General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Inkastoo Arrinkan ay si kadis ah Magaalada uga dhacday ayaa Waxaa hadana la xaqiijiyay in ay jireen Wadahadalo iyo Digniino hore oo wadaadkan la siiyay Xilli Dawladu ay Mudo badan indhaha ku haysay Hawlaha Lagu Tuhmay ee ku aadan in uu wado Dadaalo uu Dhalinyarada ugu baraarujinayo in ay ka qayb qaataan dagaalada Muqdisho. Mudo bil ka hor ah Waxaa Wadadkan Masaajidka Salaaxu Diin kula kulmay Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Puntland wuxuuna Si Weyn ugala hadlay Sida la xaqiijiyay Xaalada Amniga iyo Dadaalada uu wado ee lagu Tuhmay. Xilligaasi Waxaa soo baxday Warbixin sheegaysa in Kulanku uu ku dhamaaday is afgarad iyo Wada shaqayn rasmi ah in ay bilaabato, lakin Arrintan Soo Cusboonaatay ayaa Muujin aysa in aysan Meeshaba ku jirin Dadaal uu Wadaadku u qaaday Dhinaca Danta Shacabka iyo Wadashaqaynta Dawlada Puntland si uu uga talabaxo Arrimaaha Lagu Tuhmay. Inkastoo ay jireen Shaqsiyaad kale oo Wadadkan lala Qabtay ayaa Hadana Waxaa Diirada aad loo saarayay in Gacanta lagu dhigo Wadaadkaasi oo la aaminsanyahay Mabda ahaan in uu Raacsan yahay Kooxda Alshabaab Shacabkana uu ugu yeeri jiray in ay Jihaadka galaan kana qayb qaataan Dagaalada Muqdisho ka socda. Qaybaha Bulshada magaalada gaalkacyo Waxay aad isugu raaceen Wadaadkaasi in uu lahaa Mabda aan Qarsoodi lahayn oo si bareerah Msaajidka Salaaxu Diin uu uga soo jeedin jiray Khudbado ku salaysan jihaadka iyo tashkiilinta Dhalinyarada Gobalka si ay uga qayb qaataan Dagaalada Koonfurta Soomaliya ka socda,balse dadku wuxuu isku dayay iney indhaha ka qarsadaan si aysan xasarad u kicin, waxaadse moodaa inuu ka bad badiyay ninkaasu. Inkastoo Arrimahaasi oo dhan ay jiraan ayaa hadana Waxaa Wararku ay sheegayaan in Maanta Ninkaasi lagu sii daayay 9 Nabadoon oo saxiixday Damiin in ay ka yihiin Ismaaciil Xilli walba oo loobaahdana ay Dawlada u soo gacan galin Doonaan, balse dad weynaha ayaa aad uga xun arinkaasi. Lama Saadaalin karo Arrintu sida ay isu badali Doonta Waxaase aad Magaalada looga Hadal hayaa Talaabada Xigta ee la qaadi Doon Cid Walba ha qaadee... Dhageyso Mid ka mid ah Cododkii uu sh Ismaaciil ka jeediyay masaajidka Salaaxu Diin. Guji audio
  2. ^^^Not sure what evidance you are speaking about, but PIS are doing their job, and I am not sure how you know he is innocent or guilty. The audio a few weeks ago was clearly provocative. However let see how this story turns out...
  3. Puntland's neutrality When asked if his comments will be seen as biased, President Farole said Puntland's government remains neutral and only wants to see the success of the TFG in Mogadishu. "We are the best party to help resolve this dispute. If Omar Abdirashid [Ali Sharmake] is in the wrong, we [Puntland] can rein him in. Also, we have a good relationship with the President [sharif] so no party is more neutral than us [Puntland]," President Farole said. Prime Minister Sharmake, who hails from Puntland, was instrumental in closing the gap in relations between the TFG and Puntland by signing the Galkayo Accords in mid-2009. Since 2004, Puntland has been the TFG's strongest domestic backer, as Somaliland in northwest Somalia unilaterally declared independence in 1991, and the rest of the country south of Puntland is mostly controlled by anti-TFG groups like Al Shabaab. President Farole said Puntland stands to see a united and federal Somalia that can lead the country out of the decades of war into a future of stability and progress. He said: "We are not happy that the ongoing dispute continues and all Somalis are not happy [about it]…Puntland wants Somali unity and re-integration. Even those who declared independence [somaliland] we love for them to reintegrate [with Somalia]. The armed conflict in the southern regions should be resolved with a peaceful agreement and we would love to see the establishment of federal states [in the southern regions]. We are working towards these goals." Puntland, located in northeastern Somalia, considers itself a federal state in a future Federal Republic of Somalia. The region has its own elected government, civil servants and security forces, and has resisted the violent expansion of spread of Al Shabaab and other anti-government forces.
