-
Content Count
30,102 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somaliland Police Arrest Traditinal Leader in Borama
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
He attacked daahir rayaales subclan -
Djibouti Air to begin direct flights to Somaliland from Dubai
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Shirkada Diyaaradaha ee Djabouti Air oo Duulimaadkeedii ugu horaysay ka bilowday Soomaliland: Berbera-Dubai-Dubai-Berbera Berbera(Waaheen)-Shirkada Diyaarada ee Jabuuti Air ayaa Duulimaadaydeedii ugu horeeyay maanta ka bilawday Somaliland, gaar ahaan Madaarka Caalamiga ah ee Berbera, iyadoo Diyaarad nooceedu yahay Point 737 ay ka qaaday Rakaabkii ugu horeeyay iskagana gooshtay Berbera-Dubai-Dubai-Berbera Duulimaadyadan Shirkada Djabuuti Air ka bilawday Maanta Somaliland oo kala ahaa Berbera-Dubai-Dubai-Berbera waxa markii ay saaka Soo cago dhigatay Diyaaradu Madaarka Berbera ku soo dhaweeyay Badhasaabka Gobolka Saaxil, Maamulaha Madaarka Berbera, Wakiilka Shirkada Djabouti Air ee Somaliland, Saraakiil iyo Hawl wadeeno ka socday Wasaarada Duulista Hawada iyo madaxda laanta Socdaalka ee Madaarkaasi Berbera, kuwaasoo si weyn u soo dhaweeyay Shirkadan Cusub iyo Adeegyada ay ku soo kordhisay Duulimaadyada Diyaaradaha ee Wadanka. Badhasaabka Gobolka Saaxiil Maxamuud Cali Saleban ( Ramaax) oo ugu horayn ka hadlay Munaasibadii lagu soo furayay Diyaaradaasi Jabouti Air ee markii ugu horaysay ka soo degtay Madaarka Berbera ayaa sheegay in Diyaaradan baahi weyn loo qabay, isla markaana Bulshada ku dhaqan Gobolka iyo kuwa ka soo jeeda ee ku nool dibadaha ee dalka ku soo laabanaya ay wax weyn ka bedelayso Safarkii dheeraa ee ay meelaha kala duwan ku soo mari jireen, waxaanu intaasi ku daray inay isaga iyo in badan oo ka mid ah Bulshada ay shirkadani u fududaysay Duulimaadkii ay kaga soo wareegayeen Hargeysa ee ay ku imayayeen Berbera ” shirakada Jabouti Air waxaanu leenahay ku soo dhawaada Gobolka Saaxil,gaar ahaan Magaalada Berbera, dadka ka faa’idaysanaya Duulimaadyadeena aniga ayaa ugu horeeya oo Reerkaygii, markii hore ka soo wareegayay Jabouti ilaa Hargeysa maanta waxa ay toos uga Imanayaan Jabouti ilaa Berbera, waana arin lagu farxo, mid kale shirkadani Nooligii wax badan ayay ka dhimeen, taasi waxa weeye wax aad u fiican oo lagu farxo”. Maamulaha Shirkada Jabouti Air qaybteeda cusub ee Somaliland Mr: C/Qafaar Maxamud Ciise oo isaguna goobtii lagu soo dhawaynayay Diyaarada ka hadlay ayaa sheegay inay Macaamiishooda u fidin doonaan Adeegyo aad u hufan oo lagu ******an karo Shirkada Jabouti Air, maadama oo ay ku soo beegmeen Xili uu bilaamay wakhtigii Xagaaga ee dadka Reer Somaliland Dalkooda iman jireen,isla markaana qiimo Macquul ah oo ka duwan kii markii hore dadka laga qaadi jiray, ay iyagu ku soo qaadi doonaan dadka, waxa kale oo uu Maamuluhu tilmaamay inay Macaamiishooda u samaynayaan adeegyo casri ah oo ka tayo badan kuwii hore wadanka uga jiray ee Dhinaca Duulimaadyada. Mr: C/qafaar Maxamud Ciise waxa kale oo uu sheegay in Shirkada Jabouti Air ay tahay Shirkada labaad ee laga bilaamo hada Duulimaadyo Caalami ah oo toosa dunida daafaheeda isaga gooshi doonta,iyada oo ku shaqaynaysa magaca wadanka Jabouti, isla markaana dadka ay ka soo qaadi karaan meel walba oo caalamka ka mid ah, maadaana oo ay ku shaqaynayaan Magaca Dawlada Jabouti ee Caalamka laga aqoonsanyahay. Maamulaha Madaarka Berbera Airporta Axmed Maxamed Cawaale oo isaguna halkaasi ka hadlay ayaa soo dhaweeyay Shirkadan Cusub ee Duulimaadkeedii ugu horeeyay ka bilawday Berbera,waxaanu sheegay inay si fiican ula shaqayn doonaan