General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^aside from claiming to be Anglo Saxon's and Orphans of the Queen. The only thing the secessionist are better at than other Somali's is the ludicrous claims over other peoples lands.
  2. Indeed, and the secessionist are no better than the rest of their Somali kin when facing this problem.
  3. Godane's assasins think they will win if they murder civil servants, serving or retired. They wont win/
  4. Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Hargeysa oo Daaha ka rogay Fadeexado Musuqmaasuq iyo Maamul Xumo Dul Hoganaya Dawlada Hoose Caasimada dalka kuna eedeeyey Maayir Jiciir. Hargeysa(Waaheen)- qaar ka mid ah Mudanayaasha Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargeysa ayaa Maayirka Caasimada Hargeysa ku eeddeeyey Fadeexado musuqmaasuq iyo Maamul xumo uu ku kacay 8 sanadood ee uu Maayirka ahaa,waxaanay shaaca ka qaadeen in Maayirku Lunsaday Dakhli fara badan oo dawlada Hoose leedahay, isla markaana ragaadiyey hawlihii Dawlada Hoose iyo Golaha Deegaanku Bulshada u qaban lahaayee. waxaanay intaasi ku dareen Xaalada Dawlada Hoose ee Magaalada Hargeysa hada ay Marayso meel aad u xun oo u baahan faro gelin iyo in hay’adaha sharcigu baadhis ku sameeyaan,iyaga tilmaamay in meelaha ugu badan ee Maayirku Musuqmaasuqa ka galay ay yihiin awoodihii bixintaa Dhulka oo uu Maroorsaday, isla maarkaana Iibiyey dhul badan oo dan guud loogu talo galay,kana qaatay lacagtii lagu iibiyey. sidaasina waxa ay ku sheegeen shir-jaraa’id oo ay maanta ku qabteen Hoteelka Xafar ee Magaalada Hargeysa,iyaga oo intaasi raaciyey in Golaha ahaan aanay mar kaliya ka aamusin soo bandhigida Musuqmaasuqaasi iyo Maamul Xumada Maayirka balse cid wax ka qabata ay waayeen,soona jeedinayaan in hada wax laga qabto. Xildhibaanadan eeddaha u soo jeediyey Maayirka Dawlada Hoose oo dhamaantood ka kala tirsanaa 4 Guddi Hoosaad ee Golaha Deegaanku ka koobanyahay oo ay hormood ka yihiin Guddomiyayaashooda ayaa sidoo kale *****lkaa ka qaaday in Dawlada Hoose Dakhligii ka soo geli jiray Cashuuraha qaybo ka mid ah 20% aanu soo xaroonin,Musuqmaasuqaasi awgeed, taasina ay keentay Miisaaniyadii Dawlada hoose aanay sidii loogu talo galay u shaqaynin. Guddomiyaha Guddida arrimaha Bulshada ee Golaha Deegaanka Xildhibaan Yuusuf Kirix oo ugu horayn shirkaasi ka hadlay ayaa tilmaamay in Xaalada Dawlada Hoose ee Caasimada Hargeysa ka sii daraysay sanadihii u dambeeyey, isla markaana hada ay marayso meel aad u xun oo aan la eegan karin,waxaanu intaasi ku daray in arintaasi ay sabab u tahay Musuqmaasuqa uu ku jiro Maayirka Caasimadu, una soo bandhigayaan dadweynaha si aan loo jaho wareerin, isaga oo arintaasi ka hadlayana waxa uu yidhi waxaanu ku talo galanay inaanu dadweynaha reer Hargeysa u bayaamino Xaalada Daawlada Hoose iyo maanta halka ay marayso,annagoo tix raacayna wixii Xukuumada Siilaanyo balan qaaday ee ahaa la dagaalanka Musuqmaasuqa, ayaanu cod dheer qaylinaynaa oo aanu leenahay Maamulkii Magaalada Hargeysa ka jiray waxa uu marayaa meeshii ugu Xumayd intii uu taarrikhdiisa soo jiray,taasi waxa ay la mid tahay noolaatay yididiiladii Naxashka saarnayde markii aanu aragnay isbedelka dhacay”
  5. Its clear XX is driven by the same passions as Zubeyra.
  6. Don’t be so defensive, the news you posted clearly points to the failure of Siilanyo to protect civilians from marauding criminals with dirty knifes. That’s your report lad, don’t post it if you do not understand things.
  7. ^^You are all over the place, killing and attcaking civilians in Buhudle while unable to protect the very people you feed the clan/secessionist nonsense to.
  8. Assasinations of officials by Al Shabaab is a deseprate measure, and the support given to Godane by the secessionist is clear. Just like your happiness with such actions as demonstrated by this thread and the joy it gives you..
