
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Qaybdeed: reaches Hobyo no sight of Clan Courts.....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Maybe, but they usually do not fabricate news regarding their own areas. Qaybdeed has been there a month or so back... -
My trip to Bossaso: situation report. new PICS
General Duke replied to General Duke's topic in General
^^^You are most welcome my friend.. -
Col. Cabdi Xasan Cawaale Qayb-diid, iyo ilaa 37 gaari oo tikniko oo uu wato ayaa galabta gaaray magaalada Hobyo ee gobolka Mudug. iyadoo ciidamadiisa ay maanta madaafiic isdhaafsadeen kuwa maxkamadaha deegaanka Bandiiradleey. Hobyonet. Muqdisho. Talaado,Nov 28, 2006 Ciidamadaan uu wato Col. Cabdi Qayb-diid ee soo garay magaalada Hobyo, ayaa waxaa magaalada Hobyo ku soo dhaweeyey odayaasha deegaanka. Ciidamadaan, oo tiradooda lagu sheegay in ay gaarayaan ilaa 3 boqol oo askari, ayaa afhayeen u hadlay Cabdi Qayb-diid uu sheegay in ay qorsheynayaan in ay difaac adag dhigaan deegaanada ku dhawdhaw magaalada Hobyo, si ay uga ilaaliyaan ciidamada maxkamadaha inay soo galaan Hobyo. Col. Cabdi Qayb-diid, ayaa waxa uu si weyn ugu ola-oleynayaa in uu dagaal la galo ciidamada Maxkamadaha oo doonayo in ay la wareegaan maamulka gobolka Mudug. Ciidamada uu Cabdi Qayb-diid galabta keenay magaalada Hobyo, ayaa waxa ay ku soo beegantay xilli ay madaafiic xoogan saakay is-weydaarsadeen ciidamadiisa iyo kuwa maxkamadaha ee ku sugan deegaanka Bandiiradleey. Col. Cabdi Xasan Cawaale Qayb-diid oo ay maxkamadaha dagaal kaga soo saareen Muqdisho, ayaa waxa uu sheegay in ay ka go'an tahay in uu weeraro ciidamada maxkamadaha ee ku sii siqaya gobolada dalka. Xuseen Axmed Hobyo Mudug
-
My trip to Bossaso: situation report. new PICS
General Duke replied to General Duke's topic in General
Jaylani, no its not me, I would have given more pics, but the article was quite good. -
^^^lol. Brothers in faith sure, but why did Xasan Dahir, IndaCade and Abdiqasin forget this point when they started occupaying them more than a decade ago. Now you face a life threatening problem you remember the faith? I repeat again the people of Barava, Marka, Qoryoole, all the south will want to see the back of the USC=Clan Courts millitia....
-
Juje, some good points though I never hear you complain about the occupation of the lower shabbele your own home region. Xiin, still using the same argument old man, Indacdae has proven to be above the law in [QAD ISSUE] as well as the continuing occupation of the lower Shabbele. No smokes screen it is the actual issue, how can anyone trust these Clan Courts when they act like they do with the areas they occupy? As for Qaybdeed and Ina Caydeed they are both toothless former bosses, reformed I say.. Unlike IndaCade who is actually defining the agenda as he did today with his famous speech..
