General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. LayzieG: I am not wrong Puntland is 1/3 of Somalia the rest can dispute about their size and importance. As for my beloved Garowe, its in safe hands. Shabaab and their likes only make threats through the likes of Che & Shangoole from a distance.
  2. After the oil pumping The first sky scraper in GAROWE should be named DUKE TOWER Not a bad idea.
  3. Dhacdooyinkii ugu danbeeyey dagaallada muqdisho iyo Mahadaay, dekada iyo xarunta dawlada Hoose oo la weraray Muqdisho (WNT)-Waxaa dib u soo cusboonaaday dagaaladii ka socday degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir oo saakay u ekayd inay degan tahay, dagaalladan ayaa la sheegay inay soo qaadeen kooxaha dawlada ka soo horjeeda si ay ula wareegaan goobo shalay laga kiciyey. Dagaalka ayaa la sheegay inuu aad u xooggan yahay laysuna isticmaalyo hubka noocyadiisa kala duwan,waxaa jira barakac xooggan hadda halkaasi ka jira oo dadku ay isaga cararayaan dagaallada bilowday. Lama garan khasaaraha,iyado kooxaha caafimaadka deg deg ahi ka cabteen inay geli kari waayeen goobaha lagu dirirayo. Waxaa weeraro lagu qaaday xarunta dawlada Hoose ee gobolka Banaadir oo dawladu gacanta ku hayso dekada Weyn iyadoo weerarkooda ay ka danbeeyeen kooxaha dawlada ka soo horjeeda waxana weli si rasmi ah loo ogayn khasaaraha halaasi ka dhacay. Dhinaca kale degmada Mahaaday oo saakay hiirtii waabari dagaal uu ka dhacay 3 ruuxna ay ku dhinteen ayaa xilligaasi waxay gacanta u gashay maxaakiimta taageersan dawlada Sheekh Shariif,waxaase hadda soo baxaya in halkaasi maxaakiimtu isaga laabteen iyadoo ciidamo xooggani ay ka soo socdaan dhanka Jawhar. Dagaalada ka jira koonfurta Soomaaliya ah kuwo aan meel ay ku dhamaadaan lahayn isuna tanaasuli karin kooxaha iska soo horjeedaa ayaa waxa inta badan ku dhamaada dadka rayad ah ee aan iyagu waxba galabsan. Wixii ka soo kordha kala soco xarunta wararka Waayaha.net
  4. ^^^Indeed, insha Allah once its official it will be the paradigm shift the Somali nation as a whole has been waiting for.
  5. They rush in like children and make false claims, anger and much steam they vent, but the reality is Duke, Emperor and others did not create this report or map. And it is important that Puntland is doing ok, and like Emperor said it can improve.
  6. Minister of interiror Ilka-Jiir was present as well as the Minsiter of Finance Mr Farah.
  7. [/img] Mujahid Shiekh Sharif “waan is naqaana dadkan diinta sheeganaya kumana jiro qof masalo kalasoo bixi kara kitaabka, 95% aqoon uma laha dadkani dinta ay sheeganayaan , dagalkana marnaba joojin maayno ilaa qofka inoogu dambeeyo uu dhinto, Waxad lasoctaan in dadkaani laga soo taakuleeyo Eritrea,waxaana sidoo kale laga yimid Afganistaan,Pakistaa n iyo Ciraaq aydoo losoo raadsaday Soomaaliya jano, maxeytahay dadkaan musliiminta oo dhibaataysan Janaada loo soo doontay” Classic
  8. Madaxweyne Sheikh Shariif oo Shir jaraa'id qabtay Galabatay>>>> Moqdisho-(Allidamaal e):- Madaxweynaha dowladda labaxaday Midnimada Qaran Sheikh Shariif Sh. Axmed oo ShirJaraa’id ku qabtay Galabtay Xarunta Villa Somalia aya sheegay in ay ka go’antahay sii wadiida dagaalada ay kala horjeedaan Al-Xarakatul Al-Shabaab Al-Mujaahidiin iyo Xisbil-Islaam. Hadalkaan kasoo yeeray Madaxweynaha Somalia Sheikh Shariif ayaa yimid kadib marku kulan kula qaatay Xafiiskiisa dariiqada Ahlu sunna Waljamaaca, ayadoo u madaxweynuhu sheegay dhinacyada kasoo horjeeda Dowladiisa aysan habayaraatee aqoon u laheyn Dinta Islaamka wuxuuna u madaxwynaha hadalkiisu u dhacay sidatan “waan is naqaana dadkan diinta sheeganaya kumana jiro qof masalo kalasoo bixi kara kitaabka, 95% aqoon uma laha dadkani dinta ay sheeganayaan, dagalkana marnaba joojin maayno ilaa qofka inoogu dambeeyo uu dhinto,Waxad lasoctaan in dadkaani laga soo taakuleeyo Eritrea,waxaana sidoo kale laga yimid Afganistaan,Pakistaa n iyo Ciraaq aydoo losoo raadsaday Soomaaliya jano, maxeytahay dadkaan musliiminta oo dhibaataysan Janaada loo soo doontay” Madaxweynuhu wuxuu hadalkiisa kusoo xiray wixii hada ka danbeya ineysan jirin sabaab ay gacmaha uga labtan wax dhacaya sabaabto ah waxaa loo socda ayuu yiri in dhiiga umada micna daro loo daadiyo. wixii soo kordha kala soco Allidamaale.com
  9. ^^^You are very weird now go and change your id. Adeer you have been exposed.