  4. Pressure is on Sharif Puntland's president said Prime Minister Sharmake "cannot be expected to do more" about Mogadishu, where armed groups are fighting to topple the TFG and its African Union backers. "There is nothing big that Omar Abdirashid [Ali Sharmake] can do about the conditions in Mogadishu, other than to strengthen ties between the TFG and Puntland, which he did in Aug. 2009 when he signed a cooperation agreement [Galkayo Accord]," President Farole said, adding: "The pressure to do more in Mogadishu was expected from the President." In 2008, in the build-up to the controversial Djibouti Agreement, many people said Sheikh Sharif as TFG President could secure Mogadishu because it is his native region, unlike ex-President Yusuf whose home region was Puntland, in northeastern Somalia. Nearly two years later, Al Shabaab and other insurgents have gained control over more regions in southern Somalia and now control most districts in Mogadishu, while the TFG is cornered to a few districts and protected by a 6,300-strong AU peacekeeping force, known as AMISOM. President Farole went on to deliver a similar criticism to the TFG parliamentarians, whose native regions are under the control of anti-government forces, like Al Shabaab. "Those men in parliament [MPs] who are noisy and demanding that so-and-so resign and who act in ways that dishonors the parliament…they should know that they cannot visit their own native regions and so they should rethink their actions," President Farole said.
  5. Canceled parliament vote President Farole said he supports TFG Parliament Speaker Sharif Hassan Sheikh Aden's decision to cancel a parliament session Saturday that was supposed to be a confidence vote for Prime Minister Sharmake's government. The move reportedly angered President Sharif, according to various sources. "We welcome this step because we do not want to see a repeat of the 2008 parliament vote in Baidoa [former seat of TFG Parliament] that ended in disorder," President Farole said, while referring to a controversial vote against the former TFG leader, Mr. Abdullahi Yusuf Ahmed. President Yusuf resigned in Dec. 2008 following months-long infighting among TFG leaders. The new TFG, under President Sharif, came to power in Jan. 2009 under the terms of the Djibouti Agreement, which Yusuf previously rejected. "I think the Speaker does not want a repeat of those events and does not want to see any official lose his job through illegal means," President Farole said. "Both officials [sharif and Sharmake] came to office as part of the Djibouti Agreement. But the President says he cannot work with the Prime Minister. They are both on the same boat and they should work together for Somalia," Puntland's leader said. Farole warned that, if the dispute continues, it could reach the level of the TFG dispute that eventually led to President Yusuf's resignation.
  6. Puntland leader urges TFG leaders to 'quit dispute, work for Somalia' 20 Sep 20, 2010 - 9:55:11 AM The president of Somalia's stable region of Puntland has called on the leaders of the UN-backed Transitional Federal Government (TFG) to stop their dispute with each other, Radio Garowe reports. Puntland President Abdirahman Farole Dr. Abdirahman Mohamed Farole, Puntland's leader, told the BBC Somali Service during a Sunday interview that "Puntland is neutral and the best party" to help resolve the political rift between TFG President Sheikh Sharif Ahmed and the Prime Minister, Mr. Omar Abdirashid Ali Sharmake. "This dispute is bad for Somalia and we are saddened by it. Somalia does not need any more political infighting especially when there is a UN meeting in New York on September 24th that will focus on Somalia," President Farole told the BBC interviewer. The president stated that he personally spoke with President Sharif and Prime Minister Sharmake and urged both men to restrain themselves and to stop the dispute, adding: "However, it seems to me that the President [sharif] is not ready to find a solution and I could tell this from his words." In recent weeks, President Sharif has pressured the TFG parliament to call up Prime Minister Sharmake for a confidence vote, but the Prime Minister has resisted. Farole continued: "I told each one of them that this dispute is not in the interests of Somalia or in your personal interests. I told them to control the anger. This government [TFG] has a short time in office remaining and it should not be changed. This is also the position of countries who are interested in Somali affairs." He indicated that the governments of Ethiopia and Djibouti have also expressed their position regarding this dispute with the TFG leaders. "All the countries are united. The dispute should be stopped and the government should not be changed, they all said. Even countries with troops in Somalia [uganda and Burundi] as well as Western powers have all adopted the same position," President Farole said.
