General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. The PM should get the vote otherwise its a disaster for the Sharif, the MP's will get their beaks wet and then it will be done.. No need for the fuss..
  2. Its Sharif Ahmed who needs to step up and convince his 275 hand picked MP's to support this motion. Blaming Sakin for this is quite absurd, though he is a player as someon mentioned earlier.
  3. We are not bothered about him, the stronger the state gets the weaker his position will be for good. The Al Shabaab threat to Puntland with the defeat of this agent of theirs is good news.
  4. Xiin, this editorial is interesting in the change of tone, this site at one point denied the existence of Puntland and even insulted the State. The change is both welcome and quite remarkable. Also Puntlands progress and its existance as State go hand in hand, and the various admins who made this possible need to be comended..
  5. Ugu danbayntii horumarkan ka jira Tuulo iyo degmo kasta oo ka mid ah Puntland waxa keenay nabada iyo isku duubnaantii Beelaha walaalaha ah, waxaana qayb weyn ka qaatay Magaalada Ganacsiga ee Boosaaso oo hadii nabadeedu xumaato ay noqonayso mid saamaysa guud ahaan Soomaaliya iyo Puntlandba sidaas awgeed waxa muhiim ah in qof walba oo caruurtiisu Dugsi tagaan, mid ehelkiisa la jooga cisbitaal mid sugaya doon Bagaash uga soo qaaday Dubai mid Muruq maal ah iyo dhamaan qaybaha bulshadu ka kooban tahay in si wada jir ah ay uga shaqeeyaan nabadan ay ku caano maaleen sanadaha danbe.
  6. Taliska Daraawiishta Puntland ayaa saxaafada Puntland tusay goobo ay ku tilmaameen fariisimadii ugu dambeeyay ee ay Maxamed Siciid Atam iyo Ciidamadiisa ay kaga sugnaayeen buuraleyda Galgala Hadaba daawo Sawiro laga Sooqaaday Aagagaas
  7. ^^^No one is celebrating, and whats early, this was a long time coming. Anyhow come back to your sense, like Allsanaag has..
  8. No one likes defeat, this site was one of the staunchest supporters of the agent of Al Shabaab, and those that attacked and insulted the state since the begging of the offensive. However it seems to now be celebrating the greatest success of Puntland, its peace and development over the past 12 years…
  9. Nabada Puntland waa mid lagu caanao maalay Laga soo bilaabo bur burkii dawladii Soomaaliya sanadkii 1991 ilaa maanta 2010 ,Bulshada ku nool Puntland waxay gaareen horumar dhinac walba ah, haday noqon lahayd waxbarashada,caafimaadka,isgaarsiinta ,ganacsiga ,iyo hantida gaarka loo leeyahay. Gobolada Puntland ayaa ahaa kuwa aad uga hooseeya gobolada kale ee Soomaaliya xiliyadii dawladihii hore ee Soomaaliya,hase haatee sanadihii danbe nabada ka jirta degaanada Puntland iyo isku duubnaanta Bulshadeeda ayaa waxay gaareen horumar la taaban karo oo uu ogyahay qof walba oo ka soo jeeda Degaanadan haday noqon lahayd Degmo ama Tuulo. Horaantii Sanadihii sideetamaadkii sideeda Gobol ee Puntland waxa ku yaalay wax ka yar Shan dugsi oo sare ,maantana 50 KM oo la socdaba waxa ku yaala dugsi sare oo arday wax ka baranayaan iyaga oo haysta Macalimiin tayo leh,Tuulo kasta oo caruur 50 ah gaaraysa ku nool yihiina waxa ku yaala dugsi Hoose dhexe sidoo kale gobolada Puntland ma lahayn Jaamacad ama Kuliyad maantana 150 KM oo la socdoba waxaad helaysaa ama gaysan kartaa cunugaaga jaamacad ama kuliyad waxa intaa sii dheer nabada ka jirta degaanada in Dad badan oo ganacsato ay suurto gelisay in ay caruurtooda u diraan waxbarasho dibadeed oo