Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,102
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    81

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Mali's new leader threatens 'total war' against Tuareg rebels Mali's new interim president, who took over from coup leaders on Thursday, has threatened "total war" against the Tuareg and Islamist rebels who have seized half the country since the putsch three weeks ago. Mali's Interim President Dioncounda Traore (left) is congratulated by coup leader Amadou Haya Sanogo after being sworn in at a ceremony in Bamako, Mali Photo: AP Photo/Harouna Traore 7:12AM BST 13 Apr 2012 Former parliament speaker Dioncounda Traore took the oath of office in the west African nation at a ceremony on Thursday attended by, among others, junta leader Captain Amadou Sanogo, who initially grabbed power in the March 22 coup. Mali's new interim leader - a 70-year-old mathematician turned politician who speaks six languages - is expected to soon name a prime minister, and to organise elections within 40 days. The mutineers justified last month's coup by accusing the former government of mishandling the Tuareg rebellion - but their action allowed the Tuareg and Islamist militants to take over a vast area in the desert north, effectively splitting the country. Amid the disarray in the capital, they captured an area the size of France, including the ancient town of Timbuktu, bringing lawlessness to an area already gripped by drought and acute food shortages. Traore said he was "aware of being the president of a country at war" and warned that the rebels must "stop the... pillaging, the rapes. They must leave the cities that they have occupied." RELATED ARTICLES British couple escape al-Qaeda in Mali 11 Apr 2012 Britons in Timbuktu escape 04 Apr 2012 Mali's president submits resignation following coup 09 Apr 2012 Mali sanctions lifted as coup leaders step aside 08 Apr 2012 If they did not, he said, "we will not hesitate to wage a total and relentless war." The Group of Eight rich nations voiced "deep concern for the deteriorating situation in northern Mali and the implications the current crisis has for the wider Sahel region, including the impending humanitarian crisis." The G8 foreign ministers, meeting in Washington, said they had "reinforced their support for the territorial integrity of Mali... and urged all parties to ceasefire and engage in political talks." A US State Department spokeswoman said the United States welcomed Traore's inauguration as a positive step in the country's political transition process, urging "all parties to facilitate the swift and complete restoration of civilian rule through free and fair elections." The African Union also applauded the handover of power to Traore. The State Department however expressed deep concern at reports of human rights violations in the north. Meanwhile ECOWAS foreign ministers met in Abidjan Thursday to consider sending a regional force into northern Mali. The rebellion there "constitutes a real obstacle to the peace process," said Ivorian Foreign Minister Daniel Kablan Duncan after the meeting of the 15-nation Economic Community of West African States (ECOWAS), which mediated the Mali power transfer. On the possibility of sending in a force, Duncan said "the resolutions will be handed over to the ECOWAS heads of state," as fears rose that the rebel-held region could become a haven for radical Islamists. The coup leaders, Malian politicians and ECOWAS mediators are scheduled to meet in Burkina Faso this weekend to clarify the still murky management of the transitional period. In Mali, five ministers and four other politicians of ousted president Amadou Toumani Toure's government were released on Thursday, according to Captain Moussa Dindo, who is close to the junta, and family members. The nine had been held at the coup leaders' headquarters, a military camp at Kati, near the capital Bamako. The junta is expected to retain some influence, with observers saying coup loyalists could be named to key ministerial posts, notably those linked to security as the army tries to reverse the massive rebel gains. Many of the Tuareg rebels, who have fought several separatist campaigns over the years, are heavily armed and battle-hardened from last year's Libya war where they fought as mercenaries for slain dictator Muammar Gaddafi Joined by Islamist extremists linked to Al-Qaeda in the Islamic Maghreb (AQIM), they made unprecedented gains in the weeks since the coup. The main Tuareg rebel group, Azawad National Liberation Movement (MNLA), has declared an independent state, a call rejected by the international community and by the MNLA's former Islamist allies. Ansar Dine, the Islamist group that controls several key towns, has imposed sharia law in some areas under its influence and distanced itself from the Tuareg nationalist cause. The UN Security Council has warned of the growing "terrorist threat" in northern Mali, while the world body's rights chief Navi Pillay said violations could be worsening in the rebel-held north. Reports "suggest that civilians have been killed, robbed, raped and forced to flee", she said in a statement. Both Ansar Dine and AQIM are recruiting children in a bid to boost their forces, a local elected official and a journalist in the region told AFP. Ansar Dine, backed by AQIM, meanwhile took control of Timbuktu's renowned centre of historic manuscripts which keeps between 60,000 and 100,000 documents, sources said. Source: agencies
  2. Sensai maxaad igu diidaysa Neautralnimada waan ahay waleh dadku wa ii dhex
  3. Shinbir aad ba looga jecelyahay Midnimada
  4. Carafaad wa run laakin Taleexi iyo anigo qaraabo baanu nahay laakin isagu ma ogala inu hargeysa maalin casumaad ku yimaado hada anigu diyaar baan u ahay inan tago taleex iyo xaysimo iyo meelaha u ka so jeedo.