  7. Dhaqaatiirta Xanaanada Xoolaha oo loo kala direy degaanada Puntland(Sawiro) September 20, 2010 Hay’adda VSF Germany iyo Wasaarada Xanaanada xoolaha Dawladda Puntland oo iskashanaaya ayaa maanta direy koox soo talaali doona xoolaha. Dadka la direy oo ka kooban lix koox ayaa waxaa loo direy goobo kala duwan oo kala ah Buuhoodle oo ah xarunta gobolka Ceyn,magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal,Xarfa oo ka tirsan Mudug,Buurtinle oo ah gobolka Nugaal iyo degmada Galdogob oo ka tirsan gobolka Mudug. Dr.C/risaaq oo ka tirsan Hay’ada VSF Germany ayaa goobta ka hadlay,wuxuuna sheegay in kooxdaan maanta baxaaya in ay dirayaan iyaga iyo hay’adahooda ay yihin kuwa u shaqeeya Dawladda iyo dhaqaatiir ka tirsan Ururka Xoolaha. Wuxuu intaas ku daray in kooxahaan ay soo talaali doonaan ilaa 660,000 neef kuwaas oo ku kala sugan goobo kala duwan oo ay aadayaan. Wasiir kuxigeenka Xanaanada Xoolaha Dawladda Puntland Dr.Nuur Axmed ayaa isnaa goobta kula dardaarmay kooxaha dhaqaatiirka maadama ay yihin dad khibrad uleh arrimaha Caafimaadka xoolaha looga baahanyahay in ay howsha ay maanta u baxayaan ay si wanaagsan waajibkooda u gutaan. Wuxuu xusay in kooxahan ay ka danbeyn doonaan kooxo kale oo u kuur galay in shaqada sidii la rabay u qabtaan. Hay’adda VSF Germeny ayaa ah mid inta badan ka shaqaysa daawaynta xoolaha iyadoo gacan inta badan kusiisa wasaarada xanaanada xoolaha si loo daaweeyo xoolaha deegaanada Puntland. Maxamed Saciid Yuusuf Wakiilka Horseed Media Garoowe-Puntland
  8. This thread is dedicated to the people of Puntland State Somalia. I will try and put all the finest picturess that I can get my hands on and post it into this single thread. Duke. The beloved Capital of Puntland State of Somalia.
  9. ^^^It was the PIS who arrested him. However he was an agitator and was caught on tape making threats to the admin...
  10. Khilaaf soo dhexgalay Shariif Xasan & Sh. Shariif 20 Sep 20, 2010 - 5:50:50 AM Muran ka dhashay mooshin laga keenay xukuumada DF ee Sharma'arke uu u hayo hogaanka ayaa soo dhexmaray Madaxweyne Sh. Shariif Sh. Axmed iyo Afhayeenka baarlamaanka Shariif Xasan Sh. Aadan, sida ay sheegayaan ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo ay la xiriirtay Garowe Onilne. Wararka ayaa sheegaya in Madaxweyne Sh. Shariif iyo Shariif Xasan ay isku maan-diideen in xukuumada codka kalsoonida loo qaado, sida ay xildhibaano ka badan 296-mudane ay todobaadkii hore ku codeeyeen inay xukuumadu hortimaado baarlamaanka. "Madaxweynuhu wuxuu doonayaa inuu xukuumada rido, halka Shariif Xasan uu taas kasoo horjeedo, uuna doonayo inuu qaabab kale maro" ayuu yiri mas'uul Vill Somalia ka tirsan oo aad ugu dhow Sh. Shariif. Mas'uulkan oo magaciisa qariyay, ayaa sheegay in labada mas'uul ay labadii habeen ee ugu dambeeyay kulamo ku yeesheen Villa Somalia, kuwaasoo ay ku kala tageen, iyagoo aan wax natiijo ah ka gaarin. "Shariif Xasan, wuxuu ku doodayaa in dowlada aan la ridin, isagoo sheegay in hadii la rido ay kala daadanayso xukuumada sidii horay u dhacday, balse waxaa taas ka horyimid Sh. Shariif" ayuu ma'suulka ka tirsan Villa Somalia u sheegay GO. Ra'iisul wasaaraha Somalia ayaa la sheegay inuu isaguna xildhibaanada kulamo la leeyahay, kuwaasoo uu kaga codsanayo inaysan xukuumadiisa ridin, waxaana la xusay in shalay oo Axad ahayd uu xildhibaano badan siiyay lacag si u taageeraan. Khilaafka Madaxweyne Sh. Shariif iyo Ra'iisul wasaare Sharma'arke ayaa cirka isku sii