
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Salaamu Aliakum, Brother Liban, that was a heart warming story, indeed you are a Somali inside. Keep doing what you are doing, and may Allah guide you and keep you..
-
Dagaal ka qabow midkii maalintii shalay oo ka socda Muqdisho Muqdisho - 10.July.2006 Iyadoo dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ay ku dhinteen 25 qof 50 kalena ay ku dhaawacmeen inta la ogyahay ayaa xaaladdu ay maanta ka deggan tahay sidii uu dagaalku ku bilowday. Meelaha qaarkood gaar ahaan deegaannadii shalay ay dagaalladu ka dhaceen ayaa laga maqlayaa rasaas goos goos ah iyadoo habeenkii xalayna ay malleyshiyaadka kala taageersan Col. Cabdi Qaybdiid iyo maxkamaduhu ay halkaasi isku hor fadhiyeen. Dadweynaha ku dhaqan halka ay dagaalladani ka dhacayaan ayaa waxaa soo food saartay cabsi iyo welwel iyadoo dadka qaarkood ay halakasi horay uga qaxeen. War mutiyeed maalintii shalay ka soo baxay dawladda federaalka kumeel gaarka ah ee Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyey dagaallada ay magaalada Muqdisho ka wadaan maxkamaduhu, waxana ay dawladdu sheegtay in ay dib uga fiirsanayso in ay wax wada xaajood ah la geli karto ragga hoggaaminaya malleyshiyaadka maxkamadaha iyo in kale. MM Dhoorre SBC Muqdisho
-
MUQDISHO: Warar dheeraad ah oo ku saabsan Dagaalladii saakay ka billowday Magaalada Muqdisho Posted to the Web Jul 09, 16:43 Muqdisho (PP) - Waxaa saakay si lama filaan ah uga billowday Deegaanka Madiina ee Magalaada Muqdisho dagaal xoogan oo u dhexeeya Cabdi Qaybdiid iyo Maxkamadaha islaamiga ah ee Muqdisho. Dagaalkaaan ayaa waxaa ku dhintay in ka badan 30-qof sida ay xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah oo ku sugan goobaha ay dagalaada ka socdaan iyo weliba goobaha caafimaadka, waxaana dagaalkaas uu ahaa mid ay guusha sare lahaayeen Maxkamadaha Islaamiga ah ee Muqdisho. Maxkamadaha ayaa waxay ku guulaysteen inay la wareegaan barqonimadii maanta Ex-koontarool Afgooye, Xeradii Asluubta iyo Deegaanka Xoosh ee degmada Madiina, waxaana Ciidammo taabacsan Xuseen Caydiid iyo Cabdi Qaybdii lagu soo ururiyay Gudha Jaamacaddii hore ee Gahayr halkasoo ay dagaallo xooggan kula galeen kuwa Maxkamadaha islaamiga ah ee Muqdisho. Gallinkii dambe ee Maanta ayay ku guulaysteen mar kale sida ay Puntlandpost xaqiijisay Ciidamada Cabdi Qaybdiid iyo kuwa Xuseen Caydiid inay dib ula wareegaan Ex-koontarool Afgooye iyo Xaruntii Booliiska oo uu hadda si xoog badan dagaalka ula socod. Maxkamadaha islaamiga ahaa ay sidoo kale u xaqiijiyay arrintaan Puntlandpost ma ay wareysi la yeelatay mid ka mid ah saraakiisha Maxkamadaha oo magaciisa noogu soo gaabiyay C/risaaq kana mid ahaa saraakiisha hoggaaminaysay dagaalladii saakay ka dhacay Deegaanka Madiina ee Muqdisho. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com
-
^^^Wonderful stuff, I highlighted the areas of concern just for you. The Somalitalk post was not from Puntland, no it was from Amin Khasarow a freelance reporter based in Mogadishu, who happens to be very pro courts and so on. His reports are consistant with Shabbele and so on... Enlighten us old friend on the new closeness between Hiiraale and Tigray
-
^^^Wonderful stuff, I highlighted the areas of concern just for you. The Somalitalk post was not from Puntland, no it was from Amin Khasarow a freelance reporter based in Mogadishu, who happens to be very pro courts and so on. His reports are consistant with Shabbele and so on... Enlighten us old friend on the new closeness between Hiiraale and Tigray
-
Finish Qeybdiid even at the expense of his tribe!
