
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Nairobi: Yusuf Haji Farax Macalin attack Sharif Ahmed
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
It shows a lack if foresight on both the TFG and Kenyan sides. -
Nairobi: Yusuf Haji Farax Macalin attack Sharif Ahmed
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The Kenyans are saying that the TFG signed an agreement for them and Kenya to attack Al Shabaab. -
Nairobi: Yusuf Haji Farax Macalin attack Sharif Ahmed
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dowladda Kenya oo ka jawaabtay hadalkii Madaxweyne Shariif Nairobi: (Sh. M. Network) *Dowladda Dalka Kenya ayaa si kulul uga jawaabtay war maanta ka soo baxay madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed kaasi oo ahaa in dowladda Kenya ay ku soo xadgudubtay dhulka Soomaaliya. * Xili madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta ka hadlayay Shir jaraa’id oo uu ku qabtay degmada Dayniile uu ku sheegay in dowladda Kenya ay ku soo xadgudubtay Soomaaliya islamarkaana aysan raali ka aheeyn dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ayaa hadalkaasi waxaa ka hadlay wasiiro ka tirsan dowladda dalka Kenya. * Wasiirka arimaha dibada Kenya Moses Wetangula oo la hadlay BBC-da ayaa waxa uu sheegay in talaabada ciidamada Kenya ay ku soo galeen Soomaaliya ay aheeyd codsi uga yimid dowladda KMG Soomaaliya, isagoo xusay in ay la dagaalamayaan kooxo argagixiso ah oo uu tilmaamay in ay dhibaateynayaan shacabka reer Kenya iyo dadka dalkaasi booqashada ku tagaya. * Moses Wetangula ayaa sidoo kale sheegay in soo galista dalka Soomaaliya iyaga ay dan ugu jirto maxaayeelay waxa uu xusay in ay halkaasi kula dagaalamayaan kooxo dhib badan ka geystay gudaha dalka Kenya. * Dhinaca kale wasiirka gaashaandhiga ee dalka Kenya Yuusuf Xaaji oo isna u waramayay BBC-da ayaa waxa uu sheegay in wax lala yaabo ay tahay hadalka ka soo yeeray madaxweyne Sheekh Shariif, isagoo carabka ku adkeeyay in 18-kii bishaan xiligii ay imaanayeen isaga iyo wasiirka arimaha dibada Kenya *dalka Soomaaliya uu kulankii dhexmaray dowladda KMG iyo dowladda Kenya uu goob joog ka ahaa *madaxweynaha, islamarkaana heshiiskii Kenya iyo Soomaaliya uu u soo wakiishay Ra’iisul wasaare Cabdi wali Max’ed Cali Gaas. * Yuusuf Xaaji Wasiirka gaashaandhiga ee dalka Kenya ayaa intaasi sii raaciyay in dowladda KMG Soomaaliya ay u soo gurmadeen beesha Caalamka oo dhan si loo baabi’iyo Al Shabaab balse waxa uu xusay in hadii Madaxweyne Shariif uu diiday Taageerada dowladda Kenya uu cadeeyo in uu la jiro kooxaha dhibka ka wada Soomaaliya, sida uu hadalka u dhigay. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. -
Early signs in Tunisia point to Ennahda’s strong showing
General Duke replied to xiinfaniin's topic in Politics
I agree with Xiin, the Al Nahda has like the AKP waiting for years to come to power and have come through if the expected results are true an open election with a huge turnout. Tunis will be more like Ankara than Paris. -
Nairobi: Yusuf Haji Farax Macalin attack Sharif Ahmed
