General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^Red Sea, a valid point, the Arabs are supportive, but the clossest one geographicly is against the Clan Courts.. Though I have had no proof that any Arab nation is willing to come out and say we support the clan courts. We know Yemen supports the TFG, but we are assuming the rest are against it. One can assume that the US, China and the UK are supporting the TFG thus making the rich Arabs null and void.. An assumption you see. Bambo, You need to learn how to read without being emotive, I did not say the Eritreans are not supporting the Clan Courts, but unlike Ethiopia they have not declared war on the TFG nor Ethiopia so far.. They denied that they support the Clan Courts at every turn. A regional war needs to be frought by more than one country.
  2. ^^^lol. XOX, Ethiopia declared war on courts, why have the Eritreans not declared war? Ethiopia, Uganda, Kenya, Yemen say they all support the TFG, wants arms embargo lifted and have put a motion to support this in front of the security council. Eritrea covertly supports the Clan Courts, though denies it openly. So where is the regional war gonna take place? In Mars?
  3. Talk is cheap, the fantasies of a mad man should not bother anyone. Least of all the brave people of SSC...
  4. ^^^Xalane is right, there will be no invasion, but support to counter any foreign elements the Clan Court have in their rank. The main job will be done by the national troops and not by Tigre or anyone else.
  5. ^^Camir as ever you put the argument in simple and undertsandable terms. Who attacked who?, Who broke the Khartoum agreement? Who tried to assasinate the President? Who made blunder after blunder by attacking neighbouring countries? Rememebr the now famous Jihad against Ethiopia? Even today you have Cagowayne attacking Caabud-Waaq, what ever for? Che if you can not provide any evidance of even your clan support for the Clan Courts "Jihad" then why do you prance around and pretend to speak for all the nation? Juje, I undertsand your point my dear cousin. Its unfortunate you blame me for the blunders of the Clan Courts..
  6. ^^^^ I take your points, however I undertsand history enough to accept that the end for lack of governance is near.
  7. ^^^A confused statement, maybe you dont undertsand the situation at all. The idea, that the Courts represent Somalia is false. Also the world and most Somali's recognise the TFG thus your point makes no sense, I never expected a secesionist to support the national governemnt.
  8. ^^Maybe they dont, but it is an opportunity we must grab, we have been isolated and ignored for too long. Che- a simple question for you. You claim to be from puntland I respect that claim though[ with a pinch of salt]. Let me ask you, the town, city or village that you are from, do they support the Clan Courts [dont say Islam]? If so can you forward us some proof, press statement and so on?
  9. ^^^No one will occupy Somalia neither the Ethiopians nor the Eritreans, its a fight for supporting your ally. The excuse of faith and anti-Tigray is running its course.
  10. ^^^Like the way they treat the people in Lower Shabbele, right? Simplistic arguments have no place in the real world. A clan supported by Eritrea is trying to hoodwing everyone, saxib theirs is a policy of agression and clan centric politics.
  11. ^^^What nonsence, you are a grown man, how can Ethiopia decide your faith for you? Why the bombardment of Xamar, why the clan courts millitia are not Iraq of Sadam Hussain. Also the support is international, not just Ethiopia as you and the jokers who support the clan use. Ethiopia, Kenya, Uganda, Yemen are all supporting the TFG, however you are stuck on Tigray, which highlights your undertsanding. It was the Clan Courts who decided to fight the government and even attempted to kile the President, so dont hide behind the faith and Tigray when the other side decides to defend itself. Remember that Somalia does not manufacture guns and therefre where do the clan courts get their support?
  12. ^^^I still have hope the elders will pull it of, I for one would hate to see inter family fighting for nothing.
  13. Che-the Somali nation is not the clan courts, as you would have us belive. I support the national governemnt representing all the people of Somalia.Supported by Yemen, Uganda, Ethiopia and KENYA to say the least. As the clan courts are supported by Eritrea and the like, so get your facts stright mate. As for this war, the courts are rushing before the arms embargo is lifted.
  14. ^^^Wiilo you have repeated what was already posted, my point is then that Ethiopias decleration should not eb seen as suprise since you declared a Jihad, why then mention that you area ready to talk with them? Makes no sense what so ever. Juje, I said Clan Courts and not drug courts or anything else, get that stright. I am against the deaths of my people, I support their future nationhood and peace.
  15. ^^^^ That is when the ICU army led by Cagoweyn set in. Thats the part I do not get, the man who was unable to go to South Galkacyu his own home town dares to attack Cabud-Waaq, these people are getting crazier by the minute.
  16. ^^^Wiilo, now lets reason together. How can you talk to someone you declared a Jihad against a month ago?
