General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^Now you are an expert on the unseen and can predict when someonbes liver will stop? Bbravo. The new government is working unlike the former defunct ones, our embessies in the UN, AU, EU,Yemen, Oman, Kenya and not to mention China is up and running. The TFG controls the important ports of Mogadishu, Kismayu, Marka, Barava, Bossaso, and all the air strips in the 15 regions it controls. What do you have apart from some farts from so called "experts" and the vomit of Yusuf `Garad of the BBC? Oh your group has just bombed a civilian owned hotel and killed some poor folks walking acroiss the road..
  2. Mujahid SNM. Is Somaliland on fire, why was Riyaale regime as sleep when this thing was happening? Have they cought the culprits? This is trully scary, is Somaliland going to have a civil war again?
  3. Iskahorimaad Dhimasho Iyo Dhaawac Keenay Oo Galabta Ka Dhacay Deegaanka Biya-guure Ee Bariga Berbera Somaliland.Org — Berbera, Somaliland — 07 February, 2007 -------------------------------------------------------------------------------- Berbera (Somaliland.org) – Laba nin ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen, 2 kalena ay ku dhaawacmeen dagaal galabta ka dhacay deegaanka Biya-guure ee Bariga magaalada Berbera, halkaas oo ay iskaga horyimaadeen ciidamada dowladda Somaliland iyo ciidan beeleed deegaankaas ah. Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland, Maxamed Saqadhi Dubbad ayaa xaqiijiyey iska horimaadkaas oo uu sheegay in uu dhexmaray ciidanka Booliska iyo koox hubaysan. Waxa kale oo uu xaqiijiyey in iska horimaadkaas uu ku dhintay hal askari oo boolis ah, mid kalena uu ku dhaawacmay, dhinaca kalena khasaare kaas la mid ahi uu gaadhey oo hal uu ka dhintay mid kalena ka dhaawacmay. Hase yeeshee, wararka ka imanaya magaalada Berbera ayaa ishaaraya in dhimashadu intaa ka badan tahay. Dagaalkan ayaa la sheegay inuu bilaabmay galabta casarkii, kadib markii ciidanka dowladdu uu weeraray maleeshiyo deegaankaas ah oo difaac kaga jirey dhul lagu muran ka taagan yahay. Waxayna wararku sheegayaan in dagaalkaas gabalku isugu dhacay, labada ciidana ay weli isku horfadhiyaan halkaas. Taliyaha Ciidanka Booliska, Maxamed Saqadhi Dubbad, ayaa sheegay in ay u gurmadeen shaqaaqadaas dowladda iyo dadka deegaankuba. Isla markaana waxa galabta gaadhey magaalada Berbera Wasiirrada Arrimaha Gudaha iyo Gaashaandhigga, mudane Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cirro) iyo Aadan Mire Waqaf. Khilaafka iskahorimaadkani ka dhashay ayaa la sheegay inuu muddo dheer soo jiitamayey, kaas oo salka ku haya dhulka deegaankaas oo ay isku hayaan dad la sheegay in dowladdu siisay iyo dadka deegaanka oo ka soo horjeeda. C/risaaq M. Dubbad, Hargeysa.
  4. ^^^The capital is ok, 99% of its inhabitants are safe, the criminal elements are killing civilians in a desperate act in order to get some attention. No single clan has come out against the TFG even in Mioagdishu, look at this thread as evidance. Soem gunmen shooting mortars and running for their lives, menas very little. We`have moved away from serious millitary operations, and now are in the stage of security and criminal round up type operations You seem to be getting forever desperate. PS: H.E A/Yusuf President of Somalia has just announced the admin for Bay, Lower and Middle Juba. Progress every day..
  5. source Taliyaha Qeybta 1aad ee Ciidamada xooga Dalka Somalia Saciid Dheere ayaa sheegay inay talaabo adag ka qaadayaan kooxdii shalay sheegatay inay ka dambeeyaan qaraxyada iyo weerarada lagu qaado Ciidamada DF iyo goobaha ay joogaan Mas'uuliyiinta DF, isagoo sheegay in qof is qarinaya oo afka duubtay aysan u baaqan doonin ciidamada Afrikaan ee la filayo inay dalka soo gaaraan.