General Duke replied to Alle-ubaahne's topic in Politics
^Horn made the most sensible point here, a quick resouloution should be wished for, prayed for and not this macho nonsence, his tribe, [you mean clan are all Muslims], their deaths is a heavy price to pay.. So lets pray for an end to these battles and for peace.. -
^^^ On time as usual, the fact though is the news portals were your favourite excluding Gedo-sites. I knew you would jump, but I never thought you would go that high...
-
^^^ No he must retire, he did his best, brought the French to one penelty kick away from the trophy. He played a role in defeating the best, he won everything.. He must retire and never play again... Zidane is the best there was, his actions today were tragic, but remember he scored in two world cup finals, how many other players can say that??????
-
^^^Never said anything mate, this is the reports from the so-credable media outlets Shabbele and its imbeded reporter in Somalitalk...
-
Barre Hiiraale iyo Danjiraha Ethiopia oo kulmay iyo Wafdigii xaqiiqo raadinta oo caawa hoyanaya Baydhabo Kismaayo 08, July. 06 ( Sh.M.Network Wafdigii ka socday beesha caalamka ee maanta gaaray magaalada Kismaayo ayaa caawa ku hoyanaya magaalada baydhabo, iyadoo la qorsheynayo in maalinta berri ah ay u safraan magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Wafdigaan ka socda beesha caalamka oo isugu jira Midowga Yurub, Midowga Afrika, IGAD, Jaamacadda Carabta iyo diblumaadsiyiin ayaa waxa ay ka soo dageen agroonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo, ka dib markii ay ka soo duuleen magaalada kismaayo oo kulamo ay kula soo qaateen Isbaheysiga D/jubba iyo ururada bulshada rayidka ah. Wafdigaan oo ka kooban 22 ruux uuna horkacayay Danjiraha dowladda Kenya u qaabilsan Somalia Maxamed Cabdi Afeey. Kulan magaalada Kisaayo si gaar ah ugu dhex maray Barre Hiiraale iyo Danjiraha dowladda Ethiopia oo qeyb ka ahaa wafdigaasi ayaan la ogeyn si rasmi ah waxyaabihii ay ka wada hadleen, iyadoo Wafuudaa markii magaalada Muqdisho ay imaanayeen laga reebay wafdiga danjire C/casiis Axmed Aadan, ka did markii Maxkamadaha ay sheegeen in aanu ogeyn in wafdigaasi lagu soo daro saraakiil ka socota dowladda Ethiopia oo ay ku tilmaameen in faragalin qaawan ay ku heyso arimaha Somalia, hubna ay siin jirtey isbaheysigii la dagaalanka argagixisada. Kulanka ay wada yeesheen Barre Hiiraale iyo Danjiraha dowladda Ethiopia C.casiis Axmed ayaa waxa uu muujinayaa isku soo dhawaasho u dhaxeeya dowladda Ethiopia iyo Isbaheysiga D/jubba. wafuudaan ayaa waxaa la qorsheynayaa in maalinta berri ah ay u sii kictamaan magaalada Galkacyo si ay halkaasi ugu kuurgalayaan aragtiyada dadka si gaar ah amaanka. Shabelle Media Network, Somalia
-
