
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Shirkadda Golis Oo Munaasabad Marti-Sharaf Ah u Sameysey Haleey Cabdi Bille Cabdi January 3, 2011 | 2 comments Share Shirkada Isgaarsiinta Golisa ayaa maanta qado marti sharaf ah u samaysay Halyeeyga caanka ah ee Cabdi Bile Cabdi kaasoo Maalmahaan ku sugnaa magaalda Garoowe ee caasumda Puntland Munaasabadda ayaa waxaa kasoo qayab galya wasiirka Maamul Wanaaga Puntland Maxamed Ciise Faarax Gaashaan Wasiirka Warfaafinta isgaarsiinta iyo Dhaqanka Cabdixakiin Axmed Guuleed Agaasimaha Shirkadda Golis Adan Shiikhdoon iyo marti kaloo badan. Waxaan munaasabadda ka hadalay Wasiir Warfaafinta Puntland oo sheegay in shirkadda Golis ay tahay mid ka qayab qaadata hormarka Puntland waxaana uu mahadf gaar ah u celiyey shirkadda Golis marti sharafka ay u sameysey Halyeey Cabdi Bille Cabdi. Sidoo kale goobtaas ka hadalay Halyeey Cabdi Bile Cabdi halyeeyga ayaa sheegay in uu uga mahad celinaayo shirkadda Golis marti sharafka waxaana uu sheegay in shirkadaha isgaarsiinta ay door muhim ah qaateen.
-
Somaliland oo beenisay in ay xariir la leedahay Shabaab. Hargeysa: (Sh. M. Network) Somaliland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay hadal dhawaan ka soo yeeray Maamulka Puntland kaasi oo ahaa in Somaliland ay xariir la leedahay xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee ka dagaalanta koofurta Soomaaliya. Wasiirka arimaha dibada ee Somaliland Max’ed Cabdullaahi Cumar oo la hadlayay Wakaalada Wararka Reuters ayaa waxaa uu sheegay in walaaca Puntland ee ku aadan in Al Shabaab iyo Somaliland uu xariir ka dhaxeeyo uu yahay mid aan sal iyo raad toonalaheyn. Max’ed Cabduulaahi ayaa sheegay in Puntland ay dooneyso in ay meel uga dhacdo sharafta Somaliland, isagoo tilmaamay in hadalkaasi ka soo yeeray Maamulka Puntland uu ku doonayo in uu ku qariyo diyaarinta tababarka iyo hubeynta ciidamadooda oo ay gacan ka geysanayaan shirkado ajaanib ah. Wasiirka oo hadalkiisa sii watta ayaa sheegay in tababarada iyo hubeynta ciidamada Puntland ujeedkoodu uu yahay in ay qal qal ku galiyaan amaanka, degnaashiyaha iyo dimuquraadiyadda ka jirta Somaliland. Hadalkaasi ka soo yeeray Wasaarada arimaha dibada Somaliland ayaa imaanaya maalin uun kadib markii Puntland ay shaaca ka qaaday inay aad uga walaacsantahay xariir ay sheegtay in uu ka dhaxeeyo Somaliland iyo Al Shabaab. Sidoo kale Puntland ayaa ku eedeysay Somaliland inay magangalyo siiso firxadkii maleeshiyaadkii Sheekh Max’ed Saciid Atam oo dhawaan looga adkaaday dagaaladii ka dhacay buuraleyda deegaanka Galgala ee gobolak Bari. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
-
Jeneral Qaybdiid oo isku dubariday Galmudug
General Duke replied to oba hiloowlow's topic in Politics
I dont think Borat can do anything to start anything between the people of Mudug. Galkacyu is a Puntland city, regardless. Abdiqaybdeed is hunting those who have tried to kill him, and it aint Puntland. Xaji go to Qaybdeed and profess to him your love of Afghani & Godane, and see how he likes you.. -