Madaxda ka wakiilka ah Diyaarada, isla markaana ka maamul ahaan ay ku faraxsanyihiin Diyaaradan cusub ee dalka timi, maadaama oo ay wax badan ku soo kordhinayso shaqadii madaarada dalku qaban jireen iyo Dhaqaalihii ka soo bixi jirayba, taasi oo ay arkaan inay tahay muhiimada koowaad ee Diyaaradani wadanka ku soo biirinayso. Diyaarada Jabouti Air ayaa saaka Rakaabkii ugu horeeyay u qaaday Dubai,waxaanay galabta Madaarka berbera ka soo dejisay Xamuul Cargo ah oo ay ka soo qaaday Magaalada Dubai, iyada oo halkaasina uga sii gudubtay Wadanka Jabouti oo ay saaka ka soo Duushay. Waxaanay Duulimaadkasta oo ay samayso ku soo noqon doontaa berbera isla maalintaasba Waaheen Desk Hargeysa Berbera Airport -
Silanyo Meets with Somaliland Expatriates in Kuwait KUWAIT CITY — President Ahmed M. Silanyo and his high-level delegation met with Somaliland expatriates residing in Kuwait during a reception thrown by the community there on Friday night. The President thanked the 150 or so participants for their warm host and stressed the high importance of having strategic relations between the government and Somaliland expats around the world. Mr Silanyo also accepted an award and thanked them for it. “I welcome wholeheartedly your gesture for giving me this order (achievements) that I received on behave of my administration, country and people,” he said. The president then briefly laid out the agenda of their trip and drew attention to the fact that Arab nations who were in the past hostile were now keen on entering a new phase of mutually beneficial cooperation and bilateral ties with Somaliland. He emphasized the importance of Kuwait and the United Arab Emirates, the two countries he has been touring for the past two weeks. He said this is only the first phase and expressed the desire to establish cordiality and friendship with the Arab world. Dr Mohamed Abdullahi Omar, the Foreign Minister, who also addressed the jubilant people spoke of his foreign policies and Somaliland’s new relations with the outside world. He pointed out that it was important for Somaliland to enter into strategic partnerships with the international community including the Arab world. Somaliland expats in Kuwait host a welcome dinner for the delegation Mr Abdullahi Mohamed Dahir, Presidential Spokesman, outlined the administrations performance since taking the leadership in July 2010. He said they were in office for 274 days while accusing the previous government of leaving them with a lot of mess to clean up. He insisted he was pleased with the Government’s progress in key areas. After brief questioning, the leaders of Kuwait’s Somaliland community took their opportunity to thank the President and his delegation. They thanked them for the manner which they carried themselves, the Somaliland name and the people of Somaliland during their visit to the Gulf nations. All in all, both sides regarded the meeting productive and important interaction. Kuwait is home to roughly 4,000 Somaliland expatriates who lived in the Kingdom for over three decades. Somaliland is a former British protectorate that gained independence June 1960. It was formally recognized for few days as the State of Somaliland before unifying with the Trust Territory of Somalia (the former Italian Somaliland) forming what became known as the Somali Republic. However the union went sour and the Somali republic collapsed in 1991 after two decades of internationally-hidden civil war. Shortly after, Somaliland declared the restoration of its sovereignty, it has not regained international recognition.