Barre Hiiraale iyo Itoobiya oo si aad ah isugu soo dhawaanaya source Waxaa maalintii shalay ahayd Magaalada Kismaayo gaaray wafdigii xaqiiqo raadinta ee maalmahan booqanayay gobolo ka mid ah dalka, iyadoo intii ay ku sugnaayeen Magaalada Kismaayo ay kulamo la yeesheen wasiirka dib u dhiska iyo dib u dejinta Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) oo ay isla soo qaadeen is bedelada cusub ee ku soo kordhay dalka, gaar ahaan Koofurta Soomaaliya. Wafdigaasi waxaa ku jiray Safiirka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya, waxaana la sheegay in Barre Hiiraale iyo safiirka Itoobiya ay wada yeesheen kulan gaar ah oo mudo saacado ah wada qaateen, ilaa iyo haatanna lama oga waxyaabihii ay ka wada hadleen, hase ahaatee waxaa maalmahan soo xoogeysanayay isu soo dhawaanshaha Itoobiya iyo Barre Aadan Shire (Hiiraale), iyadoo Barre Aadan Shire uu taageeray in Soomaaliya la keeno ciidamo shisheeye oo aan la kala soocin oo ay ku jirto Dowladda Itoobiya. Ugaas Max’ed Wali Ugaas Axmed Nuur oo ah Ugaaska Beesha Sade ayaa waxa uu Barre Hiiraale ku tilmaamay in uu fulinayo arimo gaar ah oo uu u soo dhiibay C/llaahi Yuusuf Axmed, isago kula taliyay in Barre uusan ku abaal dhicin dadkii horey gacanta ku siiyay, isla markaana uu ka digtoonaado qorshaha qarsoon oo ay wataan Itoobiya iyo C/llaahi Yuusuf Axmed. Barre dhawaan ayuu ka soo laabtay Magaalada Baydhabo, waxa uuna kulan gaar ah la yeeshay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo ay isla soo qaadeen arimo fara badan oo la sheegay in ay u badnaayeen is bedelka weyn ee ka dhacay Magaalada Muqdisho, hase yeeshee Barre waxa uu horey u soo dhaweeyay is bedelka ka dhacay Magaalada Muqdisho oo looga adkaaday qabqablayaashii dagaalka ee madada 16-ka sano ahayd dhibaatada ku hayay shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool Gobalka Banaadir iyo hareerihiisa.
-
^^^A shock. Reminds of Maradona, won the world cup in 1986, then lost in the final in 1990, then got caught out for drugs in 1994.. Tragic, but like you said Italy are world champions..
-
Italy win World Cup Sun Jul 9, 2006 9:45 PM BST Italy beat France 5-3 on penalties in the World Cup final after the two teams finished level at 1-1 after extra time in a dramatic encounter in which French playmaker Zinedine Zidane was sent off. David Trezeguet hit the bar with his spot kick and the decisive penalty was scored by Fabio Grosso. Zidane had given France the lead from the penalty spot as early as the seventh minute but Italian defender Marco Materazzi equalised with a header just 12 minutes later. Zidane was shown the red card in the 111th minute after he head-butted Materazzi in the chest in an off-the-ball incident not seen by the referee. After fierce protests by the Italians, the referee consulted his linesman and sent Zidane off. It was only the second shootout at a World Cup final. Brazil beat Italy on penalties after a 0-0 draw in 1994. Highlights:
-
A great game, the dodgy Italians won the world cup. Zidane got a red card in his last game... Adieu Zizou: thanks for the memories Sunday July 9, 2006 The Observer He will walk off the pitch tonight and out of football forever. And he will leave behind a million memories. Zinedine Zidane has been - is, until tonight - the best player in the world for a generation. The best European since Johan Cruyff retired. How shall we best remember him, this man who 'plays as if he has silk gloves on each foot' (Alfredo Di Stefano), who 'can do things with his feet that others cannot do with their hands' (Thierry Henry).
