General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^Malika you sound like your haggard self. Puntland lost many men fighting all these years in SOOL, every clan contributed and I expected nothing else from you but to belittle their efforts and sacrifice. However as I stated today, there is no need for me to defend these people any longer, nor attack the secessionists. LA fell to Xabsade’s sub clan support for the secessionist and we have had the case of Kayse who defected while his people were getting butchered. Has anyone ever asked the question, how the secessionist could not stop Ilka-Jiir and others in SANAAG, yet they can play games in SOOL/CAYN? Like I said I expect nothing else from you my sister. However, I am more than disappointed, first you had Garad Jama insulting a whole clan and now Suldan Garase being insulted.
  2. Beautiful pic: I see, Abduqadir Shirwac and Ali Hashi Doore at the back, well done.
  3. Gudiga abaaraha ee Puntland ayaa Maanta warsaxaafadeed ka soo saaray abaarta puntland ka jirta iyo gurmadyada laga agaystay. Warsaxaafadeedkan ay qabteen gudiga abaarha ee Puntland wuxuu ku saabsanaa xaalada guud ee abaarta puntland oo ka sii daraysa iyo warbixin dhamaystiran oo ku salaysan qiimaynta iyo Waxqabadkii gurmadka abaarta ee gudan abaaruhu ay u gudbiyeen Madexweynaha Dawlada Puntland Dr, C/raxmaan Sh Maxamed Maxamuud Faroole iyo Madexweyne ku xigeenka Dawlada Puntland Gen, C/samad Cali Shire. Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hidaha iyo Dhaqanka Dawlada Puntland Axmed Cali Askar oo xubin ka ah gudigan ayaa warsaxaafadedkan oo meelo badan taabanaya u akhriyay saxaafada, wuxuuna sheegay gudiga abaaraha ee puntland in uu warbixin dhamaystiran ka siiyay Madexweynaha iyo Madexweyne ku xigeenka Dawlada Puntland Gurmadkii, Waxqabadkii iyo qiimayntii abaarta Deegaanada puntland. Wasiirku wuxuu warbixintan ku sheegay in gudigu uu gudbiyay dacdaro iyo dhibaatoyin farabadan oo ka jira meelaha ay abaarta iyo biyo la,aantu ka jirto wuxuuna sidoo kale sheegay in ay jiraan xoolo farabadan oo u dhamaaday abaartan iyo biyo la,aantan jirta awgeed. Wasiirku wuxuu sidoo kale sheegay in ay jiraan cuduro farabadan oo ka shashay abaartan wadanka ka jirta taas oo aan ilaa iyo hada si weyn u saamaysay Xoolaha. Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hidaha iyo Dhaqanka Dawlada Puntland Axmed Cali Askar wuxuu sheegay in culays farabadani uu ka jiro meelaha magaalooyinka ah iyo tuulooyin ay biyo wali ka jiraan kuwaas oo ay ku soo urureen reer miyigii iyo xoolahoodii oo aad u farabadan kadib biya la,aanta dhacday. Meelaha dhibaatada abaartu ay aad ugu balaaratay waxaa ka mid ah Deegaanada ku fidsan xeebaha Puntland,Dhulka ayxda ah iyo Soolka oo loo yaqaano Xubin fuliye ilaa bayla, Dhulka Hawdka loo yaqaano ee Buuhoodle ilaa Ayl iyo Dooxda Nugaal ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hidaha iyo Dhaqanka Dawlada Puntland Axmed Cali Askar. Wasiirku wuxuu sidoo kale sheegay in Dawladu ay dirtay qaylo dhaan balaaran oo ku aadan Abaartan saamaysay dadka iyo duunyada in gurmadyo laga gaysto, waana Markii ugu dambaysay ee Gudigu uu Warbixin ka gudbiyo xaalada abaareed ee Deegaanada puntland. Fowsiyo Ismaacil allidamaale.com Garoowe-Puntland
  4. ^^^Adeer you can talk at any level you want, I have told you on another thread. This whole SSC crap is a non issue for me and others will see the light soon enough.
  5. ^^^lol@ Khadar, adeer trust me I will not waste my time on this issue ever again. The secessionist know you better than I ever imagined. Good day sir.
