General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. exdii nin ee Miinadda ku qarxiyay taliye ku xigeenkii boliiska gobolka Shabeeladda hoose Marxuum Nuuriye Cali faarax ayaa lagu toogtay duleedka Magaaladda Markka ka gadaal markii Ciidamadda Amaanka gacanta ku dhigeen xilli ay dhinaca Mogadishu ugu tilaabayeen gaari nuuciisu yahay Toyota. Sedexda nin oo labo ka mida u dhasheen beesha .halka kalana uu ahaa ayaa xukunkooda la fuliyay ka gadaal markii la xaqiijiyay inay Miinadda u dhigeen Nuuriye Cali Faarax. Ninka hogaaminayay ragga la dilay ayaa qirtay inuu falka fuliyay wuxuuna tibaaxay inay fulinayeen amarka Madaxda sare ee Shabaabka Somalia. " Waxaan ognahay in rag naga tirsan na soo farmuuqeen,waxaana idiin sheegeeynaa inaan u soconay Mohamed Carabey iyo Nuuriye,hadana waxaan diyaar u nahay in xalka lagu dhameeyo wada hadal beeleed"ayuu yiri mid ka mida sedexda nin ee la toogtay.oo saldhiga Markka su-aalo lagu weydiiyay,toogtiisa ka hor Taliyaha Ciidanka gobolka ayaa amar ku bixiyay in la toogto sedexda Sarkaal ee ka tirsan Shabaabka,waxaana lala haray,nin laga qorayo warbixin la xiriirto qaabka ay dilalka u fuliyaan miinooyinka,sida uu noo sheegay Gudoomiyaha gobolka Shabeeladda Hoose. Ragga la dilay ayey qabashadooda suuragashay ka gadaal markii ay rag ka tirsan Shabaabka kuna heyba ninka dhintay tilmaameen kooxaha dilka geystay,waxaana arrimaha oo dhan sahlay beesha Nuuriye oo go-aan ku qaadatay in la dilo dhamaan ragga uga jira Shabaabka. Nuuriye Cali Faarax allaha u naxariistee,wuxuu ahaa taliyahii Maleeshiyadda Yusuf Indhacadde,iyadoo dadka Gobolka Shabeeladda hoose u yaqaaneen geesi bulshaya oo turubka siyaasada ku xeeldheeraa ciyaaridiisa.
  2. ^^^You just dont get it adeer. These people have no aim other than to make Inadcade and his like take power, and that is not something most Somali's want and hence the desperate attacks of this kind. Look at the mindset we are talking about, they will bomb anyone who takes the peace road, including their former Amir Sharif Ahmed.
  3. ^^^Puntland will continue to support the TFG. Though I doubt we send that much funds to them. Anyhow we have many bright young fellows Nuridin is just an example of the young generation coming up. Abwan as ever gets angry when he sees anything posative coming out of Puntland, adeer you have no leg in this horse. Either keep quite or just clap like everyone else. Puntland is a huge area saxib, bigger than many African countries and a central core of Somalia.
  4. Suldanka who was the target? The news is not clear, some are saying it was the political parties, Riyaale himself, the NSS, Ethiopian office?
  5. Point saxib, you are wasting your energy on these individuals. They are deluding themselves. The actions today highlight that we are dealing with a dangerous mindset. We shall overcome this new fad insha Allah. To call them Wadaad's is highlighting the depth some have fallen in beliving their own lies.
  6. Xiin, you call murdering looters led by IndaCadde "wadaads". Your bankrupt adeer. Who has done this before, who has introduced it to our land claimed it and posted it in their site? The target will be "security services" "Ethiopians" but the result is the same dead Somali civilians. Crazy horse come with a new argument old man.
