General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^Not sure why you all are angry. Awdal was always a unionist state..
  2. ^^^The secessionist are rattled. Soon Burco will break away from the traingle./
  3. No wonder Universal was baned. This video is about Hargeysa's Dami residents. They talk about their living conditions and how they are treated by the Siilanyo admin.
  4. ^^^Thus your argument is Liiban & Co like you more for attacking them, insulting them and killing them? Look at this old foggy here and your defence of his absurd argument. That his clan, your clan can occupy other clans lands.
  5. ^^^You can post the Puntland flag all you want. If you look it has the Somali flag in it, it is after all Puntland, State of Somalia However you are claiming to be a speretae country and attacking fellow SOmali's who dont buy that type of Qad..
  6. ^^^Yeah and you captured some Pirates today. Well done. Shame your Navy was training Nato forces when the ONLF comando unit landed in Zaylac...Secessionist young an old have bad memory..
  7. Al Jazeera: The Benghazi-based National Transitional Council has taken the step of declaring a government, to be headed by former foreign envoy Mahmoud Jibril.
  8. Guddoomiyaha cusub ee Badhan oo codsaday in lala shaqeeyo Talaado, Maarso 22, 2011 (HOL) – Maamulka cusub ee degmada Badhan Axmed Ciise oo shalay loo doortay gudoomiyaha degmadaasi ayaa sheegay in uu wax badan ka qaban doono dhibaatooyin badan oo hada jira. "Waxaan aad ugu hambalyaynayaa cid kasta oo doonaysa in hormar ay gaarto degmadan"ayuu yiri gudoomiyaha oo la hadlay idaacadaha qaar. Axmed Ciise ayaa sheegay in dowlada uu ka codsanayo in ay u soo jeesato degmada ,isagoo intaa ku daray in waqtigan wixii ka danbeeya loo diyaar-garoobi doono waxqabad muuqda. Wasiirka arimaha gudaha Puntland C/laahi Axmed Jaamac oo isna shalay ka hadlay goobtii lagu dooranayay maamulka cusub ayaa sheegay in wasaaradiisa ay mashaariic badan ka hirgalin doonto degmada Badhan mustaqbalka dhow. "Doorashada waxa ay ahayd mid ku dayasha mudan,waxaana la idiin kaga baahanyahay inaad la imaataan waxqabad "ayuu yiri wasiirka oo ku dheeraaday muhiimadda ay leedahay in la wada shaqeeyo. Gudoomiyaha degmada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa ballan qaaday in uu wax badan ka qaban doono wadooyinka degmadaasi oo la sheegay in uu ka jiro ciriiri badan,isagoo si gaar ah bulshada uga codsaday in ay arintan maamulka ka taageeraan. Saynab Cali Aar oo iyaduna loo doortay gudoomiye ku xigeenka degmadaasi ayaa ugu baaqday haweenka in ay ka qayb-qaataan hormarinta degmada ,iyadoo intaa ku dartay in ay la shaqayn doonaan dhamaan ha'yadaha QM. Ugu danbayntii dhamaan golaha deegaanka degmada Badhan oo ka kooban 28 xubnood ayaa shalay la dhaariyay,waxaana maamulkan u umuuqanaya mid ka duwan maamuladii horay u soo maray Badhan. Faisel Maxamed Hassan, Hiiraan Online
  9. Garowe is not claiming other peoples lands or quoting some senile old folks. Like I said tell that old man is Somalia is divisable so is NW Somalia..
  10. Guddoonka golaha deegaanka ee Badhan oo la doortay & marwo Saynab Cabdi Aar oo loo doortay ku xigeen. Wed, 23 Mar 2011 13:50:00 -0400 pm -04:00 -14400 -------------------------------------------------------------------------------- Badhan, Mar 21 - Golaha deegaanka ee degmada Badhan ayaa maanta doortay guddoonka golaha deegaanka oo ay u tartameen dhawr murashax oo ka tirsan xildhibaanada golaha deegaanka. Duqa degmada Badhan ayaa loo doortay C/risaaq Axmed Ciise, halka ku xigeen loo doortay marwo Saynab Cabid Aar oo noqonaysa gabadhii ugu horeysay ee loo doorto guddoonka golaha deegaanka. Golaha deegaanka ee degmada Badhan ee gobolka Sanaag oo ka kooban 27 xubnood ayaa la dhisay todobaadkii hore, la dhaariyey shalay, ayna ka mid yihiin 9 xubnood oo dumar ah. Waa golaha keliya ee ay ku jiraan tiro intaa le'eg oo dumar ah marka la barbardhigo golayaasha deegaanka ee gobollada kale ee Puntland, una noqonaysa gobollada kale tusaale ku dayasho mudan. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir.