  6. Waxqabadkii Dowladda: Dowladda Puntland ayaa dirtay qeylo-dhaan isdaba joog ah tan iyo 1kii Desembar 2010, ka dib markii sahan badan laga sameeyey siday abaartu u saamaysay gobollada kala duwan ee Puntland; $205,000 USD oo lagu bixiyay biyo-dhaan iyo dayactirka ceelasha; Dowladda oo qaybisay 800-tan oo raashin ah oo uu deeqay dalka Isutagga Imaaradka Carabta (UAE), taasoo weli socota; Waxaa la abaabulay culumada, shirkadaha, ganacsatada, iyo qebaha kale ee bulshada si ay uga qayb qaataan kaalmayna iyo gurmadka shacabka ku tabaalaysan abaarta. Hey’adihii ajiibay baaqii Dowladda waxaa ka mid ah: UNICEF; ICRC; VSF Germany; ADRA; WFP; Shilcon; Horn Relief; Tadamun; iyo Dowladaha Kuwait iyo Isutaga Imaaraadka Carabta (UAE); Dowladda Puntland waxay si gaar ah u amaanaysaa hey’adda UNICEF oo si hagar la’aan ah uga qayb qaadatay gurmadka abaaraha. Waxqabadka biyo-dhaanka wax badan kama badalin xaalada biyo-la’aanta ee ka jirta dalka waxayna la mid noqotay dhibic bad-weyn lagu tuuray (drop in the ocean): Waxaa abuurmay sicir-barar xaga biyo-dhaaminta; iyo Guud ahaan deeqaha hey’adaha ay la yimaadan oo aad u yar, isla markaana hey’adaha qaarkood lagu tilmaamayo maamul-xumo iyo howlgalkooda oo si kooban u xadidan. Ugu danbayntii, Dowladda Puntland waxay mar kale ku baaqaysaa in loo baahan yahay gurmad wadareed oo aan loo kala harin, Dowlad iyo Shacab. Waxaan Eebe ka baryaynaa Naxariis, Roob iyo Barwaaqo. Aamin. Xafiiska Madaxweynaha Puntland
  7. War-bixin xaalada guud ee abaarta Puntland oo ka sii daraysa 3 hours ago | 0 comments 0 Dawladda Puntland ayaa warbixin ka soo saartey abaaraha ka jira deegaanada Puntland, kuwaas oo dad iyo duunyaba saameeyey, warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sida hoose: WAR-SAXAAFADEED Guddiga Abaaraha heer qaran ee Dowladda Puntland ayaa maanta isugu yimid shir deg deg ah uu ku saabsan xaalada guud ee abaarta ku habsatay dhamaan Gobollada Puntland oo ka sii daraysa iyadoo uu shirkaasi gudoominayay Madaxweyne Dr. C/raxmaan Max’ed Faroole, goob joogna ka ahaa Madaxweyne-kuxigeenka Dowladda Puntland, Gen. C/samad Cali Shire. Guddiga Abaaraha ayaa warbixin dhamaystiran ka siiyay Madaxweynaha Puntland gurmadkii, waxqabadkii iyo qiimeyntii ee ka soo baxay ilaa haatan. Guddiga ayaa tibaaxay dacdarro badan oo ay abuurtay biyo-la’aan caam ah iyo abaar ba’an, iyadoo ay xoolihii le’deen, una bateen wax caato la liicaya iyo wax cudur heleen, meelaha qaarkoodna ay reer guuraagii usoo qaxeen magaalooyinka iyo tuulooyinka. Meelaha dhibaatooyinka abaartu ay aad ugu balaarteen waxaa ka mid ah: 1) deegaamada ku fidsan xeebaha Puntland; 2) dhulka Iyaxda iyo Soolka loo yaqaan (Fiqi-fuliye ilaa Beyla); 3) dhulka Howdka loo yaqaan (Buuhoodle ilaa Eyl); iyo 4) Dooxada Nugaaleed.
  8. ^^Adeer, I will apologise and even go further than that, no one from Puntland should ever again view these regions as part of thiers if this is how our elders will get treated and waste their time any longer. Faroole has been vindicated on this day.
  9. Bilan, the secessionist dont need to fight these people, they allow them to take over their lands and then they blame other clans in Puntland for their failures. Its a formula that has worked well.
  10. ^^Adeer Garasse is an elder and not a member of the Puntland admin. You insulted him, while you never insulted the Puntland Minister of Fishiries who was in Buhuudle all these months? Come of it no one is buying this nonsense. You can smile all you want, but trust me this is the last straw, respect goes both ways, and if you want division, then so be it. No one from NE Somalia is climing nor wants your regions, much like we dont claim Hobyo or Cadaado, no one forced you to come and become part of Puntland and you have a right to leave. I for one believe its for the best that you leave, and take all these Garad's , and Ministers in Garowe with you. What are we wasting our time and effort for?
  11. NGONGE;707130 wrote: ^^ Not my words, adeer. Somaliland warns will not take in foreign-seized pirates (AFP) HARGEISA, Somalia — Even the news source that you quoted does not recognise you. Not my words adeer, its AFP..
  12. Its remarkable that P/L is the problem, its the blame. However Xabasde, the missing in action Xaglato-Siye & the two Garads who have not spoken but are AWOL at this very moment are not the problem. We remmeber the words of Garad Jama, and the insults of Xagla-Tosiye and Xabsade and now this? Come on. You can keep supporting some one who hates you and blames you for their own shortcomings. Its time to rethink the whole Puntland admin. What on Earth are we arguing over?
