
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
A day of fighting Yaqshid police station liberated
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^They did better than Aydeed Sr. FuFu adeer one is discussing the legacy of a mass murdering tyrant who destroyed Somalia. Inherited an army and ran away on a Donkey. -
YEEY SUPORTERS ARE FUELING THE INSURGENCY. according to waagacusub.lol
General Duke replied to MoonLight1's topic in Politics
^^^But you love Warlord Aydeed Sr? What gives -
A day of fighting Yaqshid police station liberated
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^You at least wear better face than old FU-FU, and who are these Somali's you speak of? -
A day of fighting Yaqshid police station liberated
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Adeer you are funny, you have the avatar of a mass murderer who ran on a donkey and giving lectures to others. Wonders never stop. -
Madaxweynaha DGPL oo Xariga ka jiray jid loo sameeyay Dhismayaasha Cusub... Madaxweynaha DGPL Dr C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole xariga uga jaray munaasabad balaaran oo lagu furayay jidka jidka xarumaha cusub ee DGPL oo haatanba la dhisay haatana ayku shaqeyneysoba wasaarada caafimaadka DGPL . Jidkan maanta uu madaxweynaha ka jaray xariga ayaa waxaa sida la sheegay ku baxday 27kun o doolar waxaana dhistay Shirkad si gaar ah loo leeyahay oo lagu magacaabo Keysh ilamarkaana ay taageero dhinaca fanka ah ka heleyso Hay’ada lagu magacaabo Nesho oo maamul goboleedka u qaabilsan dhanka jidadaka . Mu naasabadan oo aheyd mid aad loos o agaasimay ayaa waxaa goob jog ahaa inta badna golaha xukuumada madaxweyne Faroole, Isimo iyo Masuuliyiin ka socotay Hay’ada Nasha . Masuuliiyiin badna oo halkaasi ka hadlay ayaa dadka ugu baaqay in ay iskaashi sameeyaan islamarkaana ay wax isku qabsadaan cidkalena aysan ka sugin waxba . Gabagabadii halkaasi waxaa ka hadlay madaxweynaha DGPL waxaana madaxweynaha uu tilmaamay in in Ahmiyada ay wadadaani leedahay tahay in la iskaashado, iasagoo u mahad celiyay shirkada fulisay . C/naasir Yaasiin Salaad SBC International- Garowe
-
Nice flag. Nassir is also giving free lectures which all should take note of. Thanks brother. Keep the ideas coming.
-
Ahlu Sunnah wal Jamee'a has been exposed!!
General Duke replied to Somali Pirate's topic in Politics
^^^Emperor: The main problem with our brothers is they tend to forget their last mistake. They do not know why they fight. Yesterday it was “Islam” today they are anti these groups and are pro Ethiopia. Eritrea was lovely only a year ago, now it’s an ugly old tart that has syphilis. Make up your minds lads, for while sudden change seems wonderful the humanitarian catastrophe that is Mogadishu is getting worse. -
Baladweyn: Cumar Xaashi Aaden oo galay gudaha magaalada Baladweyn. 2. juni 2009 Baladweyn(AllPuntlan d)- Wasiirka Amniga ee dowladda Soomaaliya Cumar Xaashi Aaden iyo Saraakiil uu hogaaminayo oo udhalatay magaalada Baladweyn ayaa gashay gudaha magaaladaasi, sida ay sheegayaan Warar Madax banaan oo ka soo baxaya magaaladaasi. Safiirkii hore ee dowladda Itoobiya ujoogay dalka Itoobiya,hadana ku magacaaban Safiirka Soomaaliya ee dalka Koonfur Africa ayaa ka mid ahaa wafdigii uu hogaaminayay Cumar Xaashi Aaden. Wasiirka Amniga ayaa waqtigan magaalada Baladweyn kulamo ku laleh Odayasha dhaqanka, wuxuuna imaatinkiisa magaaladu ka dambeeyey markii ay uu xalay soo gaaray deegaanka Kalabeyrka oo ay joogaan ciidamo ka socda dowladda Itoobiya, halkaas oo uu wada xaajoodyo kula yeeshay Odayaasha dhaqanka. Cumar Xaashi Aaden, C/kariim Faarax Laqanyo & Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) waxa ay sadexdanba siyaasiba ka soo jeedaan gobalka Hiiraan ee ay maanta tageen, waxa ayna taagersan yihiin dadaalada uu wado dowladda Faderaalka ee Soomaaliya, isla markaasna ay doonayaan in ay dadweynaha gobalkaasi ay ka dhaadhiciyaan waxyaabaha ay doonayaan. F. C. Geylan AllPuntland
-
No Winners on the Horizon in Somalia’s Long Battle With Chaos
General Duke replied to Che -Guevara's topic in Politics
Johny B: Will deal with your sniffling comemnts later. Now adeer Che, what happened to Shangoole's long march to "our door step". Has it all gone up in smokes. I agree with RR: The winners are outsiders, but the republic hopes are in the North. -
Ciidamada Dowlada FKMG ah Oo Xalay Dhac Iyo Kufsi gaystay
General Duke replied to me's topic in Politics
^^^Layzy: Its the same stories we used to get from these groups for the past 5 years. Now they are using it on their former idol and "Amir ul muminin". Ironic, I dont buy it though. -
Ciidamada Dowlada FKMG ah Oo Xalay Dhac Iyo Kufsi gaystay
General Duke replied to me's topic in Politics
Damn its all Sharif Ahmed's fault, why is his troops raping the girls and robing houses? -
Fu-Fu: adeer you are deluding yourself, Puntlandis of the only two states within Somalia that exists everything else is on paper like Hiiraale's Jubaland and so on.