-
Ciidamada Birmadka SPU ee ka hortaga Rabshadaha iyo Argagixisada ayaa maanta Hargeysa ku qabtay laba nin oo ay uga shakisan yihiin Argagixisnimo Hargeysa(Waaheen) Ciidamada Birmadka ee loo yaqaano SPU ee ka hortaga Rabshadaha ayaa caawa xaafada Isha-borame ee Hargeysa ku qabtay laba nin oo ay uga shakisan yihiin inay yihiin Argagixiso kuwaasoo ka yimi Somaliya oo maalmahanba ay raadinayeenlabada nin oo ka soo kala jeeda Beelaha Somalida Ethiopia iyo Niman reer konfuureed ah dad goob-joog ahaa markii la qaadayay Waaheen u sheegeen inuu midkood qabay dhaawac uu kala yimi Somaliya kaasoo loo malaynayo inuu ka mid yahay Ururka Alshabaab halka ka kalena la sheegay inuu kolba muuq rogasho samayn jiray oo baryahanba ay xaafadu ka shakisnayd. labada nin markii la qabanayay ayaa la sheegay inay ku soo buuqeen Ciidanka dadka xaafadda degani taasoo sababtay in ay Ciidamadu raaciyeen laba Haween ah oo ay mid tahay gabadhii lahayd Guriga ay deganaayeen labadaas nin iyo gabadh u shaqaynaysay iyo laba dhalinyar ah oo kale oo la sheegay inay nimanku u dhaceen gurigooda markii ay Booliisku qabanayeen Taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland Cilmi Rooble Furre oo aanu khadka Telefoonka kula xidhiidhnay ayaa sheegay inaanu waxba ka ogayn arrintaasi waxaanu yidhi “waxba ilaa hada imay soo gaadhin shan mirir baan magaaladaba joogay, saaka Mandheeraan joogay, hadana Gabilay baan u baxay markaa wixii jira waynu ogaan doonaa” ayuu ku soo koobay hadalkiisa. hase yeeshee warar kale oo aanu helnay kadib markii nimankaasi la qabqabtay ayaa sheegay nimanku inay haayeen niman tababaran Booliisku markii ay isku dayeen inay qabtaana ay baxsadeen isla markaana ay booliisku rasaas ooda kaga qaadeen taasina ay sababtay in lagu guulaysto qabashadooda warku waxa uu intaa ku darayaa nimanku inay hubaysnaayeen isla markaana ay wadeen qorshe ay qaraxyo dalka kaga fulinayeen munaasibada 18 ka May, waxaana la filayaa inay yihiin nimankii baabuurka UN ka ka goostay Taarikada si ay ugu adeegsadaan isqarxinta ay maleegayeen ilaa hada ma cada inay kooxdan la qabtay inay intaas uun ahaayeen iyo inay jiraan nimanka kale oo dhuumaalaysanaya
-
SOMALIA: Puntland blames TFG and SSC militia for attacks BOOSAASO — On Friday the leader of Somalia’s northern enclave of Puntland called on the Somali parliament to prepare the country for a general election to form a credible administration to replace the current TFG. Speaking to journalists at Bosasso airport, Abdirahman Farole said Somalia needed to hold immediate elections ahead of the end of Transitional Federal Government’s mandate in August. He said the interim parliament needs to find a leadership that is credible, transparent and one that can bridge the gap between Puntland and Mogadishu. He criticized the current leadership and said their leadership does not reflect the will of the Somali people. While speaking about security he blamed the Transitional Federal Government and the armed SSC clan militants for being behind recent killings in Puntland. He stressed that the TFG was using violent groups such as SSC to destabilize Puntland. He said the group, whose leader is currently being investigated by the FBI in Ohio, had tried to start a new war between rivals Somaliland and Puntland. He added that the group had failed and was near total collapse. Mr Farole argued SSC was formed primarily to destabilize the region. Mr Farole also spoke of the drought ravaging his state and the Horn of Africa. He insisted that he had personally witnessed thousands of dead livestock and urged people to pray for relief. Regional analysts say Abdirahman Farole is pushing for the urgent replacement of the Transitional Federal Government so that he can be elected. They claim he has over US$7 million he made from piracy ransom he plans to use for his election. Over the past month more than 18 civilians have been killed in Puntland including 7 worshippers that were gunned down in two separate mosques in Galkayo. Puntland at first blamed al-Shabab, but now it appears it has changed its mind and is instead blaming the violent on the SSC group and the TFG in Mogadishu. Puntland is one of several growing semi-autonomous regions dotted across what was formally known as Somalia following the toppling in 1991 of the regime of the one time dictator Mohamed Siad Bare. Somalia has been mired in violence and political infighting ever since. Somaliland chose to break away from the union and has managed to maintain relative stability.
