Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,102
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    81

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. That was after they went to widhwidh he did not sack them when they were with him so they are legit your Khusuusi.
  2. Yeah but when tuur joined the govt of sal balaadh he was no longer the president of Somaliland thus he can do what he likes with his spare time. Former President Mujahid Tuur left Somaliland for adis ababa Ethiopia 11th July 1993. Tuur Joined the Sal balaadh Govt not as the SNM chairman not as the Somaliland president but as Abduraxmaan tuur. Now compare it to the Khusuuusi delegates they went to widhwidh as the Khusuusi MPS and as the chairman of the Khusuusi Mr Cabdirisaaq gacmay no one stripped him from his charmanship he is now in widh widh discussing the future of his people and his ssc faction.
  3. A khadar I am consitent i just don't believe the audio tapes you posted are authentic how do i know they were the locals of widhwidh , Widhwidh needs peace and stability progress schools hospitals clean water improvement of infrastructure it does not need rebel movements fighting inside the towns and villages destroying the lives of the locals and even that of the environment . And luckely Keyse abdi Yusuf former ssc military wing leader saw the light and sees the bigger picture that indeed peace will benefit the people of widhwidh and the people of the buhoodle district as a whole.
  4. A khadar for a person who belongs to the clan rebel jabhad you are very bad informed i am very disappointed in you abti
  5. A khadar the Garaad doesn't need to be with Somaliland as long as he supports the peace in widhwidh and bali hadhac etc he is welcome we respect the elders we talk to them. What is more important are the locals the average inhabitant of widhwidh , the garaad choose to live in Garowe or in sweden where he is from.
  6. A_Khadar;730007 wrote: May allah help successionists.. They can't even hide their hidden agenda for little long. So is this a peace or attack? How is that dagaal amaanka uun bay meesha sugayaan ma ciid ba la dilay dagaal = marka cid la dilo ama cid la dhawaco saaxib
  7. A_Khadar;730004 wrote: I am still waiting to see attendees, their numbers and weighs. Sool is already occupied and Cayn's elders including the Garad of widhwidh is not there and will not be there. So if you peace is such of gun point and few bribed, have it and enjoy. Will see if that accomplishes anything to your end results. I thought you said there won't be a peace conference in widhwidh Dibo gurasho = xeel dagaal The Garaad was in the previous Shir remember in november when all the heavyweights were there Mujahid Maxamad Kahin, Garaad absir Salax Wasiiir Cadami Suldaan Cismaan Suldan cali Madar Xafidulah. Now there are Cuqaaal Waxgarad the ssc jabhad Khusuusi members iyo qaar kalo fara badan. Nabadu wa nimco allah inshallah there will be full afgarasho in that shir.
  8. Xukuumadda Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Hanjabaada Ka Soo Yeedhay Garaadada Sool Ee Dibad Wareega Ah Iyo Ciidamada Qaranka Oo Isku Balaadhiyay Deegaanada Buuhoodle “Somaliland Cid Ay Uga Daba Fadhiisanayso Shirkasta Oo Ay Dalkeeda Ku Qabanayso Ma Jirto, Afka Uun Ha Ka Hadlinee Al-Miidaan Waasac, Idinkuna Waxaad Tihiin Reer Garoowe” Wasiir Xaabsade Hargeysa, June 22, 2011 (Haatuf) - Wasiirka Warfaafinta iyo wacyigelinta Axmed Cabdi Xaabsade ayaa sheegay in dawlada Somaliland aanay cidna uga daba fadhiisanin shirka nabadaynta ee Widh-widh ka furmay isagoo hanjabaadaha ka soo yeedhay Isimada reer Sool ee ku sugan maamul goboleedka Puntland ee magaalada Garoowe uga digay inay colaad ka hurinayaan dhulka Somaliland. Wasiirka warfaafinta Axmed Cabdi Xaabsade oo aanu xalay khadka Telephone-ka kula xidhiidhnay isaga oo ku sugan magaalada Laascaanood ee xarunta Sool oo muddooyinkan uu halkaas hawlo shaqo u joogay, isla markaana aanu wax kaga waydiinay, digniinta kasoo yeedhay Isimada reer Sool ee dibad wareega ah ee uu ka midka yahay Garaad Saleebaan Buraale ayaa isagoo ka hadlaya arrimahaasi, waxa uu yidhi “Deegaanka Widh-widh waa Somaliland, idinkuna waxaad tihiin reer Garoowe waxaanuse idin kula talin lahayn, in dalkiina iyo dadkiina aad u toobad keentaan, isla markaana aad ka waantowdaan hadalada aydin dibadahaa la wareegaysaan, Somaliland meel kasta oo ka mid ah dhulkeeda shirkay doonto ayay ku qabsanaysaa cid aanumarti uga nahayna ma jirto, sidaa darteed waxaanu leenahay waxba afka ha ka hadlina ee Al-miidaan Waasac” Mr Xaabsade oo hadalkiisa sii wata ayaa intaasi waxa uu raaciyey “Isimo xaalad abuur ahna dadkan iyo dadkani uma baahna” Dhinaca kale ilo-wareedyo naga soo gaadhay jiidaha hore ee Widh-widh iyo Buuhoodle ayaa sheegayay, in ciidamada qaranka Somaliland ee ku sugan jiidahaasi ay heegan culus galeen, isla markaana ay u soo ruqaansadeen deegaanada Bali-hadhac oo ka mid ah deegaanada Buuhoodle, halkaas oo la sheegay in maleeshiyadanabad-diidku ay abaabulo dagaal maalmihii ugu dambeeyay ka wadeen.
