
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Alshabaab's leader Godane in Hargeysa Says the Report
General Duke replied to Bashiir's topic in Politics
The secessionist junta know, even a son of one of their cabinet ministers went and joined Al Shabaab a few months back. -
^^^Who cares what a website states? What matters is thal NW, NE, C,S, SE, SW are all still part of Somalia..
-
Alshabaab's leader Godane in Hargeysa Says the Report
General Duke replied to Bashiir's topic in Politics
^^^Yup they are supporting him, he is an asset to the project of breaking Somalia apart.. -
ssc Military commander keyse cabdi yusuf defects to Somaliland
General Duke replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Faroole's troops are in SOOL, his Minister IlkajIIR has been touring and setting up admins in Dhahar, Badhan and other towns in Haylan & Sanaag, what can you do about it? Nothing. Yeah Kayse with his Macawis arrived in Burco, lets all celebrate... -
Alshabaab's leader Godane in Hargeysa Says the Report
General Duke replied to Bashiir's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;702628 wrote: Godane is not different then his predecessors adan xashi cayrow Abu mansuur ? . Godane & Afghani are the two top leaders of Al Shabaab today and they are both from Haragaysa Somalia. Cayrow was from Dhusa Mareb and Robow is from Baidoa. Yes they are all Somali's from Somalia, like Siilanyu, Xasan Dahir Aways & Shatigaduud are all Somali's from Somalia. -
Alshabaab's leader Godane in Hargeysa Says the Report
General Duke replied to Bashiir's topic in Politics
^^^Lauding his murderous actions is the top priority of XX.. -
SSC is part of Northern Somalia as is Hargaysa, Bossaso and Bander Bayla. However they dont want to join the delusional secessionist project..There is a difference ya XX , Godane supporter you..
-
ssc Military commander keyse cabdi yusuf defects to Somaliland
General Duke replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^^XX you are working real hard, keep up the good work lad.. -
They are wrong SSC, along with Borama, Hargaysa & Burco are part of NW Somalia in geographical terms..
-
Showgi adeer, there is nothing wrong with locals taking care of their priorities. Its how nations are build from bottom up. Again well done to reer Cowl and may they succeed in building their region for the betterment of all Somali's. Doing nothing is the major problem, and talking about “unity” and the “nation” from afar does nothing, potential does not feed anybody. The people of Somalia should rebuild their regions, brick by brick, house by house, village by village. Also any political changes and reconciliation must be held inside the republic. Everything else is the same failed utterances Somali’s have been making these past 20 years.
-
Alshabaab's leader Godane in Hargeysa Says the Report
General Duke replied to Bashiir's topic in Politics
Godane & Afghani are the two top leaders of Al Shabaab and are dear to XX & the secessionist junta.. -
Alshabaab's leader Godane in Hargeysa Says the Report
General Duke replied to Bashiir's topic in Politics
You mean XX would be part of "Amir" Godan'es furniture.. -
Wefti ka tirsan Golaha Xukuumada Dowlada Puntland oo ku Sugan Gobolada Wefti isugu Jira Wasiiro iyo Wasiiro ku-Xigeen oo ka soda Golaha Xukuumada Puntland ayaa waxay Gadheen Gobolada Sanaag iyo Hayland,Hobolka Hayland Ee Xarunta Degmada Dhahar waxaa gaadhey Wasiirka Wasaarada Xanaanada xoolaha Puntland Siciid Xasan Shire ,Wasiir ku-Xigeenka Shaqada iyo Shaqaalaha isboortiga iyo dhalinyarada Siciid Daahir Qodax,Wasiir ku-Xigeenka 2aad Ee Amaanka Puntland Co-C/Jamaal Cismaan. Magaalada Badhan ee Xarunta Gobolka Sanaagna waxaa gaadhey Wasiirka Wasaarada Arrimaha gudaha iyo Horumarinta Gobolada ee Puntland General Cabdilaahi Axmed Jaamac