-
Che yeah OODWEYNE was founded in the late 1910 as a city before that it was a very small village How ever it was the center of the business in the region back in the days in the 1930s cattles and other goods were traded in oodweyne Somali business men would come from the Somali region of Ethiopia and they would do bussenis in oodweyne. the city has mountains and the weather is nice . Oodweyne also when the two local sultans of burco fought over the sultanate in the late 19 century Sultan Nuur Axmed amaan versus Sultan cawad sultan diiriye. When Sultan Nuur Axmed was crowned in burco he moved to oodweyne because of tensions in burco because of his rival Cousin Sultan cawad Diiriye and when he arrived he got the largest ceremony welcome in oodweyne By reer oodweyne Sultan Nuur Axmed amaan moved his Bussines from burco to oodweyne And settled there as Sultan Nuur was against the british Empire and their presence in Somaliland they sent spies to infiltrate oodweyne. Even the Mullah ,,Muhamad abdulla hassan visited oodweyne after the Battle of burco in 1899 he stayed in oodweyne with Sultan Nuur Amaan before they moved to Nugaal fardhidin. Oodweyne was where The late Maxammad xaji ibrahim cigaal was born in oodweyne the founder of the Xisbulah party in the late 1940s Sayid Axmed Sheekh Muuse was born in oodweyne. The 3th SNM chairman Cabdilahi Koosaar was born in oodweyne.
-
Faroole Siyasadisu waxa weye galmudug la heshii oo xooge eeh siyasad cusub la same reer galmudug oo kaga hor tag reer xaayow iyo Farmaajo crew, Play Mudug politics even though native reer mudug are against this whole new alliance. In the mean time Cadaw haka samaysan Somaliland because hadaad cadaw ka sameysatid Somaliland TFG isku xuntihin Alshabaab isku xuntihin oo aad reer baraxlay uun aad isku fiicantihin way ku dhamatay marka Faroole wuxu yidhi caasimada Gobolka sool wa tukaraq Somaliland na saaxib baanu nahay ssc na wa in dhagta dhiiga loo dara. Imam faroole siyasadisu wa intas.