  7. Gudoomiye ku xigeenkii G/Sh/hoose oo Maanta ku geeriyooday Muqdisho Gudoomiye kuxigeenka gobolka Sh/hoose ahaana Kusimaha Gobolka Sh/hoose Max’ed Max’ud Cilmi oo shalayto ku dhaawacmay qaraxmiino oo ka dhacay magaalada Marka Ee Xarunta gobolka Sh/dhexe ayaa waxaa la keenay Magaalada Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho gaar ahaana isbitalka Uganda’s-ka ee ay kuleeyihiin Magaalada Muqdisho ayaa ku geeriyooday isbitalkaas Uganda’s-ka Ee Magaalada Muqdisho . Gudoomiye ku xigeenka Max’ed Max’ud Cilmi ayaa shalayto waxaa uu ku soo dhawacmay qarax ay kooxo aan la aqono kula soo beegsadeen asaga iyo taliye ku xigeenkii ciidanka Police-ka Gobolka Sh/hoose Mowliid Cali Faarax kaas oo shalayto asaga halkaasi ku geeriyooday gudoomiye ku xigeenkuna dhaawacii ka soogaaray uu Muqdisho ugu dhintay . Gudoomiyekuxigeenka ayaa weli waxaa uu yaalaa meedkiisii gudaha Isbitalka Ugandas-ka ay ku leeyihin magaalada Muqdisho waxaana gaaray isbitalka saraakiil ka tirsan DFKMG ah Ee Soomaaliya iyo gudooomiyaha Gobolka Sh/hoose Max’ed Sh/C/qaadir Max’ud oo Muqdisho Howlo shaqo u jooga sida uu sheegay waxuuna iminka ku sugan yahay isbitalka Ugands-ka Magaalada Muqdisho si ay Meedkiisa halkasi uga soo qadaan iyagoo haatan aan la ogeyn halka meedkiisa Lagu aasidoono, Masuuliyiintana waa ay ka gaabsanayaan su’aalo kusaabsan arintaas oo la weydiiyo . Dhanka kale howlgalkii saakay ay ciidamada Itoobiya iyo kuwa Soomaaliya ay ka wadeen qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa soo gabagaboobay waxayna u muuqdaan ciidamada Itoobiya iyo kuwa DFKMG ah Ee Soomaaliya in ay isaga baxeen Degaanadii ay Howlgalada ka sameynayeen . Xaalada Dhaqdhaqaaqa Dadweynaha iyo Ganacsiga ayaa waxay ku soo labteen si toosa waxayna bilaabeen in ay dadku isukalagooshaan ayadoo aan la ogeyn Howlgalkii ay ciidamada Sameeyeen wax ay ku soo qabqabteen. Max’ed Xuseen Gentleman SBCInternational- Muqdisho
  8. ^^^No adeer no wadaads we are blaming the same criminals who have done suhc acts in the south and taped them and put them in their websites/ Al Shabaab/Courts and the confused folks. Thats who.
  9. Liqiye adeer, you are a bore. Again taking shots at the Duke is not the issue, ist that you took it on a day like this without even commenting on the tragedy. The people who did this, should be dealt with and the people of Somaliland, I might disagree with the secessionists on many issues but the civilians need to be protected from such acts and the peace of Hargaysa is one all Somali’s should be proud of and not take for granted.
  10. Shirkii IGAD ee Nairobi oo lasoo gabo-gabeeyay maanta Nairobi, Kenya (Calanka.com) 29-Oktober-08 Waxaa maanta lasoo gao-gabeeyay shirkii madaxda IGAD ku lahaayeen magaalada Nairobi, kaasoo looga hadlayay arimaha Somaliya iyo sidii loosii wadi lahaa dadaalada lagu doonayo in Somaliya lagusoo dabaalo nabad iyo kala dambeyn. Khudbadii Musfin >> -Dhageyso Waxaa maanta lasoo gao-gabeeyay shirkii madaxda IGAD ku lahaayeen magaalada Nairobi, kaasoo looga hadlayay arimaha Somaliya iyo sidii loosii wadi lahaa dadaalada lagu doonayo in Somaliya lagusoo dabaalo nabad iyo kala dambeyn. Shirkan ayaa waxaa kasoo baxay ilaa 8-qodob oo wax ku ool ah, waxaana qodobadaasi ka mid ahaa sida tan: 1:- In la dhiso dawlad loo dhan yahay oo ku dhisan habka federaalka laguna qaybsado nidaamka 4.5 2:- In la bilaabo diyaarinta mudo gaaban dastuurkii lagu balamay. 3:- In mudo 15 maalmood ah lagu dhiso maamulka Gobolka Banaadir. 4:- In Baarlamanka uu ka wada shaqeeyo, isla markaana dalka gudihiisa ay ku laabtaan wixii ay qabtaan ay la socdaan urur Goboleedka IGAD. 5:- In wadamada ku jira Urur Goboleedka IGAD ay madaxdoodu shiraan 6 bil oo kasta iyagoo ka shiraya xaalada Soomaaliya, iyagoo labadii bilood qaadanaya warbixino ku aadan xaalada Soomaaliya. 6:- In hadii loo baahdo waqti lagu dari karo xukuumada iminka jirta. 7:- In ay si buuxda u cadahay in dawlada federaalka ay ku fashilantey waxyaabo badan oo looga fadhiyey. 8:- In la sii wado arimaha dib u heshiisiinta, isla markaana laga shaqeeyo sidii dhinacyada ka maqan nidaamka dawlada lagu soo daro. Shirkan maanta soo xirmay ayaa socday mudo 2-casho ah, waxaana warbixino laga dhageystay qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka SOmaliya iyo madaxda dowlada federalka.