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Wasiika Difaaca ee*Xukuumada Kenya ayaa waxay caawa si kulul uga jawaabtay hadalka ka soo yeeray Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, ee uu ku sheegay inaysan Dowladda iyo shacabka Somaliyeed raali ka ahayn in Ciidamadda Dowladda Kenya ay gudaha u soo galaan dalka Somaliya. Wasiirka*Mr.Maxamed Yuusuf Xaaji, oo caawa wareysi gaar ah siiyay Idaacada BBC-da laanteeda afka Somaliga, ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in wax lala yaabo ay tahay hadalka maanta ka soo yeeray Mudane Shariif Sheekh Axmed. Wasiirk Wasaaradda Gaanshaandhiga, ayaa wuxuu sheegay in Dowladaha Somaliya iyo Kenya ay kala saxiixdeen in si wadajir ah loola dagaalamo Xarakada Al Shabaab, maadaama ay u wada garteen inay khatar ku tahay ammaanka Soomaaliya, Kenya iyo Bariga Afrika. Maxamed Yuusuf Xaaji, ayaa wuxuu sheegay in Madaxweynaha Shariif arinta Ciidamadda Dowladda Kenya ee soo galay Soomaaliya uu u xil saaray Raa’isal Wasaaraha Dowladda Soomaaliya Mudane Gaas, kaasoo uu sheegay inay u saxiixay. “Madaxweynaha waxaan ka rabnaa inuu hadalkiisa kala cadeeyo, in uu rabo in Shabaab laga qabto, in uu isagu taageersan yahay kooxaha qaswadayaasha ah” ayuu si kulul uu ku yiri Mudane Maxamed Yuusuf Xaaji. “Caalamka wuxuu rabaa in Soomaaliya ay nabad ka dhacdo, in Soomaaliya loo-dhiso Dowlad weyn oo awood ah, marka hadalka Madaxweynaha waa wax aad loola yaabo” ayuu si raaciyay Wasiirka Wasaaradda Gaanshaandhiga ee Dowladda Kenya Mudane Maxamed Yuusuf Xaaji. Wasiirka Wasaaradda Gaanshaandhiga ee Dowladda Kenya Mudane Maxamed Yuusuf Xaaji, ayaa wuxuu cambaareeyay hadalka ka soo yeeray Madaxweynaha Soomaaliya, ee uu ku sheegay in Kenya ay si sharci daro leh ku soo gashay gudaha Soomaaliya -
(Dhagayso)Kenya oo canbaaraysey hadalkii maanta ka soo yeerey madaxwayne Shiikh Shariif. Posted by pi on October 24th, 2011 Dowladda Kenya ayaa markii ugu horaysey shaacisey in hawlgaladda ay ciidamadda Milatariga ee Kenya ay ka wadaan gudaha dalka Soomaaliya uu yimid kadib markii masuuliyiinta DKM ee Soomaaliya ay ka heleen ogolaansho buuxda oo cadaynaysa in dowladda Kenya ay ciidamadeeda u diri karto dalka Soomaaliya. Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa sheegey xili uu la hadlayey idaacadda Garowe in hawlgaladda ay Soomaaliya ka wadaan Milatariga Kenya uu yimid,kadib markii madaxwaynaha DKM ee Soomaaliya uu xafiiskiisa warqad ogolaansho ah ka soo saarey,kadibna ay warqadaasi si wada jir ah u wada saxiixeen wasiirka Gaashandhiga Yuusuf Xaaji iyo raysul-wasaaraha DKM ee Soomaaliya,sidaasina ay ku soo galeen ciidamadda Kenya gudaha dalka Soomaaliya. Faarax Macalin ayaa sidoo kale sheegey in warqadaasi Copy-geedi ay gacanta ku hayaan baarlamaanka Kenya,islamarkaana ay ka doodeen xildhibaanadda Kenya,sidaasina lagu ansixiyey hawlgaladda ciidamadda Kenya ee ay Soomaaliya ka wadaan kuwaasi oo ku salaynsan la dagaalanka Kooxdda Alshaab. Waxa sidoo kale uu canbaareeyey gudoomiye ku xigeenka baaralamaanka Kenya,madaxwayne Shiikh Shariif oo u ku tilmaamey nin aysan ismaqlin afkiisa iyo dhagihiisu,isagoo sheegey in caalamku la socddo taageerida ay Kenya sii so xukuumadda Shiikh Shariif,ugu danbayna waxa uu xusey Faarax Macalin in DKM ay ku qanacsan tahey oo kaliya ciidamadda Amison ee Muqdisho ku sugan,islamarkaana maalin kasta la’laayo dadka maatada iyo ardaydda ah. 18 bishan ayaa magaladda Muqdisho waxa soo gaarey wafdi ka socdda dowladda Kenya oo ay kamid yihiin wasiiradda Gaashandhiga iyo arimaha dibadda ee Kenya,kuwaasi oo shirar la yeeshey masuuliyiinta DKM ee Soomaaliya islamarkaana ka wada hadley hawlagaladda ciidamadda Kenya ay ka bilaabeen gudaha dalka Soomaaliya,waxaase muuqata in hadalo kala duwan ay ka soo baxayaan hawlagaladda ka dhanka Alshaab oo ay Kenya ka bilowdey gudaha dalka Soomaaliya.