-
I dont get it ka reer konfureedku muxu la tal talabsanaya ma attentionka ka reer woqoyigu raadinayna K reer woqoyiguna wuxu is leeyahay kan wu tal talabsanaya eeh muxu iga raba lol
-
Madaxwaynaha Maamulka Goboleedka Puntland Oo Sheegay In Dawladda Sheekh Shariif Maalgaliso Kooxda Nabad-diidka Ah Ee SSC Si Ay Isugu Dirto Somaliland Iyo Puntland Hargeysa (Ramaas) Apr 29,2011 – Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Mr Cabdiraxmaan Maxamed Faroole, ayaa dawlada ku meel-gaadhka ah ee Soomaliya ku eedeeyay inay ka dambayso dilalka dhawaanahan ku soo badanayey deegaano ka mid ah Puntland, kuwaas oo dad masuuliyiin ah iyo dad kaleba lagu laayey. Madaxwaynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole, waxa kale oo uu sheegay in dawladda Soomaliya ee uu hogaamiyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed dhaqaale siiso kooxda nabad-diidka ah ee SSC si buu yidhi isugu dirto Somaliland iyo Puntland. Madaxwaynaha oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay Magaaladda Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland, ayaa waxa uu dawladda Sheekh shariif ku eedeeyey inay ka baaqsatay inay nabad ka dhaliso Soomaliya, sidaana ay ku doonayso inay dalka ku siii haysato. Cabdiraxmaan Maxamed Faroole, oo ugu horeyn ka hadlaya dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee ka dhaca Gaalkacayo ayaa iyo cida ka dambaysa waxa uu hadalkiiisa ku bilaabay “Haba ahaadeen kuwa shaydaanku ku shaqaysanayo ee dhiiga dadka xalaalaystay ee masaajiida is hortaagaya ama miinooyinka wadada u dhigaya ciidamada amniga, ama dadwaynaha ama dadka madaxda ah ama culimada diinta, waa dad siyaasad uga jeeda ah inaan Puntland daganaan ujeeda.” Ayuu yidhi waaxaanu intaa ku daray “Waala ogyahay waa kuwa ku fashilmay inay Soomaliya wax ka qabtaan oo ay nabadgalyo ku soo dabaalaan oo ay Soomaliya ku khasaartay, oo ku fashilmay inay dib u heshiisiin bilaabaan, iyagga oo guryo lagu ilaaliyo, waana kuwii meeshii hala isugu yimaado la yidhi ka baaqsaday haddana madaxnimo doonaya waa qaybta fulinta’e, marka laga reebo baarlamaanka oo iyagu shirkii Nayroobi yimid.” Madaxwayne Cabdiraxmaan Faroole, waxa uu sheegay in dawladda Sheekh Shariif kooxda SSC maalgalin siiso “Awalna waanu ogeyn in qoladii SSC oo hadda iska baaba’day ay maalgalin jirtay (Dawladda Sheekh Shariif) si qalaanqal uga ridaan Puntland ama isku diraan Somaliland iyo Puntland”ayuu yidhi Md Cabdiraxmaan Maxamed Faroole.
-
xeedho waxay ugu yeedhan ama qaaf is a nice culture waxa weye gabadha marka la aqal galinayo ba si Symbooleysan ayaa dhuxeeda looga dherga si Maskixyan ah blessed is right waxay ku fiicantahay markay ragu suaalaha ka jawabayan markana inanta furayan i mean Fujiaanka
-
xeedho wa bahal macaan ala maxaan muqmad ka dhergey
-
BOOSAASO : M.wayne Faroole oo si adag uga hadlay DFKS, SSC, iyo Ammaanka Puntland April 29, 2011 3:01 pm GMT - Boosaaso:-M.waynaha Puntland Dr.Cabdiraxaan Faroole oo maanta gaaray magaalada Dakada ah ee Boosaaso ayaa waxa uu si adag uga hadlay arimo badan oo ay ka mid yihiin DFKS, SSC iyo Ammaanka Puntland wuxuuna eeda badankeeda u diray madaxda DFKS oo ku sheegay kuwo ku qaraabta magaca Soomaaliyeed ee doonayn magac iyo Musqbal Ummadeed waa siduu hadalka u dhigaye. DFKS M-wayne Faroole oo khudbad ka jeediyay Bosaso “Madaxda DFKS waa kuwo ku qaraabta magaca Ummadda Soomaaliyeed