  10. ^^^FUFU: keep up the hard work, as long as you wear the former tyrants face you wont make any point. Siyad Barre was just bad, he had everything and ended up with nothing chased out by bandits he trained. Now and I repeat "history never forgets. Historical records show a classic example of a footloose traitor" Indeed FUFU you summarised your dilema indeed
  11. Why are you so upset? Puntland is healthy and progressive. At least this type of threads bring out the haters and the pretenders, Masha Allah indeed.
  12. Originally posted by Fu-Fu: Xaaji xandhuuf suffers from short memory, history never forgets. Historical records show a classic example of a footloose traitor Who bombed Hargaysa, murdered women and children in Galkacyu, executed Culima and turned Cadaado into dust. A regime that was based on idiotic sentiment. A man who inherited a nation and ran away ona donkey. That record is clear and his face you wear. And you still talk about treason and destruction. You the mass murdering Afwayne stooge.
  13. ^^^You neeed to practice your act adeer, its still not funny.
  14. Dagaalada Muqdisho oo Caawa Joogsadey iyo Khasaaraha Dagaalkii Maanta Thursday, June 4th, 2009 at 6:52 pm Horseed Media Muqdisho Waxaa caawa joogsadey dagaaladii xooganaa ee maanta ka socdey magaalada Muqdisho ee caassimada iyadoo meelaha qaar ay weli ka dhacayso rasas goos goos ah. Wararka soo gaaraya Horseed Media ayaa sheegaya in qeybo ka midah degmada Hodan caawa ay ku dheceen tiro madaafiic ah kuwaasi oo aan weli la ogeyn khasaaraha ay geysteen. Dagaaladii maanta ka dhacay magaalada oo xoogooda ka bilawdey degmada Yaaqshiid ayaa galabta ku fidey xafadaha Taribuunka, Afrikan Village, Isgoyska KBB, Taleex iyo qeybo ka mid ah suuqa Bakaaraha, waxaana goobahan ay saaka ahaayeen kuwo degan. Dagaalka galabta ka dhacay Xaafadda Hodan ayaa u muuqda mid Dawladdu ay ku fureyso aag cusub si ay culeyska uga yarayso dagaalada maalintii shanaad ka socda dhanka Waqooyi ee Yaaqshiid, dagaalkan ayaa la isu adeegsadey hubka culus, waxaana hubkaasi culus uu gaaraa goobo ka fog meelaha dagaalku ka socdo. Dhinacyada dagaalku ku lugta leh ayaa mid walba si gaar ah u sheegtey in dagaalka uu ku gacan sareeyo. Tirada dadkii ku dhintey dagaalka maanta ayaa gaaraya 7 qofood, halka dhaawaca uu ka badan yahay 10 ruux oo la kala geeyey cusbitaalada waaeyn iyo kuwo yar yar ee magaalada ka hawlgala. Dadka reer Muqdisho kama muuqato rajo ay ka qabaan in dagaaladan ay joogsadaan, maadaama dhinacyada dagaalka aaney weli ogolaan wax wada hadal ah. Waxayna u muuqataa in maalinkiina la dagaalamayo habeenkiina la isugu jawaabaayo madaafiic taasi oo xaalad caadi ah ka noqotey magaalada Xamar mudooyinkan dambe.
