Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,019
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Waka hormarku Good man Governor of Sool Mudane Cabdilahi Jamac Diiriye.
  2. Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo Maanta Tagay Magaalada Laascaanood Kulamana La Qaatay Waxgaradka Gobolka Sool Laascaanood-(OWN)-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Dr:Maxamed Cabdi Gaboose ayaa Maanta gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool taasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Wasiirka arimaha Gudaha Somaliland aya waxaa si weyn ugu soo dhawweayay magaalada Laascanood Maamulka Gobolka Sool kan Degmada iyo waxgaradka Gobolka kuwaasi oo wada hadlay arimo dhawra oo ay ugu muhiimsanaayen xoojinta amaanka ee gobolka iyo ka hortagista cid kasta oo abuulaysa rabshad iyo amaan daro laga dhaxlo gobolka sool. Kulanka maanata dhex maray wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Dr:Gaboose iyo waxgaradka Gobolka Sool ayaa ku soo dhamaaday mid guula kuwaasi o isla qaatay sidii looga wada shaqaynlaha xoojinta amaanka. Wasiirka Wasaarada Aimha Gudaha Somaliland Dr:Maxamed Cabdi Gaboose oo isagu dhawaanahanba Socdaalo ku joogay Gobolada Bariga Somaliland ayaa socdaalkiisan ku micneeyay inuu yahay mid uu ugu kuur galayo xaalada nololeed ee dadka gobolada Bariga sida ay tahay isagoo dhanka Bulshadana weydiinaya baahiyaha ugu daran ee haatani haysta. Ugu danbayntii waxaa si weyn looga dareemayaa magaalada Burco soo dhaweynta Wasiirka arimaha Gudaha Somaliland oo la filayo inuu maalinta Beri ah yimaado magaalada Burco.
  3. So he's going to be the governor and mayor at the same time , let's just wait and see what he brings.
  4. probably not galkacyo is not a safe city for Ministers
  5. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=9qv4Trhf9Nw" frameborder="0" allowfullscreen>
  6. Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti wa Halyey jecel Somalida ay walaalo yiin
  7. This will be interesting if this actually happens i will not be surprised if the bigger powers allow Iranian Troops (shia) to come to Somalia to fuel the sectarian war between the religious groups Shia Twelvers Troops alongside Ahlusunna Versus salifi Jihadist Shabaabist. I'm already imagining how salaad cali jeele is whipping himself and chanting Shia songs (Shirib and guurow Style.) and poetry and waving the Shia flags with the picture of Imam Husein rathilahu canhu.
  8. Somalia needs a strong central government federalism will only create conflict between the various clan regions , and it will also undermine the future existence of the national identity of Somalia.
  9. I agree with sultan Ibrahim though we don't need more Political parties I know president Axmed Siilaanyo promised more political parties during the campaign.But is that what the country really needs the answer is no.
  10. Kulan Maanta Dhex Maray Dadwaynaha Borama Iyo Maamulka Dawlada Hoose Oo Lagu Gaadhay in Wadooyin Badan Oo Laamiya La dhisto+SAWIRO 21/04/11-Borama-(Bnn) Waxaa Maanta Magaalada Borama Ka dhacay Kulan Balaadhan oo ay iskugu yimaadeen Bulshada Rayidka ah iyo Maamulka Gobolka iyo Kan degmada Mas'uuliyiin ka socotay. Kulankan ayaa waxaa soo agaasimay Maamulka Dawlada Hoose Ee Borama, waxaana ay uga gol lahaayeen in ay u soo bandhigaan Dadwaynaha Waxqabadkii gaabnaa ee ay dhawaan ku talaabsadeen Maamulka Dawlada Hoose Iyo shacabwaynaha Xaafada Sheekh Cali Jawhar Ee iskaashiga wax ku oolka ah la sameeyay. Munaasabadan ayaa waxaa ka hadlay Duqa Borama, Gudoomiyaha Gobolka Awdal, Iyo Xoghaya Dawlada Hoose Ee Borama waxa ayna ka dhawaajiyeen in sanadkani yahay Sanadkii wax wada Qabsiga Bulshada iyo Dawlada, Si loo gaadho Magaalooyin Bilic leh, Xaafadaha kale Ee Magaaladana waxa ay ka codsadeen in ay ku daydaan Xaafada Sheekh Cali Jawhar oo kale. Waxa ayna ugu danbayn sheegeen in wadayoonkan Samaysmay in dadwaynaha looga baahan yahay in ay ilaashaadaan, kuwa kale ee Soo socdana ka qayqaataan dhismahooda . Si kastaba ha ahaatee Kulankan ayaa ugu danbayn waxa uu ku dhamaaday Jawi Farxada isaga oo Maayorka Borama C/raxmaan Shide Bile Halkii kaga dhawaaqay Qaadhaan ururin uu ku sheegay in wax lagaga qabanayo Xarunta Dhexe Ee Hanuunita iyo Wacyigalinta, waxaana halkaas mar qudha Soo buux dhaafiyay dadwayne Fara badan, oo nin walba wixii uu hayay Dhigay Miiskii ay fadhiyeen Mas'uuliyiintu, tanina waxa ay makhraati madoon u tahay Sida ay bulshadu ugu heelan tahay in ay wax qabsadaan."