  17. Ciidamada Maxkamadaha Islaamiga oo la wareegay gacan ku heynta Degmada Caabud-waaq. Muqdisho, Jimco, 24 Nov 06 Simba Radio Ciidamada Maxkamadaha Islaamiga Soomaaliyeed oo ku hubeysan 30 Gawaari Dagaal ayaa si nabad-galyo leh ula wareegay Degmada Caabud-waaq ee Gobalka Galgaduud. Afhayeen Maxkamadaha Islaamiga ee Gobolada Dhexe Max'ed Max'ud Jimcaale “Cagaweyn” oo Idaacada Simba khadka telefoonka kula xiriirtay isagoo ku sugan Degmada Caabud-waaq ayaa sheegay in saakay saddex saac ee halkaasi gaareen. ?????? Afhayeenka Maxkamadaha ee Gobolada Dhexe, ayaa sidoo kale sheegay in horey halkaasi joogaan ciidamo tiro yar oo ka tirsan Maxkamadaha Islaamiga Soomaaliyeed, isagoo sheegay in lagu wareejiyay Saldhiga Caabud-waaq iyo guud ahaan qeybaha kala duwan ee deegaankaasi. Afhayeenka ayaa sidoo kale sheegay iney jiraan dad ka soo horjeeda Maxkamadaha Islaamiga sida Dadweynaha ka ganacsada Qaad iyo kuwo kale, balse waxuu sheegay Sharciga Islaamka deegaanadaasi ku dhaqi doonaan. Si kastaba ha ahaatee, Ciidamada Maxkamadaha Islaamiga ayaa lagu wareejiyay guud ahaan gacan ku heynta Degmada Caabud-waaq. Simba Media Center , Mogadishu
  18. Degmada Caabudwaaq oo ay gacanta ku hayaan ciidamada deegaan ka kadib. Allmudug.com 24-11-06:- Waxaa dhawaan gaaray Degmada Caabudwaaq dad ka soo jeeda deegaankaas oo gacan saar la leh Maxkamadaha Muqdisho iyadoo isla markiiba ay isaga bexeen halkaas xubnihii ka socda maxkadaha iyo gaari kuwa somalidu utaqaan Cabdibilayaasha oo ilaalo u ahaa xubnaha yimid dad ku sugan degmada caabudwaaq oo shabakada allmudug xiriir la samaysay ayaa u xaqiijiyay inay isaga laabteen halkaas kadib markii dadka deegaanku aad uga caroodeen imaanshiyaha aan lagu wargalin kadibna ay ciidamo aad uhubaysan oo ka socda deegaanku saldhig ka samaysteen Taliskii ciidanka Boliska ee Degmada Caabudwaaq. Ciidamada deegaanka ayaa u qabtay wax ka yar 6 saac inay kaga baxaan Degmada raga yimid taasoo ku khasabtay inay isaga laabtaan Degmada caabudwaaq ilahan oo ku sugan Degmada Caabudwaaq ayaa shabakada allmudu usheegay inay hada xaaladu dagan tahay kadib markii ay qoladii soo gashay ka bexeen magaalada. Dhanka kale arintan ayaa ku soo beegmaysa xili maxkamaduhu ay sheegteen inay gacanta ku hayaan degmadaasi arintaas oo ah arin ay si wayn uga keceen dadka deegaanku marka dhinacyo badan laga eego sheegashada maxaakiimta iyo xaqiiqada deegaanka kajirta waxaad moodaa in arinta maxaakiimtu isugu soo ururtay oo qura warar dacaayada oo la faafiyo iyadoo ninka cagawayne la baxay uu sheegtay in ciidamadiisu gacanta ku hayaan halka maalma kahorna uu sheegtay inuu gacanta ku hayo Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Cabdinuur Mohamed Seeraar qalay2005@gmail.com Xafiiska wararka Allmudug.com Galkayco.
  19. ^^^Indeed you are correct that Somali's have started to master the art of propoganda to some extent. Though my post was simple, in that it asked, why the change of heart? Though I notice today they have started to soudn the same as ever.
  20. Cabsi dagaal oo ka soo cusboonaatay deeganada Dagmada Buurhakabo ee Gobalka Bay Posted to the MOL November 24, 2006, 2:03 pm Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in dhaq-dhaqaaq ciidan uu halkaasi ka jiro, kuwaasoo ay wadaan ciidamda Dowladda Kmg Soomaaliya oo kaashanaya Ciidamo Itoobiyaan ah si loo adkeeyo amaanka Guud ee Gobalka Bay oo dagmooyin ka tirsan ay kusuganyihiin Midawga maxkamadaha saldhigooduyahay Magalada Muqdosho, Wararkii ugu dambeeyay ayaa xaqiijinaya in ciidamada labada dhinac ay isu jiraan wax ka yar 5-km deegaanka dagmada Buurhakabo oo ay ku suganyiniin Maxkamadahu cabsi ayaana laga qabaa in dagaal uu dhexmaro labada dhinac oo inbadan isku tabaabushaysanayay dhanka kalana sida aan ilo wareedyo madaxbanaan kuhelayno ayaa waxay sheegayaan in ciidamo Ethiopian ah oo ku hubeysan ku dhowaad 40-tan baabuurta dagaalka oo ka soo gudbay gobolka Hiiraan ay ku soo wajahan yihiin xarunta Dowladda Kmg ee Baydhabo. sidoo kale Wararka aanu ka heleyno Magaalada Baydhabo ayaa waxa ay sheegayaan in halkasi ay ka socdaan abaabul dagaal oo ka dhan ah Maxkamadaha Magalada Muqdisho oo dawlada Fedralka Kumeelgarka Somaliya ku eedaysay inay wadaan isbalaarintii ugu badnayd hadii aan laga hortagin si kastaba ha ahaatee dad aa aanu khadka Taleefanka ku wareysanay ay inoo sheegayaan in ay Magalada Xarunta u ah dawlada fedaralka laga dareemayo abaabul dagaal oo ka dhan ah maxkamadaha Maxamed C/qaadir Aw Khalaf Galkacyo,Puntland,Somaliya