  5. Somali president, PM disagree over the responsibility of National theater blast SHABELLE MEDIA NETWORK APRIL 13, 2012 COMMENTS OFF MOGADISHU(Sh. M. Network)- Somali president Sheik Sharif Sheik Ahmed and his prime Minster Abdiweli Mohammed Ali have both disagreed over the recent deadly at national theater inMogadishu, killing six people, including the country’s top sports officials. Ali Mohamud Farah (Ali Seeko), a lawmaker, confirmed to Shabelle Media that there is a growing accusation by Sheik Sharif and Abdiweli who each accuses the other to be responsible of the explosion. The MP also says the incident at the theater cast shadow between the TFG officials. While speaking this weekend at a press conference inMogadishu, Somali president Sheik Sharif Sheik Ahmed announced that Somali information Minster takes the responsibility of suicide bomb explosion hit inside Somali national theater on Apr 04, 2012.Somali PM escaped from the blast narrowly. This comments followed after Mogadishu Mayor Mohamud Ahmed Nur Tarsan disclosed that some top TFG officials were behind the attack. Al shabab said it has carried out the suicide attack.
  6. Shinbir my cities i have no cities i left Somalia 22 years ago lacagtan shaqeysto tax ba gurta all i want to retire soon and go back Home markasan cities leeyahay.Hadaan joogi laha wax kale ahaan lahayd as For Amiirku that man is going Globally.
  7. ^^ Ceeb waryaa qof weyn waliga Liar lugu mayidha Shinbirow igu hale anigu ila xamar meel ay wax ka dhacan ila gees ka gees Horn of Africa waan ka so tabiya eh.
  8. Dr Osman ha deg degin they just arrived they need to feel at home first:D
  9. Shinbir anigu ciidna ma tageersani wax aan tageersanay ba iska yar wa warki jira uun baan so tabiya ama qaado ama ha qadaan anigu xita beel ma lihi naftayda ayaan la beel ahay oo kaliya.