  13. ^^^Yeah right, of course they said that. top deluding yourself adeer. UN still recognises SL as part of Somalia. Live with it.
  14. NGOONGE, there is no argument here adeer. Puntland needs to not get involved in this anymore, and forget Faroole adeer, I dont think this is worth it at all. We [Puntlanders] are trully deluding ourselves with all this crap.
  15. ^^A_Khadar adeer, if its acceptable for you that Suldan Garasse an elder is insulted in what he rightly views as his own country, by his own kin, then rest assured there is nothing to discuss and debate here. Not sure why we need to bother with supporting people who view us as the enemy?
  16. ^^^Like I said before, Suldan Garase & others deserve what they got. Its ironic that these elders are portrayed as the enemy, that even in this forum some people cower to the secessionist and yet attack their Kin at every turn. If this story is true, then I would say its the end of the matter for me.
  17. Garowe, Mar 28 - Waxaa maanta (Isniin) xarunta wasaarada hormarinta haweenka iyo arimaha qoyska ee Puntland lagu qabtey Shirweynaha sadexaad ee Wadatashiga Nabadda Haween-weynaha Soomaaliyeed iyadoo ay kasoo qeyb-galeen shirkaasi haween kor u dhaafaya ilaa boqol kana kala yimid dfaha caalamka. Munaasabadda furitaanka waxa goob-joog ka ahaa madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole, xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Puntland, Isimo, waxgarad iyo Abwaaniin. Ugu horeyntii waxaa shirkaasi furtey Agaasimaha Guud ee wasaarada hormarinta haweenka iyo arimaha qoyska Puntland Siciido Xuseen Cali waxaana marwo siciido ay sharaxaad ka bixisay ujeeda shirka iyadoo dabadeedna hadalka kusoo dhaweysey Wasiirka hormarinta Haweenka iyo Arimaha Qoyska Puntland Marwo Caasho Geelle Diiriye oo halkaasi kasoo jeedisey khudbad dheer oo ka turjumeysa ujeedada shirka macnaha uu xambaarsan yahay shirku iyo sidoo kale waxyaabihii u qabsoomey intii u dhaxaysay kulankan iyo kii horeeyay. Sidoo kale Marwo Caasho Geele Diiriye waxaa kale oo ay sheegtey in shirkii 1-aad ay kasoo qeyb-galeen Haween tiradoodu gaareyso ilaa 130 kuwaasoo matalayay qeybaha kala duwan ee bulshada iyo haween-weynaha Soomaaliyeed waxaana ay sheegtey in shirkaasi ay kasoo baxeen qodobo ay ka mid ahaayeen: 1-In baaqyo wada jira ah loo diro xoogagga ku kor dagaalamaya shacabka dhexdiisa oo ay maalin walba ku nafwaayaan biri-ma- geydo aan waxba galabsan isla markaana ay soo gaadho dhibaatooyin kale sida barakaca. 2-In 25-ka Octobar oo ku beegneyd maalinta shirweynahii 2-aad ee nabadda la qabtey loona aqoonsado maalinta Nabadda Haweenka Soomaaliyeed sanad walbana laga xuso meel kasta oo Haween Soomaaliyeed joogaan. 3- In la dhiso Urur-weyne loo bixiyay Ururka Haweenka aan Xuduudka Laheyn oo faracyo ku yeeshaan dalalka bulshooyinka afsoomaaliga ku hadla daggan yihiin oo haweenkoodu ku midoobeen in ay Urur wada sameystaan. Waxaana sidoo kale marwo Caasho Geele Diiriye ay madashaasi kusoo bandhigtey qoshaha shirka iyo doorka haween-weynaha Soomaaliyeed ee ku aaddan xal-u-helida dalka Soomaaliya oo mudo bubur ku jiray.
  18. Congrats to the couple, I have no idea who they are, but good luck.
  19. Much has to change, but the people should not wait for the admin, as the traders above have done. We must help ourselves.
  20. ^^^JB has every right to laugh in this thread adeer, you just gave him enough amunition.
  21. ^^^Interesting development, Suldan Garase deserves all he got and more. Why should he visit these regions and offer his help? Also , no one from Garowe is claiming anything nor covets any part or people that do not want them. If the people of SSC do not want to be part of these regions an admin no one shall force them nor fight them..
  22. . ^^^Aaliyah, there is no mention of a suicide in the story. He died of a sickness, over time he started to get weaker, stopped eating food and passed away. Death from a "broken heart" can occur, if a person is sick physically then decides to give up and not fight. It has happened throughout history, however there was no suicide involved.
  23. ^^^I dont hink he killed himself. He died of a broken heart. However it could have been anything, hi symproms looked more like TB..
  24. How do we fight social injustice when so many seem to have lost hope? According to provocative intellectual Cornel West the answer is simple - love. On Monday's Riz Khan we speak to the bestselling author who argues that we are living in "catastophic, catatonic, and catalytic" times but we must face them with compassion. A must watch show..