-
Early signs in Tunisia point to Ennahda’s strong showing
General Duke replied to xiinfaniin's topic in Politics
Al Nahda victory will be a good thing. Much like the AKP has been good for Turkey. -
2nd explosion goes off in Nairobi; at least 1 dead
General Duke replied to Che -Guevara's topic in Politics
Che because of our failure to defeat and curb Al Shabaab we will all suffer and the hard working Somali's in East Africa will be hurt the most. -
2nd explosion goes off in Nairobi; at least 1 dead
General Duke replied to Che -Guevara's topic in Politics
Al Shabaab have their HQ in Somalia and were supported by Somali's ****** for clan reasons and ends that only make sense to the insane. Thus their actions will Hirt the Somali more than any other people in the Horn and it will set us back years. Though some still insist that the macho Jihadi nonsense will pay of. -
2nd explosion goes off in Nairobi; at least 1 dead
General Duke replied to Che -Guevara's topic in Politics
It's no laughing matter the poor Somali's will be targeted by all those who don't like them Asian businesses groups, Xenophobic Kenyans and outside powers all because of those child murdering clowns and their fake but lucrative Jihad. -
2nd explosion goes off in Nairobi; at least 1 dead
General Duke replied to Che -Guevara's topic in Politics
A few explosions will not make much of a difference to Kenya as a nation. However it will have an effect on the high flying Somali's in Kenya. Al Shabaab and their idiotic supporters always end up hurting the interest of the Somalis who they claim they are defending. How did their Jihad of 2006 hurt Ethiopia? How did their wars inside Somalia, cutting the charcoal and uprooting farmers hurt the infidels? Now a fee bombs in Nairobi will hurt who? The Somali's thats who. -
XX Somalia is a recognized nation going through a bad period in it's history. There is no such thing as Somaliland other than a province within Somalia.