-
Tiresome he says, not tire some. These clans will relish the chance to see the clan courts mellitia gone for good. I love the way you all get religious, then deny the rights of the people of these araes? The justice you talk about will come to them. Dhoofinta dhuxusha iyo Xaalufinta dhulka Koonfureed ee Soomaaliya oo weli si caadi ah u socoto Buur Weyn Oo Dhuxul Laga Dhisey Oo Ku Taalla Xeebta Baraawe Oo Lala Sugaayo Maraakiib Dhoofissa. 11/26/06 DMC News Center - DMC Howlo dhuxusha lagu dhoofinayo ayaa weli waxa ay ka socdaan qaar ka tirsan dekedaha macmalka ah ee ku yaala goobaha ay ka taliyaan maxkamadaha Islaamiga ah xilli maxkamaduhu ay sheegeen in la mamnuucay dhuxul dhoofinta, iyadoo maalintii shalayna marsada macmalka ah ee degmada Baraawe uu ka shiraacday Markab sida 20.000 kun oo kiish oo dhuxul ah, waxaana isla shalay ku soo xirtay markab kale oo isna halkaasi loogu diyaariyey dhuxul fara badan oo lagu wado maalmaha soo socda in lagu raro. Arintan ayaa u muuqata in Ganacsatada dhoofisa dhuxusha ay iska dhegatirayaan go'aankii ka soo baxay maxkamadaha islaamiga ah ee sheegayey in la joojiyey dhuxusha in loo dhoofiyo dalka dibediisa, iyadoo dhinaca kale maxaakiimtu ay iyana u muuqdaan kuwo aan dooneyn iney talaabo adag ka qaadaan ganacsatadan xaalufineysa dhirta oo mudadii labada bilood ah aheyd ee ay codsadeen in loo siiyo sidii ay u bixin lahaayeen dhuxul fara badan oo u tiilay ay horey u soo dhamaatay. Ciidamada maxkamadaha islaamiga ah ee ku sugan degmada Baraawe ayaa iyagu iska daawanaya dhuxushan laga dhoofinayo dalka ee horey ay maxaakiimtu u mamcuuceen, iyadoo wararka qaarkoodna ay sheegayaan in ciidamada maxkamaduhu ay lacago canshuur ah ka qaadaan ganacsatada dhuxusha, taasoo dad badan ay rumeysan yihiin iney qeyb ka tahay iska warqab la'aan badan oo weli laga dareemayo maxkamadaha Islaamiga ah, isla markaana dhuxul dhoofinta aysan ula dagaalamin sida ay ula dagaaalameen Qaadka oo isna ka mid ahaa waxyaabaha ay maxkamaduhu mamnuucida ku soo rogeen. Arintan ayaa ku soo beegantay xilli Madaxa warfaafinta iyo dacwada ee maxkamadaha islaamiga ah Sheekh C/raxiin Cali Muudey uu maalmihii la soo dhaafay kaa dhawaajiyey in mudadii labada bilood aheyd ee loo qabtay dhuxul dhoofinta ay ku ekeyd 21-kii bishan, isla markaana maxkamaduhu aysan aqbali doonin wixii maalintaas ka dambeeya in jawaan dhuxul ah laga dhoofiyo dekedaha ku yaala goobaha ay maxkamdahuhu ka taliyaan, isagoo ugu baaqay ciidamada maxkamadaha iney soo qabtaan cid kasta oo ku xad gudubta go'aankaas.Xigasho: Dayniile * Filed Under: Top Headlines * add new comment »
-
Report: How they [Abdiqasins]Clan divided up Lower Shabbele.....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dhoofinta dhuxusha iyo Xaalufinta dhulka Koonfureed ee Soomaaliya oo weli si caadi ah u socoto Buur Weyn Oo Dhuxul Laga Dhisey Oo Ku Taalla Xeebta Baraawe Oo Lala Sugaayo Maraakiib Dhoofissa. 11/26/06 DMC News Center - DMC Howlo dhuxusha lagu dhoofinayo ayaa weli waxa ay ka socdaan qaar ka tirsan dekedaha macmalka ah ee ku yaala goobaha ay ka taliyaan maxkamadaha Islaamiga ah xilli maxkamaduhu ay sheegeen in la mamnuucay dhuxul dhoofinta, iyadoo maalintii shalayna marsada macmalka ah ee degmada Baraawe uu ka shiraacday Markab sida 20.000 kun oo kiish oo dhuxul ah, waxaana isla shalay ku soo xirtay markab kale oo isna halkaasi loogu diyaariyey dhuxul fara badan oo lagu wado maalmaha soo socda in lagu raro. Arintan ayaa u muuqata in Ganacsatada dhoofisa dhuxusha ay iska dhegatirayaan go'aankii ka soo baxay maxkamadaha islaamiga ah ee sheegayey in la joojiyey dhuxusha in loo dhoofiyo dalka dibediisa, iyadoo dhinaca kale maxaakiimtu ay iyana u muuqdaan kuwo aan dooneyn iney talaabo adag ka qaadaan ganacsatadan xaalufineysa