Bosaso: Major Road wors start in city: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Bosaso: Major Road wors start in city: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Bosaso: Major Road wors start in city: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Bosaso: Major Road wors start in city: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Bosaso: Major Road wors start in city: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Bosaso: Major Road wors start in city: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Dayactir Lagu Bilaabey Midkamid ah Waddooyinka Muhimka ah ee Bosaso [sawiro] January 4, 2011 | 13 comments Share Maamulka degmada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa maanta si rasmi ah dayactir ugu bilaabay mid kamid ah wadooyinka ugu muhiimsan oo ku yaalla magaalada. Munaasabad dayactirka wadadaas xariga looga jaraayay ayaa waxaa kasoo qaybgalay masuuliyin ka tirsan Dawladda Puntland oo ugu horeeyey Wasiir kuxigeenka labaad ee arimaha gudaha Puntland Cabdi Yaasin,Gudoomiyaha gobolka Bari Cabdixaafid Cali Yuusuf,Duqa degmada Maxamuud Faarax Beeldaaje,laamaha amaanka iyo shacabka. Waddada dayactirka lagu sameynaayo ayaa isku xirta garoonka diyaaradaha iyo xarunta madaxtooyada ee magaalada, waana mid kamid ah waddooyinka ugu dheer magaalada Bosaso. Ugu horeyn munaasabada waxaa ka hadlay duqa degmada Bosaso,waxaana uu sheegay in waddadaan dayactirkeeda ay ka qayb qaadanayso Hay’ada UNDP isagoo sheegay in waddadaan ay dheerar ahaan gaarayso 3-KM.wuxuuna tilmaamay in mashruucaan ay qayb ka tahay. Gudoomiyaha degmada waxaa uu ka codsaday dhamaan dadka kunool Bosaaso in ay ka qayb qaatan sidii loo dayactiri lahaa waddadaan. Wasiir kuxigeenka labaad ee arimaha gudaha Puntland Mudane Cabdi Yaasiin oo isaguna ka hadlay munaasabada ayaa sheegay in muhiim tahay in laga shaqeeyo horumarka magaalada,waxaana uu ku dhiirageliyey shacabka in ay gacan ka geystaan dayactirka waddada. Mid kamid ah Nabadoonada oo lagu magacaabo Cabdullaahi Maxamed Ismaacil ayaa sheegay in ay soo dhoweynayaan talaabadan uu qaaday maamulka kuna tilmaamay si aad ah loogu farxo isla markaana ah maalin taariikh ah Waddadaan ayaa kamid ah wadooyinka si aad ah loo isticmaalo,waxaana laga dhigi doona sida ay masuuliyinta sheegeen laami. Horseed Media
-
Jeneral Qaybdiid oo isku dubariday Galmudug
General Duke replied to oba hiloowlow's topic in Politics
There you go again, an ill-informed secessionist desperate to score points. Do you know that Aydeed himself died in battle against Cakaaro, which was led by A/qaybdeed? You do also know that when the Clan Courts of Mogadishu defeated Qaybdeed, he ran to Baidoa and went under the wing of Yusuf who supported him until he reclaimed his house in Mogadishu. Lets be clear here lad, reer Galmudug wont be a tool, nor useful for your recognition. You are fond of Aydeed, after all your first President Abdirahman Tuur was a favourite puppet of the man, and thus your nostalgia. -
War deg deg ah: Yusuf Warsame Islaan oo hada Gaalkacyo lagu diley
General Duke replied to Mooge's topic in Politics
The Al Shabaab cell in Galkacyu will be dealt with, these people are far too tough. -
Jeneral Qaybdiid oo isku dubariday Galmudug
General Duke replied to oba hiloowlow's topic in Politics
There you go again making up bare rubbish. As I have told you Mr Qaybdeed is my kin. He was an ally of Yusuf in the war against Al Shabaab and is a man who is close to Puntland, he was an ally of cade and as Police chief even met Faroole a number of times in Garowe. Your stance is both desperate and pathetic. You want to see Galkacyu in flames in order to seek recognition. Anywho the toughest clans of Somalia hail from this city, not folks who remember 1988 at every turn. -