  11. Shirkii IGAD ee Nairobi oo lasoo gabo-gabeeyay maanta Nairobi, Kenya (Calanka.com) 29-Oktober-08 Waxaa maanta lasoo gao-gabeeyay shirkii madaxda IGAD ku lahaayeen magaalada Nairobi, kaasoo looga hadlayay arimaha Somaliya iyo sidii loosii wadi lahaa dadaalada lagu doonayo in Somaliya lagusoo dabaalo nabad iyo kala dambeyn. Khudbadii Musfin >> -Dhageyso Waxaa maanta lasoo gao-gabeeyay shirkii madaxda IGAD ku lahaayeen magaalada Nairobi, kaasoo looga hadlayay arimaha Somaliya iyo sidii loosii wadi lahaa dadaalada lagu doonayo in Somaliya lagusoo dabaalo nabad iyo kala dambeyn. Shirkan ayaa waxaa kasoo baxay ilaa 8-qodob oo wax ku ool ah, waxaana qodobadaasi ka mid ahaa sida tan: 1:- In la dhiso dawlad loo dhan yahay oo ku dhisan habka federaalka laguna qaybsado nidaamka 4.5 2:- In la bilaabo diyaarinta mudo gaaban dastuurkii lagu balamay. 3:- In mudo 15 maalmood ah lagu dhiso maamulka Gobolka Banaadir. 4:- In Baarlamanka uu ka wada shaqeeyo, isla markaana dalka gudihiisa ay ku laabtaan wixii ay qabtaan ay la socdaan urur Goboleedka IGAD. 5:- In wadamada ku jira Urur Goboleedka IGAD ay madaxdoodu shiraan 6 bil oo kasta iyagoo ka shiraya xaalada Soomaaliya, iyagoo labadii bilood qaadanaya warbixino ku aadan xaalada Soomaaliya. 6:- In hadii loo baahdo waqti lagu dari karo xukuumada iminka jirta. 7:- In ay si buuxda u cadahay in dawlada federaalka ay ku fashilantey waxyaabo badan oo looga fadhiyey. 8:- In la sii wado arimaha dib u heshiisiinta, isla markaana laga shaqeeyo sidii dhinacyada ka maqan nidaamka dawlada lagu soo daro. Shirkan maanta soo xirmay ayaa socday mudo 2-casho ah, waxaana warbixino laga dhageystay qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka SOmaliya iyo madaxda dowlada federalka.
  12. Shirkii IGAD ee Nairobi oo lasoo gabo-gabeeyay maanta Nairobi, Kenya (Calanka.com) 29-Oktober-08 Waxaa maanta lasoo gao-gabeeyay shirkii madaxda IGAD ku lahaayeen magaalada Nairobi, kaasoo looga hadlayay arimaha Somaliya iyo sidii loosii wadi lahaa dadaalada lagu doonayo in Somaliya lagusoo dabaalo nabad iyo kala dambeyn. Khudbadii Musfin >> -Dhageyso Waxaa maanta lasoo gao-gabeeyay shirkii madaxda IGAD ku lahaayeen magaalada Nairobi, kaasoo looga hadlayay arimaha Somaliya iyo sidii loosii wadi lahaa dadaalada lagu doonayo in Somaliya lagusoo dabaalo nabad iyo kala dambeyn. Shirkan ayaa waxaa kasoo baxay ilaa 8-qodob oo wax ku ool ah, waxaana qodobadaasi ka mid ahaa sida tan: 1:- In la dhiso dawlad loo dhan yahay oo ku dhisan habka federaalka laguna qaybsado nidaamka 4.5 2:- In la bilaabo diyaarinta mudo gaaban dastuurkii lagu balamay. 3:- In mudo 15 maalmood ah lagu dhiso maamulka Gobolka Banaadir. 4:- In Baarlamanka uu ka wada shaqeeyo, isla markaana dalka gudihiisa ay ku laabtaan wixii ay qabtaan ay la socdaan urur Goboleedka IGAD. 5:- In wadamada ku jira Urur Goboleedka IGAD ay madaxdoodu shiraan 6 bil oo kasta iyagoo ka shiraya xaalada Soomaaliya, iyagoo labadii bilood qaadanaya warbixino ku aadan xaalada Soomaaliya. 6:- In hadii loo baahdo waqti lagu dari karo xukuumada iminka jirta. 7:- In ay si buuxda u cadahay in dawlada federaalka ay ku fashilantey waxyaabo badan oo looga fadhiyey. 8:- In la sii wado arimaha dib u heshiisiinta, isla markaana laga shaqeeyo sidii dhinacyada ka maqan nidaamka dawlada lagu soo daro. Shirkan maanta soo xirmay ayaa socday mudo 2-casho ah, waxaana warbixino laga dhageystay qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka SOmaliya iyo madaxda dowlada federalka.