ilkajiir,Wasiiru Dowladah Madaxtooyada C/risaaq Salaad Xamari,Wasiir ku-Xigeenka Maaliyada Maxamed Botaan,Wasiir ku-Xigeenka dekedaha Abshir Cisiin iyo Xubno kale. Weftigan ayaa markii ay tageen Goboladaasi waxaa ka damayey Wefti kale oo ah Ganacsato iyo aqoonyahano ka soo Jeeda Gobolada Sanaag iyo Hayland oo iyana Kulamo kula qaatay Golaha xukuumada ee Degaanadaasi Badhan iyo Dhahar Gaadhey,Waxaana Wasiiradan ka Mid Xukuumada Puntland lugu sababay Socdaalkooda Dhowr arrimood oo ay ugu Mihiimsantahay Magcaabitaanka Golayaasha shacabka iyo Tayada Goboladaasi ee dhanka siyaasada iyo Ciidanka Puntland ee ku sugan Xuduudaha Gobolada Sanaag Iyo Hayland ee Dowlada Puntland. Wasiiradan ayaa sidoo kale la darsanaya Xaalada Amaan ee Goboladaasi,Abaaraha iyo Dhibaatoyinka ay shacabku ka canayaan ee ku aadan dhanka waxqabadka Dowlada,Iyadoona Goboladaasi ay beryihii u damayey ka soo baxayeen dhaliilo dhinaca Maamulka ay dadka rayadka ah ee reer Puntland ka tabanayaan kuwaasi oo ah Sare u qaadista dhanka arrimaha Bulshada ,Lakiin waxaa ka jira Goboladaasi Amni Wanaagsan inkastoo doorka Maamulka ay haatan laga dareemayo isbedelkii Dowlada Madaama ay Wasiiradani waxbadan qiimaynayaan. Ganacsatada kala duwan ee Magaalada Badhan ayaa kulamo gaar ah la qaadanay Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland General ilkajiir xili Wasaarada arrimaha gudaha ay bilowday dedaalada Dhanka Hay,addaha Samafalka ee Gobolada Puntland ,Waxaana kulamadani ay yihiin kuwo Ganacsatada iyo Dowladu ay uga xajoonayaan sidii ay uga wada shaqayn lahayeen Humarka Goboladaasi oo maalmahan Fooda Nugu soo Hayo laga dhisayo Maamuladii Degaanada. Maxamed Axmed Ciise
-
Gobolka Sanaag Oo Ay Ka Socdaan Dhaq Dhaqaaqyo Ballaadhan Oo Ku Saabsan Dhaqaajinta Howlaha Maamul Ee Gobolka. DOWLADDA PUNTLAND EE SOMAALIYA PUNTLAND STATE OF SOMAALIYA XAFIISKA WASIIRKA Wasaaradda Arrimaha Gudaha, D/hoose & Horumarinta Reer Miyiga. Ministry of Internal affairs, Local Government & pastoral Development Warsaxaafad: Wefdiga ka socda Dowladda Puntland ee ku sugan Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag uuna hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha, D/hoose & Horumarinta Reer Miyiga Puntland Gen: Cabdilahi Axmed Jaamac (Ilkajiir) ayna ka midyihiin Wasiiru dowlaha Amniga Puntland Mr. Cali Saalax Xamari, Wasiir ku Xigeenka Maaliyadda Maxamed Cabdulaahi Bootaan, Wasiir Ku xigeenka Dekedaha & Gaadiidka Bada Abshir Siciid Saalax & Abaanduulaha Ciidanka Daraawiishta Puntland Gen: Siciid Maxamed Salaad (Gorayacawl) waxay maanta kormeero ku soo fidiyeen dhamaan Hay’addaha Dowlada ee heer Gobol & heer Degmo sida: 1. Taliska Ciidanka Daraawiishta Qaybta Sanaag. 2. Taliska Ciidanka Booliska Qaybta Gobolka Sanaag. 3. Taliska Ciidanka Asluubta Gobolka Sanaag. 4. Xabsiga dhexe ee Degmada Badhan . 5. Ceelka Degmada Badhan & . 6. Xarunta Maamulka Gobolka. Waxay kula kulmeen dhamaan xafiisyada & goobaha ay soo kormeereen Masuuliyiinta Dowlada ee Xafiisyadaas waxayna warbixino ka dhegeysteen Taliyayaasha Daraawiishta, Booliska & Asluubta ee Gobolka kuwaas oo uga warbixiyey xaalada Guud & hawlahooda shaqo ee ay u hayaan Bulshada . Ugu danbayntii waxay kulan kula yeesheen dhamaan Shaqaalaha Dowlada ee heer Gobol Xafiiska Maamulka Gobolka shirkaas oo ay goob joog ka ahaayeen Xildhibaan: Axmed Cali Xaashi & Xildhibaan: Cimaan Dalmar (Batrool) ayna ka soo qayb galeen Gudoomiyaha Gobolka Maxamed Siciid Nuur (Dabayl) & Isuduwayaasha Wasaaaraddaha Arrimaha Gudaha, Qorsheynta, Caafimaadka, Warfaafinta, Maaliyadda, Hawlaha Guud & Garsoorayaasha Maxkamadaha Derejada koowaad ee Degmada & Maxkamada racfaanka. Waxay wefdigu kaga dhegysteen Masuuliyiinta Gobolka warbixino khuseeya hawlaha Gobolka & waxqabadka laamaha maamulka waxaana kulankaas laysku dhaafsaday xogo dhowr ah, gebagebadii shirkaasna