  9. Wasiirka Xanaanadda Xoolaha Somaliland Oo Ramaas Uga Waramay Qaabka Uu U Furay Shirka Widh-Widh, Ergooyinka Ka Qayb-galaya Iyo Nuxurka Khudbadihii Lagu Furay Widh-Widh (Ramaas) June 22,2011 – Wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha Somlailand Dr Cabdi Aw Daahir Cali oo hogaaminaya weftiga Xukuumadda Somaliland uga qayb-galaya shirka degmadda Widh-Widh ka socda ayaa ka waramay qaabka uu u furmay shirkaasi. Dr Cabdi Aw Daahir Cali, waxa uu sheegay inay shirka soo qayb-galeen ergooyinkii badiba beelaha Buhoodle iyo sool iyo ilaa 8 xubnood oo ka tirsan maleeshiyadda Nabad-diidka ah ee SSC, kuwaas oo doonaya inay goob-joog ka ahaadaan shirkan nabadeed. Dr Cabdi Aw Daahir Cali oo maanta khadka telefoonka ugu waramay shabakada wararka ee RAMAAS ayaa ugu horeyn isaga oo ka hadlaya arimahaas waxa uu yidhi “Shirka waxa ka soo qayb-galay ilaa 150 qof oo ergo ah, kuwaas oo u badan beelaha *********** iyo ilaa 8 xubnood oo SSC ah ama ka tirsan baarlamaankooda ama golahooda dhexe ah hadba magaca ay doonaan ha u bixiyaane” Wasiirka Wasaaradda xanaanada xoolaha Somaliland, waxa kale oo uu sheegay in guud ahaan dhinacyadda wufuuda shirka ka qayb-gashay ay ka hadleen madasha shirka “Markaa dadka ka soo qayb-galay eel eh Isimada, garaadada iyo masuuliyiinta xukuumadda Somaliland-ba shirka way ka hadleen.” Ayuu yidhi Dr Cabdi Aw Daahir, waxaanu intaa ku daray “Dadka meesha ka hadlayna mid walbana waxa uu ka hadlay uun qolo walba waxa ay tabanayso iyo in lagu wada hadlo wixii la tabanayo iyo nabad ee inaan lagu wada hadal xabad ee la is af-garto, shirkuna bari ayaa si caadi ah loo gudda gali doonaa.” Wasiir Cabdi Aw Daahir waxa kale oo uu soo qaaday “Qoladda Guurtida ah ee SSC waxay meesha u yimaadeen in la wada hadlo oo ay qoriga dhigaan.”ayuu yidhi, waxaanu intaa ku daray “Anaguna (Xukuumadda Somaliland) waxaanu raacaynaa siyaasadii Madaxwaynaha ee ahayd inuu nabad ku baaqay iyo gogosha nabada ee uu u dhigay Beelaha Buhoodle iyo sool waana inaan taas laga daalin, nabadana waatii mudada Lixda bilood ah socotay ee Garaad Abshir uu furay.” Wasiirka xanaanada xoolaha Somaliland, waxa kale oo uu hadlay “Lama odhan karo beelaha buhoodle iyo sool guud ahaantii wuu u dhan yahay laakiin 70% wuu ka soo qayb-galay wax maqanina way jiraan oo qaar wax tabanaya oo Idaacadaha ka hadlay way jiraan”ayuu yidhi waxaanu intaa ku daray “Istaraatijiyadda lagu doonayo cidii shirka ka maqani shirkan ayay ka soo baxaysaa, mana aha wax anaga nagu xidhan, shirkuna ilaa inta lagaga boganayo arimaha ee baaqyo iyo tallooyin midaysan laga soo saarayo wuu iska soconayaa.” Dr Cabdi Aw Daahir, waxa kale oo uu ka hadlay “Maanta waxa wada hadlayay Xukuumada Somaliland, beelaha Buhoodle iyo sool iyo SSC.” Ayuu yidhi Dr Cabdi Aw Daahir Cali.