  11. " frameborder="0" allowfullscreen> Mr Axmed Muumin Seed ucid spokesmen is a great politician.
  12. Che -Guevara;713421 wrote: Wax,aan hore u maqlin Soomaali maba aha. Waxaan anigu Soomaali dhihin Soomaali ma,aha. Bal carab kaaguna flexible haduu yahey, bal B-A-R-A-N dheh caawa af-Soomaali (maxaatiri iyo may mayba) ku bareenaaye. Amiirka immersion classes buu qaate markuu Makka Soomaalida yimid. adeeer aan wax ku sheego afka Somalilandishka ma lihin anagu wax la yidha maxaad tiri ama may may , anagu waxanu leenahay afka War Muxu yidhi ii yeedha markad amiirka aad carabkisa aad qaloocisan u malayn mayo waleh kina bu qaloocinaya ilahay igu ogyahay.
  13. Che Bani Hashimku wa laba afood afcarabiga na wa ku gabyan afsomaligana wa ku geeraran xita xuruf aydan waligin hore u maqal baanu dhagihina maqashiney xurufta so ma taqanid:D carabkayagu wa flexible dhawaaq kasta wa kara afkaygu waa ki hirgalay afkinana asaas bu u noqday nacambila. Amiirku laftigisu wa aftahan wuxu meesha u tagay inu Sh Yusuf al kaynun al baqdadi oo kale iska dhigo;) Alif la kor-dhabay, Alif la hoos-dhabay:p Wa wuxu abu Subeyr ula baxay;)
  14. Che -Guevara;713402 wrote: ^Hadaad iibsan kartid Somalilandbaa aqoonsi usoo gadilaheed nagadaa sheekada:D No one knows perfect anything. Beyond your regional dialect (we called Somalilandish), I don't think you know much. you mean the actual Somali language Somalilandish Luqada Somalilandiishka wa halka Luqada Somaliga laga so qeyb qeybiyeey oo ay ka so tafiirantay sidasay ku fiiday ila iyo Dhulka Somalida Ethiopia jamhuuriyada Jabuuti ila tadjuura dhulka canfarta ila iyo Woqoyiga Somaliya (bendar bayla iyo bandar qaasim) ila iyo Koonfurta Somalia Marka iyo Madina Xammar ila iyo NFD iyo garisa . Imika walaalkeen Che wuxu ina leeyahay ,, anigu meesha Koonfurta Somalia ka yimid ayaan magaalada badhan magac u bixinaya war ninku faduul badana ma frenji ba .
  15. General Duke;713398 wrote: ^^^yeah their villages of Sanaag and not the majority of it. This thread proves the secessionists are full of BS. We arrest pirates in sanaag and you ask us where we are what a confused lost pirate
  16. Che -Guevara;713393 wrote: XX......looool I'm just bemused your ignorance. Is your knowledge of the Somali language that limited? I know some koonfurians say baran instead of badhan wa caadi it's a dialect but to argue the towns actual name is baran instead of badhan is absurd and you know that Che Guevara, my Knowledge of the Somali language is perfect. Afsomaliga jeebkan kala so baxa yaanan ku ibsan waryaa
  17. General Duke;713390 wrote: ^^^XX, where are the secessionist in all of this? They are in sanaag adeer.
  18. The fact of the matter is, for all intents and purposes, there is no unity in Somalia. Who do you contact for negotiations? There are some people who come to us, who are in contact with us and understand our cause, but there is no unity, there is no entity to speak to as far as Somalia is concerned," he said. Well said Mr President You make me proud.
  19. Che -Guevara;713383 wrote: ^It seems your scope or understanding of the Somali language and sub-cultures in Somalia is very limited. Beyond your little village, you seem to know nothing, it's either that or you are obnoxiously ignorant or out prejudiced of people you understand so little. Why are you so angry boy i said you were right or don't you believe me?:cool:
  20. Che -Guevara;713377 wrote: ^Says who? Nassir....My kid cousin who was born in Upstate (never been to Somalia) spent time there.He had good things to say and hated Bosaso. Insha Allah, will go there one of these days. you are right i was joking it's baran wa meel daran