-
^^^Again the Gheto farts wont do in this topic. Its a Puntland debate about the flag of the state.
-
^^^Fu-Fu. Adeer I think you got lost, a Puntlanders fart means allot here, this is not the meeting in Colombus OH or Huuraale Militia in exile.
-
^^^Puntland is a new idea and one that has so far been successful it needs its own image. The Somali flag will still be sacred, but the state needs its own symbols.
-
Puntland Oil Gas update + learn about new players.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Brian Thurston, President of Raytec, commented, "I am pleased to announce this strategic transaction and welcome the opportunity to partner with one of the most respected names in the resource industry. The Lundin Group has been directly involved in the discovery and development of several major oil fields which has resulted in the creation of enormous value for their shareholders. The Lundin Group of Companies currently operates in over thirty different countries worldwide in the oil and gas sector as well as the mining sector. The Group has been highly commended by local communities and governments over the years for their efforts in developing a set of protocols that ensure issues of environmental and cultural concern are addressed as well as economic benefits and employment opportunities." source -
A day of fighting Yaqshid police station liberated
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Ok, stop the nac-nac on SOL and then we would belive you. -
Ciidamada Xisbul Islaam oo galabta dib u qabsaday deegaano saakay laga qabsaday oo uu ka mid ahaa saldhiga Yaaqshiid iyo qasaaraha ka dhashay dakaalkii maanta oo sii kordhay. Posted: 6/1/2009 2:39:00 PM Shabelle: MUQDISHO Ciidamada Xisbul Islaam ayaa galabta dib u qabsaday deegaano saakay laga qabsaday oo uu ka mid ahaa saldhiga Yaaqshiid iyo qasaaraha ka dhashay dakaalkii maanta oo sii kordhay. Ciidamada Xisbul Islaam ayaa waxaa ay dib u qabsadeen gacan ku heeynta deegaano badan oo ay saakay kala wareegeen ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo weerar ku soo qaaday ,waxaana deegaanadaasi ka mid ah saldhiga degmada Yaaqshiid iyadoo ay sii kordheen tirade dadkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay dagaaldii maanta halkaasi ka dhacay. Kadib dagaalo qararaar oo xariir ahaa maanta oo idil ayaa Ciidamada Xisbul Islaam waxaa u suurta gashay in ay dib ula wareegeen gacan ku heeynta inta badan degmada Yaaqshdiid ee gobolka Banaadir halkaasi oo ay maanta mar la wareegeen Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya. Afhayeenka Ururka Xisbul Islaam ayaa caawa Shabelle waxaa uu u sheegay in dagaalka ay xalay ku soo qaadeen rag uu sheegay in ay ka mid ahaayeen gudoomiyihii hore ee Maamulka Gobolka Banaadir Max’ed Dheere iyo Xildhibaan Salaad Cali jeele oo ka tirsan Barlamanka KMG Soomaaliya. Waxaa uu sheegay in galabta uu dagaalku Soo Afjarmay islamarkaana ay Ciidamada Xisbul Islaam dib ula wareegeen goobo badan oo ka tirsan degmada Yaaqshiid oo ay maanta kala wareegeen ciidamada dowladda kuwaasi oo uu ugu weynyahay saldhiga degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir. Dhinaca waxa sii kordhaya qasaaraha dagaaladii maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho iyadoo la xaqiijiyay dhimashadu in ay haatabn marayso 8-ruux oo rayid ah halka dhaawacuna uu gaarayo in ka badan 50-qofood kuwaasi oo qaarkood ay madaafiici guryahoodii ugu tagtay sida uu Shabelle u sheegay cali Muuse oo ka mid ah saraakiisha Gaadiidka Gurmadka deg dega ah.
-
The size is nice, just move it about a little. maybe upside down like Mauritania's?
-
A day of fighting Yaqshid police station liberated
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^LOOL. Nice one Mr Somalidoon editor -
^^^I like both flags, indeed. Can you play around with the Crescent, give diferent variations?