dhirta oo mudadii labada bilood ah aheyd ee ay codsadeen in loo siiyo sidii ay u bixin lahaayeen dhuxul fara badan oo u tiilay ay horey u soo dhamaatay. Ciidamada maxkamadaha islaamiga ah ee ku sugan degmada Baraawe ayaa iyagu iska daawanaya dhuxushan laga dhoofinayo dalka ee horey ay maxaakiimtu u mamcuuceen, iyadoo wararka qaarkoodna ay sheegayaan in ciidamada maxkamaduhu ay lacago canshuur ah ka qaadaan ganacsatada dhuxusha, taasoo dad badan ay rumeysan yihiin iney qeyb ka tahay iska warqab la'aan badan oo weli laga dareemayo maxkamadaha Islaamiga ah, isla markaana dhuxul dhoofinta aysan ula dagaalamin sida ay ula dagaaalameen Qaadka oo isna ka mid ahaa waxyaabaha ay maxkamaduhu mamnuucida ku soo rogeen. Arintan ayaa ku soo beegantay xilli Madaxa warfaafinta iyo dacwada ee maxkamadaha islaamiga ah Sheekh C/raxiin Cali Muudey uu maalmihii la soo dhaafay kaa dhawaajiyey in mudadii labada bilood aheyd ee loo qabtay dhuxul dhoofinta ay ku ekeyd 21-kii bishan, isla markaana maxkamaduhu aysan aqbali doonin wixii maalintaas ka dambeeya in jawaan dhuxul ah laga dhoofiyo dekedaha ku yaala goobaha ay maxkamdahuhu ka taliyaan, isagoo ugu baaqay ciidamada maxkamadaha iney soo qabtaan cid kasta oo ku xad gudubta go'aankaas.Xigasho: Dayniile * Filed Under: Top Headlines * add new comment » -
Report: How they [Abdiqasins]Clan divided up Lower Shabbele.....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
MARKO: Odayaal ka codsaday Maxkamadahainay sii dayaan odayaal ku xirxiran Xabsiga Degmada Baraawe Posted to the Web Nov 27, 12:24 Marko (PP) – Odayaal ka tirsan Dadka Deegaanka Gobolka Shabeellada Hoose oo haatan k sugan degmada Marka ee Gobolka Shabeellada hoose ayaa waxay soo saareen maanta qoraal ay kaga codsanayaan Maxkamdaha inay sii dayaan xubno lagu haysto Degmada Baraawe. Qoraalka oo ay ku saxiixnaayeen in ku dhow 10-odayaal oo isugu jira cuqaal iyo nabaddoonno ka soo jeeda beel ka mid ah beelaha ku dhaqan Shabeellada Hoose ayaa waxay qoraalkooda kaga codsanayaan Maxkamadaha in la sii daayo ku dhawaad 10-oday oo u xirxiran gacan ku dhiigle baxaday. Sidoo kale qoraalka ayay ku sheegeen odayaashaas in raggaas loo xirxiray kaddib markii wiil gacan ku dhiigle ah oo ay isku hayb yihiin uu baxsaday markii uu dil ka geystay deegaan ku dhow Degmada Baraawe. Odayaasha xirxiran ayaa la sheegay inay ku jiraan Xabsida Degmada Baraawe in ku dhow 10-casho, waxaana ay ka walaacsan yihiin sida ay qoraalkooda ku sheegeen odayaasha xaaladda caafimaad iyo midda nololeed ee odayaashaas ay ku sugan yihiin. Caaqil Abuukar Sheekh Wacays oo ka mid ah cuqaasha ku saxiixan warqadda ay maanta soo saareen ayaa sheegay inay ka codsanayaan Maxkamadaha Mas’uuliyiintooda in ay wax ka qabtaan arrinta ay ka cabanayaan waxayna sheegeen in raggaas ay yihiin kuwo aan waxba galabsan. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com -
MARKO: Odayaal ka codsaday Maxkamadahainay sii dayaan odayaal ku xirxiran Xabsiga Degmada Baraawe Posted to the Web Nov 27, 12:24 Marko (PP) – Odayaal ka tirsan Dadka Deegaanka Gobolka Shabeellada Hoose oo haatan k sugan degmada Marka ee Gobolka Shabeellada hoose ayaa waxay soo saareen maanta qoraal ay kaga codsanayaan Maxkamdaha inay sii dayaan xubno lagu haysto Degmada Baraawe. Qoraalka oo ay ku saxiixnaayeen in ku dhow 10-odayaal oo isugu jira cuqaal iyo nabaddoonno ka soo jeeda beel ka mid ah beelaha ku dhaqan Shabeellada Hoose ayaa waxay qoraalkooda kaga codsanayaan Maxkamadaha in la sii daayo ku dhawaad 10-oday oo u xirxiran gacan ku dhiigle baxaday. Sidoo kale qoraalka ayay ku sheegeen odayaashaas in raggaas loo xirxiray kaddib markii wiil gacan ku dhiigle ah oo ay isku hayb yihiin uu baxsaday markii uu dil ka geystay deegaan ku dhow Degmada Baraawe. Odayaasha xirxiran ayaa la sheegay inay ku jiraan Xabsida Degmada Baraawe in ku dhow 10-casho, waxaana ay ka walaacsan yihiin sida ay qoraalkooda ku sheegeen odayaasha xaaladda caafimaad iyo midda nololeed ee odayaashaas ay ku sugan yihiin. Caaqil Abuukar Sheekh Wacays oo ka mid ah cuqaasha ku saxiixan warqadda ay maanta soo saareen ayaa sheegay inay ka codsanayaan Maxkamadaha Mas’uuliyiintooda in ay wax ka qabtaan arrinta ay ka cabanayaan waxayna sheegeen in raggaas ay yihiin kuwo aan waxba galabsan. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com