  13. Nayroobi: Madaxweynayaasha IGAD oo soo xiray kulan ay ku lahaayeen Magaalada Nayroobi. 29. oktober 2008 Nayroobi(AllPuntland)- Madaxweynayaasha IGAD oo shirsanaa ilaa saaka ayaa maanta soo xiray fadhigoodii waxa ayna ka soo saareen qodobo dhowr ah oo ay aaminsan yihiin in wax looga qaban karo dhibaatada ka taagan gudaha dalka Soomaaliya. Madaxweynaha Kenya Mwai Kibeki & Raysalwasaaraha Itoobiya Meles Zanewi oo hadlay ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga shaqeeyo nabadgalyada dalka Soomaaliya, markaasna la sameeyo horumar toos ah oo laga sameeyo. Qodobadii ay gaareen Madaxweynayaasha IGAD ayaa kala ahaa. 1: In la dhiso dawlad loo dhan yahay oo ku dhisan habka federaalka laguna qaybsado nidaamka 4.5 2: In la bilaabo diyaarinta mudo gaaban dastuurkii lagu balamay 3: In mudo 15 maalmood ah lagu dhiso maamulka Gobolka Banaadir. 4: In Baarlamanka uu ka wada shaqeeyo, isla markaana dalka gudihiisa ay ku laabtaan wixii ay qabtaan ay la socdaan urur Goboleedka IGAD. 5: In wadamada ku jira Urur Goboleedka IGAD ay madaxdoodu shiraan 6 bil oo kasta iyagoo ka shiraya xaalada Soomaaliya, iyagoo labadii bilood qaadanaya warbixino ku aadan xaalada Soomaaliya. 6: In hadii loo baahdo waqti lagu dari karo xukuumada iminka jirta. 7: In ay si buuxda u cadahay in dawlada federaalka ay ku fashilantey waxyaabo badan oo looga fadhiyey 8: In la sii wado arimaha dib u heshiisiinta, isla markaana laga shaqeeyo sidii dhinacyada ka maqan nidaamka dawlada lagu soo daro. F. C. Geylan AllPuntland
  14. Nayroobi: Madaxweynayaasha IGAD oo soo xiray kulan ay ku lahaayeen Magaalada Nayroobi. 29. oktober 2008 Nayroobi(AllPuntland)- Madaxweynayaasha IGAD oo shirsanaa ilaa saaka ayaa maanta soo xiray fadhigoodii waxa ayna ka soo saareen qodobo dhowr ah oo ay aaminsan yihiin in wax looga qaban karo dhibaatada ka taagan gudaha dalka Soomaaliya. Madaxweynaha Kenya Mwai Kibeki & Raysalwasaaraha Itoobiya Meles Zanewi oo hadlay ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga shaqeeyo nabadgalyada dalka Soomaaliya, markaasna la sameeyo horumar toos ah oo laga sameeyo. Qodobadii ay gaareen Madaxweynayaasha IGAD ayaa kala ahaa. 1: In la dhiso dawlad loo dhan yahay oo ku dhisan habka federaalka laguna qaybsado nidaamka 4.5 2: In la bilaabo diyaarinta mudo gaaban dastuurkii lagu balamay 3: In mudo 15 maalmood ah lagu dhiso maamulka Gobolka Banaadir. 4: In Baarlamanka uu ka wada shaqeeyo, isla markaana dalka gudihiisa ay ku laabtaan wixii ay qabtaan ay la socdaan urur Goboleedka IGAD. 5: In wadamada ku jira Urur Goboleedka IGAD ay madaxdoodu shiraan 6 bil oo kasta iyagoo ka shiraya xaalada Soomaaliya, iyagoo labadii bilood qaadanaya warbixino ku aadan xaalada Soomaaliya. 6: In hadii loo baahdo waqti lagu dari karo xukuumada iminka jirta. 7: In ay si buuxda u cadahay in dawlada federaalka ay ku fashilantey waxyaabo badan oo looga fadhiyey 8: In la sii wado arimaha dib u heshiisiinta, isla markaana laga shaqeeyo sidii dhinacyada ka maqan nidaamka dawlada lagu soo daro. F. C. Geylan AllPuntland
