
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Anti-government Demonstrations Take Place in Baidoa City
General Duke replied to Xidigo's topic in Politics
Meiji: Adeer who forced these people and why? -
Anti-government Demonstrations Take Place in Baidoa City
General Duke replied to Xidigo's topic in Politics
Dibadbax ka dhan ah Sh. Shariif 2 Feb 2, 2009 - 2:38:41 PM Dibadbax looga soo horjeedo doorashadii Madaxweynenimo ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta [Feb. 2] ka dhacay degmada Baydhabo ee Gobolka Bay, iyadoo dadkii isku soo baxay ay ku dhawaaqayeen erayo liddi ku ah Sheekha. Banaanbaxayaasha oo la rumeysan yahay inay soo abaabuleen xubno ka tirsan Al-shaabab ayay dadkii ka qaybqaadanayay isugu tagay garoonka ciyaaraha ee Baydhabo, halkaasoo ay kula hadleen xubno ka tirsan Al-shabaab. Sheekh Ibraahim Aadan oo la hadlay dibadbaxayaasha ayaa sheegay in xukuumada cusub ee uu hogaaminayo Sheekh Shariif ay tahay mid aanay aqoonsanayn, ayna u baaqayaan shacabka inay ka hortagaan. "Waxaa la ogyahay in Sheekh Shariif uu ahaa ruxii dagaalka kula jiray Ethiopia, maatana uu raacay xukuumadii dalka soo gelisay cadowga, waxaana u aragnaa in xukuumadiisu ay tahay mid aan ka duwanayn tii ka horeysay" ayuu yiri Sheekh Ibraahim Aadan. Dhanka kale, shir jaraa'id oo ay maanta ku qabteen Muqdisho mas'uul ka tirsan Maxkamadaha Islaamka oo lagu magacaabo Sh. Muuse Cabdi ayuu ku sheegay in qaybaha mucaaradku aysan aqoonsanayn Madaxweynenimada Sheekh Shariif. "Sababaha aan uga horjeedno Sh. Shariif waxaa ka mid ah inuu ka weecday wadadii xaqa ahayd, uuna ku biiray kuwii dalka keenay cadowga, sidaa daraadeed ma aqoonsanayno xukuumadiisa" ayuu yiri Sh. Muuse oo ka tirsan Maxkamadaha garabka Asmara. Ma'suulkan u hadlay Maxkamadaha garabka Asmara ayaa eedeyey Mas'uuliyiinta Maxkamadaha garabka Jowhar inay la safteen Sheekh Shariif oo qaatay dastuurka dalka, isla markaana ay ka xun yihiin mowqifkiisa. Sheekh C/qaadir Cali Cumar ayaa shalay ka sheegay Muqdisho in loo baahan yahay in shacabku aysan dagdagin, isla markaana ay taageeraan xukuumada lagu dhisay Jabuuti, oo ku dhaqmaysa Diinta Islaamka, waa sida uu sheegaye. -
Federal Parliament moving to Puntland?
General Duke replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
Puntland will welcome anything posative and hence if the Sharif and his group want to locate to a Somali regional state then Puntland should be the first choice. I would suggest the city of Carmo as the location for the Parliment. Who said Puntland was the "problem"? -
East Africa University Student's graduate - Galkacyo Campus
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
Great development Masha Allah, Galkacyu needs more of this. Will visit my parents town soon insha Allah. -
Xasan Abshir Farax is my choice for PM from this list.
-
SOL Projection: Shariif wins the race for the presidency
General Duke replied to xiinfaniin's topic in Politics
Horn, adeer Nur Cade is dealt with, now whats your point? Nur what ever importance he had for you is sleeping and left nothing behind now and thats the end of him. What about your President Ahmed Abdi Salaan or was that another Gas moment of yours?. If we are bitter you must be on your death bed old boy.. Vive the Republic. -
Sh.Xasan Daahir oo Noqday Mucaaradkii ugu horeeyay ee Xilka Shariifka. Saturday, 31 January 2009 05:31 BXM Sheekh Xasan Daahir Aweys oo hoggaaminaya Isbaheysiga dib u xoreynta Garabka Asmara ayaa ka hadlay doorashada uu ku guuleystay Sheekh Shariif Sheekh Axmed Xilka Madaxweynenimo ee Dowladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya. Sheekh Xasan ayaa waxa uu sheegay in kooxdiisa fadhisa Asmara ay u arkayaan Shariifka iyo Jameecadiisa in ay yihiin kuwa aanan wax micno sidaasi u sii buuran aanan laheyn. Arrinta ka dhaxeysay ee khilaafka keenay ayuu ku tilmaamay Sheekh Xasan in uu ahaa Mabda’a lakin aanu aheyn kursi welina Sheekh Shariif mabda ii uusan kasoo laaban sidaasi daraadeed ay u arkaan kuwa aanan waxba heynin. Isaga oo u waramayay TV-ga Aljazeera ayuu sheegay in Kursiga uu ku fariistay Shariifka ay lamid tahay Kursi aanan lugo laheyn oo Hawada dhexyaalla. Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ahaa labo Mas’uul oo wada shaqeyn jiray dagaallona la galay Ciidamada itoobiya inksatoo markii dambe ay isku khilaafeen Isbaheysiga asmara taasi oo keentay in labo garab ay u kala jabaan, waxaana Sheekh Xasan uu noqonayaa Mucaaradkii ugu horeeyay ee cadeeya in uu kasoo horjeedo Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo aroortii hore ee saakay ku guuleystay in uu noqdo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya.