  6. sourceWasiir Ku Xigeenka Gaashaandhiga Dowlada Federaalka Salaad Cali Jeele ayaa sheegay in awood xoog badan oo Maxkamadaha ka haray ay Muqdisho joogaan, isla markaana Ciidamada Dowlada ay la dagaalami doonaan.
  7. ^^^Every day you speak tough on cyberspace the relity on the grouynd is changing, shifting to the advantage of the Somali people, the whole national institutions are now in Government hands, local admins are being set up and a new 10,000 troops are being trained in all places Bali-Doogle Can you belive it, a month or so ago it was the command centre of the clan courts and the fiefdom of IndaCade..
  8. ^^^Obviously you are a brave warrior who has all the answers, yet sits at home in the US of A, and talks big..Humour us saxib.
  9. ^^^The TFG is already a success, it has the support of all the major clans of Somalia and insha Allah soon the local admins will start doing their work and things will change. As for your hate it is expected, as for Sool/Nugaal. Dint expect to get a major war betwen kinsmen, its a minor issue invoilving nomads and will be settled by the elders soon, insha Allah.
  10. CAGAARE : Deegaanka Cagaare oo dagan maanta kadib markii ay halkaasi gaareen Odayaal iyo Ciidan kala dhexgalay 2 maleeshiyo-beeleed oo halkaasi ku dagaalamayay Posted to the Web Feb 11, 14:41 Cagaare:-Deegaanka Cagaare oo magaalada Buurtinle ee gobolka Nugaal u jirta 50-Km dhanka waqooyi oo 2-dii maalmood ee u dambeeyay uu dagaal ku dhexmaray 2 beelood oo halkaasi wada-dagan ayaa maanta dagan kadib markii ay halkaasi gaareen Odayaal iyo Ciidamo ka tirsan Puntland islamarkaasna kala dhexgalay beelahaasi. Warka ka imaanaya deegaankaasi ayaa sheegaya in Odayaasha iyo Ciidanka Daraawiishta Puntland oo ka kala yimid magaalooyinka Gaalkacyo iyo Buurtinle ay iminka ku kala dhexjiraan 2-da maleeshiyo-beelood islamarkaasna uusan wax dagaal ah iminka socon. C/laahi Ciise Aw-axmed Guddoomiyaha gobolka Nugaal ayaa Puntlandpost u sheegay in Odayaashu ay talaabada u horaysa ay ka bilaabayaan in la kala qaado 2-da ciidan ee ishorfadhiya , kadibna ay guda galayaan sidii heshiis-waara loo kala dhex dhigi lahaa labada garab. Dagaal dhexmaray 2-dan maleeshiyo-beelood oo la xiriira dhanka deegaanka ayaa waxaa ku dhintay ilaa 5 qof tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib markii si wayn la iskugu maandhaafay baraago halkaasi laga qodi lahaa. Dagaalkan ayaa ka dambeeyay kadib markii Beel ka mid ah 2-dan beelood ee dagaalku dhexmaray ay si wayn uga soo horjeedsatay in baraago lagu kaydiyo biyaha laga qodo deegaankaasi , balse ay beesha kale ku adkaysatay in ay halkaasi baraago ka qodanayso. Beesha ka soo horjeeda in baraago laga qodo deegaanka ayaa waxay ku doodaysaa in uu deegaankaasi uu yahay daaqsin uuna xaaluf noqonayo haddii baraago laga qodo. Odayaasha ayaa lagu waddaa in ay si dhakhso ah u bilaabaan wadahadalsiinta 2-dan beelood islamarkaasna ay ku heshiisiiyaan muddo gaaban gudahood. Axmed C/salaam Garoowe , Puntlandpost.com
  11. Nugaal: Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay degmada Cagaarre oo ku taalla meel u dhaxaysa gobolada Nugaal iyo Sool. Sabti, February 10, 2007 Nugaal (AllPuntland)- Ugu yaraan 3 ruux ayaa ku geeriyootay 9 kalana waa ay ku dhaawacmeen iska hor imaad ka dhacay degaanka Cagaarre oo hoos yimaada degmada Magacley oo 40 Km u jirta degmada Burtinle ee gobolka Nugaal. Dagaalkaasi oo dhex maray laba beelood oo wada daga halkaasi ayaa waxa uu ka dhashay muran ku aadan dhinacyada deegaanka iyo biyaha. Wariye Axmed Sh. C/qaadir ayaa waxa uu inoo cadeyay in ciidamada darawiishta ee DGPL ay haatan kala dhex galeen beelihii halkaasi ku dagaalamayay, haatanna xaaladdu ay qaboowdahay. Deegaankaasi ayaa waxaa horay uga dhacay dagaallo noocaasi oo kale ah kuwaasoo ku saabsan muran dhanka biyaha iyo deegaanka ah. Qaar ka mid ah dadkii dhaawacmay ayaa waxaa la soo garsiiyay magaalada Gaalkacyo, iyada ay jiraan dad aan wali la soo gaarsiin goobaha caafimaadka. Goobta uu dagaalku ka dhacay ayaa waxa ay tahay degmo ay ku yaallan barkado kuwa ay dadka reer guuraaga ahi biyaha ku kaydsadaan ah oo fara badan. Mahad Jama Koronto AllPuntland