  15. Nayroobi: Madaxweynayaasha IGAD oo soo xiray kulan ay ku lahaayeen Magaalada Nayroobi. 29. oktober 2008 Nayroobi(AllPuntland)- Madaxweynayaasha IGAD oo shirsanaa ilaa saaka ayaa maanta soo xiray fadhigoodii waxa ayna ka soo saareen qodobo dhowr ah oo ay aaminsan yihiin in wax looga qaban karo dhibaatada ka taagan gudaha dalka Soomaaliya. Madaxweynaha Kenya Mwai Kibeki & Raysalwasaaraha Itoobiya Meles Zanewi oo hadlay ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga shaqeeyo nabadgalyada dalka Soomaaliya, markaasna la sameeyo horumar toos ah oo laga sameeyo. Qodobadii ay gaareen Madaxweynayaasha IGAD ayaa kala ahaa. 1: In la dhiso dawlad loo dhan yahay oo ku dhisan habka federaalka laguna qaybsado nidaamka 4.5 2: In la bilaabo diyaarinta mudo gaaban dastuurkii lagu balamay 3: In mudo 15 maalmood ah lagu dhiso maamulka Gobolka Banaadir. 4: In Baarlamanka uu ka wada shaqeeyo, isla markaana dalka gudihiisa ay ku laabtaan wixii ay qabtaan ay la socdaan urur Goboleedka IGAD. 5: In wadamada ku jira Urur Goboleedka IGAD ay madaxdoodu shiraan 6 bil oo kasta iyagoo ka shiraya xaalada Soomaaliya, iyagoo labadii bilood qaadanaya warbixino ku aadan xaalada Soomaaliya. 6: In hadii loo baahdo waqti lagu dari karo xukuumada iminka jirta. 7: In ay si buuxda u cadahay in dawlada federaalka ay ku fashilantey waxyaabo badan oo looga fadhiyey 8: In la sii wado arimaha dib u heshiisiinta, isla markaana laga shaqeeyo sidii dhinacyada ka maqan nidaamka dawlada lagu soo daro. F. C. Geylan AllPuntland
  16. Nayroobi: Madaxweynayaasha IGAD oo uu ku jira Madaxweyne Yuusuf oo leh kulan albaabada loo xiray. 29. oktober 2008 Nayroobi(AllPuntland)- Madaxweynayaasha Urur gobaleedka IGAD oo uu ku jiro Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed ayaa leh Kulan Albaabada loo xiray wuxuuna ka socdaa Xarunta Shirka dawladda Soomaaliya iyo Ururka IGAD ay maalmahaan ku shirsanaayeen. Madaxweynayaasha IGAD ayaa la aqoon waxyaabaha rasmiga ah ee ay ka wdaa hadlayaan, balse waxaa la rumeysan yahay in ay ka hadlayaan aaladaha qalafsan ee ka taagan gudaha dalka Soomaaliya, gaar ahaana waxqabadyadii dawladda Faderaalka ee Soomaaliya; Madaxweynaha Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed oo dawladda Soomaaliya umatalaya shirkaasi ayaa ka hadli doona Xaaladaha Soomaaliya, siiba waxqabadyadii dawladda Faderaalka ee Soomaaliya isagoo si gaar ah usoo qaadaya amaanka & Siyaasada. Kaaliyaha Xoghayaha arimaha dibada ee Mareykanka uqaabilsan Africa ayaa sidoo kale ayana ka hadli doona xaalada Soomaaliya, waxaana la xasuustaa in ay dhawaan ka codsatay dawladdaha IGAD in waqtiga loo kordhiyo dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Wariyaha AllPuntland ee ku sugan halka uu shirkan ka socdo Liibaan C/Salaan Maxamed ayaa soo sheegaya in ay Suxufiyiintu wali dhowrayaan waxyaabaha ka soo bixi doona shirkan, wuxuuna sheegay in ay socdaan dadaalo kala duwan oo lugu qabanayo shir-weyne ay dhinacyo badan ka soo qeybgalayaan. Liibaan ayaa sheegaya in ay Ergada dibu xoreyntu ay soo galeen hoolka shirka lana filayo in ay tagaan Shirka Baarlamaanka Soomaaliya & Madaxweynayaasha IGAD oo galabta dhacaya. Shirkan ayaa soo xirmaya saacadaha soo socda. Wixii faahfaahin kala soco www.AllPuntland.com oo uu halkaasi diyaar ugu yihiin Wariyaal arimahan si gaar ah loogu xilsaaray uguna xeeldheer. F. C. Geylan AllPuntland