-
President Sharif Ahmed first visit to Addis Ababa
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Thats right there is the meeting of AU heads of state, however Somalitalk.com a pro Sharif site indulged in this news what will the other groups sites do. -
President Sharif Ahmed first visit to Addis Ababa
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
source -
Shariif Sheikh Axmed oo Ku Guulaystey Doorashadii Madaxweynaha DFKMG Wareeggii saddexaad ee doorashadii madaxweynaha DFKMG oo Janaayo 30, 2009 ee lagu qabtay Jabuuti ayaa waxaa ku guulaystey Sheikh Shariif Sheikh Axmed, waxana uu helay 293 cod, halka musharaxii la tartamayey oo ahaa Maslax Maxamed Siyaad Barre uu helay 126 cod... Waxaa markaas goobtii hadal ka jeediyey Maslax iyo Shariif Sh. Axmed.. Halkaan Dhegeyso ama Soo Rogo. (Waxaa la dhaarinayaa 9-ka subaxnimo ee saacadda Bariga Afrika ee Janaayo 31, 2009). Shariif Sheikh Axmed Sheikh Shariif waxa uu ku dhashay Shabeelada Dhexe sannadkii 1964. Waxana uu waxbarashada Dugsiga Sare ku dhamaystay Muqdisho. Kaddibna waxa uu Jaamac ku qaatay Sudan iyo Liibiya isagoo Jaamacadda furan dhamaystay 1999. Sannadkii 2004 ayuu noqday Guddoomiyihii maxkamadda Sii-Sii ee Muqdisho. Sannadkii 2006 waxa uu ka mid noqday hoggaamiyaashii Maxaakiimta Islaamiga ugu cadcaddaa. Waxaana Muqdisho ka cayriyey ciidamadii Itoobiya ee xoogga ku galay Soomaaliya. Kaddib waxa uu tegey Kenya oo uu uga sii gudbey Casmara oo ay ka sameeyeen Ururkii Dib u xoraynta, ururkaas oo laba u kala jaabay, garab ku haray Casmara iyo garab aadey Jabuuti oo ah meesha ay ku doorteen xildhibaanada Baarlamaanka DFKMG oo lagu kordhiyey 200 oo xubnood oo ah garabkii Jabuuti. Sidii Doorashadu u dhacday iyo "Madaxweynaha la Doortay oo Tegi Doona Addis Ababa ka hor inta uusan Dooran Ra'iisul Wasaare" hoos ka akhri:
-
SOL Projection: Shariif wins the race for the presidency
General Duke replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^^What a clownish comment from the Donkey king himself. Adeer dont mention "reer Puntland" adeer, we got our revenge on the clown Nur Cade. I wont even reply to you saxib, for who are you? Which admin do you represent, Puntand and its people have a functioning state, maybe Hiiraale or Maslah are running a state.. -
SOL Projection: Shariif wins the race for the presidency
General Duke replied to xiinfaniin's topic in Politics
I am happy that clown Nur Cade is gone now he can sleep. Now we celebrate, Sharif Ahmed long life and peace saxib. Horn, adeer Nur Cade;s votes and the protest group voted for Maslah, anyhow ina Siyad can go back home now. Bye bye Nur Cade, Bye bye Ahmed AbdiSalaan. -
SOL Projection: Shariif wins the race for the presidency
General Duke replied to xiinfaniin's topic in Politics
Congradulations again to the Sharif. Kadawo can sleep now, you and LG did a great job today. I looked around SOL coverage was the best online. -
SOL Projection: Shariif wins the race for the presidency
General Duke replied to xiinfaniin's topic in Politics
Elections are better than force, good luck to the new President of Somalia Sharif Shiekh Ahmed. Vive le republic of Somalia. -
SOL Projection: Shariif wins the race for the presidency
General Duke replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^^Kadawo adeer we need the numbers, I am staring at a blank screen. Numbers people. this is the final round you will sleep after this. -
SOL Projection: Shariif wins the race for the presidency
General Duke replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^^Adeer figures are whats needed. -
SOL Projection: Shariif wins the race for the presidency
General Duke replied to xiinfaniin's topic in Politics
A big lead is building already. -
Emperor's preditions plus leakes of the Dj process
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
^^^Indeed it is the 4.5 formula, saxib. Its not 4.5 rotational. -
SOL Projection: Shariif wins the race for the presidency
General Duke replied to xiinfaniin's topic in Politics
Kadawo, LG concentrate on the job at hand and lets get the count going.. -
Emperor's preditions plus leakes of the Dj process
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
^^^Nice Prediction saxib and not bad, Maslah seems to be ok. However the problem against you is history. No runner up has ever taken become PM. Also Sharif Ahmed is from the same group as Geedi, Nur Cade and thus no resting for the family works. Anyhow lets see the vote count.. -
SOL Projection: Shariif wins the race for the presidency
General Duke replied to xiinfaniin's topic in Politics
Sharif 280-300 Duke Prediction.. -
SOL Projection: Shariif wins the race for the presidency
General Duke replied to xiinfaniin's topic in Politics
A contest is always good. Kadawo and LG keep up the reporting you guys need an award for todays effort. SOL has the best coverage, the most trusted name in Somali news. -
SOL Projection: Shariif wins the race for the presidency
General Duke replied to xiinfaniin's topic in Politics
If Maslah wins it would be a most remarkable victory. Lets wait for the result bith Candidates would be different.