-
^^^I will continue to highlight the fakery of the Clan Court arguments. So long as they will lie, I will expose it. Thug IndaCADE + Macalin Xashi[warlord Muse Sudi boy]
-
^^^So why did he support the bill in parliment to bring in any foreign troops regardless? Why the two face antics? Also I dont mind people disagreeing but taking a hypocritical and then being praised for it is a different thing all together.
-
Puntland troops mass in Southern Mudug.....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Saxib lol.. -
Thug IndaCade Clan Courts losing the plot Invites foreign fighters
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Give that sermon to IndaCADE and Abdiqasin brother. It is they who occupy the homes of orphans and the lands of fellow Muslims. It is they who are now suing the religion to defend their narrow business interst. But Allah [sWT] is mighty and knows what is in the heart of all. -
Puntland troops mass in Southern Mudug.....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Saxib we all have our piece of grazing land. Government of the people can own land but no clan has a right to take oevr by force the lands and institutions of others. First come fist serve my friend. Also brother MMA, used to complain about this fact while being in love with the mastermind of it all.. Funny that. -
Thug IndaCade Clan Courts losing the plot Invites foreign fighters
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Kashafa, what you consider me matters little. Lets deal with real matters shall we. Like when will the game be up and what strategies do you have in place for the new Somalia.. -
Thug IndaCade Clan Courts losing the plot Invites foreign fighters
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
XoX, I dont know why you want to avoid the main arena of warfare. But this is what the Duke thinks will take place... Firts Phase of operations... 1. Qaybdeed and his group thrust will suck in the Clan Courts and the aim to tie them up in Cadaado, Guriceel area which is the clans home country. Their capture of Cabudwaaq will mean nothing since Guriceel will be the main target in that front. 2. The TFG Vs Clan Court main battle will take place in and around Balidoogle which will open the road to Mogadishu and the eventual takeover of the whole Lower Shabbel, this will split the clan courts souther millitia into two, breaking up Kismayu and Mogadishu. 3. Another major offensive will be to move into Jowhar sidestep Beledweyne and capture the Middle Shabbele region using the millitia from Mohamed Dheere's clan who are now stationed in Quruc-Jume. 4. From Bardheere, Baidoa and Diinsoor, move a large contingent to capture Kismayu, with no support from Mogadishu and as far as Ras Kamboni.. -
Thug IndaCade Clan Courts losing the plot Invites foreign fighters
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Saxib Kashafa, the game is up. There is no need to start crying out. The Clan Courts = Yusuf IndaCade's clan interst. Thus I am not into hypotheticals. The truth is that you are cloaking an evil regime under Islamic garb. Whihc in itself will get you no rwwards hypocracy is the worse of all things. -