  10. So wait a minute Fuad shangole and Sh hassan daahir aweys are both in southern Bosaaso interesting.
  11. Wasiirka Gaashaandhigga: Ciidammada mushaaraadlkooda si joogto ah ayeey u qaadanayaan Published on April 13, 2012 Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay wado qorsho lagu joogteenayo Mushaaraadka ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed, isla markaana lagu dhisayo goobo caafimaad oo u gaar ah Ciidammada. Ra’iisul wasaare ku xigeen ahna wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya mudane Xuseen Carrab Ciise isaga oo ku sugan dalka Ethiopia warreysi siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay in magaalada Addis Ababa uu uga qeyb gallay shir ballaaran oo looga halay arrimaha Military-ga iyo howlgallada ka socda Soomaaliya, isagoo sheegay in shirkaasi ay ka soo baxeen qodobo wax ku owl ah. Wasiirka Difaaca ayaa tilmaamay in qodobada shirka ka soo baxay ay ugu waa weyn yihiin, sidii ciidammada Military-ga Soomaaliya loogu helli lahaa xerooyin gaar ah isla markaana Qalabbeysan, waxa uu xusay in dalalka shirka ka soo qeyb gallan ay si wadajir isugu raaceen xoojinta ciidammada Military-ga Soomaaliya, si ay u illaaliyaan nabadgalyada dalka. Wasiirka Gaashaandhigga ayaa sidoo kale ka dhawaajiyay in ciidammada Military-ga Mushaaraadkooda si joogto ah u qaadan doonaan, haddana ay u qaataan, isagoo carrab ku dhuftay in wasaaradda Gaashaandhigga ay illaalineyso sharafta iyo xaquuqda ciidammada Military-ga ee u taagan Difaaca sharafta dhulleed ee dalkeenna. Mudane Xuseen Carrab Ciise ayaa hoosta ka xariiqay in ay wadaan ololle ku aadan in Isbitaallo gaar u ah ciidammada Military-ga loo hello, si joogto ahna u shaqeynaya, “dalalka Afrika hadda waxaa ka go’an in Soomaaliya ay hesho ciidan xooggan oo awoodda dalka si buuxda u maamulla” ayuu yiri Xuseen Carrab Ciise. Ugu dambeyntii waxa uu hoosta ka xariiqay in dalal badan ay u bandhiggeen, sidii Mushaaraad loogu helli lahaa saraakiisha horre ee ciidammada Xoogga dalka ee hadda howlgabka ah, arrintaasi ay meel wanaagsan u gaartay, isla markaana uu rajeynayo in sida ugu dhaqsiyaha badan loo hirgaliy
  12. Warbixin:-Khatar kasoo socota 5 Xubnood oo Madaxweyne Shariif u magacaabay Wada xaajoodka Soomaaliland Posted by Pi on April 13th, 2012 Siilaanyo waxuu soo xuley Gudi uga qayb galaya Wadahadalka ay la yeeelanayaan Qaybaha kale ee Soomaaliya, Madaxweyne Shariifna wuxuu soo xuley shan xunood, yaase lagala tashadey shantaan xubnood? Maxayse yihiin xubnahaan, mase ku haboon yihiin iney galaan wadahadalkaas, Maxaa ka dambeeya. Waxaa xaqiiq ah in ay Soomaaliland ku dadaalayso inay hesho shaabad loogu dhufto warqado ay doonayaan inay kaga go’aan Soomaaliya iyagoo kharash iyo wakhti badan ku bixinaya sidey ku helilahaayeen, Shirkii London waxaa hoosta looga xariiqey iney Wadahadlaan Soomaaliya iyagu iyadoo la iclaamiyey labo gudi oo kakala socda Somaliland iyo qaybaha kale ee Soomaaliya, lakiin Madaxweyne Shariif isagoon cidna kala tashan ayuu magacaabey Gudi matala TFG, waxaana jira dadaalo la doonayo in wadahadalka laga ilaaliyo inay ka qayb galan dadka ku haboonaa iney ka qayb galaan taasi oo ah khatar hor leh. Maxay yihiin Ergooyinka Madaxweyne Shariif soo xuley Ergooyinkaan ayaa ah 5 Xubnood oo aan wax aqoona ama waayo aragnimo ah u lahayn waxyaabaha laga wada hadlayo iyo qodobada lawada gorfeyn doono, taasina waa mid ay soo xulideeda lug ku lahayeen Soomaaliland oo aan iyagu dooneyn iney hor fariistaan dadka talada dhabta ahi