  11. Tell this old man to visit Buhudle, Badhan, LaasCanood, Dhahar or the majority of the SSC regions talking this jive.
  12. ^^^They both visited Somaliland because its part of their country. However there is a bigger project at hand. The creation of a viable central Somali state that will be most welcome. This is a great development and I am happy for my kinsmen in those region. Now build Hobyo and open the roads from Beledweyne to Bosaso..
  13. This startling revelation exposes once and for all that the secessionist junta lack sophistication. Who else would believe in all this secessionist nonsense then some Qad lovers as shown in this expose?
  14. Laascaanood, Mar 22 - Weriyayaasha ka hawlgala magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa waxaa la soo gudboonaatay xaalad aad u qallafsan oo isgu jirta xarig, caburin, caga-juglayn, iyo qalabkii ay ku shaqaynayeen oo inna laga qaaday, inna la burburiyey. Magaalada ayaa lagu soo rogay bandow har iyo habeen ah oo aan dadka loo ogolayn in ay guryaha ka soo baxaan; goobaha ganacsiga ayaa gebi ahaan xiran, wax dhaqdhaqaaq ahina aanu ka jirin magaalada. Axmed Cali Faarax oo ka mid ah weriyayaasha magaalada Laascaanood oo aan wax ka weydiinay xariga weriyayaasha ayaa sheegay in xaalad aad u adag ay la soo daristay saxaafadda xorta ah ee ka hawlgasha magaalada Laascaanood. Weriye Axmed waxaa uu xaqiijiyey in la xiray weriye Maxamed Cismaan Cabdi-nuur oo ka mid ah bahda saxaafadda ee gobolka Sool, uuna dhalay weriye Cismaan Cabdi-nuur. Sidoo kale waxaa uu xaqiijiyey in ay ciidanka bilayka Somaliland ay galeen guriga weriye Maxamed Shaqalle, ayna qaateen qalabkii uu ku shaqayb jiray suxufigu sida kamerado iyo kombuutaro. Weriye Axmed Cali Faarax waxaa kale oo uu sheegay in gebi ahaan saxaafadda gobolka ay la soo darseen xarig, caga-juglayn, iyo caburin joogta ah.
  15. Danjire Mahiga oo Safar aan la Shaacin ku Tegay Hargeysa Ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa maanta safar aan horay loo shaacin ku tegay magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland. Mahiga ayaa waxaa kusoo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa, masuuliyiin uu kamid yahay Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Cabdulaahi Cumar . Danjire Augustine Mahiga ayaa la sheegay in booqasho labo maalmood ah ku joogi doono Somaliland, isaga oo kulamo la qaadan doona masuuliyiinta Somaliland. Lama oga ajandayaasha rasmiga ah ee ay ka wada hadli doonaan Augustine Mahiga iyo masuuliyiinta Somaliland, hase yeeshee waxaa loo malaynaayaa in qodobada ay xoogga saari doonaan ay kamid tahay xaaladda abaarta ee ka jirta guud ahaanba Soomaaliya iyo qodobo kale oo aan iminka la shaacin. Ilo ka agdhow Mahiga ayaa sheegay in danjirahu safar caynkan ah ku tegi doono gobolada Puntland wallow aan warkaasi la xaqiijin. Horseed Media
  16. ^^^Galkacyu is at war with Amira Zubayra Godane and the Al Shabaab assasins and they will be dealt with. Its a war against Al Shabaab that unites all of Somalia.
  17. ^^^lol, adeer again you show the envy of the secessionist and hate of all things Somali. As I have stated before this is long overdue, Galmudug, Ximan, Ahlu Sunna, and Hiiraan must unite and form a strong federal state. I welcome it and every person in Puntland will welcome it. The days when we fear our own people are long over. No when will you stop hating your own Somali people and condemn th actions of Amira Zubayra and the gang?
  18. ^^^No adeer its only a fact. Remember how your admin cried when Qaybdeed led delegation signed an agreement with Puntland. Do you want us to remind you?