General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^Adeer Hiiraale ran on a Donkey, Yusuf is still standing.
  2. ^^^He is another Hiiraale supporter upset, they think how come Yusuf never loses and Barre, Hiiraale and others keep running on Donkeys.
  3. ^^^Will you speak like this in a week or so?
  4. Mohamed Dheere will go back to being the boss of Mogadishu or a position in the Interior he knows how to hunt terror groups.
  5. ^^^JB adeer the Parliment has 275MPS. The fabricated news of Nur Cade states there were a total of 170 present thus 100 of those have said no vote took place and thus not valid. Thus saxib dont go round in circles the Praliment is with the Presdient and they will vote accordingly.
  6. Horn, adeer I thank you for your kind words, however you have been saying this since 2003 and its an old tune.
  7. ^^^Nur Cade fled to Nairobi and in two days he will be irrelevent. Even his suppose cabinet will start fleeing to the centre of power. All this charade means nothing...
  8. Xildhibaannadii ka qeybgalay kulankii maanta oo tiradooda ay dhameyd 170 mudane ayaa 143 ka mid ah waxay codka kalsoonida siiyeen Xukuumadda Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde, iyadoo ay diideen 20 mudane, halka ay ka aamuseen 7 Mudane oo kale. Not so fast Mr JB: These MP;s were present today. thus 170-100 = 70MPS's thats all Nur had? You guys have no leg to stand on...
  9. ^^^No saxib I am at an advantage and as for Asylums speak for yourself, how has rehab been since Hiiraale did not get the gas?
  10. JB, these are the names for the post of PM and a few cabinet position. Allamagan its funny you speak, your greatest leader was coward Hiiraale and your academic was Dr Roadblocks Farah Taano. Thus again you are mad and keep quoting Reer Bari, for what can you do but be happy at a game which you a mere spectator.
  11. ^^^The man who gets the adega gets the whole picture. Indeed adeer this was rushed and after the rushing comes the reality. Nur Cade and his cabinet will last only in Nairobi and London and on the websites of the clan looters.
  12. War saxaafadeed ka soo baxay kulankii Mudaneyaasha Baarlamanka Dowlada Federalka ay ku yeesheen madaxtooyada Baydhabo 15 December, 2008 By _Dowladnimo In Ka Badan 120 mudane oo ka Tirsan Mudaneyaasha Baarlamanka Dowlada Federalka ee Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ka soo saaray Go’aankii manta ay qaarka ka mid ah Mudaneyaasha Baarlamanka sharci daro ku ansixiyeen xukuumada Raiisulwasaare Nuur Xasan Xusen "Nuurcade" In ay sii shaqeyso waxaana bayaankaasi laga soo saaray aqalka Madaxtooyada magaalada Baydbabo . Xildhibaan Nuur Caraale ayaa u Aqriyay warfidiyeenada waxyna ku tilmaameen in go’aankaasi uu ahaa Go’aan keli uu u qaatay Afhayeenka Baarlamanka Dowlada Federalka ee Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoowe. Xildhibaanadan oo ku kulmay Holka uu ka degenyahay gudah magaalada Baydhabo Madaxweynaha Dowlada Federalka ee Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa waxaa xildhibaanadaasi ka mid ahaa Xildhibnaanad Xaawo Cabdulaahi Qiyad oo sheegtay in Sharcidaro ay tahay Go’aankii manta qaarka ka mid ah Mudaneyaasha Baarlamanka Ay Qaateen. Sikastoo ay amuurtu ahaataba Waxaa shaki ku jirin in Sheekh Aadan Madoobe iyo Nuur Cadde iyo inta yar ee taageersan heshiiskii qorsoonaa ee ay wada gaareen dhamaadkiisii lasoo gaarey.
  13. Oh my, Yestreday the Presdient announced within 3 days a new PM will be appointed and a new cabinet created. We will see who is rushing and who will prevail. So far its Yusuf 5 Opposition 0...
  14. Ismael Hurre Buuba Mohamed Mohamoud Guled. Abdullahi Afrax Prof Jurile Hillowle Imaan Omar Abdullahi geedi Shadoor Mohamed Umar Habiib. Ismael Abdi Giir Gen Ali Samatar.