ka go’do. Xubnaha Ergooyinka waxaa ka mid ah 1 nin oo ka soo jeeda dadka ay wax ka dhexeeyaan Soomaaliland (*******) inta kale waa Reer Koonfureed. Madaxweyne Shariif magaacaabida ergooyinka wuxuu kala tashadey dad an ogeyn waxa la isku hayo ama meesha yaal, kalama uusan tashan Puntland iyo Xukuumada TFG, Ergooyimka kuma jiraan Reer Puntland gaar ahaan dadka dega Gobolada bariga Soomaaliland. Waxaa maqaalo nagu ah in ay ergooyinka u badan yihiin Dadka Dega Gobolada dhexe oo ay ku yimaadeen codsi ka yimid dhinaca Soomaaliland iyo xiriir hoose oo dhexmaray Somaliland, Madaxweyne Shariif iyo Madaxweynaha Jabuuti. Arimahaan oo idil waxay muujinayaan in lamarin habaabinayo wadahadaladii lagu balamay iney dhexmaraan Maamulka Hargeysa iyo Dowlada Soomaaliya oo Puntland qayb ka tahay. Ergooyinka ay Soomaaliland soo direyso Madaxweyne Siilaanyo wuxuu soo xuley rag ruug cadaa ah oo ay aad ugu dheertahay Ereyga ah Jamhuuriyada Soomaaliland, kuwasoo naftooda u haybeeyey inay mar arkaan Dal layiraahdo Soomaaliland,waa rag aan marnaba maqli karin Soomaaliya, lakiin yaqaan sida loola macaamilo Soomaalida qaar,mana ay jecla inay hor fariistaan Soomaalida qaar kamid ah, Waxaa hogaaminaya Wasiirka Arimaha dibada Maxamed Cabdilaahi Cumar, Waxaa kaloo kamid ah Xaabsade oo loogu soo darey inaan meesha wax kasoo bixin. Sidee ku imaan karaa Wadahadal xalaal ah oo loo dhanyahay kuna salaysan Mustaqbalka Soomaaliya Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sh. Mohamed Wuxuu hoosta ka xariiqey mar uu ka hadlayay wadahadalkaan in ay khasab tahay in ay wadahadalka ay hogaamiyaan dadka ay Soomaaliland wax ka dhexeeyaan(Dhulka), arintaan waxaa ku raacsan Siyaasiyiin waaweyn iyo qolyaha Caalamka oo iyagu lahaa fikrada in lawada hadlo. Lagama yaabo iney wadahadalka hogaamiyaan dad aan waxshaqo ah ku laheyn waxyaabaha laga wada hadlayo, waana khasab iney wadahalka miisaan ku yeeshaan Dadka ay Soomaaliland wax ka dhexeeyaan, Soo xulid ergooyinka waxaa miisaan weyn ku yeelanaya Dadka Dega gobolada Sool, Ceyn iyo Sanaag, waana kuwaas kuwa ay ku xiran tahay mustaqbalka isu imaasha Hargeysa iyo Muqdisho. Sida aan la socono siyaasada maanta ee Soomaaliya, waxaa jira dad dega Goboladaan aan kor kusoo sheegney kuwasoo jeebka ugu jira Soomaaliland laga yabee in qaarkood ay joogaan Muqdisho, uno ololaynayaan inay kamid noqdaan Ergooyinka. Waxaa socda qorshayaal lagu marin habaabinayo Wadahadalka, si caalamka loo tuso in lawda hadlay lakiin taasi waa laga soo gudbey xiligay dhici lahayd ama dhici jirtey, Xalka Soomaaliyana ma ahan maanta mid ay taladeeda ka go’do oo kaliya Muqdisho, khaasatan wadahadalka dhexmari doona Somaliland iyo Soomaalida kale, mana ahan mid u taal oo kaliya Madaxweyne Shariif iyo Raysal wasaare Gaas ee waa mid u taal dadka ay dariska iyo deegaanka Wadaagaan Soomaaliland, Puntland iyo Soomaaliland waa inay miis wada fariistaan oo kawada hadlaan mustaqbalka Dalka. Puntlandi.com Garowe
  13. That was Al itaxaad a few militia men this is Alshabaab a capable Militant group well trained with international jihadist links. Somalia keep in mind Alshabaab is battling four countries in southern Somalia Uganda Burundi Ethiopia Kenya even Djibouti Joined.
  14. Carafaat;818174 wrote: Al Shabaab is so ignorent. Havent they met Qardho or Maakhirian folks yet. war siyaad barre ayaa u talin kari waayay. Siad barre barkado ayuu sumeyn jiray laakin Carafaadow adeer nimankan Shabaab waxay raban inay ku jannoh tagan reer Budhlayn wa arin kale waleh.