  10. War Deg Deg ah: Badhasaabkii Buuhoodle Ee SSC Iyo Maayarkii SSC Ee Buuhoodle Oo Yimi Shirka Widhwidh Waxaa ka soo qaybgalay shirka Widhwidh oo maanta furmay xubno badan oo SSC ah iyo madaxdhaqameedo aad u tiro badan oo cuqaal iyo waxgarad kale leh. Madaxda SSc ee ku soo kordhay kuwii shalay soo gaadhay Widhwidh, waxaa ka mid ah Badhasaabkii Buuhoodle ee kooxda SSC u magacawday Buuhoodle Cabdirisaaq Muuse Cali Boob iyo maayarkii Mustafe Xuseen Jibriil oo wehelinayey. Waxaa kaloo soo gaadhay widhwidh masuuliyiin ciidamada Buuhoodle jooga ka mid ah oo shirka ka qaybqaadanaya, sidoo kale Cabdirisaaq Yuusuf. Saraakiil iyo maleeshiiyo ah SSc gaadhaysa kontomeeyo ayaa lagu soo dhaweeyey goobta oo ka yimi Buuhoodle. Waxaanu sidoo kale idiin soo gudbinay warkayagii shalay, in uu Guddoomiyihii Guddia khusuusiga ee SSc iyo masuuliyiin kale oo ay ka mid yihiin Xog-hayihii maaliyada iyo sadex xog-haye oo kale ay soo gaadhay shirka Widhwidh. Waxaa iyagana soo gaadhay koox kale oo uu la soo jabay Maxamed Cawil Ducaale oo uu sheegay shalayto in ay soo gaadhayaan shirka oo ka danbeeyaan ayaa maanta soo gaadhay shirka. Maxamed Cali waa xubin ka mid ah SSC xog-hayayaasheeda wuxuuna la soo jabay tobaneeyo masuul oo ka danbeeyey. Ergada illaa hadda fadhida ee beelaha *********** ka tirsan ee nabada iyo aayaha ummada u fadhiya waxaa lagu qiyaasayaa 260 ergay. Hoggaanka dhaqanka. Dhanka hoggaanka dhaqanka, shirku waa hordhac maanta, wuxuuna furmay maanta, waxaadse mooda in ay soo buux dhaafiyeen cuqaal iyo ceif caaqilo aad u badani. waxaana ka mid ah oo aan ka xusi karaa; 1. Cheif Caaqilka Cali Geriga, Maxamuud Xaaji Axmed Aadan Xayd 2. Chief Caaqilka Barkadka, Ahmed Saalax Maxamed 3. Chief Caaqilka Hayaaga, Ismaaciil cali Abokor cuqaal iyo oday dhaqameedo tiro badan. waxaase xusid mudan in aanu shirka joogin garaadadii beesha *********** oo la go’aan qaatay ururka SSC ee xubno badan oo ka mid ahi ay ka soo qaybgaleen shirka Widhwidh. Cuqaasha iyo Chief caaqiliska ayaa dhaqan ahaan kala sareeya, waxaana maaus badan sita Chief caaqilka oo illa hadda aan sadex ku arkay shirka, halka 22 caaqil oo kale ay ahaayeen goob joog shirka fadhiyeya. Shirkii Widhwidh waa furamy, waxaana loo daadihinayaa si aad u agaasim saraysa, waxaana
  11. Welcome back mr oodweyne you've been missed, as for Faroole the pirate leader of garowe what is there to talk about the Majority of the garaad clan don't trust faroole nor do they trust his clan that's why they chased the Garowe Clan elder when he visited buhoodle and jacked his car not that long ago.
