
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Somaliland a history of wretched warlords treachery
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
I thought the secessionists were different? That they were more secure? Lol -
Somaliland a history of wretched warlords treachery
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^ poor secessionist I thought you was some what special? Siilanyo in 2011 is unable to take a stroll in Hargaysa without dozen heavily armed militiamen paints a more clear picture of the reality on the ground. -
-
What's the greatest Somali love story ever told?
General Duke replied to General Duke's topic in General
^^^Nice one.. -
What's the greatest Somali love story ever told?
General Duke replied to General Duke's topic in General
^^^What’s it called and is there any summary available ? -
source
-
Agriculture, forestry, and fishingBy far the most important sector of the economy is agriculture, with livestock raising surpassing crop growing fourfold in value and earning about three-fifths of Somalia’s foreign exchange. Agriculture in Somalia can be divided into three subsectors. The first is nomadic pastoralism, which is practiced outside the cultivation areas. This sector, focused on raising goats, sheep, camels, and cattle, has become increasingly market-oriented. The second sector is the traditional, chiefly subsistence, agriculture practiced by small farmers. This traditional sector takes two forms: rain-fed farming in the south and northwest, which raises sorghum, often with considerable head ... (100 of 10400 words) 1..
-
Lower Juba
-
Lower Juba
-
Trend:New Female (Somali) Singers - Are they flops or fantastic?
General Duke replied to Paragon's topic in General
^^^They are flights who were just introduced to lipstick. -
Silvio Berlusconi: 'I'm going to take a shower. You wait for me on the bed' John Hooper analyses recordings allegedly made by escorts invited to parties held by the Italian PM, Silvio Berlusconi audio of Berlusconi with a prostitute
-
The old man gets away with murder...
-
Wax soo saarka Beeraha Gobolka Jubadda Hoose oo si dardar leh u socdo (DAAWO SAWIRRO) Isniin, June 14, 2010(HOL): Mar aan shalay safar ku tagay deegaanada gosha ee dhanka waqooyi kaga beegan magaalada kismaayo ayaa waxaan booqday deegaano dhowr ah oo ay kamid yihiin Wirkooy, Zanguuni, Mogaanbo iyo Araare oo dhamaantood ah ubucda beeraha gobolka J/hoose, waxaana halkaasi ku arkay dalagyo fara badan oo ay beereen beeraleyda kuwaa oo ay kamid yihiin Muuska, Galleyda, Sisinta, Cambaha, Qaraha, Liinta iyo weliba kuwo kale oo badan. Mid kamid ah Beeraleyda gobolka J/hoose oo lagu magacaabo Max'ed Siciid oo aan ka wareystay howlahooda shaqo ayaa sheegay in ay wadaan shaqooyin fara badan isagoona sheegay in fatahaadii webiga jubba ay cabsi badan ku beertay qaar kamid ah beeraleyda balse waxa uu xusay in weli howlaha beera tabcashada ay si dar dar leh u soconayaan. Waxsoosaarka beeraha Gobolka J/hoose ayaa u muuqanaya in ay yihiin kuwo isa soo taraya iyadoo ay si habsami leh u socdaan tabcashada dalagyada kala duwan ee ay beerayaan dhulqodotada gobolka J/hoose. Beeraleyda ayaa inoo sheegay in sanadkan uu yahay sanadka ugu tabcashada badan marka loo eego sanadihii lasoo dhaafay taasina waxa ay u sababiyeen in bulshada ku dhaqan gobolka j/hoose ay usoo jeesteen sidii ay wax uga soo saari lahayeen dhulkooda. Iyadoo beeraha gobolka j/hoose ay kasoo go’ayaan dalagyo ayaa hadana waxaa jiro fatahaado balaaran oo uu wado webiga jubba oo ku fatahay inta badan deegaanada gosha ee ku yaal waqooyiga gobolka j/hoose.
-
Gudoomiyaha Baarlmaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa kulanka ka hadlay , waxa ayna hadaladiisa ahaayeen kuwa jilisan marka loo fiiro hadalo laga filayey. Waxa uu sheegay Gudoomiyaha Baarlmaanka in uu madax kale duwan oo beesha caalamka ah la soo kulmay islamarkaana aysan jirin cid si toos ah uga hor timid go'aankii baarlmaanka ee waqti kordhisashada iyo cid si toos ah u taageertay. Waxa uu sheegay in beesha caalamka ay u soo jeedisay in ay habooneeyd in mudo kordhinta Baarlmaanka laga dhigo wax ka yar Seddexda Sano. Shariif Xasan ayaa sheegay in baarlmaanka haddii uu doono uu dib uga laaban karo go'aankii haddii kale uu ku sii adkeeysan karo , waxa uuna hadalkaan meesha ka saarayaa hadalo horay uu u jeediyey oo ahaa in marnaba aan laga laaban doonin go'aankii Baarlmaanka. Sidoo kale hadalada jilicsan ee uu Gudoomiyaha Baarlmaanka maanta ku hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa in uusan xiligaan khilaaf wanaagsaneeyn loona baahanyahay in xaalada qatarta ah laga samato baxo. Sakiin is not looking sharp at all..