  15. Dowlada Ethiopia ayaa markii ugu horeysey qiratey inay ciidamo u dirtey gudaha Soomaaliya xilli si weyn loo hadal hayey joogitaanka ciidamo Ethiopia ee bartamaha dalka. Wasiirka warfaafinta Ethiopia Bereket Simon ayaasi rasmi ah shaaca uga qaadey in ciidamo Ethiopian ah ay tageen gudaha Soomaaliya si ay taageero u siiyaan DKMG ee Soomaaliya iyo dadaalada dib u heshiisiinta Soomaaliya. “Ethiopia waxay u balanqaadey DKMG Soomaaliya xoojinta dadaalada nabada iyo xasiloonida laakiin ma jirto wax qorshe sh oo aanu dib ugu laabaneyso Soomaaliya”, ayuu yiri Bereket Simon oo maanta oo Khamiis ah wariyayaasha kula hadlayey magaalada Addis Ababa. Ethiopia waxay horey ciidamo ugu dirtey Soomaaliya 2006 hase yeeshee waxay si rasmi ah uga baxday bishii January ee sanadkan, waxaase dhowaanahan soo baxayey warar sheegaya in ciidamo Ethiopian ah oo ay wehlinayaan ciidamo Soomaali ah ay soo galeen gudaha gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka. Wasiirka warfaafinta Ethiopia Bereket Simon ayaa sheegay in ay jiri karto in Ethiopia ay ciidamo u dirto dalka la deriska ah haddii ay ka muuqdaan xaalado deganaansho la’aan ah. “Waanu galney Soomaaliya, laakiin marka ayjirto khatar amaan waa caadi in ciidan loo diro”, ayuu yiri Bereket Simon oo aan wax faahfaahin kale ku darin. Hadala wasiirka wafaafinta Ethiopia ayaa noqonayaa kii ugu horeeyey oo ka soo baxa wasiir ka tirsan xukuumada Ethiopia tan iyo intii ay dalka Soomaaliya uga bexeen ciidamadii Ethiopia ee ku sugnaa mudadii labada sano ahayd. Waxaana wasiirka warfaafinta Ethiopia uu sheegay in ciidamadoodu ay joogaan sidoo kale xuduuda labada dal. “Ciidamadeenu waxay joogaan xuduuda iyagoo si dhow ula socda dhaqdhaqaaqyada ka socda xuduuda”, ayuu hadalkiisa ku daray Bereket Simon. Goob joogayaal ku sugan gobolka Hiiraan ayaa xaqiijiyey in ciidamo Ethiopian ah ay soo gaareen dhowaan degaanka Kala beyr ee duleedka Beledweyne, iyadoo ay sidoo kale halkaasi soo gaareen ciidamo DKMG oo dalka Ethiopia lagu soo tababaray. Dowlada Ethiopia waxay taageero u fidisey DKMG ee Soomaaliya oo dagaal kula jirta xoogaga mucaaradka. Wasiirada arimaha dibada Urur Goboleedka IGAD ayaa Kulan ay dhowaan ku yeesheen magaalada Addis Ababa waxay iyaguna cunaqabteyn ku saareen dekedaha iyo garoomada ay maamulaan xoogaga mucaaradka Soomaaliya si loogu xoojiyo taageerada dowlada ay siiyaan wadamada gobolka.
  16. ^^^IndaCade is an angel compared to Aydeed Sr who is your mentor and hero of all time. Adeer did you protest when he was clan cleansing Mogadishu and did you return the looted properties to the victims? ABWAN Adeer I am from Puntland, where my uncle went after his resignation and was welcomed as a hero, and which he oversaw the election process and then he went to our sister nation Yemen Now dont be jelous and go liberate your villages from Xasan Turki. Your experince as a guner with Aydeed's militia should come in handy.
  17. ^^^Emperor: FUFU is just upset I dont find him funny, he thought that mask of Siyad Barre was funny, I did not find the ammusement in wearing the face of the late despot. Its quite tastelss. ABWAN: Angry and just made himself look silly, its the education one got from Aydeed Sr Highschool, madness pays they taught him.
  18. ^^^The problem is, Yusuf is no longer a player, the key player is Sharif and he has failed to do anything other than more shelling and killings and lose much more ground. Its unraveling and blaming Duke wont cut it. As for Mogadishu, its suffering is the fault of those who have for 19 years made many an excuse to rob, kill and maim innocent civilians most of all the clans that remain in the city today.
