General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Originally posted by *ANWAR*: FULL OF CARP No adeer Sharif Ahmed is full of crap.
  2. ^^^YEAH Siilanyo is a bad man huhh. He is a drunk huhh, he fell outside his house huhh..Hehehe, Siilanyo is a bad man, while Riiyaale is our beloved NSS President. This is what has become of the SNM and their delusions.
  3. Originally posted by Hamse: the image of graduate student trying survive and pay for school is honorable. this must finally vindicated the man. lacag buu dhacay, waa tajir, puntland finance minister bu aha oo lacag cunay, blah balah is now dead. thanks very much for sharing. great article. Well said, now what was Riyaale before ? Or Umar Jess, Xasan Turki & other ONLF leaders?
  4. ^^Adeer you seem even more confused of late.. Puntland is here to stay, nothing a confused Jihadi secessionists can do.
  5. Why are th SNM portals in tears, Somaliland.org and others? The old Mugger Riyaale is out take Shankaroon to the room again.
  6. ^^^ Relocate the capital status to Garowe, but we don't need the failed Sharif Hotels vagabonds in Puntland unless the whole capital is moved along with them.
  7. It's like the kid who cried Wolf. No one will believe them when they actually make any impact on the ground. Good luck to them but the truth is an important weapon lads.
  8. Originally posted by Naboleon: It seems we have a peasant rebellion in our hands lead by the infamous vagrant, A&T. It needs to be crushed immediately. That was funny but in a way close to the truth.
  9. I am with NGOONGE on this one; the sister is nice, but nothing spectacular. Somali girls are pretty indeed, we are blessed to have them, but she does make the other contestants look weird in a bad way.
  10. Not to mention a police officer lost his life trying to apprehend the assailant.
  11. Iska horimaad hubeysan oo saaka Ciidamada AMISOM iyo Kooxaha ka soo horjeeda ku dhexmaray Kuliyadii hore ee Jaale Siyaad ee Magaalada Muqdisho. Dagaalo ayaa saaka ka qarxay agagaarka kuliyadii hore ee Jaale siyaad halkaasoo fariisan u ah ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM halkaasoo ay weeraro ku qaadeen kooxaha ka soo horjeeda dowlada KMG ah ee ciidamada Amisom. Dagaalka ayaa ahaa mid culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan iyadoo daryanka qoryaha culus iyo kuwa fududba laga maqlayay qeyb ka mid ah magaalada Muqdisho. Waxaa istaagay isu socodkii gadiidka ee wadada warshadaha iyadoo sidoo kalena ay cabsi xoogan ku abuurtay dadka tirada yar ee ku haray deeganadaasi, waxaana la ogeyn ilaa iyo haatan qasaaraha rasmiga ah ee uu geystay dagaalkaasi oo socday muddo kooban. Xaalada ay dagaalada saaka ka dhaceen ayaa haatan u muuqata mid soo hagaageysa inkastoo weli ay jirto cabsi ay dadku qabaan madaama weli la maqlayo rasaas qoryaha fudud ah oo ka dhaceysa goobihii ay saaka dirirtu ku dhexmartay ciidamada AMISOM ee kooxaha ka soo horjeeda. Hoyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.com Jowharcom@gmail.com
  12. Muqdisho: Xaaladihii ugu dambeeyey ee Muqdisho. 14. december 2009 Muqdisho(AllPuntland)- Wararkii ugu dambeeyey oo APL ka soo gaaraya caasumada dalka Soomaaliya ee Muqdisho ayaa sheegaya in dagaalo qaraar oo udhaxeeya Xoogaga ka soo horjeeda dawladda Soomaaliya iyo AMISOM ay ka socdaan gudaha magaalada Muqdisho ee Soomaaliya, waxaana dagaaladaasi laga dareemayaa guud ahaan deegaanada ku dhow dhow goobaha dagaalada. Ciidamada AMISOM ee ka socda dawladda Burundi ayaa dagaaladan qeyb wanaagsan ka qaadanaya, waxaana maanta aan dagaalada ku jirin ciidamada dawladda KMG ah oo mudooyinkii ugu dambeeyey waday saan-saan colaadeed. Kuliyada Jaalle Siyaad oo ah meelaha ay dagaaladu hada socdaan, ayaa laga dareemayaa dhawaaqa Madaafiicda ay dhinacyadu adeegsanayaan, iyadoo ay socdaan xabadaha ay ciidamadu ku dagaalamayaan. Inta la og yahay Madaafiicda ay adeegsanayaan dhinacyada dagaalamaya ayaa gaaraysa deegaanada ka baxsan goobaha dagaalka, waxaana la dareemayaa dagaalo ba’an oo udhaxeeya dhinacyada. APL ayaa go’aatay dhimashada askar ka tirsan labada dhinac, waxaana Afhayeen lasoo xariiray AllPuntland oo katirsan Al- Shabaab uu sheegay in ay guul ka gaareen, dagaaladan ayna sii wadayaan, wuxuuna sheegay in ay dagaaladooda sare uqaadayeen mudooyinkii ugu dambeeyey. Warar hordhac ah ayaa sheegaya in ay labada dhinacba dagaaladan ay ahaayeen kuwa maalmihii ugu dambeeyey ay udiyaar-garoobayeen, isla markaasna ay wadeen dhaqdhaqaaqooda labada dhinac ee AMISOM, dawladda KMG ah oo isku dhinac ah & Al- Shabaab oo ka soo horjeeday dhinacyadaasi. F. C. Maxamed AllPuntland
  13. Tunisia the Green The best trip I took in the decade was a two week relaxing holiday to the small North African nation of Tunisia. The Sahara Desert covers two thirds of the country while it has access to the cool Mediterranean seas. Two and a half hour flight from Gatwick and I was surprised to find a gem of country. The people were hospitable, calm and the country was secure and at peace, this might be the reason that millions of British, German and French tourists flock to its shores every year. The food was nice; the hotels cheap yet of a higher standard to more developed nations I have visited. Tourism was their cash cow and these people knew how to milk it. I was lucky to travel across the country, to Monastir [birth place of Habib Bourghiba first leader of Tunisia] , to Souse, Spahax and Tunis, third, second and largest cities of the nation respectively. Breathtaking was the word for this place, the history, as it was ruled by the Romans, Visigoths, Berbers, Arabs, Moors, Ottoman Turks, and finally the French. The country has an Amphitheater better preserved than the coliseum in Rome, Turkish baths and souks, to French garrisons. Tunisia was much better than Dubai, in my opinion the climate, the history and the fact that the indigenous people ran their affairs in this state made it much more appealing. I visited this country twice and both times I left wanting to come back again, reenergized and ready to go back to the hectic life back in London. Tunis has a nice nightlifep Beautifu Sahara
  14. ^^^Great movie indeed, Mandela was a political as well as moral genius. He understood how, weak and underprepared his people were to govern.
