
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
What went wrong btw Omar Sharma'arke and President Shariif?
General Duke replied to NASSIR's topic in Politics
^^^Yeah go purchase some discounted Qad from your uncle Siilanyu adeer, you need your share.. -
-
Maalinta Nabadda Aduunka oo Laga Xusey Garoowe September 21, 20100 ! Magaalada Garoowe ayaa maanta waxaa siwayn looga xusay maalinta nabadda aduunka oo ah maalin dunida oo dhan laga xuso taasoo ku began 21-ka Bisha September. Munaasabad lagu xusaayo maalinta nabadda ayaa waxaa ka qayb qaadanayay guddiyada xaafadaha magaalada,ururada maxaliga,haweenka iyo Hay’adda PDRC . Haween fara badan ayaa saaka isugu yimid xarunta Wasaarada kuwasoo halka ku qaadayay buraan-buro ay ku muujinayaan muhiimada nabadda. Masuuliyin ka tirsan Dawladda Puntland ayaa ka qaybgalay munaasabada oo lagu qabtay xarunta Hay’ada PDRC ee magaalada Garoowe,Sarkaal sare oo ka tirsan Xafiiska Siyaasada Soomaaliya u qaabilsan Qaramada Midoobay iyo haweenka. Agaasimaha Hay’adda PDRC C/rixmaan Cabdulle Shuuke ayaa ugu horeyn ka hadlay munaasbada,wuxuuna sheegay in maanta ay halkaan isugu yimaadeen in ay ka qayb qaatan maalinta caalamiga ah ee nabadda taasoo lagu ansixiyay go’aan shir wayn qaramada Midoobay kasoo baxay sanadkii 1981-kii. Dhegayso Caasha Geelle Diiriye oo ka waramysa maalinta nabadda aduunka 21 Sept Wuxuu intaas ku daray in tobankii sano ee hore aan wax wayn uusan ka hirgelin hase ahaate shir kale ayaa Qaramada Midoobay lagu xadiiday in 21-ka September ay noqoto maalinta nabadda aduunka. Dhanka kale wuxuu ka hadlay ujeedada maalintaan oo u xusay in ay tahay mid loogu talagalay in la isugu sheego nabada iyo faa’idada ay leedahay dhalaanka soo kacayana loo sheego muhiimadiisa. Sarkaal sare oo ka tirsan Xafiiska Siyaasada Soomaaliya ee Qaramada Midoobay oo ka qaybgalay munaasabada ayaa sheegay in Qaramada Midoobay ay baaq nabadeed ujeedinayso dadka Soomaalida isla markaana ugu baaqayso in ay joojiyaan dagaalada. Wasiirka Haweenka iyo arrimaha Qoyska Marwo Caasho Geelle Diiriye ayaa iyana goobta ka hadashay ayaa sheegtay in maanta dhibaatada Soomaaliya ka jirta ay tahay dadka ay gaarayso dhibaatada ay yihiin Soomaali loona baahan yahay inaan ka fakarno dhalaankeen mustaqbalkooda. Munaasabada maalinta nabadda aduunka ayaa sidoo kale laga xusay magaalooyin kale ee ku yaalla Soomaaliya. Maxamed Saciid Yusuuf Wakiilka Horseed Media Garoowe-Puntland
-
Originally posted by Xaji_Xunjuf: The million dollar question is will it bring peace I don’t think so it will not change anything whether you give all the top seats to one clan or not lol. Now you are contradicting yourself adeer. If this wont bring peace who is the loser in this? Sharif Ahmed of course. Anyhow its time to rethink the whole thing..
-
What went wrong btw Omar Sharma'arke and President Shariif?
General Duke replied to NASSIR's topic in Politics
^^^Whats Siilanyu after, The welfare of the people? -
Who do you think will be the next prime minister
General Duke replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by Thankful: Riyaale is too busy causing problems in Awdal and the surrounding area's by letting ONLF travel through and organizing protests from behind the scene's. You didnt hear of problems like this when he was leading. lol Aint that the truth. The Awdal uprising started after he left Mugging reer Hargaysa. -
Omar AA Sharmarke resigns end of politica dynasty for now !