oo lacago badan ku soo qaata magaca Ummadda Soomaaliyeed oo aan la gaarsiin dadka xaq uleh uu ku jira xeryaha qaxootiga, waa kuwa madaxtinimo aan jirin sheeganaya, waa kuwa taangiyo lagu ilaasho, waa kuwo aan imaan madasha loo dhigo Ummadda Soomaaliyeed ee danta Ummadda Soomaaliyeed looga hadlayo, waa kuwo qayb ka ah dhibaatada ka dhacda Puntland, waxaan Baarlamaanka ugu baaqayaa in ay go’aankoodii dhaqan gashaan iyakaa Ummadda ka wakiila si loo helo hogaan sax ah oo wax kala garanaya ayuu yiri M-wayne Faroole”. SSC “SSC waa wax la doonayay in lagu qaraabto hadase iskaba baaba’day, waa dad qar-dheer ka soo hadlaya, waa dad marar badan isku dayay in ay isku dhuftaan Puntland iyo Soomaaliand, waa dad qayb ka ah dhibaatada Gaalkacyo, waa dad lacag la soo siiyay oo doonaya in ay qalqal gashaan ammaanka Puntland, waan la soconaa in ay dad lacago u soo direen oo ay dhaheen dad noo hadla noo noqda ayuu yiri M-waynuhu”. Abaarta M-wayne Faroole mar uu ka hadlayay abaarta ayuu sheegay deegaamo badan oo ay soo mareen oo ay daaqi-jireen xoolo-badan in ay iminka ku soo mareen xoolo sii dabar-go’aya oo aad u tiro yar, waxa uu sheegay in roobku uu bilaabmay balse sidii la rabay uusan u di’in, wuxuuna Ummadda Soomaaliyee Alle uga baryay in uu ka dulqaado abaarta iyo Colaada. Ammaanka PL Ummada Puntland ayuu ugu baaqay in ay nabadda ka shaqeeyaan oo dadka qabiilka iyo aargoosiga ku hawlan ay iyaku gacantooda ku qabtaan oo aysan gacansiin, ma jirto reer, reer wax u qaba laakiin hogaamin-xumo ayaa dhacday ayuu yiri. M-wayne Faroole ayaa socdaalkiisa Boosaaso wuxuu ku macneeyay mid caadi ah ee aan cajaa’ib ahayn wuxuuna sheegay in uu u yimid in uu xoojiyo ammaanka iyo maamulka uuna muddo sii joogi doono
-
Dr.Faroole Oo Dhaleecayn Dusha ugu Tuuray D.Somaliya kuna Eedeeyay in ay wax kamaleegaan Coladaha Puntland kadhaca. on April 29th, 2011 Boosaaso(Puntlandi.com);- Madaxwaynaha Dawlada Puntland C/raxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud Faroole ayaa dhaleecayn dusha ugu tuuray hogaanka Dawlada Somaliya kuna eedeeyay in ay wax kamaleegaan dhibaatooyinka amnixumo ee ka dhaca deegaanada Puntland. Waxaa uu sheegay in Dawlada dalka iyo dadka wax uqaban hada kameermeerayso doorasho dhacda iyo korsiga baneeyaan”waa niman Amisom ilaaliso mana ogala in ay kaqaybqaataan shirarka looga hadlayo maslaxada Somaliya hadana ma ogala in ay doorasho soo galaan bisha August oo waqtigooda ku egyahay waxay iska qaataan lacagaha maga Somaliya lagu soo qaato ugamana gargaaraan dadka barakacayaashaa”ayuu yiri Madaxwaynaha Dawlada Puntland. Madaxwaynaha ayaa sidoo kale Dawlada Somaliya ku eedeeyay in ay wax kamaleegaan dhibaatooyinka amnixumo ee kadhaca qaybakamida Puntland waxaana uu tusaale u soo qaatay dhisidii iyo taageeradii jabhada SSC iyo dhibaatooyinka Galkacyo ka dhacay. Hadalkan ayaa madaxwaynaha waxaa uu jeediyay kadib markii uu gaaray magalada Boosaaso waxaana uu aad ugu dheeraaday hagadaamooyinka ay shacabka ku hayso Dawlada Somaliya iyo sida Puntland uga xuntahay. Dr.Faroole aya hada waxaa kulamo uga socdaan magalada Boosaaso gaar ahaan aqalka Madaxtooyada waxaana ay dabasocdaan kuwa uu lasoo qaatay Odayaasha Waxgaradka iyo Madaxwaynihii hore ee Puntland oo Qardho kusugan waxaana looga goleeyahay sidii nabad looga dhaxdhalinlahaa beelo wada daga Gobolada karkaar iyo Bari oo colaadi dhaxtaal.