  9. The laughable secessionist claims over these regions has come crushing down. Hence the people elect a council without any fuss. While the secessionist resort to violence, killings and militias when ever they come.
  10. Saalax;703807 wrote: Xaaladda Amaanka Ee Magaalada Hargeysa Oo Aad Loo Adkeeyay. Hargeysa (Ramaas) Mar.18, 2011 - Dadweynaha ku nool magaalada Hargeysa, ayaa hore cabasho uga muujiyay tuugta ku hubaysan midiyaha iyo faashashka oo dhawaac culus u gaystay dad masaakiin ah oo aan iska difaaci karin budhcada, si kastaba ha ahaatee lama oga in ay talaabooyinka xagga amaanka ah wax lagaga qabanayaa ay sii socon doonaan iyo in kale. This is the telling part, that since Siilanyo came he has atacked civilians in CAYN, while unable to protect civilians in Hragaysa.. As your report points out.
  11. Waxaa maanta la doortay Guddoomiyaha iyo kuxigeenka dagmada Badhan ee xarunta gobolka Sanaag dhinaca Dawladda Puntland. Guddoomiyaha cusub ee degmada Badhan ayaa loo doortay Cabdirisaaq Axmed Ciise “Bidhiiif”, halka Guddoomiye kuxigeenka loo doortay Saynab Cabdi Aar oo noqonaysa gabadhii ugu horaysay oo Guddoomiye kuxigeen ka noqota golayaasha deegaanka Puntland. Magaalada Badhan ayaa waxaa kusugan masuuliyiin ka socota Dawladda Puntland kuwaasi oo muddooyinkan ka waday hawlo ku aadan dhismaha golaha deegaanka. Masuuliyiinta Dawladda ee iminka Badhan kusugan ayaa waxaa kamid ah Wasiirka Arrimaha gudaha Dawladaha hoose iyo horumarinta reer miyiga Cabdulaahi Axmed Jaamac (Ilka Jiir), Wasiirku kuxigeenka maaliyadda Maxamed Cabdulaahi, Wasiiru Dawlaha amniga Cali Saalax Xamari, Wasiir kuxigeenka Dekedaha Abshir Siciid Faarax iyo xildhibaan Axmed Cali xaashi oo kamid ah Baarlamaanka Puntland. Wasiir kuxigeenka dekedaha iyo gaadiidka badda Abshir Cali Faarax oo ay Horseed Media khadka taleefanka kula xiriirtay ayaa waxa uu sheegay in ay doorashadu u dhacday si habsami leh oo ay goobjoog ka ahaayeen masuuliyiinta Dawladda. Golaha Deegaanka degmada Badhan oo ka kooban 28-xubnood ayaa la dhaariyey maalintii shalay iyaga oo maanta doortay Guddoomiyaha degmada iyo kuxigeenkiisa. Horseed Media
  12. Gobollada Sool & Sanaag marna kama mid ahayn maxmiyaddii British-ku gumaysan jiray ee Waqooyiga Somaliya (British Somaliland protectorate) - Garaad C/llahi Cali Ciid.
  13. ^^^yeah but whole clans are not stoning each other over a water well in Bosaso & Hargaysa, the assasinations in Puntland are done by Godane's militia and they have failed to dent the security of the State. What you have in Hargaysa under Siilanyo is a total breakdown of security as the article you posted states.
  14. Casharadii laga bartay gobollada kale ayaa sahlay in golaha deegaanka ee Badhan ay 9 xubnood oo gabdho ahi ka mid noqdaan - Marwo Fatima J. Jibriil ...