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Xaji you are misinformed or blinding yourself to the truth, Cumar visited Puntland and the deal he got has been implemented even the education scholarships have been received. The anti Piracy project is under construction and Puntland is stronger today than it has ever been. Sharif even when he signed the deal with Ahlu Sunna did not dare visit those regions you claim are free, why ? Again the facts are clear, Sharif Ahmed has failed to bring any change, his sponsors have egg on their face and are angry with him. Sharmarke after today is no longer an excuse.. -
Since it’s clear that the 4.5 clan structure does not work. Considering that some within the USC clan feel marganalised even when the President is from the clan and the capital in what many consider to be traditional country it is only fair that the PM of the country should this time go to this clan. My candidates are as follows. 1. Nur Cade 2. Ahmed AbdiSalaan 3. Dhuxulow 4. Inj Yarisow 5. Abdiqasin Salad Xasan
-
Who do you think will be the next prime minister
General Duke replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by MoonLight1: Dahir riyale Kahin. Well if he managed an enclave, surely he can manage Makkah Almukarramah road better. Dahir would be a good choice, he would Mugg all of them.. -
Omar AA Sharmarke resigns end of politica dynasty for now !
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Xaji_Xunjuf: Lol are you telling me the TFG president cant visit the territory that is free of alshabaab because he doesn’t hail from particular clan Its about fear more than anything else. Sharif Ahmed knows what Al Shabaab are more than any one else and is afrid of them. Again Sharmarke has visited Galkacyu plus lived in Mogadishu. Sharif has never been outside Villa Somalia... Again Haji try again adeer. Sharmarke did not do much, but he has enhanced his CV,, -
Omar AA Sharmarke resigns end of politica dynasty for now !
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
sharif can visit galkacyo Hobyo and dhuusomareeb can he really ? He needs to firts be able to visit Jowhar, Balcad & Afgoyee before trying them far of lands. It was ina Sharmarke who visited Galkacyu and even spent two nights in Baraxlay neighbourhood and met its elders. So try again lad. -
Magaca ninki isku qarxin rabay madaxtooyo oo la aqoonsaday iyo Xisbul Islaam oo sheegtay in ay ka danbeeyeen falkaasi Waxaa durbadiiba soo baxay saakay faah faahin dheeraad ah oo ku saabsan weerarki dhicisoobay ee xalay uu nin hubeysani ku qaaday madaxtooyada Somalia ee Magaalada Muqdisho kaasoo marki danbana ay toogasho ku dileen ciidamada ilaalada madaxtooyada. Ninkan oo ahaa wiil ka ayaraa 20 sano ayaa magaciisa lagu sheegay Muse Cali Cabdulle Kheyre waxaana uu ahaa wiil horay uga tirsanaan jiray ilaalada shaqaalaha wasaarada warfaafinta dowlada KMG Somalia sida ay inoo xaqiijiyeen ilo wareedyo aan ku leenahay madaxtooyada. Wiilkan waxa uu ka goostay dowlada mudo iminka laga joogo lix bilood waxaana wixi markaasi ka danbeeyey lagu ogaa in uu ahaa nin ka baxay howlaha ciidannimo kana mid noqday dadka rayidka ah. Muse Kheyre ayaa ah wiil kasoo jeedo gobolka Galguduud gaar ahaan degmada Cadaado, waxaana uu dowlada kasoo galay dhinaa maxaakiimtii islaamiga ee marki danbe la midowday dowlada TFG-da sanadi 2009, hase yeeshee mudo badan umuusan shaqeyn. Wariye Bashiir Khaliif Gaani oo ka mid ah wariyaasha Radio Muqdisho oo ay is yaqaaneen Mr Kheyre ayaa sheegay in ay ugu war danbeysay isaga oo ka tagay shaqada dowlada kadibna aaday dalka South Africa. "Awal waxa uu ahaa mid ka mid ah shaqaalaha wasaarada warfaafinta, aniga waanu is naqaanay marki uu dowlada ka goostay waxa ku ogaa isaga oo dhahaya waxaan adaayaa South Africa, hadana marbuu isoo wacay oo waxa uu ii sheegay in ganacsi ka bilaabay Magaalada Cadaado oo uu kasoo jeedo, xitaa aniga ayuu igu yiri ninyahow shaqada dowlada iska dhaaf dalka wuu sii xumaaday, waxa uu igula hadlay si caadi ah oo aniga aanan i shaki galin marka maba fileynin in uu ka tirsanaa kooxaha mucaaradka" ayuu yiri Bashiir Gaani. Dhinaca kale ururka Xisbul Islaam ayaa sheegtay in ay ka danbeeyeen mas,uuliyada weerarki xalay lagu qaaday madaxtooyada kaasoo dowlada ay ku sheegtay mid fashilmay. Afhayeenka Xisbul Islaam, Maxamed Cismaan Caruus oo la hadlay saakay saxaafada ayaa sheegay in weerarki uu ninka hubyesan ku qaaday madaxtooyo uusan fashilim balse ay qasaaro kasoo gaartay ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada KMG sida uu hadalka u dhigay. Waa marki ugu horeysay oo ay kooxaha islaamiyiinta isku dayaan in si bareer ah ay u weeraraan madaxtooyo iyaga oo beegsanaya mas,uuliyiinta dowlada.