  12. Wasiirka Xanaanada Somaliland oo shaaca ka qaaday in shirkii widhwidh saaka bilaabma Widhwidh(own) wasiirka xananada xoolaha eeh Somaliland Dr Cabdi aw daahir oo ah Gudoomiyaha Ergada Xukuumaddu u dirtay shirka Nabadaynta widhwidh ayaa shaaca ka qaaday in shirki nabadaynta eeh widhwidh uu saaka bilaabmay magaalada widhwidh jewi deggan oo lagu soo wada qayb galay Wasiir Cabdi aw Daahir oo warbaahinta u waramay ayaa waxa uu sheegey in shirkaas ay ka soo wada qayb galeen Xukuumada Somaliland Beelaha Buhoodle iyo widhwidh Kooxda SSC iyo madaxdhaqmeed ka tagay Gobolka togdheer. Waxa kale oo u wasiirka xusay in shirkani ka dhashay Baaqi Nabadeed eeh Madaxweynaha Somaliland u so jeediyey beelaha bariga Somaliland eeh wax ka tirsanaya Xukuumada Somaliland isag oo xusay in arrinta ugu weyni tahay in la helo nabad iyo in la wada hadlo isla markaana looga wada hadli laha wixii houmar ah eeh loo baahan yahay in laugu dhaqaaqo Wararka kale eeh ka so baxay shirka waxa anu idinku so gudbin doona wararka dambe
  13. Che -Guevara;729863 wrote: Were they in the same bed? Yeah they were sleeping in the same bed
  14. Who 's guilty here? A wife is dreaming in bed , she suddenly wakes up and shouts , quick my husband is home!!!!! Her Husband wakes up and jumps out of the window.
  15. A_Khadar;729851 wrote: Listen Garaad baaruudna what he said about your dream isn't materilized. The so called conference is delayed due to fear from Buhodle army.. halkan ka dhegayso waraysigii Garaad ibraahin Baaruud Garaad baruud is not even a real garaad who crowned him the Buhoodle community never crowned him he is an imposter.
  16. Dhulku hadu nabad yahay wa arin wanaagsan wa in la sii xoojiya
  17. ^^^wariyahan wir wir leh baanu widhwidh ka wereysana adeer maad naga deysiid beenta iyo broboganadada shirku gogolxaadhkisu si xawlgi ah bu u socda nabada haka hor iman yaa khadar.
  18. 8 Sarkaal oo ka Soo Goostay SSC oo ku soo Biiray Shir Nabadeedka ka Furmaya Widh-widh June 21st, 2011 Widhwidh (Somaliland.Org)- Siddeed sarkaal oo ka tirsan kooxda nabad diidka ah ee SSC, ayaa maanta soo gaadhay degmada Widhwidh ee gobolka Buuhoodle, ka dib markii ay ka tanaasuleen kooxdaasi, isla markaana ay go’aansadeen in ay ku biiraan shir nabadeedka maalinta bari ee arbacada ah ka furmaya magaalada Widhwidh. Saraakiishan oo maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Widhwidh waxa hogaaminayay guddoomiyaha gudida khusaasida (golaha dhexe) ee SSC C/risaaq Xasan Ismaaciil (Gacanlow) waxana weheliyay xoghiyihii maaliyada ee SSC, Cismaan X. Cali, xubin ka tirsan golaha dhexe oo magaciisa la la yidhaahdo Maxamed Cawil Ducaale. Waxa kale oo masuuliyiinta kooxda SSC ee Widhwidh soo gaadhay ka mid ah C/risaaq Muuse Faarax oo kooxda SSC ugu magacawnaa badhasaabka Buuhoodle iyo Mustafe Xuseen Jibriil oo isna ku magacawnaa maayarka Buuhoodle. Sidoo kale saraakiisha ka soo goostay kooxda nabadiidka ah waxa ka mid ah C/risaaq Yuusuf oo maleeshiyadaasi ugu magacawnaa aaga Tuko raq iyo Cabdi Muuse oo isna ka mid ahaa horjoogayaasha kooxda nabad diidka ah iyo afartameeyo ka mid ah maleesiyadaasi. Dhinaca kale waxa magaalada Widhwidh ay la ciirciiraysaa tirada dadka u yimid ka qaybgalka shirka maanta ka furmaya magaaladaasi waxana ka qaybgalaya 250 ergo o ka kala yimid goboolada Sool iyo Buuhoodle. Shirkan nabadeed oo ay xukuumadda Somaliland u dhigtay siyaasiyiinta, isimadda, cuqaasha, aqoonyahanada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Sool iyo Buuhoodle, waxaa shirkaasi xukuumadda Somaliland matalaya wasiiradda Xanaanada Xoolaha, Dr Cabdi aw Daahir, wasiirka Duuliista iyo Hawada, Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, la taliyaha madaxweynaha ee gobollada bariga Md. Fu’aad Aadan Cadde, agaasimaha guud ee caafimaadka Md. Cabdi Guray iyo afhayeenka madaxtooyada C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse). Waxa kale oo iyaguna goob joog ka ah mudanayaal ka tirsan golayaasha wakiilada iyo guurtida oo kala ah Md. Maxamed Faarax Qabile iyo Maxamuud Axmed Barre (Garaad) oo ah xubin sharafeed ka tirsan Guurtida. Shirkan nabadeed waxa lagu qabanayaa taandho weyn oo lagu xardhay calanka Somaliland iyo hal ku dhigyo la xidhiidha ahmiyada nabadgleyadu u leedahay bulshada.