shareeraya, iyadoo la sheegay in sadexda mas'uul ee xukuumada ugu sareysa ay xiriir kala duwan la sameeyeen Ra'iisul wasaaraha Ethiopia Meles Zenawi si xal looga gaaro khilaafka jira. Shariif ayaa doonaya inuu takhaluso ra'isla wasaaraha ina uusan tagin shir QM ka yeelan doonto arrimaha Somalia kaasoo ka dhacaya magaalada New York ee caragiga Mareykanka Wasiiro ka tirsan DF, ayaa diiday inay jiraan xiriiro dhexmaray madaxda dowlada iyo ra'iisul wasaaraha Ethiopia, waxaase warkaan kasoo xiganay ilo wareedyo codsaday inaan magacyadooda la sheegin, kuwaasoo noo xaqiijiyay inay tahay arin qarsoon. Ra'iisul wasaare Sharma'arke oo war siiyay saxaafada Muqdisho galinkii dambe ee shalay ayaa sheegay inuu jiro khilaaf u dhexeeya isaga iyo Sh. Shariif, isagoo xusay inaysan muddo dheer si waji-ka-waji ah iskusoo horfariisan. Dhinaca kale Madaxweyanaha Puntland ayaa wareysi uu siiyey BBC-da maalintii shaley ayaa sheegey in ay aad ugu xun yihiin khilaafka waqtigaan soo dhexgaley mas'uuliyiinta DFKMG ah isaga oo sheegey in aan loo baahneyn. Puntland ayaa qaadatey mowqifka beesha calamka kaasoo ah in aan loo baahneyn waqtigaan khilaaf siyaasdeed ee soo dhexgala madaxda dowlada
  11. Saraakiil Katirsan Mamulka Oo Amar Ku Siiyay Wariyayaasha Gobolka In Aysan Baahin Wararka ku Saabsan Xariga Shiikh Ismaacil Posted by Ali on September 20th, 2010 Galkacyo(Puntlandi.com);- Saraakil ka tirsan mamulka Gobolka mudug ayaa maanta amar ku siiyay warbaahinta iyo wariyayaasha Gobolka in aysan buunbuunin wararka ku saabsan xariga Shiikh Ismaacil Khaliif Mire oo ciidamada gacanta ku dhigeen. Wariyayaal ku sugan magaalada Galkacyo ataa si toosa loogu wargaliyay in aysan baahin karin wararka iyo halka ay marayaan hawlgalada lagu ugaarsanayo dadka ay uragto in ay ka soo horjeedo siyaasadeeda. Saraakiishan ayaa sidoo kale cadeeyay in ay socon doonaan hawlgalkan lagu baadi goobayo cida ka soo horjeeda siyaasada dawlada puntland kuwaa oo ku sugan magaalada Galkacyo. Ali Ahmed Abdi
  12. Abdi Hajji Hussein - AHN News Correspondent Galka'yo, Puntland, Somalia (AHN) - Forces of Somalia’s semi-autonomous region of Puntland have arrested a famous religious figure in connection with the extremist group Al Shabaab in the town of Galka’yo in the Mudug region of central Somalia, witnesses said Monday. One person was injured during the operation, witnesses said. Sheikh Isma’il Khalif Mire was detained by Puntland security forces after they staged a raid at Salahu-diin Mosque in the center of Galka’yo, about 450 miles (724 kilometers) north of the capital city Mogadishu. During the raid, troops opened fire and wounded one of the people inside the mosque when they refused to allow Mire, who was a teacher of more than 50 students, to be taken into the custody. No comments from officials were immediately available. However, dozens of his students demonstrated in the streets demanding the release of their teacher. Security forces fired into the air to disperse the demonstrators. It is not known why the cleric was arrested or where he was taken, but the Puntland government has been conducting security operations over the last few days involving a large-scale offensive with militias led by Sheikh Mohamed Said Atom in the mountainous areas just outside of the town of Bosaso. Atom is believed to have links with Al Shabaab.
  13. ^^^lol@Haji, Galkacyu is a tough city indeed, but its communities are becoming closer every day. Now how is the Navy doing?