  19. Some people are really confused, the fact is Mogadishu is being bombed, people are being killed and those who supported the killings and bombings and demonstrated in support of terror groups. Are confused why things are still so. Al Shabaab as we have told you on many occasions were the real fighters, you fed them, clothes them and now they rule over you. Go demonstarte in front of the Saudi Embassy it seems thats the only option you have.
  20. The Duke has and will forever be for common sense, law and order and self governance for the Somali people. I want my people in Somalia to enjoy what we have in the west. Many derided our support for governance and law for two years and used the holly faith, clan centric ideology, and brute terror for over two years. These people were led Sharif Ahmed he was the symbol of “resistance” that man who was against the spreading of AIDS by AMISOM and who wanted to liberate the nation from ASAMARA. Today he seeks refugee in those “AIDS” prone soldiers and he is at war with Eritrea. Now you can shout all you want the truth is, you have no plan of action and no clue and hence the situation you are in.
  21. Robert Fisk: Could it be al-Qa'ida is missing Bush? President Barack Obama was received in the Middle East with the usual grovelling Saudi plea for help in taming the Israelis and an incendiary threat from Osama bin Laden that America will pay the price for his role in displacing a million Muslim refugees in Pakistan. It wasn't difficult to see why Obama warned the world not to expect too much from his attempt to "create a better dialogue" with Muslims. Bin Laden was probably 1,300 miles to the north of Obama when the US President landed in Riyadh yesterday for his meeting with King Abdullah but, as usual, Bin Laden's words were a good deal more direct than those of the fawning Saudis. By his support for the Pakistani army's assault on the Taliban in Waziristan, Obama had "sown new seeds of hatred against America" and was "laying the foundation for long wars ahead". With his normal flourish, Bin Laden added that he "warned the American people... that they will suffer the consequences of his actions". Could it be, perhaps, that Bin Laden is beginning to miss old George Bush and his "war on terror", that the ever smiling Barack Obama is beginning to stick in Bin Laden's craw, that the fractional improvement in US-Arab relations is beginning to be a little irksome – or that, by some awful mischance – Obama actually might tame the colonial ambitions of Israel? Ironically it was Madeleine Albright – writing with the usual pomposity but with almost bin Laden-like directness in the New York Times – who also spotted that no Obama speech, "however eloquent, can disentangle US-Muslim relations from the treacherous terrain of current events such as Iraq, Afghanistan, Pakistan..." The Saudis, of course, wanted to talk about the Iranian – i.e. Shiite – threat to the Sunni world as well as the refusal of Bibi Netanyahu to bow to Obama's demand for an end to the Israeli colonisation of Arab land. Indeed, there are times when the Saudis speak of Iran with almost the same hatred as Bibi. They really should meet some time, although success for the 2002 Saudi peace plan – total Israeli withdrawal to the 1967 border in return for full Arab recognition of Israel – would probably guarantee that just such a meeting took place. Obama's speech writers will have tightened up the US President's Egyptian address for today once they discover whether King Abdullah is still as keen on the Saudis' own 2002 plan. It will no doubt be neatly slotted into the "better understanding" speech which we are going to have to listen to in Cairo today when Obama addresses that famous entity, the "Muslim world". The trouble is that the Shiite-Sunni void – to be played out again this weekend in the theatricals of the Lebanese elections – is almost as important for the Arabs as resolving the tragedy of the Palestinians. And, of course, everyone wants to be seen hugging the new American President. Grinning over his cardamom tea with the king in Riyadh yesterday, poor Obama is going to have to endure the embrace of Hosni Mubarak in Cairo today where the government press – almost as fawning as the Saudis – have been proclaiming that Obama's reference to the Egyptian president as a "stalwart ally" of peace proves that Egypt has yet again won its place at the centre of the Arab world. Yes, Obama did actually call the old dictator a "stalwart ally", much to the disgust of the opposition in Egypt, but that is what you have to do in this part of the world if you want to get invited back. Waiting for the President's speech is almost exquisitely painful because, like the Arabs, Washington's policies still appear hopelessly divided. While infuriating the Israelis – much to the Arabs' delight – Obama continues to send his men into the graveyard of empires to beat the Taliban, shrugging off any responsibility for those one million Pakistani Muslim refugees whom Bin Laden so shrewdly spotted on the horizon. The only real question, perhaps, is whether Obama has asked himself the most important question: does the "Muslim world" actually exist?
  22. President Obama and Secretary of State Hillary Clinton tour the Sultan Hassan Mosque in Cairo. Obama took a tour of the medieval mosque in the heart of old Cairo on a trip aimed at repairing rifts with the Muslim world. (Getty)