  19. War Deg Deg ah: Guddoomiyihii Guddida Khusuusiga SSC iyo Sadex Xoghaye Oo Widhwidh Soo Gaadhay Guddoomiyaha Guddi Khusuusiga Cabdirisaq Gacamay iyo odayaal ka mid ah madaxda kale ee khusuusiga oo xalay soo gaadhay widhwidh. Waxaa kaloo shirka soo gaadhay Xoghayaha Maaliyada Cismaan Xaaji Cali iyo sadex xog-haye oo kale oo ka mid ah madaxda SSC oo Tukaraq xalay ka soo baxay soona maray Buuhoodle oo soo gaadhay Widhwidh. Waxay sheegeen Kayse Cabdi Yusuf iyo masuuliyiin kale oo ayaa arrinkaas u xaqiijiyey weriyaha Somalilandfuture Online ee ku sugan Widhiwdh. Wuxuu kaloo sheegay in shirka dib u dhaciisa ay sabab u tahay, masuuliyiin faro-badan oo SSC ah oo la filayo in ay ka soo qayb-galaan shirka Widhwidh, aqbalayna casumaada shirka looga fidiyey. Masuuliyiinta kale ee shirka ka dhex muuqada waxaa ka mid ah xog-hayayaal kale oo ka tirsan SSC sida Maxamed-Case oo xalay soo gaadhay shirka. Waxaana maanta ay saxaafada ku sugan widhwidh ay si buuxda uga qaadanaysay sawiro masuuliyiinta iyo marti-sharafta kale ee shirka ku sugan. Kayse Cabdi Yusuf iyo madax-dhaqameedada degaanka ayaa u muuqda kuwo hawl qaran oo balaadhan si hufan dusha u saaray, waxayna saldhig uga dhigayaan shirka danta iyo aayaha beesha in laga tashado, midaas oo ay si balaadhan u soo ajiibeen madax badan oo SSc ah iyo madax-dhaqameedyo badani.
  20. A khadar so are you saying Horurfadhi and allssc websites are not reliable sources saaxib the Chairman of the Khusuusi and other mps are now in widhwidh
  21. A_Khadar;729788 wrote: Still waiting proof for such propaganda... Cali sabareey oo xaqiijiyay sadaxda nine ee Gostay iyo fariin ku socota shacabka SSC Waxaa aan ka xaqiijinay in ay gosteen sadaxdaas nin madaxweyne kuxigaynka SSC cali sabarey oo sheegay in ay maalmihii udanbeeyy ay wadeen qilaaf iyo dhibaato wayn oo ay doonayeen in ay kala dilaan umada SSC. Cali ayaa waxaan waydiinay Niyad jab intee la le ek ayeey ku keenayaan umada SSC waxaana uu ka dhaqaajiyay waxa y kala tageen dhibkooda wax niyad jab ah kuma keenayaan SSC waxanse u sheegaya in dhamaanbulshada SSC aysan niyad jabin. Sidoo kale waxaa uu sheegay madaxweyna ku xigaynka SSC cali sabarey in aysan wax dhaqaale ah ku soo qorin cismaan xaaji cali oo ahaa madaxii maaliyada iyo cabdirisaq gacmey ooahaa gudoomiyaha khusuusida umahad ssc yeesan niyad jabin waxa aan u halgamayno waa iyaha dadka wax kasta waa ay leeyihiin hawlaha maamulkune waa uu sii socondoonaan.
  22. Gar_maqaate;729786 wrote: Funny how these people celebrate the defections of non bodies.! adeero i wouldnt celebrate if i were you lot. kuwaani tayo ma leh ee ilmo lacagdoon baa ladhahaa. SSCna ma matalaan.! Manay ahayn Gudoomiyihi khusuusiga ahayn aad ku so doorateen buuro wadal mise aniga walaan mise wax aan tayo lahayn baad soo dooratan horta lol