
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Kenya accepts the new Somali passport more nations to follow......
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dawlada Kenya oo maanta si rasmi ah u dhaqan gelisay baasaboorka siyaasiga ee dawlada federaalka ay samaysay ayadoo ra'isalwasaarahana uu noqday mas'uulkii ugu horeeyey ee isticmaala Novebmer 27, 2006 Markacadeey -------------------------------------------------------------------------------- Dawlada Kenya ayaa maanta si rasmi ah u dhaqan gelisay baasoboorka siyaasiga ee dawlada federaalka Soomaaliya ay dhawaan dhaqan gelisay ayadoo waaxda socdaalka Kenya ay socdaalka u fududeynaysay cid waliba oo baasaboorkaasi sidata. Ra’isalwasaaraha dawlada federaalka kmg ah ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo haatan ku sugan magaalada Nairobi ayaa bilaabay isticmaalka baasaboorka ayadoo wasiiradiisana la filayo in ay qaataan. Mas’uul ka tirsan waaxda socdaalka dalka Kenya ayaa sheegay in maalmaha soo socda la filayo xubnaha golaha wasiirada dalka Soomaaliya ay wada qaataan baasoboorkaasi cusub oo noqonaya midka kaliya ee dalka Kenya iyo dalalka kale ee caalamka lagu soo geli doono. Baasaboorkan cusub ayaa waxaa aqbalay dalal badan oo dalka Sacuudiga uu ku jiro waxaana dalka Sacuudiga uu sheegay in baasaboorkaasi ay dhaqan gelinayso muddo 6 bil ka dib. Maxamed Carab Xafiiska markacadeey Muqdisho -
Puntland troops mass in Southern Mudug.....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^^First Che, rebels destroyed the Siyad Regime, but the USC desoyed Mogadishu and ethnicly cleanesed it. Thats a fact and the civil war of clans killing clans has little to do with the Somali President. Thus Che, you admited you belived in strength and not ideology, so I dont expect nothing else but support when the TFG moves in.. Ahmed_Guree. President Yusuf is alive alhamdulilah if he dies and he is a man after all the project for Somali national unity continues. Geedi or any other leader chosen will have my support. -
PM Geedi: The TFG will take Mogadishu back from Clan courts.....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Though you forgot what happened to the "mighty" USC in Baidoa in 1999.. History has many truths mate.. -
PM Geedi: The TFG will take Mogadishu back from Clan courts.....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Saxib I am talking about you the opposition to the TFG. Those that fight tooth and nail and hold nothing sacred. Call yourself warlord supporter, Carta Supporter or Clan Court supporter. This whole Clan Court thing and their oppsoition to the TFG has nothing to do with Ethiopia at all, and has to do with sentiment of a few political clan groupings. You lost the election in 2004 are you prepared to lose the war and thus much power? -
Kenya accepts the new Somali passport more nations to follow......
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^It matters not who is against it, one group has no legitimacy what so ever. The other is not recognised. The main point is that whoever wants to travel will have to use this new passport, thats that. -
Fuel embargo: Ignorance of Courts explained by their own....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^^The situation is not that dire and knowing the Somali business mind they the traders will find an alternative to this Inadcade embargo. The important thing to note is that it is the Clan Courts supporters that are crying out firts thus the guilt is overtaking them... -
Kenya accepts the new Somali passport more nations to follow......
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^The Clan Courts are the present obsticle that replaced the warlords of Mogadishu. They are the ones attacking and land grabing. Somaliland on the otehr hand is a stable state, though they must present an alternative to this passport since no one recognises them.. -
Kenya accepts the new Somali passport more nations to follow......
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^The Somali passport is a sign of change, and it wont bring any problems to anyone other than those that dont want a functioning governemnt like the Clan Courts.. -
Fuel embargo: Ignorance of Courts explained by their own....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^The Shidal issue is one for the local traders the government can regulate it through laws when it gains power. This is for the traders to figure out how best to supply their customers. Also I have not heard anyone other than Mr Bilaal who spoke out against the ban, the TFG has ignored and the locals have been silent, so it must be an internal issue between the Clan Courts powers such as IndaCdae and the face masks like Mr Bilaal. -
Fuel embargo: Ignorance of Courts explained by their own....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Why dont they get it from Ethiopia directly? -
Kenya accepts the new Somali passport more nations to follow......