  15. Somaliland is telling Addis ababa contain you're dog in Jigjiga Somaliland is intervening in Ethiopia's domestic affairs, because Iley was waging a clanish war against Ethnic Somalilanders in Ethiopia. Now lets stick to the Topic what is faroole's next step.
  16. Interesting development it seems Alshabaab is very serious about dismantling the garowe clan enclave now lets wait for the reaction of Faroole yanay meesha ka dhicin Maraykanow iga so gaadh Melez zanawiyow iga so gaadh
  17. Somalilands first vice president running for president and for the first time in 21 years a running mate from the sool region Xassan ciise Jamac Cali Sandule
  18. Musharixii Ugu Horeey Ee Madaxwayne Ku Xigeen Ee Ka Soo Jeeda Gobolka Sool Oo Loo Caleemo Saaray Siyaasiga Cali Sandule Oo Wasiir Uga Ahaa Xukuumaddii Hore Hargeysa (Ramaas) Apr 13,2012 - Urur Siyaasadeedka Xaqsoor oo ka mid ah ururada siyaasadeed ee Somaliland ka jira ayaa noqday ururkii ugu horeeyay ee siyaasi ka soo jeeda Gobolka Sool ee colaadu ka jiraan u doorta Musharaxa Madaxwayne ku xigeenka. Ururka Xaqsoor oo shalay uu soo gabogaboobay shirwaynihiisii koowaad isla-markaana lagu doortay hogaanka rasmiga ah ee ururkaasi hogaamin doona ayaa waxa Guddoomiye loogu doortay Madaxwayne ku xigeenkii ugu horeeyay ee Somaliland Mujaahid Xasan Ciise Jaamac oo sidoo kale noqonaya Musharaxa Madaxwaynaha ee ururkaasi u ordi doona doorashada Madaxtooyadda haddii uu ka gudbo doorashada deegaanka, iyadda oo sidoo kalena Guddoomiye ku xigeen loogu doortay Wasiirkii hore ee wasaaradda Boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland ee xukuumaddii Daahir Rayaale Kaahin Cali Xasan Maxamed (Cali Sandule) oo sidoo kale noqonaya Musharaxa Madaxwayne ku xigeenka ururkaasi u ordi doona, kaasi oo ah siyaasi ka soo jeeda gobolka Sool. Doorashadan Musharaxa Madaxwayne ku xigeenka ee urur siyaasadeedka Xaqsoor ee loo doortay Cali Sandule oo ah talaabo dhinaca wanaagsan loo qaaday isla-markaana indhaha shacabka deegaanada Bariga dalka xaqiiqada tusaysa ayaa noqonaysa talaabadii ugu horeysay ee shacabka Somaliland, gaar ahaan beelaha dhexe ee Somaliland qaadaan, iyagga oo doonaya inay wada jir iyo walaalnimo tusaan dadkaasi tabashada qabba. Talaabadan oo noqonaysa mid ururka Xaqsoor ku jabiyey dayrkii ahaa in dadka gobolka Sool aanay doorka ay siyaasada Somaliland kaga jiraan gaadhin heer Madaxwayne ku xigeen ama Madaxwayne ayaa Xaq-soor noqonayaa ururkii ama xisbigii ugu horeeyay eek u dhiirada. Mujaahid Xasan Ciise Jaamac oo ka hadlay madashii labadoodaba lagu doortay ayaa si gaar ah uga hadlay biyo la’aanta ka jirta gobolada bariga iyo sida dadkaasi xaqa ugu leeyihiin inay helaan wax kasta oo dadka kale ee Somaliland haystaan “Xayawaanka iyo haadka Samadda Duulaya Ayaa Biyaha Xaq U Leh In Ay Helaan, Bariga Shishe Ma Taas Baynu Uga Yaraynaa"ayuu yidhi Mujaahid Xasan Ciise Jaamac. Ramaaasnews Desk
  19. Mashallah nice pictures from Xamar, Mogadishu is shining continue this because its wadnaha Somalia.
  20. ^^ Indeed reer bari said no ask dr Osman he wants selections to be held as soon as possible