-
Dagalaadii ka socdey magaalada Muqdisho oo galey xili habeenimo Muqdisho- 09.July.2006 Dagaaladii saaka ka qarxay magaalada Muqdisho ee u dhaxeeyey maleeshiyaadka Maxkamadaha Islaamiga iyo kuwa Col.Cabdi Qaybdiid ayaa la isku habeensadey. Dagaalkan oo sababey dhimasho iyo dhaawac aad u fara badan ayaa waxaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen ugu yraan 40 qof halka ay ku dhaawacmeen in ka badan 70 qof kuwaasi oo u badan dad rayid ah oo ay haleeshay rasaastii ay is waydaarsanayeen maleeshiyada dagaalamaysey iyo waliba madaafiic habow ah oo shiish wareertey. Dagaalkan ayaa maanta xoogiisu wuxuu ka dhacay Deegaanka Xoosh Saldhiga Galbeed iyo xeradii ciidankii Asluubta halkaasi oo ay goor dambe qabsadeen maleeshiyada Midowga Maxaakiimta Islaamiga oo doonaya inay Muqdisho ka sifeeyeen xoogagii Isbahaysigii burburey ee la dagaalanka argagixisada. Col.Cabdi Qaybdiid oo maleeshiyadiisa looga qabsadey dagaalka fariisimo muhuum ah ayaa wararku tilmaamayaan in uu diidey in uu dagaalka uu joogsado ama uu hubkiisa wareejiyo, waxaana uu ku wacad marey in uu iska difaaci doono wax uu ku tilmaamey maleeshiyo beeleed ku soo duushey. Col.Cabdi Qaybdiid oo xubin ka ahaa Isbahaysigii burburey ee la dagaalanka argagixisada ayaa ku adkeysanaya in uu is difaacayo, waxaana xiligan maleeshiyadiisa ay ku sugan yihiin Agagaarka Isgoyska Banaadir, Daafaha Isbitaalka Digfeer, Jaamacada Gahayr, Jaamacada Ummada iyo saliga Mareykanka. Horjoogayaasha Maleeshiyaadka Maxkamadaha Islaamiga ee ee saaka guulaha kooban ka gaarey dagaalka ayaa sheegay inay sii wadi doonaan sidii ay Cabdi Qaybdiid uga saari lahaayeen goobaha uu haysto ama uu iska soo wareejiyo hubka iyo gaadiidka dagaal ee uu haysto. Xubno ka tirsan Maxkamada Al-Furqaan oo ka mid ah Maxkmadaha Islaamiga ee dagaalka kula jira Col.Cabdi Qaybdiid ayaa wacad ku marey inay hubka dhigis ku sameyn doonaan Maleehsiyaada Col.Cabdi Qaybdiid oo isugu ka mid ahaa Hogaamiye kooxeedyadii caanka ku ahaa dagaaladii sokeeye. Maleeshiyada Maxkamadaha ayaa saaka goobihii ay qabsadeen waxaa ka mid ahaa saldhiga Galbeed iyo Xoosh oo ay fadhiyeen maleeshiyo tiro yar oo taabacsan wasiirka Arimaha Gudaha Xiseen Caydiid. Saraakiisha Maxkamadaha ayaa ku macneeyeye weerarka ay ku qabsadeen saldhigayada Xuseen Caydiid inay tahay ka dib markii maleeshiyadii joogtey ay diideen inay wadada u baneeyaan maleeshiyaadka Maxkamadaha oo duulaan ugu socdey Col.Cabdi Qaybdiid. Maleeshiyada Xuseen Caydiid oo fadhiya Madaxtooyada, Tiyaartarka, Taliska Booliiska Isgoyska Hawl-wadaag, ayaa waxay saaka jareen dhamaan wadooyinka soo gala xarumahooda, iyagoo diidey inay halkaasi maraan wax gaadiid ah. Lama oga sida uu noqonayo go'aanka Maleeshiyada Xuseen Caydiid ee ku aadan dagaalka iminka socda, laakin sarkaal ka gaabsadey in magaciisa la sheego kana mid ah maleeshiyada Xuseen Caydiid ayaa sheegay inaanay xiligan duulaan aheyn balse ay isdifaaci doonaan hadii la soo weeraro. Maxkamadaha Islaamiga ayaan u muuqan xiligan kuwa weerar ku ah Madaxtooyada ama Villa Somalia oo uu gacanta ku hayo Xuseen Caydiid, inkastoo ay dhici karto in hadalka Xuseen Caydiid uu Baydhabo uu maanta kaga dhawaaqey uu keeno in maxkamaduhu ay cadatowtinimo u qaadaan Xuseen Caydiid sidaa ay ugu daraan saldhiga ay doonayaan inay qabsadaan. Axmed Aar SBC Muqdisho.
-
Dubai, is nothing impressive, its construction gives many opportunities to western companies, they have no idea waht they arew doing or the word sustainability. A playgrund for the rich and shameless it already is, around a region getting poorer and more violent. Think about it, how far is IRAN from the UAE? Someone mentioned they should have invested in people like India, or China, who are becoming the next world powers while the Arabs are turning into the next monaco and Canaries...