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Saxib this governemnt is not Abdiqasin's and nor is this passport the same old one. the new passport is a step forwrad in the right direction. The courts have to worry about surviving. -
Fuel embargo: Ignorance of Courts explained by their own....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^^When this issue came about, I responded that it made no sense since the TFG troops never got their supply from Mogadishu. It should have been noted that this was going to pubish the local traders and the population at large... Again the clan courts show their ignorance. -
Waaxda socdaalka dalka Kenya oo si rasmi ah u dhaqangelisay baasaboorka cusub ee Soomaaliga. BasaborkaCusub Nayrobi:-Waaxda socdaalka dalka Kenya ayaa dhaqan gelisay baasaboorka siyaasiyaga ee dawlada FS ay soo samaysatay ayadoo waaxda ay sheegtay in dalkeeda aanu so gelin karin cid baasaboorkan aan sidan. Baasaboorka iminka ay dhaqan gelisay dawlada Kenya ayaa ah midka siyaasiga waxaana uu noqday qofkii ugu horeeyey ee dalka Kenya ku gala ra’isalwasaaraha dawlada federaalka Cali Maxamed Geedi oo si rasmi ah u qaatay baasaboorkan. Sarkaal ka tirsan waaxda socdaalka dalka Kenya ayaa waxa uu ka dhawaajiyey in wasiirada dawlada federaalka dhawaan ay qaadan doonaan baasaboorkan cusub waxa uuna sheegay in qof Soomaali ah oo baasaboorka cusub ee dawlada aan sidan uusan soo geli Karin dalka Kenya. Wadamo badan ayaa balanqaaday in baasaboorkan cusub ay adeegsan doonaan waxaana dalalkaasi ka mid ah dalka Sacuudiga oo sanad waliba kumanaan Soomaali ah ay galaan waxa uuna sheegay in 6 bil ka dib baasaboorkan uu adeegsanayo. Baasaboorkan ayaan ahayn mid qiimihiisu uu si aad ah u sareeyo waxaana qofka doonaya laga iibinayaa oo qura 150 doolar waxaana baasabooradan horey u meel mariyey golaha wasiirada dawlada federaalka kmg ah ee Soomaaliya. Waa tallaab horumar leh oo dawlada fs ay ku dhaqaaqday taasi oo qeyb ka qaadanaysa in iskaashi ay la yeelato dalalka caalamka oo inta badan haatan aktooda aan ka socon baasaboorkii hore ee Soomaaliya. Xafiiska Waayaha.net-Nairobi-Kenya.
-
Fuel embargo: Ignorance of Courts explained by their own....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
“Cunaqabateynta ma jiri karto, waayo hadii aan dhahno wax u gudbaayo ma jiraan Baydhabo, dad badan baa dhamaanaya uma dul-qaadan doono in jidadka loo istaago oo dadka qaarna laga dejiyo baabuurta ay la socdaan” ayuu si carra leh u yiri Bilaal, oo intaasi ku daray “Culeyska inaga ayuu ina saran yahay, waayo dadkeena beel ahaan Baydhabo, ayey ku dhaqan yihiin, marka hadii badbaadadii aynu u soconay ugu bedelno cunaqabateyn waxaa dhacaysa in nalaga aamin baxo”. What did you expect from a stretgy outlined by the likes of IndaCade and Xasan Dahir.. -
Fuel embargo: Ignorance of Courts explained by their own....