-
Muqdisho(Allpuntland) Baarlmaanka KMG Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho kaasi oo ay ka soo baxeen natiijo ka duwan kuwii laga filayey. Kulanka maanta Baarlmaanka ayaa waxaa soo xaadiray 305 mudane, waxaana shirgudoominayey gudoomiyaha Baarlmaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan. Ajandaha kulanka baarlmaanka ayaa lagu soo koobay in warbixin laga dhageeysto wafdi uu ka mid ahaa Gudoomiyaha Baarlmaanka oo safar maalmahii ugu dambeeyey ugu maqnaa dalka dibadiisa. Qaar ka mid ah xildhibaanada misana ahaa kuwa safar dalka dibadiisa uga yimid ayaa madasha ka hadlay, waxa ayna qaarkood sheegeen in beesha caalamka ay ka dalbatay in kuraasta baarlmaanka ee haweenka la kordhiyo. Gudoomiyaha Baarlmaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa kulanka ka hadlay , waxa ayna hadaladiisa ahaayeen kuwa jilisan marka loo fiiro hadalo laga filayey. Waxa uu sheegay Gudoomiyaha Baarlmaanka in uu madax kale duwan oo beesha caalamka ah la soo kulmay islamarkaana aysan jirin cid si toos ah uga hor timid go'aankii baarlmaanka ee waqti kordhisashada iyo cid si toos ah u taageertay. Waxa uu sheegay in beesha caalamka ay u soo jeedisay in ay habooneeyd in mudo kordhinta Baarlmaanka laga dhigo wax ka yar Seddexda Sano. Shariif Xasan ayaa sheegay in baarlmaanka haddii uu doono uu dib uga laaban karo go'aankii haddii kale uu ku sii adkeeysan karo , waxa uuna hadalkaan meesha ka saarayaa hadalo horay uu u jeediyey oo ahaa in marnaba aan laga laaban doonin go'aankii Baarlmaanka. Sidoo kale hadalada jilicsan ee uu Gudoomiyaha Baarlmaanka maanta ku hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa in uusan xiligaan khilaaf wanaagsaneeyn loona baahanyahay in xaalada qatarta ah laga samato baxo. Sidoo kale Shariif Xasan ma uusan magacaabin gudiga doorashooyinka ee uu horay u sheegay in kulanka maanta uu ku magacaabi doono, Sidoo kale kulanka laguma soo qaadin go'aankii Golaha wasiirada ee ahaa in dhamaan hey'adaha Dowladda loo kordhinayo mudo halsano ah, waxa uuna go'aankii Golaha Wasiirada ka hor imaanayaa go'aankii Baarlmaanka ee Seddexda Sano. Xildhibaano ka tirsan Baarlmaanka oo saaka warbaahinta la hadlay ka hor inta uu kulanka furmin ayaa sheegay in ajandayaasha kulanka ay ka mid yihiin magacaabista gudiga doorashooyinka, Go'aankii golaha Wasiirada, Shirka lagu wado in uu Kenya ka furmo iyo in warbixin laga dhageeysto Gudoomiyaha Baarlmaanka iyo wafdiga la socday hasayeeshee dhamaan Ajandayaasi ayaaba lagu soo qaadi marka mid kaliyah laga reebo. Kulanka maanta ee Baarlamaanka uu yeeshay ayaa jawi wanaagsan ku soo idlaaday, waxa uuna gudoomiyaha Baarlmaanka u sheegay xildhibaanada in 3 maalmood ka dib kulan kale ay isugu yimaadaan. Xafiiska Wararka Allpuntland Muqdisho.
-
What's the greatest Somali love story ever told?
General Duke replied to General Duke's topic in General
Taleexi thanks. So its based on a true story then.. What about Cilmi & Hodan were there any books written about their story? -
Somaliland a history of wretched warlords treachery
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
This is Warlord Siilanyo traveling through Hargaysa city. Incredible, you would think he is in hostile territory…Maybe he is. -
What's the greatest Somali love story ever told?
General Duke replied to General Duke's topic in General
Taleexi;706426 wrote: Cilmi iyo Hodan jacaylkoodu midna caadi ma ahayn..... balse waxaa buugii ugu horeeyey ee novel jacayl ah laga qoray Cawrala iyo Cali Maax .... Aqoon Darro Waa u Nacab Jacayl ... (Ignorance is the enemy of Love) oo uu ku fara yaraystay Faarax M J Cawl .... So is it a true story or a work of fiction? -
What's the greatest Somali love story ever told?
General Duke replied to General Duke's topic in General
Kool_Kat;706403 wrote: GD, ina'adeer ma jaceyl baa lagday? I JOKE, I JOKE! ! My cousin, why the JOKE, it is spring after all. Anywho let us know what your favourite story is or if you know any others.. -
What's the greatest Somali love story ever told?
General Duke replied to General Duke's topic in General
Jacpher;706405 wrote: I vote for Abu juxaa iyo his mistress qori ismaris the greatest fictional love story of all time. Go on tell us about it..