  12. Whats your take on this news, a great dvelopment do you not think?
  13. Mar uu ka hadlay Imaamka qaraxyada habeenkii ka dhaca Magaalada Muqdisho ayuu sheegay inay beeshu si weyn uga soo horjeeddo qaraxyada habeenkii ka dhaca gudaha Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayna cambaaraynayso. Beeshu waxay taageersan tahay howlaha dowladda Federaalka ay ka waddo gudaha Soomaaliya, waxaana dowladda u rajeynaynaa inay guul ka gaarto howlaha ay ka waddo gudaha Soomaaliya” ayuu yiri mar kale Imaamka.
  14. source Segments of the Guriceel clan have welcomed the TFG in Mogadishu and are willing toi work with the national government. Its a welcome development...
  15. Due to closure of roads the people are walking
  16. Police `chiefs making their rounds in the city
  17. Ciidamada Dowladda Oo Hawlgalo Ka Wada Muqdisho (Isbitalka Madiina & Wadooyinka Qaar Oo Maanta Gabi ahaanba Xaniban). Posted to the Web Feb 11, 04:02 MUGADISHU: Waxaa gabi ahaanba xaniban Hawlihii Caafimaad ee Isbitalka weyn ee Madiina iyo dhaqdhaqaaqa xaafadaha ku xeeran, ka dib markii Ciidamada Dowladda KMG ee Soomaaliya iyo Ethiopia ay hawlgalo adag ka bilaabeen halkaasi. Wadooyinka Xaafadaha Buula Xuubeey, Ex Zope, Isbitalka Banaadir ilaa Isgoyska km4, ayaa gabi ahaanba aysan ka jirin wax isku-socod ah Dadweynaha iyo gaadiidka intaba. Madaxa caafimaadka Isbitalka Madiina, Dr. Daahir Maxamed Maxamuud (Daahir Dheere), ayaa qiray in Isbitalka uusan maanta shaqeyn, islamarkaana ay gali waayeen dhaqaatiirtii Isbitalka ka dib markii wadooyinka soo gala Isbitalka lawada xanibay. "Waa Nasiib darro in Bukaanka isbitalka aysan 24-kii saac ee lasoo dhaafay aysan helin wax dawo ah ama qaliin deg deg ah" sidaana waxaa yiri Dr. Daahir Dheere. Isbitalka Madiina, ayaa waxaa haatan si aad ah u buux-dhaafiyey Bukaan aad u fara badan, oo u badan dadkii kusoo dhaawacmay Weeraradii Madaafiicda ee Caasimadda hareeyey, gaar ahaan kuwii shalay gilgilay Magaalada. Inta u dhaxaysa Isbitalka ilaa Villa Baydhabo ayaa saakay lagu arkayey ruux mayd ah oo la garan waayey, kaasi oo xalay ku waxyeeloobay Weeraradii dhacay, sida la qiyaasayo. Hawlgaladan ayaa waxa ay imanayaan, xilli habeenkii xalay ahaa weerar Hoobiye lagu qaaday xarunta Villa Baydhabo oo fariisin u ah Ciidamada Ethiopia. C/risaaq C/laahi Maxamed Puntlandonline Muqdisho
  18. Alle Ubahane, cowards run away to safety others exile themselves after giving information. The looted properties, farms and occupation of unarmed clans are gone. Stop crying out so much. Your groups are hiding and acting tough in ctber space..
  19. Alle Ubahane, cowards run away to safety others exile themselves after giving information. The looted properties, farms and occupation of unarmed clans are gone. Stop crying out so much. Your groups are hiding and acting tough in ctber space..