-
Omar AA Sharmarke resigns end of politica dynasty for now !
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Yeah he can visit, Garowe, Galkacyu, Qhardo and any part of Puntland. the man who you claim won can not visit outside Villa Somalia for fear of being blown up by one of his body guards. -
Somalia: Suicide Bomber Attacks at Presidential Gates By REUTERS A suicide bomber linked to Al Qaeda blew himself up and wounded two soldiers at the gates of the presidential palace in Mogadishu on Monday, the police said. The bomber, armed with an automatic rifle, tried to jump onto an armored vehicle in a convoy of African Union peacekeepers driving onto the palace grounds, a police spokesman said. When the African Union troops fired at the bomber, he threw a grenade at them and detonated his explosive device. The attacker was later identified as a former Interior Ministry security guard who had defected to the Shabab, an Islamist rebel group linked to Al Qaeda.
-
Omar AA Sharmarke resigns end of politica dynasty for now !
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Xaji_Xunjuf: Duke Well sharif didn’t want the whole new constitution and the only way to get rid of the so called constitution was to get rid of the prime minister and he did. The problem for Sharif is the constitution is wanted by those people who brought him to power. He has no effect on it. Sharmarke did the right thing, now lets watch Sharif in this winter and see what he does. Even yesterday his favourite Minister Abdulkadir Ali Omar's body guard was the suicide bomber who attacked him. what does this say about the future? -
Omar AA Sharmarke resigns end of politica dynasty for now !
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^Again adeer how is Sharmarke resigning a victory for Sharif? Sharmarke was a no body, now he is a former PM, who will lay all the blame on Sharif's door. In fact all the pressure is on Sharif now, he never had a single victory on the ground yet, and he faces a more confident enemy than when he came.. -
Omar AA Sharmarke resigns end of politica dynasty for now !
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^In fact its Sharif Ahmed who comes out weaker, and his down fall has been engineered by this move. If Sharmarke was the problem, then soon Sharif will defeat Al Shabaab & the nations forunes will change. what if nothing changes? -
Omar AA Sharmarke resigns end of politica dynasty for now !
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^I hope Omar's departure will not have the same negative effect on the people of Mogadishu as Yusuf's had over the past 2 years.. Omar has made history for the Sharmarke family and no doubt a small fortune for himself. -
Omar AA Sharmarke resigns end of politica dynasty for now !
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
the late AA Sharmarke, Somali PM & President Omar AA Sharmarke, followed his father and became Somali PM -
R/wasaare Sharma'arke oo is-casilay, sheegayna in uu xeeriyey danta ummadda iyo xaalada qallafsan ee uu dalku ku jiro. Muqdihso, Sept 21 - R/wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke ayaa sheegay in isaga oo xeerinaya maslaxada ummadda iyo xaalada qallafsan ee dalku ku jiro uu go'aansaday in uu is casilo. Waxaa uu ammaanay madaxda iyo golayaasha dawlada muddadii ay wada shaqaynayeen. M/weyne Shariif oo ka hadlay is-casilaada R/wasaare Sharma'arke ayaa sheegay in uu soo dhawaynayo go'aanka R/wasaaraha, intaasna ku daray in uu sida ugu dhakhsaha badan u soo magacaabi doono R/wasaare isna soo dhisi doona xukuumada cusub. Md. Sharma'arke ayaa is-casilaadiisu u gudbiyey M/weyne Shariif kadib shir muddo socday oo Villa Somaliya ku dhex maray M/weyne Shariif, R/wasaare Sharma'arke iyo afhayeen Shariif Xasan. Go'aanka Md. Sharma'arke waxaa uu soo af-jarayaa muran in khilaaf siyaasadeed oo in muddo ah ka dhex aloosnaa M/weynaha iyo R/wasaaraha oo isku khilaafay arrimo badan oo uu ugu dambeeyey qabyo-qoraalka dastuur cusub ee loo sameeyey dawlada federaalka ah ee Somaliya. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir.
-
Abu S is right its more likely Abdikarin Jama, he is the Cheif of Staff of Sharif and a man he trusts. Qorsheel is a good man, and would make a great PM.. However I am not sure if Sharif would pick an independent minded man like Qorsheel? Abdikarin is the front runner, unless Sharif goes for another dude who works for the UN.
-
Galkacyu: Puntland troops arrest masjid Salahudin Imaam
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^ Mogadishu is an improtant city and I would welcome it's return as the capital to all Somali's inshallah it will. However Puntland is not going anywhere in fact it willget stronger with time. As for the topic this security sweep and no nonsense attitude towards fake Jihadi's is most welcome. It does not matter which clan one is from the long arm of the law will get you. That in itself is progress.