-
Somalia: President says the government structure complete Sat. July 08, 2006 09:43 am. Mohamed Abdi Farah (SomaliNet) Somali interim president Abdulahi Yusuf Ahmed said on Saturday the general formation of the government has been accomplished today since the members of supreme judiciary committees were sworn. President Yusuf addressing at a ceremony in which the chairman of the supreme court of the transitional federal government Yusuf Ali Harun held in Baidoa, the capital town of Bay region in southwest of the capital Somalia, saying the supreme court can not operate if it is not built the lower courts, the regional authorities and prisons. He said the law should be judged for fairness since the government officials may breach the rule and it is more needed the Supreme Court have to take tough measures against all officials who fall into foul. "Today I can say that the structure of whole government institutions are complete but according to lower administrations are incomplete and they should be arranged sooner," president Yusuf said while he was participating an inauguration ceremony of the Supreme Court leader, the general judge and the general attorney of the government. The chairman of the Supreme Court Yusuf Ali Harun who was speaking after under oath said he would work hardly to complete the rest mission of the lower courts. "The supreme court can do a lot about restoring the law and order at the same time the Supreme Court will training the judges of the court to act their duty," Ali Harun said. Meanwhile, a plane carrying the first part of the Somali police officers who have had three months training in Kenya landed in the Baidoa town airport. They were about 98 policemen who have finished their course. They were trained to security laws and allotted to protect the government officials. News Category: Somalia
-
^^Good news..
-
Somalia: War Tensions Still High Around Mogadishu South
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Its funny but I agree with Xoogsade, why is A/qaybdeed fighting? He left the old destroyed alliance, his sub-clan are not with him on this, so why is he sticking his kneck out? The courts like them or not are the power in the city, all other armed groups should join them or work with them to bring order to the city. One authority would bring benefits.. -
Somalia: War Tensions Still High Around Mogadishu South
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
MUQDISHO: Maxkamadaha Islaamiga ah ee Muqdisho oo xiray waddada isku xirta Afgooye iyo Muqdisho Posted to the Web Jul 07, 08:55 Muqdisho (PP) - Maxkamadaha islaamiga ah ee magaalada Muqdisho ayaa saakay xiray waddada isku xirta Afgooye iyo Muqdisho, lamana garanayo sababaha dhabta ah ee ay u xireeen Waddadaas. Gawaarida dadweynaha ee ka shaqeeya inta u dhexeysa Afgooye iyo Muqdisho ayaa lagu amray saakay inaysan jirin wax socdaallo ah oo ay ku tagi karaan Afgooye ama Xamar midna, mana jiraan wax warar ah oo rasmi ah oo ay u sheegeen Midowga Maxkamaduhu wadayaasha gaaddiidka. Arrintaan ayaa waxay keentay inuu gabi ahaan hakad ku yimaadaan gawaaridii ka tagahaysay Muqdisho ee aadi lahayd Afgooye iyo kuwii ka imaanaya Afgooye ee imaan lahaa magaalada Muqdisho, waxaana maanta oo jimco ay ahayd maalinta ay ugu shaqo badan yihiin gawaarida ka shaqeeya inta u dhexeysa Afgooye iyo Muqdisho sida uu u xaqiijiyay Puntlandpost mid ka mid ah adayaasha gaadiidka ka shaqeeya Afgooye iyo Muqdisho. Mar ay puntlandpost xiriir la sameysay qaar ka tirsan Midowga Maxkamadaha Islaamiga ah waxay u sheegeen inay jiraan cabsi laga qabo inay dagaallo ka dhcaan inta u dhexeysa Afgooye iyo Muqdisho, gaar ahan agagaarka Ex-Baar Xaraf oo ay ka baxdo waddo aadda dhanka Degmada Madiina, halkaasoo ay isku horfadhiyeen maalmihii uug dambeeyay ciidamo ka kala tirsan Midowga Maxkamadaha iyo kuwa Col. Cabdi Qaybdiid. Cabsi weyn ayay dadweynaha Degmada Madiina ka qabaan dagaal ka dhaca deegaankooda, waxaana goobjoogayaal ku sugan degmada Madiina ay u sheegeen Puntlandpost inay ka billaabatay Degmadaas hadda qax iyo inay dadku ka cararaan guryahooda. Wixii warar ah ee ku soo kordha kala soco Aqriste www.puntlandpost.com haddii EEBBE idmo oo ha ka dheeraan. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com -
web page Shabelle Media Network (Mogadishu) July 7, 2006 Posted to the web July 7, 2006 Mogadishu There are increasing war tensions in some parts of southern Somalia Capital of Mogadishu due to militia movement around basements where Abdi Qaeybdid, former police chief and Anti Islamic courts is based. Reports from the areas indicate that well armed militiamen loyal to Abdiqaybdid are deployed in parts of the road that links Mogadishu to southern regions. The militias in Roadblocks stop people onboard civilian trucks asking where they are from and to their heading destinations. "The Islamic Courts militias have blocked the part of the road they are deployed and the cost of Bus fare is high today" Osmail Ali Abdi Tahte, a local resident said. The trucks that used the road between Mogadishu and Afgoi district have turned their direction into other sides for militia movements. "We are very much concerned about the increasing war tensions, because we have no where to run" Mumino Farah, a mother with seven children said. Militiamen belonging to Abdiqaybdid's sub-clan ...... and others from the Islamic courts armed with heavy armed vehicles are facing each other around battle lines near Banadir Hospital and the Road between Mogadishu and Afgoi.