General Duke posted a topic in Politics
Maxkamadda Al-Bayaan Oo ka Dhawaajisay In aysan U Dulqaadan Doonin Xayiraada Shidaalka Ee ay Maxkamaduhu Kusoo Rogeen Baydhabo. Posted to the Web Nov 26, 04:16 BUURHAKABA- Maxkamadda Islaamiga ah ee Al-Bayaan, ee beelaha Digil iyo Mirifle ay dhisteen ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajisay inaysan u dul-qaadan doonin xayiraada dhanka Shidaalka ah ee ay Golaha Maxkamadaha Islaamiga kusoo rogeen Magaalada Baydhabo ee xarunta dhexe ee Dowladda. Gudoomiyaha Maxkamadda Al-Bayaan Maxamed Ibraahim Bilaal, oo haatan ku sugan Buurhakaba, ayaa si cara leh u sheegay in xayiraada shidaal ee la saaray Baydhabo, aysan waxba ka dhibeynin cadowga, sida uu sheegay islamarkaana aanan markuu horaba jirin Shidaal Muqdisho looga qaadayo. “Cunaqabateynta ma jiri karto, waayo hadii aan dhahno wax u gudbaayo ma jiraan Baydhabo, dad badan baa dhamaanaya uma dul-qaadan doono in jidadka loo istaago oo dadka qaarna laga dejiyo baabuurta ay la socdaan” ayuu si carra leh u yiri Bilaal, oo intaasi ku daray “Culeyska inaga ayuu ina saran yahay, waayo dadkeena beel ahaan Baydhabo, ayey ku dhaqan yihiin, marka hadii badbaadadii aynu u soconay ugu bedelno cunaqabateyn waxaa dhacaysa in nalaga aamin baxo”. Hadalkan carada leh ee uu ka shanqariyey Bilaalka Maxkamadda Al Bayaan, ayaa kusoo beegmaya xilli Golaha Maxkamadaha guud ahaanba ay mamnuuceen in wax shidaal ah la geeyo Gobalka Bay oo xarun KMG ah u ah Dowladda Soomaaliya. C/risaaq C/laahi Maxamed Puntlandonline.com Muqdisho Indhojaceel2003@hotmail.com -
PM Geedi: The TFG will take Mogadishu back from Clan courts.....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Saxib, you are not the lord to guarantee anything. As for Mogadishu, it is ripe soon. Everything is to do with the opposition, the later day Wadaads have to worry about the locals they occupy? So Che, in two years President Yey has survived all things and now is in Baidoa position forwards towards Mogadishu. A long way for a man from Galkacyu, your groups have been saying he wont get far. -
PM Geedi: The TFG will take Mogadishu back from Clan courts.....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Mr make sense my friend.Mogadishu is in Somalia and if the groups who hold it start a war, then expect the consequences. They attck here snd there, but will lose everywhere... -
Puntland troops mass in Southern Mudug.....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^a killer is not a traitor, in that the killers of xamar destroyed somalia. but you are welcome to join anyone, since it matters not. -
PM Geedi: The TFG will take Mogadishu back from Clan courts.....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lol Saxib I think you are the one in delusions. Xamar is a small city in comparison to world standards. Also the power there is from a single clan, not even all the major sub-clans including Geedi's is happy with the situation as it is. Thus the clan courts will get no support in Lower Shabbeele, and not much more than their locals clans of South Mogadishu.. second the plan has long been, peace, peace and if it fails war...All options are on the table.. -
Puntland troops mass in Southern Mudug.....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^The President of Somalia, who else. As for Che you will join the badnwagon soon right, since force and takeover is your main thing. -
PM Geedi: The TFG will take Mogadishu back from Clan courts.....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Oh my, I know that will happen sooner than you think.. The idea that the Clan Courts who struggle with Qaynyare for four months will stop the TFG is laughable. You lost politically in 2004 now be politically as well as millitarily.. its the clan courts fault.. -
Magaalada Gaalkacyo Oo Ay Gabi Ahaanba Lawareegeen Ciidamo Ethiopian Ah
General Duke replied to Abdi2005's topic in Politics