-
Mudaharaad calanka Somaliya lala soo baxay oo ka dhacay Oodweyne
Xaaji Xunjuf replied to Siciid1986's topic in Politics
Jacaylbaro;715526 wrote: oo kalaay calanka bluugu ma bac buluug ba calan blueyow xaal qaado lol -
Somaliland delegation meets with kuwaiti government officials+PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Kuwait Deputy PM and FM receives Somaliland delegation KUWAIT CITY -– The Kuwaiti Deputy Prime Minister and Foreign Minister Sheikh Dr Mohammad Sabah Al-Salem Al-Sabah received a visiting delegation Somaliland on Thursday led by the President for security and development talks. Both leaders emphasized the potential to expand ties between the two nations. President Ahmed M. Silanyo expressed Somaliland’s appreciation of the Kuwaiti government’s continued support in a number of fields including hospitals and the ongoing airport projects. The President briefed his hosts about the ongoing situation in Somaliland. He discussed Somaliland’s commitment to stability, development and its role in the region. Mr Silanyo spoke of the recent changes in the country and his government’s efforts to promote new policies. He spoke of Somaliland requiring investment and interest from the international community in particular Kuwait and the GCC states. He urged Kuwait to support them with development, direct investment and technical assistance. Sheikh Dr Mohammad made it clear that the State of Kuwait is ready to push forward with mutually beneficial cooperation and bilateral ties. He added that his government will play its part in supporting the continued development of Somaliland and will introduce more projects to enhance security and improve living standards. He stressed the need to combat elements of insecurity including the issue of maritime piracy off the coast of neighbouring Somalia. Kuwait Fund President Silanyo and his delegation also met with Mr. Abdulwahab Al-Bader, the Director-General of the state-run Kuwait Fund for Arab Economic Development (KFAED), at his office in Kuwait city. The two sides discussed bilateral relations and development projects in Somaliland. The President said while it’s grateful for Kuwait’s current projects which includes US$10 to rehabilitate two airports, it hopes more financial assistance will be forthcoming. KFAED said it stands ready to continue to play its part. A statement from the Presidential Office said the visiting Somaliland delegation boarded a private helicopter on Wednesday for a short flight to the Emir’s private garden where they were invited for a lunch. They did not disclose if they met with the Emir Sabah al-Ahmad al-Jaber al-Sabah. Kuwait is roughly home to more than 4,000 Somalis from Somaliland who expressed their appreciation for the government of Kuwait. -
Waraysi xiiso Leh oo taabanaya meelo badan Garaad Cabdi rashiid Garaad Ismaaciil Ducaale {Daawo+Dhagaysi} on Apr 28 Waraysi shabakada holholnews la yeelatay garaaad cabdirashiid Garaad Ismaaciil Ducaale ayuu kaga hadlay arimo dhawr ah oo ka mid yihiin sida garaadku u arko shirka Aqoonyahanka Gobolka sool iyo Buhoodle ee London ka dhacay "" Garaadka ayaa ku jawaabay in shirkaasi miro dhal ahayn isla markaana ay ku shaqaysanayaan qolyo uu ku tilmaamay inay dano gaar ah leeyihiin loona baahan yahay in laga wada tashado danta umada balse aan qolana laga yeeli doonin inay majaraha ka lumayaan danta beesha shir lagu qabto London iyo Nairobi wax kala wadi maayo anagu dalkii ayaanu joognaa wax kastana waanu qabnaa dadkayagana waanu ognahay """ Garaadka ayaa mar wax laga waydiiyay inay jirto wada hadal larabo in lagu dhex dhexaadiyo walaalkiisa ka yar ee sheegta garaadnimada waa jaamac garaad ismaaciil hadalkaasna uu suuqa ku jiro ayuu kaga jawaabay":" Saldanadayadu waa mid cidna kula shuraakoobi mayno waana arimo waxba kama jiraan ah Garaadka ayaa sidoo kale u soo jeediyay qurba joogta caafimaadka qabta inay dadkooda ogaadaan waxna la qabtaan iyadoo hadal lagalay xili roobaad dadkuna uu jilicsanyahay isla markaan raashin iyo daawaba u baahan yahay"" Halkan hoose ka daawo kana dhagayso waraysiga oo dhamaystiran