Puntland troops mass in Southern Mudug.....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
MMA, here is my rant.. MMA, Unlike me you are confused for you hate IndaCade and love his paymaster Abdiqasin. Ouch how can one be so blind, or is it a case of being in denail. The Abdiqasin you love occupies your clans land? Unlike me, you are driven by a complex which renders most of your argumens to a mere joke. Unlike me you hold no position other than saying what sounds nice to others at times and becoming emotive when you realise the weakness of your clan movements. RRA, Xabsade, Saransoor. Unlike me, you are driven by a notion of nothingness, you bad mouth individuals related to some here, yet you would never like anyone bad mouthing your imediate kin. Unlike me. You always bet on the wrong horse all the time, Xabsade & Saransoor [where is he?] come to mind even the warlords of Mogadishu when they were losing to the Clan Courts..Your insight in politics is weak, stick to something else, like Soccer or something.. Unlike me, you should not play down the significance of Yusuf Yey to Baidoa and the whole RRA. Remember before he came you were in the hands of IndaCade & Abdiqasin and killing each other for fun. Today it is thriving city,. So dont bite the hand the feeds you. President Abdullahi yusuf Ahmed.. Also if any group is a puppet of Ethiopia it is the RRA, who without Melez would never had the USC bondage taken away.. -
Thug IndaCade Clan Courts losing the plot Invites foreign fighters
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^ is that just for Red Sea, or an open question? -
Thug IndaCade Clan Courts losing the plot Invites foreign fighters
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Saxib, if it is about Somalia, why are there no demo's in any otehr area than where the Clan Courts control by force, even In Kismayu there are no demo's, there are no girls with guns in Barava, Marka, or anyother part of the areas they occupy. Brother you are lying to yourself because of some hidden agenda, that the Clan Courts will save your Somaliland or destroy your old enmies from Puntland... What we have here is a Clan Court that has replaced the warlords of Mogadishu as the single biggest obsticle to peace and national governance. They have the support of Eritrea and little else, with a few so called fighters misled from various Muslim countries. I have no sympathy for them and the people they occupy have none for them They cam to power over the barrel of a gun, they will lose over this same method. I rememebr your confidance a few weeks back, what happened to invading Baidoa, what happened to taking the war to Ethiopia. Why all the confusion and emotive arguments. They called for this was, they will have to fight it on their own. Brother, you are not introducing Islam to me from the book of Shiekh IndaCade, I am too old and have seen many things to fall for such arguments. Brother, you are not telling me to deny what I see in the lands of the Somali's, indeed the Bantu' included, the injustice which these so called Clan Courts have broguht to the weak. Brother, you are not trying to lie are you, when Riyaale, Egaal, Tuur, Aideed and Abdiqasin alll sought the support of Adis-Ababa, are you now denouncing it beacuse it supports your worst enemy? -
Thug IndaCade Clan Courts losing the plot Invites foreign fighters
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
ONLF statement clearly point by point shows: The conflict in southern somalia is not about religion; The conflict in southern somalia is not about somalia unity; Its about Yusuf INDACADE keeping hold of the occupied territories and looted properties, that wont be the case for much longer..