McClellan, President Bush's former press secretary, says he is backing Barack Obama for president. McClellan made the endorsement during a taping of Comedian D.L. Hughley's new show that is premiering on CNN this weekend. The former Bush administration official said he wanted to support the candidate that has the best chance for changing the way Washington works and getting things done. He's the second former Bush administration figure this week to publicly back Obama, following former Secretary of State Colin Powell. McClellan caused bitterness among his former co-workers with a tell-all book that criticized -
Two weeks till President Barack Obama polls tighten an update..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
New York Times endorses Obama Barack Obama for President The United States is battered and drifting after eight years of President Bush’s failed leadership. He is saddling his successor with two wars, a scarred global image and a government systematically stripped of its ability to protect and help its citizens — whether they are fleeing a hurricane’s floodwaters, searching for affordable health care or struggling to hold on to their homes, jobs, savings and pensions in the midst of a financial crisis that was foretold and preventable. As tough as the times are, the selection of a new president is easy. After nearly two years of a grueling and ugly campaign, Senator Barack Obama of Illinois has proved that he is the right choice to be the 44th president of the United States. • Mr. Obama has met challenge after challenge, growing as a leader and putting real flesh on his early promises of hope and change. He has shown a cool head and sound judgment. We believe he has the will and the ability to forge the broad political consensus that is essential to finding solutions to this nation’s problems. In the same time, Senator John McCain of Arizona has retreated farther and farther to the fringe of American politics, running a campaign on partisan division, class warfare and even hints of racism. His policies and worldview are mired in the past. His choice of a running mate so evidently unfit for the office was a final act of opportunism and bad judgment that eclipsed the accomplishments of 26 years in Congress. Given the particularly ugly nature of Mr. McCain’s campaign, the urge to choose on the basis of raw emotion is strong. But there is a greater value in looking closely at the facts of life in America today and at the prescriptions the candidates offer. The differences are profound. Mr. McCain offers more of the Republican every-man-for-himself ideology, now lying in shards on Wall Street and in Americans’ bank accounts. Mr. Obama has another vision of government’s role and responsibilities. In his convention speech in Denver, Mr. Obama said, “Government cannot solve all our problems, but what it should do is that which we cannot do for ourselves: protect us from harm and provide every child a decent education; keep our water clean and our toys safe; invest in new schools and new roads and new science and technology.” Since the financial crisis, he has correctly identified the abject failure of government regulation that has brought the markets to the brink of collapse. NYTIMES source -
Janagow admits UIC was a clan outfit,,, deny the words.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
audio source -
It was General Duke of SOL who coined the phrase Clan Courts of Somalia, since one had much love and affection for the Islamic name and what it stood for. Many argued including confused folks from Gedo and some refugees from Kismayu who claim Puntland when it is convenient that the Clan Court were an Islamic movement. Yeah right, Now Janagow of "Its not fair they are using tanks " fame states that Sh Cabdiraxmaan Janaqow “sababtii maxkamadaha bur burisay waxaa ay ahayd iyadoo ay isku koobeen ****** oo keliya”. Sh cabdiraxmaan maxamuud Faarax janaqow oo guddoomiye ku xigeenka koobaad ka ah ururka maxkamadaha ayaa markii ugu horeysa shaaca ka qaaday waxyaabihii horseedka u ahaa burburkii ururka maxkamadaha oo ay ugu weyneyd in ay beehsa ****** oo keliya isku koobtay.Halkan ka Dhageyso Sh cabdiraxmaan maxamuud Faarax janaqow oo guddoomiye ku xigeenka koobaad ka ah ururka maxkamadaha ayaa markii ugu horeysa shaaca ka qaaday waxyaabihii horseedka u ahaa burburkii ururka maxkamadaha oo ay ugu weyneyd in ay beehsa ******.... oo keliya isku koobtay. “Sababtii ugu weyneyd ee keentay burburka maxkahadaha waxaa ay ahayd iyadoo ay beesha ****** oo keliya isku koobtay arrintaasna goor dambe ayaan kusoo baraarugnay,hadii Alle idmana dib dambe noogumasoo laaban doonto”ayuu yidhi Sh Janaqow oo ka hadlayay dalka Sweden oo uu ka dhacay kulan looga hadlayay arrimaha Soomaaliya. Sh janaqow ayaa sheegay in haatan ay meel aad u wanagsan marayaan wada hadalada dib u hehsiinta ee u dhexeeya dowladda iyo ururka mucaaradka waxaana uu ku baaqay in si weyn loo wada taageero hanaanka dib u heshiisiinta dalka.