  17. Liqiye adeer: your lack of understanding of anything not withstanding. I have always condemned such barberic acts, rememebr when the courts were parading children, I told you it was wrong. Now a fight between combatants is one thing adeer, as in the case of the defeated clan courts against the TFG or the various factions. However killing children playing soccer, cleaning ladies through roadside bombs and mortars and the new suicide attacks in Hragaysa and Bossaso and Mogadishu is a thing we must all condemn. But hey you attacked Duke and to you that was more important than 21 civilains killed and many more wounded in a peaceful Somali city? Who is the hypocrite looking for an opportunity to make a point? Anyhow NGOONE, you want to exapand the argument good, where are the Al Shabaab supporters from the North, JB is not, Red Sea and fake NORF come to mind. Are such tactics worth it lads?
  18. ^^Adeer you are looking for an argument? Go argue with the fake secesionists Mujahids like Red Sea and others ask them what they think of this suicide attacks? Is it to bring the faith like in Mogadishu or is this different. Go pick an argument lad.
  19. Again no excuse to car bomb a city full of civilians. Just like in Mogadishu and elsewhere such action causes the deaths of civilians. Our people should be worth more than any argument or political stance. Tragedy and my heart goes out to the civilians of Hargaysa today.
  20. Boosaaso: Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay qaraxyadii ka dhacay Magaalada Boosaaso. 29. oktober 2008 Boosaaso(AllPuntland)- Madaxwaynaha Puntland Maxamuud Muuse Xirsi ayaa ka hadlay qaraxyadii maanta lugu qaaday ciidamada Sirdoonka ee Puntland, wuxuuna sheegay in ay falkaasi fuliyeen kooxo uusan sheegin. Madaxweyne Cadde Muuse wuxuu diiday in uu cidna ku eedeeyo qaraxyadii maanta dhacay wuxuuna sheegay in ay ka dambeeyaan dad ka soo horjeeda horumarka & amaanka deegaanada Puntland, wuxuuna ugu baaqay Shacabka Puntland in ay ka hortagaan dadkaasi. Cadde Muuse wuxuu tilmaamay in ay bilaabeen howlgalo ay ku ogaanayaan cidii ka dambeysay falkan, isagoo sidoo kale beeniyey in ay dad kaga dhinteen howlgaladaasi. Madaxweynuhu wuxuu qirey in ay ku dhaawacmeen 6 ka tirsan ciidamada Sirdoonka Puntland ayna ku dhimatey gabar ka mid ah Shaqaalaha meeshaasi ka shaqeyneysay, wuxuuna sheegay in ay dhinteen dadkii howlgalladan fuliyey. Cadde Muuse wuxuu soo qaaday qaraxyadii ka dhacay Magaaladda Hargeysa, wuxuuna uga tacsiyeeyey shacabka Reer hargeysaad weeraradaasi lugu qaaday. F. C. Geylan AllPuntland