ah waxbarasho sare qaarkoodna sanado ka dib ay ku soo laabteen degaanata Puntland iyaga oo halkaa ka bilaabay in ay Bulshadii ay ka tageen uga faaiideeyan aqoonta ay soo barteen. Nabada ka jirta Puntland ayaa sare u qaaday hantiilayaasha ama jeeblayaasha Per capita haysashada hanti gaar haaneed.iyada oo sababaha ugu weyni tahay dhiiranaanta maalgashiga oo ay sabab u tahay nabadu. Gobolada Puntland guud ahaan Ma lahyn Cisbitaalo shaqeeya sidi kuwii xamar Madiina iyo Dikfeer ,hase ahaatee maanta waxa jira Cisbitaalo badan oo lagu daweeyo cudarada kal duwan iyada oo daryeel siyaado ah ay heleen hooyada iyo dhalaanku oo ahaa dhibanayaasha ku noolaa degaanka xiliyadii hore,waxaadna wadooyinka ku arkaya Gawarida Gurmadka oo dad ula cararaya Cisbitaalada Nabada ka jirta Puntland ayaa dhiiri gelisay in dad badan hanti gashadaan degaanadaas ama ka sameeyaan ganacsi ,kuwaas oo u abuuray Boqolaal shaqo ah Dadkii danyarta ahaa o ku noolaa degaanda. Ugu danbayntii horumarkan ka jira Tuulo iyo degmo kasta oo ka mid ah Puntland waxa keenay nabada iyo isku duubnaantii Beelaha walaalaha ah, waxaana qayb weyn ka qaatay Magaalada Ganacsiga ee Boosaaso oo hadii nabadeedu xumaato ay noqonayso mid saamaysa guud ahaan Soomaaliya iyo Puntlandba sidaas awgeed waxa muhiim ah in qof walba oo caruurtiisu Dugsi tagaan, mid ehelkiisa la jooga cisbitaal mid sugaya doon Bagaash uga soo qaaday Dubai mid Muruq maal ah iyo dhamaan qaybaha bulshadu ka kooban tahay in si wada jir ah ay uga shaqeeyaan nabadan ay ku caano maaleen sanadaha danbe. Allsanaag.com khaalid1970@hotmail.com
  10. ^^^Stop getting angry adeer, this is deeper into the bushes and again he has been routed. You can even tell by his own performance, when was the last time we heard of Mr Attam, at the beggining of the clean up job he was full of bravado on Paltalk, VOA, BBC and so on.. Now he is gone, on the run with no support, no doubt some will try to make up an audio to prove us wrong..
  11. WAREYSI: Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Puntland 20 Oct 20, 2010 - 12:26:49 PM Ciidamada Puntland Koox wariyaal ah oo ka tirsan warbaahinta gudaha Iyo tan dibada ayaa soo gabo-gabeeyey socdaal ay ku tageen jiida Galgala gaar ahaan saldhigyadii labadii maalmood ee ugu danbeeyey ciidamada Daraawiishta Puntland kala wareegeen kooxda taabacsan ururka Alshabab ee uu horjoogaha ka ahaa Maxamed Siciid Attam. Safarka wariyaashu halkaas ku tageen ayaa ahaa mid ay soo abaabushey dowlada Puntland kaasoo ujeedadiisu aheyd in shacabku arko saldhigyada ciidamada Puntland kala wareegeen, kooxda Attam. Waxaana Wariyaasha markii ay gaareen goobaha safarkoodu ku wajahnaa ay kula kulmeen saraakiisha ciidamada Puntland & madax ka socotey Dowlada. Taliyaha ciidamada Gen. Siciid Dheere oo ka mid ahaa saraakiishii saxaafada goobta markii ay tageen kula hadley ayaa ka sheekeyey bilow ilaa dhamaad howl-galkii ay kula dagaalamayeen maleeshiyaadka taabacsan ururka Al-shabab. Gaari la sheegey inuu lahaa Attom Gen. Siciid Dheere ayaa saxaafada u sheegey in kooxdaan ka burburiyeen saldhigyo ay lahayeen kuwaasoo dhibaatooyin amni daro ku hayey umadda Puntland shacab & dowladba iyadoo ay ku guuleysteen in cagta mariyaan iyaga oo daafacaya dalka iyo dadkooda. Sidoo Kalena waxaa saxaafada goobtaas kula hadley Col. Cumar Cabdulahi oo ka mid ahaa saraakiishii hogamineysay dagaalkii ciidamada Puntland la galeen Kooxda tabacsan Al-shabab ee ku dhuumaaleysanayey Buuraha Galgala.