  15. Xildhibaano Ka tirsan baarlanka DFKMG ah oo qaadacay Go’aankii Baarlamanka... Kudhowaad 95mudane oo ka Tirsan Mudaneyaasha Baarlamanka DFKMG ah ee Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ka soo saaray Go’aanki manta mudaneyaasha Baarlamanka Soomaalia ay ku ansixiyeen xukuumada raiisulwasaare Nuur Xasan Xuseyn Nuurcade In ay sii shaqeyso waxaana bayaankaasi laga soo saaray aqalka Madaxtooyada magaalada Baydbabo . Xildhibaan Nuur Caraale ayaa u Aqriyay warfidiyeenada waxyna ku tilmaameen in go’aankaasi uu ahaa Go’aan keli uu u qaatay Afhayeenka Baarlamanka DFKMG ah ee Soomaaliya Sh Aadan Max’ed Nuur Madoowe . Xildhibaanadan oo ku kulmay Holka uu ka degenyahay gudah magaalada Baydhabo Madaxweynaha DFKMG ah ee Soomaaliya Mudane C/laahi Yuusuf Axmed ayaa waxaa xildhibaanadaasi ka mid ahaa Xildhibnaanad Xaawo Claahi Qiyad oo sheegtay iin Sharcidaro ay tahay Go’aankii manta Mudaneyaasha Baarlamanka Ay Qaateen . Sikastoo ay amuurtu ahaataba hadaladan ayaa waxy ku soo aadayaan ayadoo manta kalfadhi ay mudaneyaasha Baarlamanka ay ku yeesheen Gudaha Magaalada Baydhabo islamarkaana Codka Kalsoonida ay ku siiyeen Raiisulwasaare Nuur Xasan Xuseyn Nuur Cade . Dhanka Kale waxaa Caawa la filayaa in Raiisul wasaare Nuur Cade ee Xukuumadiisa ay heshay kalsoonida Baarlamanka oo uu dhaariyo golihiisa cusub ayadoo imnka diyaargarow iyo marquul iyo ciriiri laga dareemayo holka uu ka degenyahay Raiisul wasaare Nuur Cade hotelka Bakiin waxana Raiisil wasaaraha lagu wadaa Saacadaha Soo socda in uu shaaciyo Golihiisa wasiirada Cusub . Max’ed Xaaji Xasan Abuukar SBCInternational- Baydhabo
  16. Mudanayaashan ayaa waxay sheegeen in ay sharci daro tahay tallaabadii uu maanta Guddoonka Baarlamaanka u qaaday dhinaca ansixinta xukuumadda Nuur Cadde oo ay sheegeen in ay tahay mid dhacday, maadaama Madaxweynaha Soomaaliya uu riday xukuumadii uu horay u soo dhisay Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde, taasoo uu ku diiday Madaxweynaha. AllPuntland, Baydhabo
  17. Baydhabo: Xildhibaano ka horyimid ansixinta Xukuumadda Nuur Cadde, eedeyayna Guddoomiyaha Baarlamaanka 15. December 2008 Baydhabo(AllPuntland)-Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Federaalka KMG ee Soomaaliya ayaa ka hor yimid kalsooni siinta Xukuumadda Nuur Cadde oo maanta Baarlamaanka KMG u codeeyay iney sii shaqeyso, waxaana ay tilmaameen in aysan jirin meel ay codka kalsoonida ah ku bixiyeen. Afartan Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka ayaa magaalada Baydhabo kulan ay ku yeesheen, waxayna halkaasi ay kula hadleen Saxaafadda iyagoo sheegay in aysan jirin wax xukuumad ah oo ay ansixiyeen, isla markaana aysan jirin cod kalsooni ah oo ay siiyeen Xukuumadda shalay Madaxweynuhu riday. Xildhibaan C/qaadir Xuseen Nuur "Caraale" iyo Xildhibaan Xaawo Cabdullaahi oo la hadlayey Suxufiyiinta ayaa waxay sheegeen in aysan jirin meel ay codka kalsoonida ah ugu shubeen Xukuumadda Nuur Cadde isla markaana laga been abuurtay iyaga. Waxayna Xildhibaanadan ay ku eedeeyeen Guddoomiyaha Baarlamaanka in uu u janjeero dhinaca Nuur Cadde isla markaana uusan dhex dhexaad ka aheyn arrimaha socda, waxayna intaa raaciyeen in xiligii la ansixinta ay dhici laheyd la hor keenin wax ajande ah, ayna jiraan Xildhibaano dibada ugu baxay Baarlamaanka kadib buuq fara badan oo halkaasi ka dhacay.
  18. ^^^This rushed thing makes no sense, and Yey is keeping to his plan. Juje knows nothing has changed and the old man has the real support and confidence of the Parliment and process. Its gonna be an interesting week.
  19. Baydhabo: Madaxweynaha Soomaaliya oo ku mashquulsan magacaabida Raysal wasaare Cusub 15. december 2008 Baydhabo (AllPuntland)- Sidda ay sheegayaan warar ku dhow dhow madaxtooyada Soomaaliya waxaa uu Madaxweynaha Soomaliya mashquul ku yahay soo xulashada qofkii badali lahaa muddane Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shalay Baydhabo kaga dhawaaqay inuu xilkiisii waayay Nuur Cade isagoo markaas Madaxweynuhu cuskaday qodobo dastuurka u yaal Dawlada federaalka ah. Ilaa hadda ma cadda qofka uu madaxweynuhu magacaabi doono… La soco AllPuntland wargalnimo + waayeelnimo
  20. Norf + Zack, adeer the law is simple if the PM is incompetent he can be replaced. Now the PM mistake here was that he took a cbinet that does not have the approval of the President to the Parliment this is illegal. Now the President has outlined the reaosns behind the sacking of the Nur Cade and the need for a competent PM and Cabinet. Its up to the Praliment to decide if their reject the President proposal or not. As the attorney General stated the President is within his powers. The Parliment will vote lads, todays charade is nothing.
  21. ^^^He has been sacked hence the need for the new PM. The PM did not have the support of the President and thus his cabinet can not function.
  22. Norf adeer its simple. A new PM is appointed, he creates a new cabinet of heavies from within the Parliment. Parliment sits and votes either endorses or rejects the new cabinet. Which will have the Presidents signeture. They moved to fast, wasted their money and have achieved nothing...
  23. ^^^lool. Adeer Yeys position is not in question, he is the top man. The new PM will be appointed and Nur cade will be like Geedi history. Anyhow you have a day or two to keep talking as is always the case with your types.
  24. Abu: adeer ask an appropriate question you will get an answer. The President has the power to name as well as sack the PM, the President has decided its time the incompetence of Nur Cade to be addressed. Now the Parliment will have to vote on the Presdint decesion, naming and firing PM's and so on. The Parliment can not as assumed to be done today to approve a cabinet without the President signeture, Thus all in all nothing happened today that will help Nur Cade and hurt Yey. NORF: You would not make a good adult...