  21. Breaking News:Saraakiil & Masuuliyiin ku dhimatey qaraxyadii Hargeysa Waxaa wali isa soo taraysa qaraxyadii xoogaana ee saaka ruxay magaalada Hargeysa ee caasimada maamulka la magac baxay Somaliland, waxaana la xaqiijiyey in qaraxyadaasi ay ku dhinteen saraakiil iyo xubno ka tirsan madaxtooyada maamulka Somaliland. Dadka ilaa iyo hada la xaqiijiyey inay ku dhinteen qaraxyadaasi ayaa waxaa ka mid ah Xogheyntii gaarka aheyd ee Madaxweynaha Somaliland Daahir Cali Ciid, Taliyihii ciidamada ilaalada madaxtooyada Somaliland iyo waliba xubno kale, waxaana guud ahaan tirada dadka ku dhintey qaraxyadaasi la soo sheegayaa inay gaartey 20 qof, halka dhaawacuna uu ka badan yahay 30 qof, iyadoo laga cabsi qabo inay kordhaan tirada dhimashada. Dhinaca kale waxaa soo baxaya wararka ku aadan nooca uu yahay gawaarida loo adeegsadey qaraxyadaasi, waxaana la sheegay inay ahaayeen 3 gawaarida Toyota SURF kuwaasi oo laga soo buuxshay waxyaabaha qarxa, isla markaana ay wateen dad naftooda biimeeyey, isla markaana ka mid noqdey dadka qaraxyadaasi ku halaagsamay. Warar dheeraad ah kala soco SBC Online
  22. Tragic news, May Allah give mercy to the dead and strength to their families. Car bombs in Hargaysa? Thats is madness and no reason can be given for such action.
  23. Nuuriye Cali Faarax oo la dilay Marka, Somaliya (Calanka.com) 28-Oktober-08 Mid ka mid ah taliye xigeenadii booliska gobolka Sh/hoose ee xilka laga xayuubiyay dhawaan Nuuriye Cali Faarax ayaa goordhaweyd waxa uu ku geeriyooday qarax lala beegsaday gaari uu saarnaa, kaasoo ka dhacay gudaha magaalada Marka. Marxuum Nuuriye ayaa goor sii horeysay waxaa isaga iyo taliyihii boosliska gobolka Sh/hoose Cali Ganey laga qaaday xilkii ey ka hayeen boliska, iyagoo lagu eedeeyay in ey xiriir la leeyihiin kooxaha kasoo horjeeda dowladda ee ku sugan deegaanada Sh/hoose. Nuuriye Faarax iyo Cali Ganey ayaa jawaab caro leh ka muujiyay xilkii laga xayuubiyay ee boolisnimo, waxaana ey hanjabaadyo iyo eedeymo ku aadan xilka laga owgiis u direen taliyayaasha ka sareeyay ee go`aankii xil ka qaadistoodu kasoo baxay. Magaalada Marka ayaa iminka xaaladeedu kacsantahay, mana la oga ilaa iyo iminka cida sida rasmiga ah uga dambeysa dilka Nuuriye Cali Faarax. Qaraxan lala beegsaday Nuuriye Faarax ayaa waxaa sidoo kale ku dhaawacmay rag kale oo la socday. Wixii kusoo kordha isha ku hay Calanka
  24. Faafaahin ku saabsan khasaaraha kale ee ka dhashay qarixii lagu dilay Nuuriye cali Faarax. Nuuriye Cali Faarax iyo 3 ruux oo kale ayaa ku dhintay qarax miino oo saaka barqadii lagula eegtay magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabeelaha hoose. Wararka ayaa sheegaya in dadka qaraxaas kula dhintay nuuriye uu ku jiray darawalkiisii,iyadoo ku xigeenka 1-aad ee guddoomiyaha gobalka Shabeelaha hoose maxamed Maxamuud Cilmi uu isna dhaawac darani kasoo gaadhey qaraxaas miino. Maliishiyooyin aad u farabadan oo ah kuwii Nuuriye uu taliyaha u ahaa ayaa loosoo daad gureeyay magaalada Marka waxaana ay fariisimo ka sameysteen wadooyinka magaalada oo dhan. Wali ma jirto cid sheegatay qaraxa lagu dilay Nuuriye oo ahaa mid loo adeegsaday miinada Remuut-ka laga hago. Nuuriye ayaa noqonaya sarkaalkii ugu horeeyay ee horay u taageersanaa maliishiyada shabaabiyiinta oo lagu dilo qarax miino.
  25. Even anti government portals like Waagacusub are reporting this.. audio and the Al Kebaab response.. audio Abu Clown Roobow response to the defeat..