  15. Golaha Degaanka Badhan oo la dhaariyay iyo dumarka oo tiradii ugu badnayd golayaasha degaanka Puntland. Mon, 21 Mar 2011 09:07:24 -0400 am -04:00 -14400 -------------------------------------------------------------------------------- Badhan, Mar 20 - Golihii deegaanka ee degmada Badhan ee xarunta gobolka Sanaag ayaa maanta la dhaariyey kaddib markii beelaha degmadaasi ay soo xusheen xildhibaannada golaha ee degmadaasi ay yeelanayso, kuwaasi oo maalmihii ugu danbeeyey lagu hawllana. Mudanayaasha golaha deeegaanka ee maanta dhaariyey ayaa la tilmaamayaa in ay gaarsiisan yihiin illaa iyo 27 xubnood kuwaasi oo sagaal ka mid ah ay dumar yihiin, waxaana golahaani uu noqday golihii deegaan ee haween intaasi le'eg ay xubno ka noqdaan. Inkasta oo sharciga golayaasha deegaanka ee Puntland oo qabo in xubnaha golaha deegaanka ee degmo walba 30% in ay dumar yihiin sharci ahaan marka loo fiirshana tani ay tahay mid lagu fariisiyey shacigaasi golayaasha. haddana waxaa la tilmaamayaa in ay tahay markii ugu horraysay oo la fuliyo xeerkaasi, waxaana suurtoobidda arintaan gacan-weyna ka gaystay wasaaradda hormarinta haweenka iyo arrimaha qayska Puntland oo ku dadaashay in haweenku ay u soo baxaan hanashada xilalka golaha deegaanka ee degmada Badhan. Faaduma Jabriil oo la taliye u ah wasaaradda haweenka Puntland ayaa sheegtay in tallaabadan guusha ahi ay ka dambeeysay dadaal ay sameeyeen hogaanka wasaaradda kan khubarada iyo kan haweenka degaanka oo si dhab ah ula xisaabtamay cuqaasha degaanka. Faaduma waxa ay sheegtay in cuqaashi asalkii caqabad ku ahaayeen in howlahan oo kale lagu tallaabsado, waxayna sheegtay in ay gabdhihii ay yeeshaan xirfad ay kula xisaabtami karaan hogaanka dhaqanka. Waxa lagu wadaa in gabdhuhu qaar u tartamaan hogaanka degmada. Doorashada hoggaanka golaha degaanka ayaa dhici doonta Subaxnimada Isniinta. Halkan ka dhagayso waraysiga Faduma Jibriil oo dhamaystiran.
  16. Robert Fisk: Remember the civilian victims of past 'Allied' bombing campaigns ' Raafat-al-Ghosain: "She was intact, her hair undisturbed, and a small streak of blood coming from the top of her head" ........................................... How life past catches up with life present. The Americans killed Raafat al-Ghosain, puctured above, just after 2am on 15 April 1986. In the days that followed her death, United States officials claimed that Libyan anti-aircraft fire might have hit her home – watch out for similar American claims in the coming hours – not far from the French embassy in suburban Tripoli. But three weeks later, the Pentagon admitted that three bombs dropped from an F-111 aircraft as part of the US attack on Colonel Muammar Gaddafi, in reprisal for an attack by Libyan agents on a Berlin nightclub, had "impacted in the vicinity of the French embassy" and had caused – to use the usual callous euphemism – "collateral damage". Ms Ghosain was aged 18, a graduate from an English school on holiday from London, a promising and beautiful artist whose individual death went unrecorded in the country that killed her a quarter of a century ago. Her mother was Lebanese and her father Palestinian, working for a Libyan oil company. She is forgotten today. We remember, as usual, our own dead. But not the dead of others, Libyans or Lebanese, Afghans or Syrians. We blue-eyed folk count. The rest are "collateral damage". I thought of Ms Ghosain yesterday morning as the "Allies" – a phrase trotted out immediately by the television clamouratti, I noticed – started their "ground preparation" against Libya with their "air assets" against Colonel Gaddafi. Then it was Ronald Reagan. Now it was Barack Obama. Better luck this time, I suppose. At the funeral of the civilian dead in Tripoli 25 years ago, Colonel Gaddafi's mobs urged the press to the front of the cemetery. We were to record the result of America's murderous onslaught first hand. But when I saw the Lebanese and Palestinian flags over one of the coffins – the cedar tree over a white and red tricolour, from the country where I lived and still live – I ran through the overgrown cemetery and sought out the dead girl's distraught and badly wounded mother, Saniya. "We are Muslims but we have one God," she told me then. "We are one people. I hope Mr Reagan understands that." For years, Ms Ghosain's father, Bassam, sought redress. He witnessed the suffering of his other daughter, Kinda, and asked the American authorities to pay, at least for her schooling in Beirut since they had caused her sister's death. Ms Ghosain had been sleeping in the television room of their home, next to the French embassy, when she was killed by a 2,000lb bomb which flattened the neighbours' house, killing all five of them. Mr Ghosain recorded what he saw when a Libyan civil defence team raised the wall from his daughter's body: "She was lying on her back with the head turned on the right cheek, she was intact, her hair undisturbed, and a small streak of blood coming from the top side of her head, flowing down her left cheek." On that occasion, it was the death of an American soldier in a Berlin nightclub that was the cause of the raid. Yesterday, of course, it was a United Nations resolution to prevent Colonel Gaddafi from killing civilians, just like Ms Ghosain. Over the years, I got to known the Ghosain family in Beirut, wrote about them, went out to lunch with them, visited their home where their daughter's wonderful paintings still hang. I got to know the parents, and also Kinda, who has since married. But it was with some trepidation that I called them yesterday. Mrs Ghosain answered the phone. "I hope they get him this time," she said. And I asked, timidly, if she meant the man with the moustache. Colonel Gaddafi has a moustache. Mr Obama does not. "Yes," she said. "I mean Ghazzefi." "Ghazzefi" is the Lebanese Arabic pronunciation of the man's name.