-
New, besieged transitional Government in Somalia must be fortified: Annan United Nations Secretary-General Kofi Annan -------------------------------------------------------------------------------- 7 July 2006 – The Transitional Government in Somalia, which, since establishing itself within the country earlier this year has been besieged by renewed factional fighting and the territorial gains of Islamic militias, must be strengthened so that the “painstaking†gains in the long-chaotic country are not lost, United Nations Secretary-General Kofi Annan says in a report released today. “Effective transitional federal institutions will enable Somalia to strengthen its internal security and deal with such threats as terrorism,†Mr. Annan writes in his analysis of political and humanitarian developments since February to be formally presented to the Security Council on Monday by François Lonsény Fall, his Special Representative for the country. Among current priorities, Mr. Annan urges measures to ensure a sustainable end to factional fighting in Mogadishu, the traditional capital, and Baidoa, the seat of the Transitional Federal Institutions of a country which has been without a functioning Government since the collapse of President Muhammad Siad Barre’s regime 15 years ago. Reviewing the recent flare-up of violence in both cities, he said that Mogadishu “saw some of the worst fighting for nearly a decade†during the reporting period, pitting militias loyal to the courts of Islamic law, or Shariah, who have been providing basic security and social services in the city, against the coalition of business leaders, Government Ministers, and faction heads that oppose them, called the Alliance for the Restoration of Peace and Counter-Terrorism (ARPCT). The stated aim of ARPCT, which has no clear relationship to the Transitional Federal Government, is to uproot terrorist elements reportedly linked to some of the Shariah Courts operating in Mogadishu. Between February and early June, the fighting between the two groups resulted in the deaths of scores of civilians and control by the Islamic Courts over most of the city, the report says. In regard to the humanitarian situation, Mr. Annan says that despite plentiful spring rains, the plight of the 2.1 million people affected by Somalia’s worst drought in a decade remains “alarming,†compounded by the continued fighting. “If the dire effects of the humanitarian crisis are to be mitigated,†he says, praising the work of the UN humanitarian agencies that have continued to deliver desperately needed supplies despite the mounting difficulties, “the international community and especially the major multilateral and bilateral partners must respond generously to the Revised 2006 Somalia Consolidated Appeals Process and meet their pledges in timely fashion.†In a related development, the United Nations Development Programme (UNDP) today released a summary of its wide range of activities in support of the Somali Transitional Federal Government in Baidoa, from the rehabilitation of structures to be used as conference facilities to technical assistance in governance. Source: UN NEWS CENTRE, July 7, 2006
-
^^^ First lets get something stright. It is wrong for Puntland admin to allow these ****** in, if that is if the story is true. The Puntland adminstration should pay a heavy price for hosting these criminals... Puntland is a Muslim real estate, first and foremost.
-
Honeslty speaking, I have a feeling that the great Mafias would take the lead at first then the Wine guys will make dramatic come back and will win the World Cup comfortably! Mohamed Saeed Al-Sahaf's great words were "my feelings as usual, they the Italian players will be roasted in the tomb of Berlin" Wonderful stuff...