  21. BUUR-HAKABA: Dhaqdhaaqyo ciidan oo ka taagan inta u dhexeysa degmooyinka Buur-hakaba iyo Baydhabo Posted to the Web Nov 24, 12:47 Buur-hakab (PP) - Warar ay Puntlandpost ka helayso ilo wareedyo ku sugan Degmooyinka Baydhabo iyo Buur-hakaba ayaa waxay tibaaxayaan inay ka jiraan inta u dhexeysa labada degmo oo ka wada tirsan gobolka Bay dhaqdhaqaayo ciidan oo xoog badan. Wararka ayaa waxay sheegayaan in deegaannadaas ay buux dhaafiyeen goobo ku dhow ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda iyo Malleeshiyooyin ka socda dhanka Maxkamdaha, waxaana dhanka Dowladda la sheegayaa inay la socdaan ciidamadooda sarakiil Ethiopian ah. Dadka deggen Deegaanka Daynunaay ee Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in ay arkeen ciidammo xoog badan oo kuwa dowladda ah kuwaasoo horay u sii dhaafay deegaanka kuna sii jeediyay dhanka Degmada Buur-hakab. Dhanka kale; wararka laga helayo degmada Buur-hakaba ee Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in Malleeshiyooyin aad u heysan oo ka tirsan kuwa Maxkamadaha ay dhanka Baydhabo u ruuqaansadeen, waxaana taasi ay dhalisay in cabsi ay ku abuuraan dadka Deegaankaas ku nool. Dadka Deegaanka ayaa waxaa la sheegeen inay billaabeen inay ka qaxaan deegaannadooda si ay uga nabad galaan dagaallo ka qarxa deegaannadaas, waxaana cabsidan ay saameyn ku yeelatay dadka degmada ********* deggan. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com
  22. The threats about a regional war is quite amusing, for one who will fight? Eritre? Kenya, TFG,Ethiopia, Yemen are all on one side, so who is fighting this regional war, Djibouti?
  23. Duke is here people. Thouhg I do love the way you came out in support of the clan courts even GO FIGURE has returned. Anyhow the silly statement of "we will talk, or we will fight" makes no sense when a month ago you declared a"Jihad against Ethiopia" even had the children and women coming out with their guns, demonstrating in Mogadishu..
  24. I have many relations in Mogadishu dear friends. Though that is nor here nor there. The important issue is the change of tone, from declaring a Jihad on Ethiopia a few months back to this latest, we will talk, we will fight. Why not say this before the Jihad issue, and the dressing up in millitary fitigue, when you have never been a soldier? Why this we welcome the Americans, why now? Also why equite, my reporting the current events to wanting a war in my own country? How absured to think that what I want matters in any way to the main players?
  25. Sh. Shariif oo ku dhawaaqay wadahadal ay la galaan Itoobiya. Posted on Thursday, November 23 @ 10:07:24 PST by muuse (Mogadisho) 23-11-06 Gudoomiyaha Golaha Fulinta Maxkamadaha ayaa sheegay inay wadahadal la galayaan Dowladda itoobiya haddi ay diyaar u yihiin hadalkaan ayaa ku soo aaday Hadalkii Maanta ee raisulwasaaraha Itoobiya. Gudoomiyaha Midowga Maxkamadaha oo maanta saxaafadda la hadlayey ayaa shaaciyay in maxkamadaha ay diyaar u yihiin wadahadal ay la galaan dowladda Itoobiya. Hadalkaan ayaa soo baxay kaddib kulan degdeg ah oo ay ka yeesheen Kooxaha Maxkamadaha hadalkii ka soo yeeray raisulwasaaraha itoobiya Melez Sanawi ee sheegayey in Dowladda Itoobiya Dagaal toos ah ay la geli doonto Maxkamadaha Muqdisho iyadoo ku tilmaantay inay qatar ku tahay jiritaanka Dowladda Itoobiya. Hadalkan ayaa maanta gelgilay magaalada muqdisho oo si aad ah looga dareemay waxaana maxkamadaha ay sheegeen in maanta loo baahneyn dagaal taaso muujinaysa in maxkamadaha ay ka cabsanayaan in dagaal ka yimaada itoobiya uu wiiqayo awoodooda ay ku leeyihiin soomaaliya qeyb kamid ah. Dowladda itoobiya ayaa sidoo kale waxaa ay taageersantahay dowladda soomaliya oo khatarta hortagan ay tahay oo keliya Maxkamadaha islaamiga oo diidan jiritankeeda ama inay awood ku yeelato dalka soomaaliya. Cali Baashi Radio Nugaal Gaalkacyo