Abdi, the question here is what can you do about it? This whole Ethiopia bashing strategy is wanning thin. -
Ra’iisal wasaare Geedi oo wacad ku maray in Magaaladda Muqdishu uu ka qabsan doono maxkamadaha Islaamiga. Nairobi 27, Nov.06 ( Sh.M.Network) –Ra’iisal wasaaraha Dowladda Soomaaliya, Cali Mohamed Gedi ayaa maanta wacad ku maray in dowladiisa oo taageero ka haleyso Itoobiya in ay magaaladda Muqdishu gacan ku heyteeda ay kala wareegi doonto Golaha Maxaakiimta Islaamiga, hadalkani oo sii hurinaaya cabsida laga qabo in uu bilowdo dagaal weyn oo lagu hoobto. RW Geedi Ra’iisal wasaare Geedi ayaa sheegay in ay qasab ku tahay xukuumadiisa in ay qaado tallaabo iyada oo imminka uu sii kordhaya dhaqdhaqaaqyadda militeri ee ay wadaan Ciidamadda Dowladda iyo kuwa Itoobiyaan ah oo dhinac ka soo jeeda iyo Golaha maxaakiimta Islaamiga oo iayaguna dhinac ah. "Dowladda Soomaaliya waxay ku socotaa Muqdishu” ayuu Cali Maxamed Geedi ku yiri suxufiyiinta mar uu maanta ka hadlay magaaladda Nairobi isaga oo ku sii jeeday kulan madaxeedka midowga Afrika oo ka dhacaya waddanka Nigeria. "Dadaal kasta oo la isugu dayo in nagala hor joogsado Muqdishu wuu fashilmi doonaa” Ayuu yiri Ra’iisal wsaaraha isaga oo ku goodiyay in haddii xukuumadiisa laga hor istaago magaaladda Muqdishu in taasi ay bilaabi doonto dagaal isaga oo sii raaciyay in cidii ka hor timaada dowladiisa ay qaadi doonto mas’uuliyadda waxa dhaca. "ma weydiisaneyno maxakamadaha in aan tegi karno Muqdishu iyo in kale, inaga ayaa ah dowladda KMG waxaana waajib nagu ah in aan tango Muqdihu” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Cali Maxamed Geedi. Hase yeeshee Ra’iisal wasaare Geedi ma uusan sheegin xilliga dowladiisa ay u soo dhaqaaqi doonto Muqdishu inkastoo hadda uu jiro dhaqdhaqaaqyo xoogan oo xagga militeriga ah oo ay wadaan Golaha Maxaakiimta Islaamiga oo dhinac ah iyo Xukuumadda Cali geedi iyo asakr Itoobiyaan ah oo iyaguna dhinac ka soo jeeda. Ra’iisal wasaare Geedi waxa laga weydiiyay joogista Ciidamadda Itoobiyaanka ee daafaha iyo gudaha magaaladda Baydhabo, ayaa waxuu kaga jawaabay oo uu yiri: “ ma nihin dadka ugu horreeya ee u yeerta ama casuuma xoogag shisheeye” "Maxkamadaha waxay casuumeen xoogag shisheeye si dalka xasilooni daro looga abuuro, taasina waxay halis gelin doontaa gobolka oo dhan ee kuma ekaan doonto dalka oo keliya” ayuu yiri Geedi isaga oo ku dooday in maxkamadaha ay casuumeen dagaalyahano ka kala yimid Eritrea, Pakistan, iyo Afghanistan. "Maxkamadaha ayaa qaadi doono mas’uuliyadda haddii dagaal uu ka qarxo Soomaaliya waayo iyaga ayaa u yeertay kooxo shisheeye” ayuu yiri Ra’iisal wasaare Cali Maxamed Geedi inkastoo isaga laftigiisa uu qirtay markii ugu horreysay in xukuumadiisa ay u yeeratay Ciidamo Itoobiyaan ah. Shabelle Media Network Kenya E-mail us: info@shabelle.net Shabelle Webmaster: baabul@shabelle.net
-
Puntland troops mass in Southern Mudug.....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
MMA, you of all people should not insult anyone. Confused as you are , hating indaCade and loving his boss Abdiqasin...incredible. Then you say Yusuf is a puppet , yet all your leaders including Xabsade are below him in stature. Oh I remember the Saransoor dude making noise where is he now? As for the courts, they will be dealt with soon as President Yusuf gives the order. Your land will get liberated insha Allah and things will be swell. Melez is an ally, being Tigray means nothing, since Afarwarki is an ally of Abdiqasin and the courts and the Djibouti dude has over 1800 US isoldiers based in his country. It is all politics.... -
^^^You can go back on most of my topics, the news comes from various sources, Puntland and otherwise. But I never thought news from 1/3 of Somalia was any less credible than say those from Somaliland or the Clan Courts media, HornAfrik,Shabbele and Simba that are from a sub-clan. But that is Somalia for you,,