  15. Norf, a well travelled man indeed. Marx Adeer you have a bright future just get that village mentality out of your thinking.
  16. ^^^ you are right but they know wher to drill. Pilgrim the idea is To bring it to parlimet soon, I will update you soon. The media Somali one has not been quite thus far.
  17. ^^^ you are a young man who has a bright future insha Allah. A Somali who grew up in the UK is invincible if one is reflective , I appreciate the tough life I had in my youth all the trouble I got in to, the raves I went to the women I loved and the education I had. It made me a humble individual. Thus my brother Max work hard and you shall reach the stars, just get rid of the secessionists tendincies.
  18. Muqdisho: Mid ka mid ah ragii lasoo dagaalamay dawladii Madaxweyne Yuusuf oo sheegay in ay qalad ahaayeen dagaaladii ay waqtigaasi ku hayeen dawladda KMG ah. 12. december 2009 Muqdisho(AllPuntland)- Cabdiraxmaan Maxamuud Faarax Janaqoow oo ka mid ahaa ragii hogaaminayay Maxaakiimtii weerartay Baydhabo 20- December- 06-dii iyo kana qeybgalay ama la dhacsanaa fikirkii dagaaladii lugu hayay dawladii Madaxweyne Yuusuf, ayaa hada sheegay in ay ahaayeen dagaaladaasi kuwa qaldan oo ay ayagu ku qaldanaayeen dagaaladaasi. Mr, Janaqow oo ka hadlayay habeenadii ugu dambeeyey Raadiye ay maamusho dawladda KMG ah oo ka hadla magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya, ayaa sheegay in ay dagaaladaasi ahaayeen kuwa ayagu masuuliyaduu lahaayeen, isagoo sheegay in ay qaldaneyd weeraradii ay ku qaadayeen dawladdii Madaxweynihii hore ee Soomaaliya. “ In aan weerarno dawladdaas maheyn, waxa ay xaqu ahayd in la saxo, oo kaliya, maadaama ay la dagaalamayeen Al- Shabaab iyo Xisbul Islaam oo cadow ku ah Shacabka Soomaaliyeed” Ayuu yiri Mr, Janaqow. Cabdiraxmaan Maxamuud Faarax Janaqoow wuxuu ka mid ahaa Siyaasiin aad uga soo horjeeday Dawladii KMG ahayd ee sannadyadii 2006 ilaa 2008-dii, wuxuuna ku sifeyn jiray waqtigaasi hogaamiyaashii dawladdaas iyo Wasiiradiiba kuwa ka soo horjeeda ku dhaqanka Shareecada Islaamka, isagoo marar badan oo uu ka hadlayay warbaahinta ku tilmaamay kuwa iibsaday Shareecadii Islaamka, balse wuxuu maanta qiray in ay dagaaladaas ahaayeen kuwa aysan waxba ka jirin. Hada oo la joogo wuxuu ku sifeeyey Janaqow Hogaamiyaasha Al- Shabaab & Xisbul Islaam kuwa ka soo horjeeda maslaxada Umada Soomaaliyeed, isagoo sheegay in ay waajib diiniya tahay in lala dagaalamo, waa sida uu hadalka udhigaye. Mr, Janaqow oo la weydiiyey sababaha keenaya waqtigan hadalkiisa ah in ay tahay markii ay Al- Shabaab noqdeen koox meel gooni ah istaagtay, oo ay hora ugu hadli waayeen ay ahayd baqdin ay Al- Shabaab ka qabaan, ayuu sheegay in ay Diinta Islaamku ogoshahay in loo baahan yahay Siyaasadaha mararka qaarkood. Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Diinta Dowladda Federaalka KMG ayuu Sh C/raxmaan Janaqoow hada ku baratamayaa, wuxuuna jagadaas helay markii Shariif Sheekh Axmed oo ay saaxiibo isku dhow mudo dheer ahaayeen uu qabtay hogaanka dawladda KMG ah ee Soomaaliya, taasoo C/rixmaan usahashay in uu soo galo markal masraxa Siyaasadeed ee Soomaaliya. F. C. Maxamed AllPuntland
  19. Zack, Adeer I hope the best for you and your family, I don't know you enough to make any assumptions and those weak words that came out of you made me cringe for you. Jacpher, I watched invictus last night it was great. Red Sea, I hope you found yourself young man , stay awY from the drugs and the crazy Jihadi recruiters. To the rest share with us how this decade was for each of you.
  20. ^^^ He thought it was funny and now look at him? The man has issues with common sense.
  21. Originally posted by GAAROODI: shooting all over the place these days... in "Bari". (loool) Galkacyu is in Mudug, basic geography even is difficult for you.