Jeneral Qaybdiid oo isku dubariday Galmudug
General Duke replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;685539 wrote: ^^ Yeah he did great chasing you and your kin out of galkacyo . Adeer, Abdiqaybdeed himself is my kin, a man I have known, and who was promoted, and served under Yusuf Yey, so go speak for your cowards lad, those who remember 1988 when they see uniforms. He is no enemy of ours, he is an enemy of yours and Godane's. -
War deg deg ah: Yusuf Warsame Islaan oo hada Gaalkacyo lagu diley
General Duke replied to Mooge's topic in Politics
^^^Spare us the nonsense both of you. This murder is the hallmark of the group you support. Godane and his ilk aim at trigering a war in Galkacyu, this wont happen. They will be hunted down as is the case. The man who died was not an issim, but carried the name of a large and dignified family. He is another martyr in the struggle against the evil ones, just like the thousands who have died in Mogadishu at the hands of these criminals. AUN adeer, his men are in the city as we speak, and those cowards are hiding, like Godane dressed in women clothes. -
Orod-yahan Cabdi Bile Cabdi oo Soomaalida ugu baaqay in ay heshiiyaaan Talaado, Janaayo 04, 2011 (HOL) – Orod-yahanka Soomaaliyeed Cabi Bile Cabdi oo ka qayb galayay munaasabad ay u qabatay shirkadda Isgaarsiinta ee Golis ayaa sheegay in uu aad uga mahad celinayo dadka reer Punland oo si wayn u soo dhaweeyay. "Waxaan la ilaawi karin marna sida dadka walaalahay ah ay ii soo dhaweeyeen,waxaana aan si gaar ah ugu mahad celinayaa maamulka Puntland" ayuu yiri halyeey Cabdi Bile Cabdi oo siyaabo kala duwan warbaahinta ula hadlay. Waxaa kaloo uu sheegay in shacabka looga baahanyahay sidii ay u garan lahaayeen dantooda ,isla markaana ay uga gudbi lahaayeen marxladaha dhibka badan ee la soo maray sanadihii bur-burka,isagoo ku baaqay in Soomaalida ay heshiyaan. "Aniga ogaalkeey bulsho kasta arintan oo kale waa ay martaa ,balse waxaa nalooga baahanyahay in ka qayb qaadano nabadda dalka oo dhan "ayuu hadalkiisa ku daray Cabdi Bile Cabdi ayaa maamulka Puntland uga mahadceliyay qabashada koobkii gobollada ee lagu soo gaba gabeeyay magaalada Garowe oo ay ka qayb galeen 15-gobol oo Soomaaliya ka tirsan. Orod-yahanka caanka ee Cabdi Bille Cabdi ayaa lagu xasuustaa taariikh aan marnaba la ilaawi karin,waxaana intii uu yimi Puntland uu siyaabo kala duwan ula kulmay qaybaha bulshada ee Garowe. Faisel Maxamed Hassan, Hiiraan Online boston@hiiraan.com Boosaaso, Soomaaliya
-
Jeneral Qaybdiid oo isku dubariday Galmudug
General Duke replied to oba hiloowlow's topic in Politics
A silly secessionist wanting to spark clan wars all over Somalia, so he can get recognition. Adeer, Qaybdeed is doing well and is working hard to combat our common enemy. Al Shabaab, and Godane and his delusions. -
War deg deg ah: Yusuf Warsame Islaan oo hada Gaalkacyo lagu diley
General Duke replied to Mooge's topic in Politics
AUN, adeer Yusuf Warsame, samir iyo imaan Allah ha naga siiyo. Those behind his death wont achieve anything.. -
Tarzan Champions in Garowe.. remmeber this moment: PIC
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Like brother Fiqikhayre stated. Tarzan changed his stance. The Duke and Co, did not. As for Somalina, enjoy the unity that came from this historic moment, indeed we are the world and SOmalai'as future.