-
Jig-Jiga: Local authority arrest armed SNM militiamen : Pics
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Cadaymaha raga la qabtay -
Jig-Jiga: Local authority arrest armed SNM militiamen : Pics
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Maleeshiyaadka somaliland ee Gacanta lagu dhigay -
Jig-Jiga: Local authority arrest armed SNM militiamen : Pics
General Duke posted a topic in Politics
Ethiopia oo sheegtay in Rag ka soo duulay Somaliland oo laayey dad Ethiopian ah oo la qabtay (Sawiro) October 22, 2011 8:16 pm GMT - Written by PP - Edited by PP Print Jig-jiga: (pp)- Maalmo kahor ayaa waxaa la ogsoonyahay in ay dad budhcad ahi kusooduuleen shacabka degmada yoocaale halkaas oo ay kulaayeen dad shacaba oo geeloodii iyo xoolahoodii lajooga islamarkaana aana kawarhayn sababta ay ulaynayaan, waxaana hubaala oo la ogsoonyahay inay budhcadaas soo duushay lahaayeen dano kale oo iyaga ugooni ah balse sikasta oo ay ahaataba waxay halkaas ku waxyeeleeyeen dad itoobiyaana oo shacaba iyadoo ay halkaas sida la ogsoonyahay ku dileen 7 ruux. Rag la sheegay inay ka soo duuleen Somaliland oo Xasuuqay dad Ethiopian Soomaali ah Haddaba sida lala wada socdo waxaa markiiba sidii ugu dhakhsaha badnayd budhcadaas soo duushay uhorgooyay oo kahor istaagay meeshii ay kasoogaleen ee ay kanoqon rabeen ciidamda sida gaarka ah u tababaran ee liyuu booliska iyagoo halkaas ku qabqabtay 6 gaadhi oo ay wateen iyo 57 nin oo hubaysnaa islamarkaan ciidanka oo ilaalinayay sharciga ayaana sidii uu sharcigu dhigayay ula dhaqmay dambiilayaashii ay halkaas ku qabteen iyagoo hareeraha ka maray kadibna ay isdhiibeen iyagoo gacmaha kor utaagaya qoryihii iyo rasaas aad ufarabadan oo ay wateena halkaas lagaga uruuriyay. Maleeshiyaadka somaliland ee Gacanta lagu dhigay Haddaba iyadoo ay ciidamadu sidii ugu dhakhsaha badnayd sharciga u horkeeneen maxkamadana lasaaray ayaa waxaan halkan idiinkusoo gudbinaynaa oo aad indhihiina ku aragtaan in baabuurta ay wateen iyo rasaasta ay wateenba ay ahayd mid wadanka somaliland laga qaar ka mid raga hibaysan ee la soo qabtay Cadaymaha raga la qabtay soo abaabulay baabuurtuna ay tahay baabuurtii somaliland islamarkaana dib ayaan idiinkasoo tabin doonaa iyagoo kawaramaya qaabkii ay usoo duuleen iyo goobihii ay kasoo kicitameenba. Aqoonsiga raga la qabtayRaashin & Rasaas Guud ahaan shacabka wadanka itoobiya gaar ahaana shacabka deegaanka soomaalida itoobiya ayaa aad ugu farxay aadna ugu riyaaqay sidii dhakhsaha badnayd ee ay ciidamada liyuugu uhorgooyeen budhcadkaas wadanka kusoo duulay dadka itoobiyaanka ahna waxyeeleeyay iyo qaabkii ay sharciga u horkeeneen iyagoo gacanta kusoo dhigay 6 gaadhi oo hubaysnaa iyo 57 in oo la socday islamarkaana wakhtixaadirkan kujira gacanta dawlada deegaanka soomaalida itoobiya. -
Secessionists concerns regarding Somalia's statehood are dully noted.
-
It has been sometime that I have posted on the forum and since then there has been some change back in the Motherland. A Somalia administration is in total control of Mogadishu including the sea and airports as well as all the markets of the city and districts. The Turks have injected a great deal of energy into the country and Al Shabaab are on the run in every region. Puntland has signed a MOA with the central government that has brought this important state into the fold like never before. The Road map has been signed; the Garowe conference is in play. The great losers so far are the fake Jihadi’s who have been left to take credit for massacring school children and their parents and running wild across the country. They have failed to gain ground in Galkacyu with the defeat in Garsoor, they have lost all of Mogadishu and the few sympathies they had with the gullible lot in the Diaspora. Our secessionist are left in a bind, a united Mogadishu and Puntland presents the worst case scenario for their ambitions. Thus expect more tears from the secessionists as Mogadishu renaissance continues. Expect more waffle as Godane is hunted down and found wearing a Burka as he flees towards Burco. Things are changing, but one expects our secessionists to stay the same.
-
Nassir the good Dr held talks with the PM Erdogan and they went well I have been told. He is in the pics as well in the background not holding the kids as well. Nuune thanks for the kind words, and yes that was one wicked way to celebrate your 10,000 post.