waxaa hadalo kooban u soo jeediyey Shaqaalaha Gobolka Wasiirka Arrimaha Gudaha, Waxay horay wefdigu ula soo kulmeen Ururada Haweenka Degmada maalinimadii Jimcaha taariikhduna ahayd 4th March, waxay kale oo meel fagaare ah kula hadleen qaybaha Bulshada sida: Isimada, Nabadoonada, Aqoonyahanad, Culumaa’udiinka, Ganacsatada, Dhalinyarada & qaar ka tirsan qurbajoogta Gobolka maalinimadii sabtida ee bishu ahayd 5th March. Dhamaan Kulamadan & wadatashiyadani waxay qayb ka yihiin socdaalka wefdiga oo ujeedadiisu tahay sidii loogu kuur geli lahaa dhamaan xaaladaha Guud ee Gobolka. Mahadsanidiin. Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlada Puntland ee Soomaaliya
-
Alshabaab's leader Godane in Hargeysa Says the Report
General Duke replied to Bashiir's topic in Politics
XX: You seem to know that Godane has ties with Hargaysa and visits there on occasions.. Keep up the good work, Somali's are waking up to the secessionist falsehood. -
Mudane Ilka-jiir iyo wafdigiisa ayaa meelaha ay booqan doonaan waxaa ka mida magaalooyinka Hadaaftimo, Xingalool iyo goobo kale oo badan. Wafdigan ayaa si gaar ah ugu kuur-galaya saamaynta abaaraha ka taagan gobolka iyo waliba xaaladaha kale ee dadka ku leh saamaynta ugu badan. Magaalad Badhan ayaa waxa xilligan ku sugan walina ku soo qulqulaya shacab kakala yimid magaalooyinka kale ee Puntland sida Boosaaso iyo qaar katirsan qurbaawiyiinta degaanka. Sidoo kale waxa Badhan xilligan ku sugan mas'uuliyiin horay xilal sarsare uga soo qabtay Soomaaliya, kuwaas oo uu kamid yahay wasiirkii hore ee difaaca dawladda Federaalka mudane Cabdiaxman Maxamed Cali 'Bood' iyo wasiirkii duulista hawada federaalka Cabdiraxman Jaamac Cabdalla oo ah xildhiban ka tirsan barlamaanka federaalka. Wararka ka imaanaya Badhan ayaa sheegaya in uu muuqdo dhaqdhaqaaq tira badan oo saameeyay dhinacyada ganacsiga, horumarka iyo siyaasadda intaba. Dhinaca kalena, odayaal-dhaqameedka magaalada Hadaaftimo ayaa ka warbixiyay xaaladda abaareed ee ka taagan degaanka. Ugaas Cabdulqaadir Cali Shire ayaa Radio Daljir u sheegay in saamaynta abaaruhu ay aad u sareeyaan, waxana uu tilmaamay in ay jiraan dad ay xoolihii dhaafeen oo haatan ku soo gurmaya magaalooyinka, gaar ahaan Hadaaftimo. Magaalada Hadaaftimo ayaa waxa ku yaal baraagaha ugu badan ee Bariga Sanaag. Odayaasha dhaqanka degaanka oo maanta (Khamiis) shir ku yeeshay magaalada Hadaaftimo ayaa dawladda Puntland iyo hay'adaha gargaarka caalamiga ah ugu baaqay in ay si dagdag ah ula soo gaaraan dadka gargaarka loo baahan yahay. Cabdirisaaq Shacbaan iyo Muuse Cabdi Yusuf Daljir, Badhan iyo Hadaaftimo
-
Badhan, Mar 10 - Wasiirka arimaha gudaha Puntland Cabdullaahi Axmed Jaamac Ilkajiir iyo wafid u hogaminayo ayaa booqanaya magaalada Badhan ee gobolka Sanaag. Wafdiga ayaa intii ay halkaa ku sugnaayeen waxa ay la kulmeen qaybaha kala duwan ee bulshada kuwaas oo ay ugu horeeyaan hoggaanka dhaqanka sida Isimmada iyo cuqaasha degaanka. Wafdigan oo ay ka mid yihiin wasiiru-dawlaha madaxtooyada Puntland Cali Saalax Xadari iyo wasiir ku-xigeenka maaliyadda Maxamed Cabdullahi Bootaan ayay booqashadoodu salka ku haysaa sidii ay gacan uga gaysan lahaayeen dhismaha golaha degaanka ee degmada Badhan iyo guud ahaan u kuur-galidda xaaladaha guud ee ka jira gobolka.
-
ssc Military commander keyse cabdi yusuf defects to Somaliland
General Duke replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^^XX adeer Puntland troops are in SOOL, and in Buhudle and in Sanaag setting up regional councils in Haylaan & Sanaag. There is nothing you can do about it. -
Let the people take care of their regions. Well done reer Cowl..
-
Alshabaab's leader Godane in Hargeysa Says the Report
General Duke replied to Bashiir's topic in Politics
The secessionist support for Godane is not something new to anyone who follows Somali politics.