-
Puntland is a safe haven for sanity: election 2009 beyond
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
If ideas were made in a factory Somalia's would be located in Puntland. Unique ideas that work, from the Federal make up to the Exploration even in other shaddy area Puntland and its people seem to innovate other immmitate or take the wrong route. You have Jihadis' who's only action is to kill their own, or take Barre Hiiraale a clever dick who thought he could kill and maim a whole clan, but ended up on the same donkey as his late uncle. -
Puntland is a safe haven for sanity: election 2009 beyond
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The new emerging leaders Gen Jama Ilkajiir [CPA] Pro Farjac -
Gen. ILKAJIR oo mashaariic dhawr ah ka hirgeliyey gobolka Sanaag
General Duke replied to Koora-Tuunshe's topic in Politics
loool. Yup he is on a mission to get the people under the blue neloved flag adeer.. Again poor secess think they have some space.. -
There is no doubt that we face a tough, daunting time and a long struggle to reestablish a normal functioning state out of the Somali republic. The TFG has done its best to survive against all odds, its leaders have made mistakes, but that experiments positives out way the negatives specially when it comes to effect it has had in shoring up the Puntland state. Today what has Somalia got but the TFG constitution, its Parliament and executive? After Yusuf there will be another leader and those who hate Yusuf will hate that next leader regardless of which clan he comes from and what region he represents. The issue to these naysayers is not the individual or the multitude of excuses they make, buts its easy to criticise and easier to oppose than to help build a system. They fear the future and are hostages to the past. Not in Puntland, in that state we [those who support it] are the expectant group, we crave peace and normality and hold a vision of Somalia that's grander than the bog standards are adversaries have come accustomed to. For 17 years Puntland and the people that are aligned with the state have suffered a great deal, they lost their homes in the south and targeted for massacres and bondage by groups led by political extreme viewpoints. Today Puntland is no longer as weak as it once was and not as strong as it should be. However we must realise the distance the people have travelled and how much they have achieved. It was after all a new idea, not a rehash of colonial history or a copy cat of the new fads of the age. Puntland was a new idea, prioritising once local interest without forsaking the unity of the country, the unity of the people. Puntland was a an idea that united a huge area a large clan. Now it is a decade old, it has survived internal wars and external clan Jihads, it has checked the ambition of the secessionists and their drivers without causing much suffering. Alas it has suffered also at the hands of the old guard, the Colonel while its champion has not delivered the many promises. The Genaral at the helm has made mistakes and the symptoms are the latest vacuums. Thus today we have the promise of a large pro unity region at peace, with grand ambitions even its criminal class have grand ideas and innovations hence the pirates. Its admin has brought Oil exploration and management of the ports. Its election has brought competent and capable leaders from the diaspora. We have universities, and port projects and hospitals and many other developmental projects. However what many Somali's do not see and have yet to witness is the change in the wind, the whispers spoken within the new guard, a revolution is coming, change that will usher in the Young Turks. Thus Puntland will reinvent itself and move beyond the old guard. The Young guards are coming and the project is still on course..... In conclusion I would like to summarise my short post, its important to note that many things have been achieved since 2004 and this is directly related to Puntland, its no longer threatened by its rivals, its for the first time at peace with all its neighbours and it finds itself on the crossroards for change. The most profound change will be gone with the old and in with the new. Innovation of the political landscape. Puntland should no longer be at ease with Yusuf, Cade, Xasan Abshir. It needs to move away from the old guard and it will. Duke, son of PUNTLAND Somalia...
-
The secessionists need to understand the term President, as in the context of maybe Germany, how many Presidents in state level does it have? As for Nurridin, Farjac, Gen Ilkajiir they are a trully great group to contest the election. Anyone of them would do well. Experince is a difficult thing to measure we have Obama in the US who is juniour Senator against the "vast" experince of the POW and two decade serving Senator Mcain.
-
Gen. ILKAJIR oo mashaariic dhawr ah ka hirgeliyey gobolka Sanaag
General Duke replied to Koora-Tuunshe's topic in Politics
Nice one lads. The Gen is doing a great job and may Allah reward him. Thanks for the update. Alas poor secessionists are still claiming Sanaag are they?