  12. Britain will cut 490,000 public sector jobs over four years under austerity measures designed to reduce the country's record deficit. George Osborne, the finance minister, told parliament on Wednesday that the job losses were "unavoidable when the country has run out of money". "Today is the day that Britain steps back from the brink. It is a hard road but it leads to a better future," he said. He said he had ordered $130bn in spending cuts by 2015, aiming to reduce Britain's deficit of 11 per cent of gross domestic product (GDP) to around two per cent within five years. The measures will also hit the welfare state, cutting child benefits and pushing the state pension to 66 by 2020. The cuts come as figures reveal British public sector spending in September reached $25.5bn - a record high level for the month. Analysts had initially forecast a slight rise from September 2009's public net borrowing of $24.4bn. Protests Small protests against the cuts are already taking place with larger marches and rallies scheduled to take place in London, the capital, later on Wednesday. Nazanine Moshiri, Al Jazeera's correspondent in London, said demonstrations so far were not matching the scale of anti-austerity protests seen previously in Europe. "We're not seeing anything like the kind of protests we've seen in the streets of Paris in the last few days. "People here are looking at this as a way of blaming the previous government of the Labour party for what has happened, rather than blaming the current coalition government." But she added the move was a "big gamble" for the Conservative-Liberal Democrat alliance. "If the economy doesn't start to grow, who knows what could happen here," she said. 'Double-dip' risk Ruth Lea, a British economist, told Al Jazeera that Wednesday's cuts were needed to reduce the deficit. "If we don't cut now the generations to come will have to pay for all this," she said. Unions and the opposition have already expressed outrage over the cuts [Reuters] Lea added that the prospect of a "double-dip" recession was unlikely, saying: "Even though we talk about these enormous cuts they only mean one per cent year-on-year," she said. The International Monetary Fund has strongly backed plans for an aggressive reduction of Britain's record high public deficit, describing spending cuts as an "essential" weapon. But some economists have warned that the measures will tip Britain back into recession. Mervyn King, the central bank governor, painted a gloomy picture late on Tuesday, saying it would be a long while before Britain could recover from the 10 per cent drop in output seen in the last recession. The opposition Labour Party, which the current Conservative-Liberal Democrat coalition government blames for running up Britain's massive debt when it was in power, has agreed there is a need for fiscal discipline. But it says that the coalition are cutting too much too soon. Alan Johnson, Labour's spokesman on economic issues, accused Osborne of "economic masochism", warning that his cuts would leave Britain trapped in a cycle of low growth and high unemployment for years. Wednesday's measures will see spending cut across government departments, including the Foreign Office, which will lose 24 per cent from its budget, the police force, and the interior and justice departments. The BBC is also being affected by the measures, with the government cutting funding to the World Service. The plans are also extending to Britain's Queen Elizabeth II, with royal household spending falling by 14 per cent in 2012 to 2013. However the National Health Service, schools and overseas aid have been protected under the spending review. The National Institute of Economic and Social Research think tank has said it believes the government will only be able to push through half the planned cuts.
  13. ^^^What has Farmaaje done to deserve an assasination threat? As for the parliment they just want to get some kick backs, though I dont know how a show of hands makes any sense.. Lets wait and see how it turns out insha Allah.